Rafax | Asxaabul Ukhduudka Waqtigaan | Baraaruga Caalamka Musiibada Rafax .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 904

  • @KaahiyeKaahiye
    @KaahiyeKaahiye 3 месяца назад +282

    Wax walbo waxa ka macaan qur,aanka kariimka yaa igu raacsan saxibiyal☝️❤️👋

    • @Kadira_HM
      @Kadira_HM 3 месяца назад +10

      Marka hadda hees miyaa daran ?

    • @Maahiryare77
      @Maahiryare77 3 месяца назад +1

      @@Kadira_HM wll wan layabya dadka quranka like ku radinya damiir daran dhibka laga hadlyo ma dareemyo

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 3 месяца назад +2

      @@Maahiryare77 wlhi waan la yaaba ilahay kama baqaayn bal like aan waxba ku heleeyn maxad ku fali yaab 🤦🏽‍♀️

    • @drabdimalikshahaad5787
      @drabdimalikshahaad5787 3 месяца назад +1

      Jahilka tahay wase quranka like iyo comment hakuradsanin cawanyahow

    • @Maahiryare77
      @Maahiryare77 3 месяца назад

      @@wondroussoul5414 like tii qalda laga fahmaya meel kasta waa sidaas oo social media

  • @daadir3042
    @daadir3042 3 месяца назад +190

    Kaligay ayan qol isaga dhex ooya aniga markan daawado xanuunka walaalaheena 😭😢😭😭😭😭😭😭😭 maanta waan aboo xoog balse hanti aan ku gaaro mahaayo Yaa Rabbi ha'inoo ciqaabin hiilin waynta walaalaheena yaa Rabbi Rabbi waxan ka codsanaynaa in aad u dadajiso guusha muuqata qalbigeena farxada aad ma qashiisho

  • @User7654suy
    @User7654suy 3 месяца назад +49

    ﴿وَهُم عَلىٰ ما يَفعَلونَ بِالمُؤمِنينَ شُهودٌ﴾ [البروج: 7 - 7]

  • @User7654suy
    @User7654suy 3 месяца назад +32

    ﴿وَما نَقَموا مِنهُم إِلّا أَن يُؤمِنوا بِاللَّهِ العَزيزِ الحَميدِ﴾ [البروج: 8 - 8]

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 3 месяца назад +100

    aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 3 месяца назад +4

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @feizul.feisal
      @feizul.feisal 3 месяца назад +1

      Scw

    • @ibraahincadaan
      @ibraahincadaan 3 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ceynaashesharmake-wx3oj
      @ceynaashesharmake-wx3oj 3 месяца назад +1

      Scw scw

    • @jaamacmaxamed1401
      @jaamacmaxamed1401 3 месяца назад +1

      Scw scw scw

  • @abdirahmandekow8525
    @abdirahmandekow8525 3 месяца назад +248

    Free Palestinians 🇸🇴🇪🇭❣️

    • @user-bu4cn8mw3v
      @user-bu4cn8mw3v 3 месяца назад +2

      ❤️🇮🇱❤️🇸🇴❤️🇮🇱❤️🇸🇴

    • @abdirahmandekow8525
      @abdirahmandekow8525 3 месяца назад

      Subxanhalh jahilnimo miyaa wll islam somatihit 😡

    • @maxamedcabdulahixaabsade
      @maxamedcabdulahixaabsade 3 месяца назад +6

      Free Palestinians 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

    • @Saprina-uw1ii
      @Saprina-uw1ii 3 месяца назад +6

      ​@@user-bu4cn8mw3v Waxan day uf 🤮 maogi ado Muslim sheganyo waxan ina kudhaqnto wlhi Muslim matihid uuf

    • @user-rh7js3pp1y
      @user-rh7js3pp1y 3 месяца назад

      ​@@user-bu4cn8mw3v qofkan maxa KSI ah🤧🤧

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 3 месяца назад +42

    Wlhi wax aaan awoodo oo alle bri ahyn ma haayo hadanna qalbigeyga wuu holcayaa😢😢😢.
    Yaaa Rabbih u gargaaar adoomadaada

