Welwelka Dalalka NORDIC

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 ноя 2024
  • Dalalka Findland, Sweden iyo Norway ayaa dadkooda u sheegay inay diyaargaroowbaan, iyagoo welwel ka qaba dagaalka Ukraine.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.co...
    🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali....
    🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Комментарии • 16

  • @CabdullahiMaxamed-pt4sx
    @CabdullahiMaxamed-pt4sx 20 часов назад +1

    Asc.VOA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @GenyoXarago
    @GenyoXarago День назад +4

    Dagaal kudhalo ee qax qurba tag ee kudhal ee adoo umula hadana qax yaa allah nabad nasii waan ku daalnay dagaal

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 18 часов назад +1

    Dagaal waa lama huraan

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 День назад +2

    Alaah isku gubo gaalada waamarkiinii ee holca

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 День назад +2

      SUBXAANALLAAH
      Qof xaasid ah ayaatahay….SUBXAANALLAAH

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 День назад

      Ilaahay ha jebiyo yuhuud iyo nasara ba..

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r День назад +3

      Alle iskuma gubo xaasidoow Muslim baa ka buuxa Isla hel habaarka

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r День назад

      @@mapaacha4552 Hal yaabin yurub bay iman kari wayday in dadku soo qaaan bay rabtaa

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r День назад

      @@fadumoali7402 Kuwaad Sheegaysaa Soomaliya nooga wanaagsan kuwii dadkasoo qaxiyay

  • @LibanAhmed-s7j
    @LibanAhmed-s7j 16 часов назад

    War tanoo kalr arkay Tamarta iyo gaaska waxaa laga qaataa russia hadana waa ladhibaateeynaa,albert einstain said humans invented atomic bomb no mouse could build a mousetrap😅😊😂