Xubnaha Itoobiya u Shaqeeya ee Xasan Sheekh Wasiirada u Ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 июл 2024
  • #SubcribeHashi

Комментарии • 135

  • @AhmedAdheys
    @AhmedAdheys 8 дней назад +7

    Labo sano oo wax walba kharibmeen xagaybey jireen xildhibaanadani

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 8 дней назад +4

    bismillah asc horta muuqaalkan shalay ayan daawanaaye deedna xanuunka aan kaqaaday illahey wuu ogaay qandho aana garaneyn meel ey iga soo maagtay ayaa iqabatay wllhi magaciisa ayan xanuun kaqaadaa managaranayo sababtaas illahow dalka iyo dadka noobad baadi illahow aamiin

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 8 дней назад +4

    Walee xasan dhiiqu ku jiraa dhiiqaa lugaha lagu galinowhaayaa ee ka bax shalay Nimaa ka baxay hakaa saarto wey heysataa wallahi

  • @ismailomar7962
    @ismailomar7962 8 дней назад +12

    Xasan sheekh iyo kuwa aad leedahay xildhibaano iyo waliba kuwa xiiga kuhaysta maamul goboleedyada intuba dan soomaaliyeed kuma maqna waana imtixaan dadka soomaaliyeed lahordhigay , dalku badbaadi ayuu ubaahanyahay dhalinyaroy qabyaalad meel iskadhiga oo dalkiina haadaanta kabadbaadiya.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 8 дней назад

      😂😂😂😂😂😂 oooy dee

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq 6 дней назад

      Haa sida kuwa Kenya meel ay usaareen Ruto ookale ayaa laga rabaa Somalida

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 8 дней назад +7

    Xasan markii dalka laga qaban lahaa baa la joogaa no more Xasan.

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l 8 дней назад

      😂👍 runta 👍

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq 6 дней назад +1

      Sida kan Kenya ookale ayaa laga rabaa Somalida edeb inay uyeelaan Ruto baryo ayuu haayaa

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 8 дней назад +4

    Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka 🙏🇸🇴👮✅

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 8 дней назад +3

    Rabi talo ku filaan inshaaaaalaaah❤❤❤❤❤❤XASANOW ILAHY KA CABSO ITAQULA

  • @mohamedismail3210
    @mohamedismail3210 7 дней назад

    Waa burburiyey dalka soomaaliya xasan shiikh iyo kooxdiisu ilahay ha inoogu bedelo madax ka khayr badan oo ina ku xukuma kitaabka alle .
    In sha Allah

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 8 дней назад +3

    Yaarab badi dalkeena dadkeena yaarab Amiin Amiin yaarab gumeysi naga badi yaarab uhiili dalkeena dadkeena hadhaco qabiil hadhaco soomaali guul yaarab Amiin Amiin yaarab Amiin guul yaarab dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn guul yaarab

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 7 дней назад

      Dalkaan nasiib in uu kubadvaado maa hee mahaysto dawlad iyo Xukunad hadal cad tawkalnaa calallaah

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x 8 дней назад +1

    ilaahow nassii midka khayr badan

  • @bayaxowaaran2176
    @bayaxowaaran2176 8 дней назад +1

    SCW❤

  • @aminamohamudhassan2733
    @aminamohamudhassan2733 8 дней назад +3

    Scw scw scw scw ❤

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 8 дней назад +3

    Qof kasta ayaa la Yaaban Xasan,😭💔😭💔💔 wuxu sheegayo 💔😭halaaga u ku hayo umada somaliyed 😭💔 maxan sugnaa?

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 8 дней назад +2

    Mahadsant walaalkey horfadhi media hashi cade ❤❤❤❤kuaan allaha naga qabto umaddi waa dhibeenee🎉🎉🎉🎉

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 8 дней назад +3

    Ilaahi hanokeno hoganiye waanagsan mid cadalad allah baadal. Qer qaba

  • @khadijaabdalla7192
    @khadijaabdalla7192 8 дней назад +2

    Ayagaan ayaa u yeelay oo heerkaan soo gaarsiyay, haddi mar hore ay gacanta ka qaban lahaayeen intaba ma soo gaarteen. Bal hadda haddi ay is daba qabanaayaan, waxay dhaantaa eber, hadday daacad ka noqdaan oo ay ka run sheegayaan, waan soo dhawaynaynaa,

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 8 дней назад +2

    Somaliya guuuul guuuul ishallha ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 8 дней назад +3

    Kuwaan Xildhobaano maha waa jeeb dhibaano.