  • @nastehasirat2247
    @nastehasirat2247 3 месяца назад +15

    Mashallah, hambalyo wll cumar waxaad noqotay qofki uhoreyay ee wax wanagsan so gudbiyo oo milanyanka xiray, barakallah, Aniga oo ah gabar walasha oo ilaa 2018 kugu xiran waxan kuleyahay Alfa Mabruk, waxad tahay role modelka dadka wanaga jecel🎉🎉

  • @malikzam9244
    @malikzam9244 3 месяца назад +28

    Yarabi ugargar wllahen🥺🤲🏻

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 3 месяца назад +20

    Wadamada carabta waxaa maamulo waa madax munaafaqiin ah ee sidii fircoon u dhaqmayo ee Allah ha ka horwereejiyo umada muslimiinta aamiin, Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin

  • @najmaabdullahi7845
    @najmaabdullahi7845 3 месяца назад +28

    Ilaahow ugargaar walaalaheena🤲🥺

  • @AliHussien-ix6vm
    @AliHussien-ix6vm 3 месяца назад +5

    أملنا أن نرى فلسطين المباكة حرة خالية من أيادي الغرب و من مثلهم في الفساد.
    إن نصر الله قريب فا صبروا وصابرو واتقوا الله لعلكم تفلحون

  • @yasminabdurahman7961
    @yasminabdurahman7961 3 месяца назад +13

    Allah ugargaaro Asxaabul uqdudkii labaad waaye walahi allow ugargaar ya rabi 😭😭

  • @cabuud16
    @cabuud16 3 месяца назад +2

    مبروك على المليون ، تستاهل الدعم ، hore u soco bro

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 3 месяца назад +12

    Falastiin waa la isugu tagey waana lagu fiirsadey laakiin falastiin alley leeyihiin ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino hana u gargaaro shacabka falastiin aamiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago hana isku salido dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha ku rido argagax iyo baqdin waali ah hana ku rido indho la aan iyo dhego la aan yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin

  • @Sayid_999
    @Sayid_999 3 месяца назад +33

    Siyaasiyiinta Somaliyed 🇸🇴ayaa raqiis ah
    Lkn Umada Soomaaliyeed 🇸🇴☪️waa umad Xor ah 👏👏👏

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 3 месяца назад +5

      Somalidu qabyalad ayeey u adoonsan yihiin oo aduun iyo aqiro ba seejiyay

    • @XanjoowYare
      @XanjoowYare 3 месяца назад +1

      Hhhh
      Qofkii ugu jaahilsanaa oon
      Commtiga kudhax arkay ayaa tahay kaliye waxaan ku dhihin lahaa dalkaaga siduu ahaan jiray iyo siduu hadda yhy xisaab kusamee

    • @Sayid_999
      @Sayid_999 3 месяца назад +2

      @@wondroussoul5414 Waa ayaga dhaxdooda 🗿
      Lkn markay gaarto waaqac ayaga ka dhax baxsan waa umad xor ah 🗿Fikirkooda iyo caqiidadooda shegan karo 🗿

    • @Sayid_999
      @Sayid_999 3 месяца назад +1

      @@XanjoowYare Adiguna Jahilnimada waad igula jirta 🗿

    • @XanjoowYare
      @XanjoowYare 3 месяца назад +1

      @@Sayid_999 wll jaahil waanba ahay madiidaayo lkn adigu waxaaga waxaga waa xad dhaaf umada somaliyed haddey xorthy maxay amison u barataa kii beer baan sameesani dhaho maxaa loo rafaadiyo markii uu helana,qabil maxa loogu dira loona dila
      Maxa sababay umada mid kamid haddu Alle wax siiyo looodilaa umada gajada loo sameenaayo kaamam laga buuuxsaday adoonsiga u dhiman maxay thy in yar umbaan kahadlay si aad u fahanto j

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 месяца назад +4

    Alle wxba kama qarsoona wlhi wuu ujeedaa dhamaan dulmigaas ee allow ugargaar 🇯🇴🤲🥺💔

