Kooxda DEEGAAN Shirkii Carta Soomaaliya Barashiyo Aqoonsi uma baahna

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 50

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 2 года назад +8

    waan ilmeeyay wlh, Allaha Somalia sideedi horey Allaha ku cesho amin, Hees tariikhxiiya✌💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ssdisse6701
    @ssdisse6701 5 лет назад +9

    Shirka carta wale fanka jabuuti runti wac daro ka dhigeen.fanka soomaliyeed inay meel sara kaga jiraan na tustay.

  • @nasroabdilahiabdi7005
    @nasroabdilahiabdi7005 5 лет назад +9

    Somaliya Barasho iyo Aqoonsi uma baahna lexdankii baa ku birta beesha africa iyo bahaada carabed 😭😭😭 wad Mahad san tahiini wll qali ah 😘😘😘 reer jabuuti

    • @AliHoussein-mt6jq
      @AliHoussein-mt6jq Год назад

      Ereyadi abwan jaale
      Laxanki qalif cabdilahi
      Musiqi maxamed yusuf saleban

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 4 года назад +14

    Hadan nahay reer Djibouti 🇩🇯 Somali midowda wan jeclenahay oo mida horta Alllaha casimaada umada somaliyeed nabad hano ga dhigo rabiyow nabad nasi libax yadi afrika wey solamayan malin 🇸🇴🇸🇴❤

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 года назад +1

      I love you jabuti jirkena isku yal amiin

    • @fadimaahmed8302
      @fadimaahmed8302 3 года назад +1

      I love reer Djibouti isku dhiig baynu nahay walaal. Alle cadowga ha inaga qabto. Aamin

  • @abdoulkaderibrahim2076
    @abdoulkaderibrahim2076 5 лет назад +16

    Somalia kama daaleyno is garab taageega hadaan nahay reer Djibouti❤️🇩🇯🇸🇴❤️

    • @nurabdi5521
      @nurabdi5521 4 года назад

      .mashallah walal waan eediin jacallnaahaay reer jabuti anigo aaha reer bosaso putland

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 Год назад +2

    Fanaantii aan caadi ahayn ayay jibuuti lahayd bari insha allah ku soo noqo halkii looga baahna

  • @oneandonly7100
    @oneandonly7100 5 лет назад +5

    Bari bay insha Allah kuso noqon halki lagobahna Somalia 🇸🇴 we love somalia❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abshirmohamed5899
    @abshirmohamed5899 8 лет назад +18

    noolada jabuuti rabbow balaayo idinka xijaab iyo dhaman qaranka somaliyed ba 🇸🇴❤️

  • @moustaphanour7469
    @moustaphanour7469 10 лет назад +3

    les chansons de groupe Degaan étaient le meilleur vs à tous les autres groupes

  • @farxiyoaxmad5850
    @farxiyoaxmad5850 4 года назад +5

    heestan marka dhagesto wanba iska qiroda umadeyda soamliyed ilahey qalbi goda burcad ha isku mariyo insha allh

  • @abukarbadalgarad8189
    @abukarbadalgarad8189 8 лет назад +8

    hadaaa baaqi nabadiyo balan qaadka fuliyeen
    burburkii iyo dagaalkii insha alah biri bay ka soo kaci
    biri bay insha alah ku so nuqan halkee looga bahnaa
    msh alah mulki iyo deegan afkiina caano lagu qabay

  • @xafsamudan222
    @xafsamudan222 6 лет назад +5

    walalaha jabuti alha idin barkeyo

  • @calimuxidin9765
    @calimuxidin9765 2 года назад +1

    It is perfect and respect song for somali republic from Djabuti brothers

  • @mahdideheye8513
    @mahdideheye8513 8 лет назад +3

    waaaaaaaaaaaaaw mashaa alah somali maar kasaay ugu dhawaayd

  • @kafiyamahamudjbhovshshsjdb8822
    @kafiyamahamudjbhovshshsjdb8822 8 лет назад +12

    abaal ban idiin haynaa reer jibouti

  • @gulletahmednordiin6652
    @gulletahmednordiin6652 Год назад

    Wxaaa laga taagantahay 33 sano waa goorma goorta ay sideediu ku soo noqon way way si kastaba alle lagama quustee insha allah allaha hadalkooda noo aqbalo amuin

  • @ultimatetelevision723
    @ultimatetelevision723 9 месяцев назад

    God save The King Charles three and his prince and queen and his minister's
    Second 10 year will 2033

  • @ciiltire3113
    @ciiltire3113 5 лет назад +2

    Hadee baaqi nabadu balan qaadku fuliyeen bar baarkiyo dagaalkii insha Allah biri bee ka sookici
    Biri bee insha Allah ku soonoqon halkii looga baahnaa

  • @oneandonly7100
    @oneandonly7100 5 лет назад +1

    We love you Somalia 🇸🇴 insha Allah bari bay kuso noqon aminnnnm❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @AsadAsad-py5kw
    @AsadAsad-py5kw 7 лет назад +4

    sharaftiii bulshada iyo markuuu qarankii burburay ayey maamul beesheee
    magacii bilnaaa iyo wadankii ma baabin

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 года назад +1

    Sax waye 1960 dunida bal ka raacna

  • @moustaphanour7469
    @moustaphanour7469 10 лет назад +3

    Mr Hashim Awad, pouriez vs nous partagez les reste de chanson Degaan en ARTA.....Merci

  • @amatarahimmoussa2586
    @amatarahimmoussa2586 6 лет назад +6

    Wa wajib na guud yala Wallace en somaliyedaw

  • @mosesdirik7172
    @mosesdirik7172 Год назад

    This is when I say Somalia is for Somali peoiple.let as all start fresh and rebuild our nation

  • @xarago1960
    @xarago1960 8 лет назад +2

    another 10 years.....past.....