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 8 дней назад +3

    xasan shiek wa duli waa jilac san yahey karti iyo shaqshiyad ma laha

  • @abdulahiartan4091
    @abdulahiartan4091 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @homeh3455
    @homeh3455 8 дней назад +1

    Baarlamaankani iyagaa paldan oo ansixiyay dastuur aanay ogayn waxa ku poran

  • @AxmedHabane-r8z
    @AxmedHabane-r8z 8 дней назад +2

    cadaawga somaliya wamiid wan miida dariiska iinalaaah ❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 7 дней назад

    MW Xassan Wadanka Xabashi kama Badbaadin karo iyo AS ee Raggi Soomaaliyeedow Wadanka Badbaadiya...

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 8 дней назад +2

    Masha allah hurdadi baay Kakacen sidee Ba lobahany Somalia tosa o hurdada kakaca

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 8 дней назад

      HUURAALE!!!!.ANAGOO SOMALI AH BAAN KU RABIN!!!!!.HOOYADAA IYO SOMALI BA WAS!!!!!.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 7 дней назад

      @@mustafahassan2555shut up Somali baa is waanineso ee adiga ethopiyan boos kuma banaano

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b 8 дней назад +1

    Wasiirka waxbarasha aya kamida aqonyhano musiyo wasrda

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d 7 дней назад

    xasan diihqo ale haa na Dahfiyo musiibo qaran weeye

  • @user-wu8ed7kj9j
    @user-wu8ed7kj9j 8 дней назад

    Allah Somaliya badbadi

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 8 дней назад +1

    Suphana allah malin walba sana udabesay allah uhiliyo umada Somalia 🇸🇴 allah akar allah cadowgeda mel walba Jooga wainey wa iney somali isdifacdo 😢😢😢😮😮😢😢😢😢😢😢I’m sorry 😢 our poeple

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 8 дней назад +2

    Waa yahay koow wariye qoorigada sooqado xasan kaligi wadanka malaha

  • @Umo580
    @Umo580 8 дней назад +1

    SUBXAANLAA XASAN MEEL U USOCODO IYO MELUKASODO MAGARANAYO SOOMALIYA MIDOOBA O XASAN IS KAQABTA SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 8 дней назад +1

    S/c wuxuu ku yimi si aad u xun wuxuuna ku tegeyaa si aad u xun
    Waana khainal wadddan aad u xun
    Neceb dalkiisa iyo dadkiisa.
    Laaya ciidamada wacan eee dhallinyarta ah .

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 8 дней назад

    Aad oo weyn brother

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 8 дней назад

    Maashaa.alllaaaaaaah🌳🤝🌳

  • @kadarali6223
    @kadarali6223 8 дней назад +2

    Warbaahinta somaalidu haday sidan runta usheegi lahaayeen dadkana baraarujin lahaayeen waxbadan baa isbadali lahaa

  • @AHMEDMOHAMED-vd3tz
    @AHMEDMOHAMED-vd3tz 8 дней назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 8 дней назад +4

    XILDHIBAANNADAN XAQIIQDA KA HADLAYOOW MA IDINKA RUNBAA MISE XOOLO AAD KA RABTAAN XASAN DHIIQO ILEEN WAXAA TIHIIN KUWII DOORTAY XASAN DHIIQO OO HORAY AAD U TIQIINEEN MISNA ANSAXIYEY DASTUURKII UUW JEEBKIISA UUW KU WATAY YAAN AAMINNAA ADINKA IYO XASAN DHIIQO