  • @MubarikSayid-ok1mq
    @MubarikSayid-ok1mq 3 месяца назад +26

    اللھم ارينا عجائب قدرتك في بلادالفلستين يا رب يا الرحمن 😢😢 free Palestinian 🇯🇴🇯🇴

    • @abdirahmanmuseali9852
      @abdirahmanmuseali9852 3 месяца назад

      آمين آمين آمين يارب العالمين يا حي يا قيوم يا ذا الجلال والإكرام يا أرحم الراحمين

  • @sadammohamud3468
    @sadammohamud3468 3 месяца назад +13

    First one❤ Free Palestine 🇵🇸 🤲 1 million coming soon

  • @MusaMohamed-st5ne
    @MusaMohamed-st5ne 3 месяца назад +8

    Nasriga waa dhow yhy inshaa allah alle wxuu yiri oo bln ku galay cidii sabirta oo qilaafka iska ilaaliya xbada iyo jihaadka marky ku jirna an cararin oo sugnaada wuu guulysdoona balnka alle yaa sidaas ah

  • @abdiraheemyusuf9000
    @abdiraheemyusuf9000 3 месяца назад +4

    Wll Omar inshaar wad kuma hadsantahay muuqaalada inooso gudbisid Wll wlllheni Suuriyinta mexey kusugan yihin haladan,Taliska arxan darada Bashar asad wili muusocda mise Xoog guud nakasii wll
    I.a wllheni falastiniyinta wey horoowaayin بإذن الله البار
    Maxadsanid wll

  • @user-sn6mj7wp8x
    @user-sn6mj7wp8x 3 месяца назад +4

    Congratulations for 1M cumar inshaar 🎊

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 3 месяца назад +5

    Waxan maanta kashalanaya in anigo muslim ah oo aan hadane muslim kale dhiigisa la daadinayo aan indha ha ka frrisanayo oo aan waxba u qaban karin tanoo kale anoo dhalan baan la ii qaatay 🥺😭

    • @abdullahixuseen6508
      @abdullahixuseen6508 3 месяца назад +1

      Xaa tiri ninkAn yuu kaa waalin rafah waxa ka socdo waxa socdo waa xasuuq lkin ninkan wixiisu waxey ubadyihiin qiiro iyo lasblakac Qadar Buu jooga basaboor heesta muxuu u aadi waayay ? Yuu caqligiina ku ciyaarin somalia dhulkeedi la qeybsanaya bro falastiin qiiro uma baahno waxay ubaahanyihiin ficil you must wak up bro

  • @user-wr8mx1lg7f
    @user-wr8mx1lg7f 3 месяца назад +3

    اللهم انصر اخواننا فلسطين عاجلا غير آجل، اللهم آمين يارب العالمين.

  • @abdihakiimdaahir7111
    @abdihakiimdaahir7111 3 месяца назад +3

    أللهم أنصر اهل فلسطين ❤😢

  • @abdihakimhusseinisseabdiha8644
    @abdihakimhusseinisseabdiha8644 3 месяца назад +1

    Manshalah brother omar 1M wad gadhy ugu dambayn hampalyo hampalyo hampalyo ❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 3 месяца назад +4

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️💯

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 3 месяца назад +1

    😮😮1M masha allaha taabrsk allah wllo , ilaa 2017 kii Ban kugu xidhnaa, waxdna ka mid ahyd dadka faro ku tiriskaa ee media ku jira ee wx fcn soo gudbiya ❤❤❤❤

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 3 месяца назад +47

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
    1M Ustaad cumar inshaar

    • @Cwaxiddaahirahmed
      @Cwaxiddaahirahmed 3 месяца назад

      War maxaa hambalyo maxaa kawadaa

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 3 месяца назад +1

      ​@@Cwaxiddaahirahmed1m uu gaarey chanellka😊

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 3 месяца назад +2

    Ilaayahow ugargaar qaza iyo umada musliminta ah ee kunool ,allow u naxariiso 😭falastiin😢😢😢

