Daawo Dood Aad Ukulul Dagaalka Ceerigaabo isaaq iyo Harti Oon Waxba isu Reeban Anaa Leh iyo Ana Leh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2025

Комментарии • 14

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 День назад +3

    Somaliland has one flag and everyone must live with it ❤ you from Kenya 🎉

    • @saaqsakaaro3982
      @saaqsakaaro3982 День назад

      Somalia has one flag land must live under it

  • @seed3966
    @seed3966 День назад +1

    Xaqu waxaa weeye nin walba gurigiisa in loodaaya xqqu weeye wixii intaas kabadalan waa khallad weeye 👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 День назад +1

    Daaroodow taad ku dhamaanayseen waa Ceerigaabo hadaad isku daydaan inaad soo weerartaan Intaa lahaydeen waa joogtaan jooga 😳

  • @basheebooshie6415
    @basheebooshie6415 День назад

    Never never never.

  • @KoosMohamed-p1p
    @KoosMohamed-p1p День назад

    😂😂😂😂Ceerigaabo noqnmayso inlaba Calan lasuro Sida gaalkacayo ee Riyada kabaxa😂😂

  • @aliismael585
    @aliismael585 День назад

    Cerigabo colaad ku kaalaya nabad meshii
    Ka Saar waayo
    Labo mabda oo Kala duwan ayey kala sidnaa

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 День назад

    Hashii labe geel jecel dhexdoodaa Waraabe ku cunaaa 😂

  • @bashiirahmed8491
    @bashiirahmed8491 День назад

    Marka laysdonayo waa iskasidan

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 День назад

    NIMANKANI WAX BARASHO CAQLIGA KORISEY U BAAHAN YIHIIN 😅

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День назад

    NIN waliba gurigiisa ayuunleeyahay ninka gurigiisa lagu haystaa Dalku dawlad sland layidhaahdo iyo maxkamad ayuu leeyahay ha udacwoodo

  • @basheebooshie6415
    @basheebooshie6415 День назад

    Weligiin ku soo noqonmaysin,waa deegaan uma tihid ee bye bye.

  • @abdihakimahmedjamanuur8999
    @abdihakimahmedjamanuur8999 День назад

    Bacaac war dagaal baanu diyaar u nahay ceerigaabo ama sanaag waa degaan isheekh isaaq ., cabaadka yareeya .sheegasho idinma anfacayso .😂😂😂😂😂😂😂