IFTIIMIYE : DAHABKA ( GOLD )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • IFTIIMIYE : DAHABKA ( GOLD )
    Fadlan nagu soo biir oo taabo SUBSCRIBE

Комментарии • 31

  • @LaylaHilowle-j1u
    @LaylaHilowle-j1u 9 дней назад

    Walee somaliya meel walabo wuu buuxaa dahabka

  • @gamestonediomond6017
    @gamestonediomond6017 4 года назад +3

    Deegaanka ay deganyihiin qabilkaygu waxa kutaala meel aad uwayn oo 16km isku wareeg ah waxana ka qarxay volcano waa meel caan ah oo xataa waxay leedahay 137 godad ah oo biyo kulul kaso baxayaan marka qaabken uga heli karaa dahab se goobaha ubaahan inaan ka baadho intay ujirikaraan goobahan biyaha kulul kaso baxayan

    • @iftiimiyechannel8410
      @iftiimiyechannel8410  4 года назад

      Wlll aad baad u mahadasantay kolay meelaha laga helayo barnaamijka ayaan ku sheegnay balse meelahaa aad sheegayso curiq ayey raacj karaan

    • @nourahmedsaed_caaqilka.
      @nourahmedsaed_caaqilka. 2 года назад +1

      Buur foolkaane ka qarxo dhulka somaliyed alle mayeeline
      Qabiilkaa xagey dagaaaan

    • @ahmedmahamed8193
      @ahmedmahamed8193 Год назад

      Deegaankiinu waa halkee

  • @Saedaadam-w2j
    @Saedaadam-w2j 6 месяцев назад

    Masha allaah

  • @axmedshiacay6586
    @axmedshiacay6586 3 года назад +2

    Ok

  • @xasancali8306
    @xasancali8306 4 года назад +1

    Mansha Allah wax badan ayaaf nooga iftiimisay dahabka

  • @farhiasead5932
    @farhiasead5932 4 года назад +1

    👌👌👌👌👌👌👌

  • @ahmedmahamed8193
    @ahmedmahamed8193 Год назад

    Dahabka birlabtu(magnet)ku ma soo jiitaa

  • @ahmedmahamed8193
    @ahmedmahamed8193 Год назад

    Maansha allah ustaad noo soo badi muuqaaladan oo kale
    Anagana like nagu daa

  • @kowsarhappeychanel4219
    @kowsarhappeychanel4219 3 года назад +1

    Wllo ifiyow waan kurabaa wllo isoo jawaab wllo buurbaan wax culus dahab ila ekaaday aan kahele isoo jawaab wllo

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 года назад +1

    Soft waa khafiif

  • @caaqilaxmadsaxne1723
    @caaqilaxmadsaxne1723 2 года назад +1

    Ok dhgax

  • @abdullahisheiksaid3520
    @abdullahisheiksaid3520 3 года назад +2

    Masha allah
    Waxbadan Ayaan ka fahmay

  • @cabdiraxmaanmaxamednur3396
    @cabdiraxmaanmaxamednur3396 4 года назад +1

    Sxpow dahabka birqabatada maqabaneysaa

    • @iftiimiyechannel8410
      @iftiimiyechannel8410  4 года назад

      Waad ku mahadsantay weydiinta wll magnetu waa mid kala duwan mid xoogan iyo mid aan xooganayn waxa jira mid xoogan oo qabta balse ay qabashadiisu tahay mid daciif ah ama mid qabow balse magnetku ma soo jiitaan goldka iyo silvertaba

    • @cabdiraxmaanmaxamednur3396
      @cabdiraxmaanmaxamednur3396 4 года назад

      @@iftiimiyechannel8410 aaad iyo aad ayaad u mahadsan tahay side aad igu jawaabtay. macalin dhagax aan haayo wuu ku soo boodaaa birqabatada, xoogana wuuna yar yahay

    • @iftiimiyechannel8410
      @iftiimiyechannel8410  4 года назад +1

      Ok macdantu asliyan waa 2nooc mid bir ah iyo mid bir ma ahe ah birta ka dhaladka ahi inta badan way soo jiidataa birlabta waxa laga yabaa in macdantani aad haysaa ay tahay mid bir ah ama qayb ka mid ahi tahay

    • @cabdiraxmaanmaxamednur3396
      @cabdiraxmaanmaxamednur3396 4 года назад

      @@iftiimiyechannel8410 aaad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sxp horay u soco guleyso

    • @iftiimiyechannel8410
      @iftiimiyechannel8410  4 года назад

      Thanks wll adiga oo raali ah like iyo share igu tageer

  • @moonfilms2960
    @moonfilms2960 4 года назад

    Meheshay adigo