  • @FaaliFiili
    @FaaliFiili 3 месяца назад +25

    Insha allah falstiin waa guuleyzan doontaa somalia hanoolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Mohomettnaasir
      @Mohomettnaasir 3 месяца назад

      jaahil ba thy mxa mesha keenay somalia ha noolato

  • @sunduselmi9802
    @sunduselmi9802 3 месяца назад +2

    😢yaaa allah allow u gargaar alloow sabir usiyaadi😭

  • @nuuxcumar5745
    @nuuxcumar5745 3 месяца назад +6

    Wall Omar walee runta ayaa kahadashy walaalahy falastin duco mooyee wax gale uma awoodo walaahi 8bilood ayaa lakumaada reer galbeedka ayaa iskuku takay halka Muslimta oo dhan indhaha kadawanaa falastin ilaahy ayaa umaqan😭😭🤲🤲🤲🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴

  • @MohaAbshir-sq6uy
    @MohaAbshir-sq6uy 3 месяца назад +1

    Masha alh usda cumar isha waa qof wax uu soo gudbinayo uu aqon buu uu leyah waxa falistin ka socad waa gedi socad guusha islamka waxa moda in uu qiyamih uu so socda jihadu wax uu ka bilam dhulka manta waxs ka socad insh al wan ku lesan insh alvlh

  • @BareAadan
    @BareAadan 3 месяца назад +3

    Hambaliyo 1M coming zoon isha allah 2019 ilaa 2024 ayaan kugu xirnaa keep going my brother

  • @haabiilcali-my3su
    @haabiilcali-my3su 3 месяца назад

    Finally 1000,000 hanbalyo my brother. channel kii ugu horreeyay ee wax faa'ido leh ka hadla ee hadana millon gaadhay hanbalyo markale🎉🎊

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 3 месяца назад +4

    ولا تهنو ولا تحزنو وانتم الاعلون ان كنتم مومنين ❤❤

  • @ckariimclaahi3215
    @ckariimclaahi3215 3 месяца назад +2

    Alle haka dulqaado dhibaatada walalehena falastiin

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 3 месяца назад +3

    Hamplyo Ustaad Omar Inshaar 1M ❤❤

  • @ibrahimali4654
    @ibrahimali4654 3 месяца назад +1

    Ilaahoow adigaa raxmaan ah , maaliga , casiisee unaxariiso una hiili walaalahayagaa falastiiniyiinta ah. Yaa allab

  • @sucaadxasan2532
    @sucaadxasan2532 3 месяца назад +3

    Allow guuul siii yaa rabi dhibka ay kujirn kasaar🤲🇵🇸😭

  • @craxmanmaxed9189
    @craxmanmaxed9189 3 месяца назад +2

    Hambalyo 1M.
    Reer Faliistiin way guulaysan I.a

  • @AdnanAbdiwahab-je5ku
    @AdnanAbdiwahab-je5ku 3 месяца назад +7

    Free free Palestine🇵🇸🍉❤

  • @saidahashi9921
    @saidahashi9921 3 месяца назад +2

    Ma jiro wax madax Islam ah oo dunida joga waa cadowga illahy iyo cadow muslimiinta 😢😢

  • @marwanfarah5275
    @marwanfarah5275 3 месяца назад +2

    ولسوف يعطيك ربك فترضى😢

  • @omaraaniomaraani81
    @omaraaniomaraani81 3 месяца назад +2

    Cumar ustaad wllhi dagaalka inaa qeyba ka noqodaa rabaa nafte aan ku iga baxdee Somaliy joog war nio waxaan intaan ka dib ma adkeeysan karo hadan ahay qof muslim ah😭

  • @abdirahman-tq4tn
    @abdirahman-tq4tn 3 месяца назад +4

    Free Palestine 🇵🇸, congratulations 🎊 1m

  • @fatoumadaher859
    @fatoumadaher859 3 месяца назад

    لا حولة ولا قوة إلا بالله العلي العظيم اللهم انصر اخواننا المجاهدين و المستضعفين المظلومين في الفلسطين يا حي يا قيوم أمين أمين يارب العالمين ياقوي ياعزيز ودمر أعدائنا واعداء الدين من المشركين والكافرين و المنافقين

  • @mabdulahiabdi1039
    @mabdulahiabdi1039 3 месяца назад +6

    Hanbayo 1milyan anigu waan se horaysinya hanbalyda 1milyan wll waxan don jiiray 2018 ilaa manta waxan lehay Hanbayo ❤