  • @user-hj9yd1fq4o
    @user-hj9yd1fq4o 8 дней назад +1

    Xildhibaanada kuwo geesiyaal ah aya soo baxay Itoobiya waa cadowgeena soo-jireenka ah waye

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 8 дней назад +1

    Kuwo badan baa u shaqeeya sanbalooshaa ku jira waa gabre walaal kiis

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 8 дней назад

    War ninka xumaa
    Subxaanalaahi

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 8 дней назад

    War dalka badbaadiya bilahi caleeykum

  • @abdihakenofficial2561
    @abdihakenofficial2561 8 дней назад

    Ustaadka waa wareeray inkaartii dadka iyo dalka ayaana ku habsatay

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 8 дней назад +1

    Waa xiligii xasan sheekh hogaanka laga qaban lahaa waan ogayn inuu qabiil qabyo wata uu yahay ilaaway hakaa qabto dadka iyo dalka

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 8 дней назад +1

    Garguurte wa Adoowgii somali wa khain Gabooby wa xasid sheshey kalkal

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 8 дней назад

    Dal ba oow ya kuleh soomaaliya Allah haa badbaadiya

  • @muxuboahmed1796
    @muxuboahmed1796 8 дней назад +1

    Ascwrwb walaal xasan markuu mucaaradka ahaa waatuu dhihjiray madax waynihii hore filada kasoobax ee baarlamaankaan maka sarikaraan filada waxdana soomaali umahayo

  • @franklingohe6681
    @franklingohe6681 8 дней назад

    OKAY CHINA PEOPLE WHATEVER WORKS FOR YOURSELF

  • @assedcabdiaxmed6039
    @assedcabdiaxmed6039 8 дней назад +1

    Shalay markay dhacayen waxan way ogayen mantay hanaga dayan af somaliga duqaydu wax ay san ogayn ma dhacane iyo mashruca cusub

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 7 дней назад +1

    Asc please madexweyne xasan sheekh please ka buri shaqada wasirada u shaqeeya dhamaan kuwa u shaqeeya Etobia iyo shisheyaha waa dalamiin xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 8 дней назад +3

    Ninka Xasan shekh ah waa, nin diirkuun Soomaali ka ah , laakin Soomaali aheen.
    dalka inta hadhay halag qabto reer Koonfureedow ninkan dalka ka qabta inta hadhay 😮😮

    • @user-ul3si4fk2n
      @user-ul3si4fk2n 8 дней назад +1

      Caaaaaaaaac no calaacalka jojiya

    • @SOOMAALIY-1960
      @SOOMAALIY-1960 8 дней назад +1

      @@user-ul3si4fk2n anigu waqooyi joog maxa iga galay idinka ayuu idin halaagay waligiin ba qabiil ku dufaac

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 8 дней назад

    Weligeen cadow ba aynu ahayn

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 8 дней назад +1

    Dan qaran ma ahan ee waa xaraash qaran .qarankii wey xaraasheen kii aduunka joogay iyo kii aakhiro jireyba
    Illaahoow adaan kuwaan kugu dacweyney xasan dal xaraashe iyo kooxdiisa

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 8 дней назад +2

    “QABYO, NINKEEDAA DHAMAYSTIRA” waa halku dhiggii Xasan Sheikh. Waa runoo wuxuu ku mashquulay boobka iyo dhaca hantida guud ee Qaranka iyo tan gaarka ahba.😂

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 8 дней назад +2

    Xasan badda somalia midowga yurub ayuuba siiyay farmaajo ayaa ka eryay dowladi hore xasan waa nin musuq masuq badan

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 8 дней назад +2

    itoobiya aniska ceelino qoofkasta doowlad anognahay tabarteda oo intaas oosano calamka kamaqaned oon anago soomaaliya luugaha heesano yaan cidkale lagu haleene nasoowada soomaaliyey qoof kasta qooragisa hasoo qato shaacabka iyo masuul kasto soomaaliya ama eeda daya

