Warsangeli waa dad ka aqoon iyo aqli badan dhulbahante ma aha laba reer oo siman balse waa sida dad iyo dugaag markaa bulbahante waanu iska celin warsangelina waanu laxaali latashani.
Bi kuly ixtram sudan m harttl nabaad aan uguu baqoo s.hartti aan hotisaa aan kuu gooracoo mush mackul daganad taahey bawaa lagamasugeyn osmayale ergadasy waa ceelyse
Qoladan isaaq ubucda Bogota iyo dhibku ka haysto baa ka wareeraty ninkan hada wuxuu ku soo cel celinayaa cidna cid tuulo kuma haysato waa la wada leeyahy aakhirkii wuxuu ku soo gunaanadayaa anagu qarank baanu leenahay yaab war dadku waa ehel waa xidid waa wax kasta lkn qranka waaye boogta ay dadkan wacadka ku mareen inay dhulkooda ka nadiifiyaan
Caqliyada dadkaa lagu kala badbaadinayaa waa fududahay lkn isaaq baan laga helayn War hadii maanta nin waliba maamul dhistay cerigabo nin walba gurigiisa ha maamusho
REER SHEIKH ISAXAAQOOW ISGU DUUBNAADA OO DIFAACA DALKIINA
Jiglan war xaqiiqa ah oo aan imika hayo sideen kuula soo wadaaga waa muhiim arinkaa inaad ogaysiisaa ciidamada
WUXUU YIDHI : ( baaba ooda daarood hadaan baryo lagu shaahin * baqayuhu hadii aanu guran biiro biirada * hadii aan baroortoodu badan way is bidayaane * barbaartooda hadii aanu cunin bahala gaajooday * oon bawda naagaha wax badan ba'aydu dheeraan * baarkaaba loo fidhayee hadaanay bari kasii guurin * biiq iyo hadaan lagaga dhigin bidde sidiisii * boqoray is moodee hadaanan baalal kaga yaacin * bir adayga reer sheekh hadaanu bacadka kuu hoynin * oo aanay boowada nagurin boqoradiinii * bawdada hadaydaan ka jabin biixidiyo lawga * baarqabkii isaaq kama dhalan iyo baxarkii reer sheekh) guul iyo gobanimo reer sheekh isxaaq illaahaw guusha sii reer sheekh isxaaq goor iyo amin
Warsangeli waa dad ka aqoon iyo aqli badan dhulbahante ma aha laba reer oo siman balse waa sida dad iyo dugaag markaa bulbahante waanu iska celin warsangelina waanu laxaali latashani.
Daarood waa daarood ceerigaabo waa dhul harti waxba hanna kala gurin iiddoor dulmi badan baa tihiin
Waa sidaa wan iska celinayna darod
Dalkayaga iyo qadiyada qarankayaga
Kuso duulay ee xasidinta ah jsl guuul
Harti baa baroor idinka keenay daaroodna hadalkiisaba daa jilicsan idoor
Ilhay sharkooda haku celiyo haday dhib inalarabaan meel kale allh hakasiiyo
Bi kuly ixtram sudan m harttl nabaad aan uguu baqoo s.hartti aan hotisaa aan kuu gooracoo mush mackul daganad taahey bawaa lagamasugeyn osmayale ergadasy waa ceelyse
Oday xishood harti baad qixiseen rag Murqaanland u shaqayn jirey qaqabateen inkastoo kuwaa aan horgallo u aqaan rag shicib ah baad qabsateen guryaa bililqaysateen dad baad ku disheen waa mid qoran
Wixi aad samaysay uun baa lagaa jarayaa
Qoladan isaaq ubucda Bogota iyo dhibku ka haysto baa ka wareeraty ninkan hada wuxuu ku soo cel celinayaa cidna cid tuulo kuma haysato waa la wada leeyahy aakhirkii wuxuu ku soo gunaanadayaa anagu qarank baanu leenahay yaab war dadku waa ehel waa xidid waa wax kasta lkn qranka waaye boogta ay dadkan wacadka ku mareen inay dhulkooda ka nadiifiyaan
Tuug kastaa cimaamad buu soo xidhaa nabad ku sheeg maalin kasta ninka fiican lagaa dilayo colaadaa dhaanta. Guul Daarood.
Ma waxaan jirin in afar beelood ay kala saxeexdeen oo nabad ahaa 1993
Isma qabato is Moog
Caqliyada dadkaa lagu kala badbaadinayaa waa fududahay lkn isaaq baan laga helayn
War hadii maanta nin waliba maamul dhistay cerigabo nin walba gurigiisa ha maamusho
Runbaad sheegtay suldaan ninaan heshiisba ku jirin oo aan degaanba ahayn markaa inuu magalada sheegtto ma dhacayso
Cabaadwaynta isaaq Caqli yaraa waa xoolo waxba hakala gurina daarood ninwaliba waa kuxasuuqayaa
Habaryoonisay, hadii Habarawal iyo Habarjeclo ay burburiyeen intii yareed uu Isaaq dhistay, ha noqonina kuwii qabiiladada waqooyiga Soomaaliya daga isku dhameeyay.