  • @mumtaascabdirashiid745
    @mumtaascabdirashiid745 3 месяца назад +1

    Congrats 🎊 ogaansho finally 1M😮❤

  • @NeverloseAbdy..
    @NeverloseAbdy.. 3 месяца назад +4

    Free free Palestin

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 3 месяца назад +1

    Hambalyo Hambalyo wall Omar inshaar❤❤next 2M inshaa allah wall ❤❤

  • @lanyowkuusow6846
    @lanyowkuusow6846 3 месяца назад +1

    Dhamaan muslimiinta aan u Duceeyno walaalaheena Falastiin insha allaah wey guuleysan doonaan illaahey idinkiisa

  • @nasriinnasriin2750
    @nasriinnasriin2750 3 месяца назад

    💯💯 run sheeg sanidaa wllky allah ha ku barakeeyo

  • @haalaabdirizak4429
    @haalaabdirizak4429 3 месяца назад

    Congratulations 1m ogansho mel an waxbadan ka fa'iday
    Intas io in kabadan wllo gulayso🙏🙏🙏

  • @Ayuu-wd8mh
    @Ayuu-wd8mh 3 месяца назад +1

    Marka hore ilahay ha u gargaaro falastiin i.a mida kle somaliyey wxan ka baqaa iney Ethiopia sida falastiin loo galooyo iney ino gasho qabyaalada jojiya viva somalia❤❤❤

    • @suhurahmednur8656
      @suhurahmednur8656 3 месяца назад

      Somali layne us maxa nalaga mid dhigay falastin nabad iO cantata wan hesana dadakas dhibka gaadhay weliged xta somaali kumay dhicin

    • @Ayuu-wd8mh
      @Ayuu-wd8mh 3 месяца назад

      @@suhurahmednur8656 luqada iska sax oo school aad wlalo

  • @daahirnaani3769
    @daahirnaani3769 3 месяца назад +1

    Masha Allaah Sxb Sare Cumar Inshaar 1M Ayan Kuu Hampalyeynayaa Wll Mcne Guleyso

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 3 месяца назад +1

    Rabiyow waxaan kuugu marag kacayaa in aan aamusnaanta ka bari nahay, oo haday awood gacamaheyna ku jirto aan ka daahi lahyn, Ilaahow dhulku waa dhulkaagii, askartuna waa askartaadii, amarkuna waa amarkaaga. Adiguna waxaad tahay Adkaade Guuleysta, ee Rabiyow u gargaar walalahyn Falastiin, Alloow na tus mucjisadada .
    Aaan u duceyno walalheyn phalastiin in oo Allh ka dul qaado dhibatada.
    يارب انصر فلسطين 🇵🇸يارب.
    واللهي لااستطيع عمل شيء الا الدعاء ياالله ياالله انصر اخواننا في فلسطين نصرا يليقا بعظمتك وجلالك.
    ‏اللهم انصر اخواننا المسلمين والمسلمات المستضعفين في كل مكان ءامين يارب العالمين 🤲😭

  • @MohamoudAbdidalal-zx8ml
    @MohamoudAbdidalal-zx8ml 3 месяца назад

    Maanshalah 1 milion ayaad gaadhay, markaa sxb waanu kula dadaalney, maxaad noogu abaal gudi lahah
    Cumer inshar

  • @shacnimoh
    @shacnimoh 3 месяца назад

    Insha alla wax soo dhow guushi falastiinta mar kasta oo dhibtu badato waa marka guushi soo dhowadaha
    Haddi dowlahadihii Islamic iska indho tiraan Alle waa u gargarii doona

  • @Amiirajamaccilmi
    @Amiirajamaccilmi 3 месяца назад

    Cumur inshaar ani markasta waan dawda video yadada laakin waligy comments kama soo bixin lakin manta waxa ku leyahy hamplyo 1M❤🎉

  • @AlleeliChannel20
    @AlleeliChannel20 3 месяца назад

    Allahu akbar Allah akbar 😢😢😢 yaa alllah itus ama igu sin ama iga qayb gali oo ii ogolooow inaaan jihaadkaaas inaan qayb gallo
    AMA ITUS GAAALADA ooo jabtay yaaaa allllaah