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 8 дней назад +1

    Xasan dhiqo wuu fashilmay

  • @Caliadam-gl3tw
    @Caliadam-gl3tw 8 дней назад

    Kuwaan waa mucaarad

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 8 дней назад +1

    Mooshin.ka.keena.lagu.ridayo.xasandhiiqo

  • @elmimaalin3612
    @elmimaalin3612 8 дней назад +1

    Asc Somaliya wxay gcanta ugshi qolu kxun kuwa afka doban

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 8 дней назад

    Acuudu bilaahi
    War waa qof waalan
    Maf fiyooba

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 7 дней назад

    MW Xassan waa Fashilmay ha iscasilo ..........wadanka Xabashi ayuu ugacan Gelin rabaa .........mana ka Badbaadin karo.....Dastuur Soomaali sii kala Geeyay ayuu ku Meereystaa si uusan Kursiga uga Degin..............

  • @HamdiMohamed-c9c
    @HamdiMohamed-c9c 8 дней назад +1

    Asc wll wad mhdsan tahay

  • @AbdulahiOmar-lv3cn
    @AbdulahiOmar-lv3cn 8 дней назад +1

    Dowlada somaliya waajib ayey ku tahay in ay aqoonsi buuxo siiso oo cadowga somali diidka ka dhiciso KHAATUMO STATE OF SOMALIA KHAATUMO CITY LAASQOREY

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 8 дней назад +1

    Kuwaan ma luflufkii baa ka dhamaadey mase Waa ka run waxa ay sheegayaan?

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 8 дней назад

    SADEX BAASTAR. AYAA DAWLADNIMADII. IYO WADA JIRKII SOMAALIYA

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 8 дней назад +3

    Xasan waan ku ogeyn been iyo munaafaqnimo.
    Laakiin xildhibaanadaan halkee bay jireen 2dii sanno ee lasoo dhaafay?. Waa tuugo Xasan sii khiyaamay. Kkkk. Ha idinku taagnaato, tuugayahay.
    Waa kuwii dastuurkii ansixiyey oo dhamaantood gacmaha taagey.
    Waxay la qaylinayaan waa Xasan baa u cag-wareejiyey, khiyaamay.

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 8 дней назад +1

    qalad weyn uu ahaa badali taanka taliyasha ciidanka bixi iyo odawa ayaga ciidanka Somaliyeed dhaqaajinayey

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 8 дней назад +1

    hassn adinkaa doortay noona keemay dulqaata marka

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 8 дней назад +2

    Hassan somalia god dheerbuuu waligeedna kama soo waaqsanayso Hassan dal iyo dadba kama maqna waa nin calooosho ushaqeystaaaa weyaaana
    Hassan dal xaraaashe waaa dabo dhilif shisheeeye ushaqeeeya

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 6 дней назад

    Kenya ayaa ka shacab dhiiran Somalida oo aan udulqaadaneyn ku takri falka madaxweyne Ruto baryo ayuu ku jiraa Xasan Sh haduu tiisa iyo tii wasaaradaha kale asaga isku haayo maa iska kicisaan war badan wax mataraayo

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 8 дней назад

    Sax

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 8 дней назад

    War hooy war hooy xassan hanti boob moyeee dhanta umada iyo dalka midna maa rabo warmalinwalba murugo baan kujirna wallahi warkad dhagesato war somaliyeh kaac midakale odaygani sixir buu istucmala 😢