Ceerigaabo waa suuqa sare iyo suuqa hoose,
Aaminaadi waa dhammaatay, kadib dadkii duhurka suuqa dhexdiisa lagu diley, guryohooda la guranayey, raggii direyska sitey, wixii lagu hadlayey,
Aaminaadi waa dhammaatay,
Qoloba daanteeday maamulan,
Nabadna loogu wada noolaan,
Nabadduna cid walba waa u dan,
Haddii taas la waayo,
Waa lagu khasbanaanayaa inay
Ceerigaabo dunto,
Taasna cid iyo reer dani ugu jirtaa ma jirto.
Darwiish!
Guryo iyo dukaamo magaalo laguma yeesho dhulkaaga waad joogtaaye iimaanso oo dhiso
Ceerigaabo cidii uhadhay ayaa iskaleh
Cerigabo ma dumayso, kan ku soo duulay ee aan deganka ahayn ayaa jabaya, mar hadduu duulaan ku yhy degaan aan lahayn
Xaarwiish,
Dadka kuwa dilaayey waa isla kuwii lasanood gafuurka duuban jiray habeen madow ee gaban wari jiray dadka hoogamiyaasha, iyo wixii Somaliland taageersanaa si ay shacabka uga horkeenaan dawladda Somaliland. Sidii oo kale ayaad rabtay inaad Ceerigaabo ka sameyso, laakiin waa lagugu fahmay.
Qolada. Nabad diiday. Baa ku jabay. Waan. Reerka daaroid inshallah
Daarood hadii aan nahay gacmaca ayaan idiin iska kiin heynaaye ee doon doonaahada naga daayay.
Waa beenale waana nin wayn
Gurigaaga iyo ka hooyadaa ayaa dumaya, qurji qurji dhalay ! Waxa idiin been sheegtay khiyaanadii Goojacade oo meel walba Goojacade ayaad moodaysaa ! Hadalba ha dhsmaadee Laas Caanood iyo Buuhoodle ayaanu
gelaynaa !!!
Walaahay goojacade baa ka adkayd ceerigaabo,,maanta ceerigaabo hadii dagaal ka qarxo haweeka iyo caruurta iidoor waa qaxayaan waana ku dhimanayaan laakiin goojacade waxa ku dhimanaayey caruur iyo haween dhulbahante ah ,,markaa miyaanay ceerigaabo maka jilicsanayn goojacade
Reer somaliland somaaliya wax xali majiro
Dalkeena aynu ku fara adayno
Galbeed cerigabo ba degta
Hadalka runta kasheega lasmadhexdagane dad diriay nabadkuhishiiyey ninwalba dhinac buudaqanaa jahado dawladmaaha washaarkaa waxad
saxaafadda Somaliland waxbarasho ayay u baahan tahay! Ruux hadlaaya uumbay soo dayn, ruuxaasi daraja u leeyahayna sheegi maayaan. Markaa ruuxaa hadalkiisu wax qiimo ama yeelanayo waayo hadlaka waxa lagu qiimayaa qofka yidhi
Been badanaa odeyga, Yaa diidan inaan la isu dowladeyn beel walba dhankeeda nabad ku noolaato oo maamulkey rabto raacdo ?
Sababta nimanka degaanka ah ee Dhulbahante dagaal u qaadeen, miyaynan ahayn in maamul “somaliland” xanibeen dadkii doonayay inay ka baxaan magaalada?
FULEH,
DEE WAA WAXA YIDHI DHIBATADA CERI,
DAWLDII HAYSATAY QAYBAY KU LAHAYD!!!
IYO TASHIBAANU KA YELANAYNA!!!
KKKKKKKKK
GALAA GOLAHIINA LA IDIIN GOOYAY FULAYAALOW.
Isaaqoow 2 kala daaya beel iyo maamul. Dadku inay is fahmaan waa muhiim, hadii heshiis iyo wanaag lagu wada noolaanayo.
Markuu khaladaad dhaco, “somaliland” in gaar loo qaado, beeshiina gaar loo qaado ma aha.
“somaliland” reer Isaaq layiraahdo ayaa iska leh. Hartina, Maakhir, Khaatumo iyo Buntland ayey iska leeyihiin.
Sidee baad wax u fahamtaan. Isma jeer baa la idinku yiri ‘la iskuma dowladeen karo’.
Hadaad leedihiin, Ceerigaabo xoog baanu ku haysanaynaa, war kiina cadeeya. Balse niminka siyaasi iyo salaadiin isku sheega, waxay ku hadlayaam, wax qof wayn oo masuul ah ku hadlo ma aha.
Waar.yaa.nacaskaa.aan.gu.jirin.baadtahee.waad.hadraysaaye.war.baanad.hayne.waxaad.hayso.soo.daa
Ninkani horta waxabuu isku qasayaa
Haditi guyohodaytaban
Luqadan wa luqadee?
Waar nacayow naaga aamus
Oo yaa uga futa xun waar soo socda ku dheh waa ninkii kuladnaa haluufluufo dagaal iclaami waxaa kabaxa nabada waxa laga sheekaynayo joojia ninkastow soo qaado qorigaaga wax iska celiya uqsumu bilaahi xabaalahooda ayaa halkan kaqodan
No somalilan