  • @liina6081
    @liina6081 3 месяца назад +1

    Hambalyo hambalyo wall cumar 1m kabadan ayaa mudantahay runtii 🎉 ❤☺️

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 3 месяца назад +2

    Wlh ilahay baan ku dhaartee muslimiinta waxee sharaf lahaayeen waagee 100 rag uun aduunka oodhan muslim ka ah imika maxay tira badnaashaheena taraysaa yaa Allah inpo gargaar

  • @AbdiAwilAbdi
    @AbdiAwilAbdi 3 месяца назад +1

    Yaa ahlan wa sahlan hambalyo hambalyo كلام أقل والمزيد من العمل. أتمنى لك النجاح❤❤

  • @HAYDARI641
    @HAYDARI641 3 месяца назад +1

    hambalyo walal omar inshaar waad u qalantaa ka badan

  • @fikirsamechannel6459
    @fikirsamechannel6459 3 месяца назад

    Wow 👌 👏 😍 wlky cumar ishar habalyo hambalyo hambalyo waan ku faraxsanay inaad 1m gaaday wanad uqalanta kal iyo laab karamo yaa cumar

  • @muscabhiirad
    @muscabhiirad 3 месяца назад +2

    Allah ha ugargaaro wlleheen palestin cadowga ha jabiyo ❤

  • @user-zi2si7nr2w
    @user-zi2si7nr2w 3 месяца назад

    اللهم انصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداءهم واشف جريحهم واطعم جائعهم واسق عاطشهم وفرج كربهم واستر عوراتهم وآمن روعاتهم وانتقم من الصهاينة ومن والاهم

  • @nasriinnasriin2750
    @nasriinnasriin2750 3 месяца назад

    😢😢😢 yaa rabbi ugar gaar wllhen reer Falastiin 🤲🤲

  • @Subarman32
    @Subarman32 3 месяца назад +1

    Ilaahay garabkooda istaag masaakinta la dulmiyay Ilaahay muusiibo ku rid yuuhuda 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @bashkapoi7805
    @bashkapoi7805 3 месяца назад

    Ilaahay ha ugargaaro walaalaheen falastiin run ahaantii qalbigaa kadareemay 😢😢

  • @futurepresident9809
    @futurepresident9809 3 месяца назад

    Hambalyo Hambalyo ustadhi omar ishaar 🎉✌️❤️hore u sii sooco Insha Allah

  • @fardowsofardowso-zo3qj
    @fardowsofardowso-zo3qj 3 месяца назад

    allhow culeyska ka dulqad wlahi wey dhibatodeen subxnalh gal iyo carab ba isku baheystey dadkas masakinta iney layaan balse ilahey ayn ka rajeyna inu nasrigisa siiyo wallaheen falestin insha alh fre palestain 😢😢😢😢

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 3 месяца назад +1

    Mida kale Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
    Macalin

  • @Mohamoud_1_YusuF
    @Mohamoud_1_YusuF 3 месяца назад

    Alle Idin dufeey Madaxda Arabta iyo kuwa muslimka hada joogaba Allaah SW ayaa Aduunka ku fadeexayay Tii aakhirana Waa u dhimantahay insha Allah

  • @user-ce4es3vb6h
    @user-ce4es3vb6h 3 месяца назад +1

    Hambalyo hambalyo wll 1M bad gaadhy😅🎉

  • @user-muno123
    @user-muno123 3 месяца назад +1

    Aan uducayno walaalaheen falastiin hadaanan wax tarayn❤❤❤❤❤

  • @ibrahimmahmoud114
    @ibrahimmahmoud114 3 месяца назад +1

    Masha allaah 1m❤❤❤ saxib horey usoco

  • @NeymarJR-km7hw
    @NeymarJR-km7hw 3 месяца назад +1

    Congratulations on 1 million subscribers

  • @Awraali
    @Awraali 3 месяца назад

    Reer qasa ilaahay dhibta ha ka saaro, adigana waan kuu hambalyaynayaa wllo 1M subscribers alle ha ku barakeeyo