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 7 лет назад +4

    Alla maxaan daawaday shirkan heesihiisii oo dhan aniga oo yar. Waxaan ku sigtay inaan qaybo dhamaan heesihii shirkii carta laga qaaday.

  • @majorabdihakeem4414
    @majorabdihakeem4414 2 года назад +1

    Qabiil took us 30 years+ for a ride. 🤲 ya Allah anigu waan gaboobay ilmaheenu nabad geli.

  • @baxnaano1436
    @baxnaano1436 7 лет назад +1

    sax waa aqoonsi uma baahna somali

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 Год назад

    Allaahu akbar ninba maalintii 💙🇸🇴💙😭👏👏👏✌️👍🤔

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 10 лет назад +9

    Bari bay kusoo noqon halkii looga baahnaa.....walaalah djabouti way dadaaleen ee Somalida ayaa xageeda xadhigii ka furmay......

  • @siradm
    @siradm 6 месяцев назад +1

    Xaasidnimo ayaa naloo kala gooyay laakiin gargaar ayay noo noqottay, waxan nahay dadka kaliya ee adduunka walaal ku leh, cid kale ma aqaanno. Garab gaashaan ban isu nahay. Idinma waayo walaalahay

  • @AdamAhmedAli
    @AdamAhmedAli 8 лет назад +2

    Waaad mahdsantihiin reer jabuutiguud ahaan, gaar ahaana kooxda degaan:sidaas hufan ee soomali wax ugu sheegaysaan laakin;qalbigaadhintaye ha isdaalin.
    ,

  • @maxamedhasan7996
    @maxamedhasan7996 6 лет назад +2

    Ayaan xumo in dhulkayna somaleyeet kala qaybsadan ithopia ka iyo kenyatiga iyo ereterya ayaa. Daro geesga afrika way soo laban dontaaa libaxyada afrika ahan jernay hada libiixyada adunka bay noqo. Donaa

  • @khamisohalafo4820
    @khamisohalafo4820 3 года назад

    Abaalkii soomasli u gashay jabuuti may gudin,
    Dadbaa waxay u maleeyaan in jabuuti iyadu abaal noo gashay, waa dad asn taariikhda la socon.
    Soomaaliya intay u gashay jabuuti markey xornimada dakbaysay iyo markii ay heshaba lama soo koobi karo, lkn waxay nuugu abaal guday in ay 4.5 noo qeybiso

    • @mahdialihadhadhi9558
      @mahdialihadhadhi9558 3 года назад +1

      SOMALI iyo djibouti WAAX ABAAL LADHAO KAMA DHEXEYO WAA DAAD WALALA AAH BAAL EEG FANANIINTAAN IYAGOO DA.ADODU AAD U YAARTAHAY HADAANA SIIDEY U QIRAYSAAN YIHIIIN

    • @user-tk7og1ds6j
      @user-tk7og1ds6j Месяц назад

      Wll qalbiyaadaa somal waa miid down axmaar

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey Год назад

    😅😅😅

  • @xarago1960
    @xarago1960 8 лет назад

    somalia inta xamar caasimad tahay dawladi ma Iman karto...

    • @umaimahabdihakim2926
      @umaimahabdihakim2926 8 лет назад +1

      somalia nabad noqon meyso inta qabyalad iyo nacayb dadka wado kabuxaan. ...you are in every where in u-tube spreading hatred and tribalism. ..Walahi wanasiib daro inay jiran dhalin yaro adoo kale ah. ..qarnigaan aan joogno. ...change to best please👐

    • @xarago1960
      @xarago1960 8 лет назад

      How many years we are waiting for xamar?. I'm not spreading hatred...Mr idiot!...

    • @xarago1960
      @xarago1960 8 лет назад

      Just can't wait hawiye wasting other people future. ..change somali capital. ...Mogadishu is the death camp of Africa

    • @umaimahabdihakim2926
      @umaimahabdihakim2926 8 лет назад +3

      Waa kanaxay walahi. ..you are really sick. ..you are blaming a whole community 4..general disaster. ..reer hebel will never help you. ..I wonder about your age and education level. ..sidii odayaasha meela shaxa kucabo. ..reer hebel kugu programme santahy

    • @abshirmohamed5899
      @abshirmohamed5899 8 лет назад +1

      +Umaimah Abdihakim alla ya cizak walal mcn