  • @RahmoAbdullahiIbrahimRayaan
    @RahmoAbdullahiIbrahimRayaan 3 месяца назад

    Congratulations 🎊 ustaad omar inshar waadna uqalantaa 1million iyo inkabadan sababto ah OGAANSHO waa jaamacad bilaa lacaga again Congratulations 🎊

  • @umumeysara223
    @umumeysara223 3 месяца назад

    Hambalyo hambalyo wllky 1m intaa iyo in ka badan ayaan kuu rajeynayaa

  • @AbdimajiidMohamed-q9d
    @AbdimajiidMohamed-q9d 3 месяца назад +1

    Hampalyo 1m ustad Wan lasodahnay🎉😊😊

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 3 месяца назад +2

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @AHMEDDESING-ew3kj
    @AHMEDDESING-ew3kj 3 месяца назад

    Hambalyo ustadkeenna 1 million subscribers🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉❤

  • @WeQw-pr2nw
    @WeQw-pr2nw 3 месяца назад

    asc marka hore asxabta, mrka xigta qulubta muzlimint alle isku keno reer qaza &falistin alle ha ugargro amin ,masar fircon weyan kheir malh dhig maleh Israel isku mabda'yihn alhu mustacan 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🙏✌🏻

  • @Seyddow
    @Seyddow 3 месяца назад

    Waxaa laga yaabaa inaan wajahno guuldarrooyin badan, laakiin waa inaan nalaga adkaan.😢😍

  • @Fatima_asad44
    @Fatima_asad44 3 месяца назад +1

    Hampalyo Hampalyo Hampalyo 1m finally alhamdullilah
    Allow falastiin u gar gaar 😢

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 3 месяца назад +2

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @mahadaxmed8965
    @mahadaxmed8965 3 месяца назад

    Cumar Inshaar wn kuu hambalyaynayaa akhii 1 ka million ee aad gaadhay masha allah

  • @abdibaqihassan1331
    @abdibaqihassan1331 3 месяца назад +1

    Hambalyo ustaad for 1M subscribers horay u soco

  • @mohamedmireabdulle2578
    @mohamedmireabdulle2578 3 месяца назад

    Congratulations 🎊 wll cumar inshar 1m

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan 3 месяца назад +1

    Al qasaam bay yahuud wa kaadisaaye illah awood ha siiyo
    Al qasaam iyo inta la jirta

  • @ICTTredarchanel
    @ICTTredarchanel 3 месяца назад +1

    Hey yo brother finally u got 1M so let's say have a nice day ❤🎉

  • @HamseMuhyadiin
    @HamseMuhyadiin 3 месяца назад

    1M coming soon insha allah ka badan baad u qalantaa akhil kariim , ilahay ha u gurmado Palestine ❤

  • @Xassan976
    @Xassan976 3 месяца назад

    Hambalyo hambalyo haambalyo hambalyo waxa❤❤❤ hambalyo udirayaa wllkey ogaansho oo karay ❤❤❤❤❤ halmaliyan oo gof 1M

  • @rumaanmaxamed4569
    @rumaanmaxamed4569 3 месяца назад

    Maanta hadey Somalia awood lahaan leheed saas Loma galeen walaleheena falastiine Somalia meel lagu ogoodey oo iyada dhexdeed la isku direy Ina qabil qabiil lo qeybiyey madaxweynha Israel waa maqleyseen wuxu dhahay markaan falastiin xoreyo waxan xoreynayaa Ethiopia dhulkeed dhulkaas Somalia laga wadaa somaliyey baraaruga dhalinyaroyy fadhiga ka kaca
    ILLAHOW U GARGAAR WALALAHEENA PALESTINE 🇵🇸 😭🤲🤲

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 3 месяца назад

    Ilaahow u gargaar wax aan duco ahayn uma awoodee🤲😪 wadamada caalamka ee muslim isku sheega ah madaxdoodu waa wax uyaalo maalinka qiyaame waxan ay ku fiirsanayaan madluumiita walalehen ee Falastiin✍

  • @mohamednuur-il3kk
    @mohamednuur-il3kk 3 месяца назад +1

    1M congratulations 🎊 👏