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 8 дней назад +1

    Horta siday wax u socdaan hadaysan Soomaali inta midoobaan, gacnaha is qabsadaan, is jeclaadaan, Alle u towbad keenaan ayagana is cafiyaan oo dhexda u xirtaan inay danaha diintooda, dadkooda iyo dalkooda gartaan oo cadowga sokeeyaha, shisheeyaha, gumayste u adeega, jaajuuska iyo gaala raaca ka nadiifiyaan dalkooda aysan sameen waxaa ku soconaa labo mid midood. 1 Waxaa noqonaynaa oo naloo baabi'inaa dad ahaan, diin ahaan, dhaqan ahaan iyo bulsho ahaan dalkeenana lala wareegaa sida Native Americanka. 2 ama waxaa noqonaynaa sida Emirateka oo inta nala kala googooyo oo ciidamo calooshood u shaqaystayaal nalaga adeejiyo aa tuulo walbo loo magacaabaa nin kursi jecel oo halkaas maskaxiyan, dhaqaala ahaan, dadnimo ahaan iyo nolol ahaanba loo adoonsanaa oo wixii samee la dhahonkaliya sameenaa haduu is waalana surka laga goynaa waana sida u nool yihiin Emirateka. Soomaali Allaha xaqqa solonsiiyo naxariista ilaahay lagama quustee. Dhalinta buuraha, badaha, saxaraha, rafaadka, gaajada iyo silaca u maraayo dhul shisheeye oo ay meelo cidlaa ku dhimanayaan, lagu dilaayo, lagu adoonsanaayo may dalkooda u maraan dhibkaas mudo yar kadib ayagaa dhismi lahaa oo awood yeelan lahaayee? Subxaanallaah waa umad laga qariyay nimcooyinka Alle ku arzaaqay oo kaliya arko una dhimaayo siday nin facood dalkiisa ugu dhisi lahaayeen uguna soo shaqeen lahaayeen ayagoo waliba la gumaysanayo, la cunsuriyaynaayo, la bahdilaayo, la dilaayo, la xiraayo, la dhahaayo waa argagixiso. Waa idinku macdahay. Biniaadamka qaar badan illaa ay runta soo arkaan oo xanuunsadaan ma caqliyaysataan mana baraarugaan. Marka Soomaali dhalinteeda waa noocaas maanta xataa kuma dayanayaan dhalinta Africa ee kacday oo dalkooda u istaagay sida madaxwaynaha aadka u yar ee Burkina Faso.

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l 8 дней назад

    Naga
    Dhaaf hadalada qalbi jebinta,

  • @ShukriCabdullahi-pv2gx
    @ShukriCabdullahi-pv2gx 8 дней назад

    Mucarad semberi mucard Le waye.

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 7 дней назад

    Wariyaasha midbaa ka hoos baxsan dhinaca safarada mw waxay simaayiin taajir iyo faqiir tuugsado,Bal isgarab dhiga ninka maskiinka ah ee tuusado somali kana tugsada xamar,iyo nonka taajirka ee dukaankiisa fadhiye ee asiga loo tuugi tago keebaa socod badan,marka hasimina mw chine iyo mw somaliya.

  • @abdihakenofficial2561
    @abdihakenofficial2561 8 дней назад

    Madaxwayne taladii tuurta saarsaday.

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 8 дней назад

    ROOBLE BAAHANE IYO FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO XAMAR UNUKAA LEH

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 8 дней назад

    Soomaaliya cadaw geedu waa dadka xukunka haayo xukuumada baarlamaanka madaxtooyada isbaheeysigaas ilaaheey hanaga qabto

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 8 дней назад

    Nacnacdhaley Oojaasuus?

  • @Dayib_Koshin_Sameter
    @Dayib_Koshin_Sameter 8 дней назад

    😅😅😅😅😅 xiiraxiirayn

  • @AxabaabAxabaab
    @AxabaabAxabaab 8 дней назад

    Farmaajo in jeer buu safray

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 8 дней назад

    😂😂😂😂😂

  • @raasamaalfurniture9513
    @raasamaalfurniture9513 8 дней назад

    Reernimada caadifadaysan iska dhaaf runta ka hadal runtaadka dheertahay

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 8 дней назад

    Kulli maamulada 🇸🇴 iyo As 🥷🏼 waa mashruuc dadka Somalidu se caqli ay isku waydiiyaan malahan.

  • @MaryaanIbrahiim
    @MaryaanIbrahiim 8 дней назад

    Markii uu xasan sheekh madaxweyne noqdaba bada soomaaliyeed maxaa muran loo galiyaa????

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 6 дней назад

    Adinka Lee xasan madooraninoo cabaadka iyo oohinta maxaa waaye

  • @maxamedismailaxmedismaaxme4572
    @maxamedismailaxmedismaaxme4572 8 дней назад

    Xashow Maanta cadha ka muuqateee dhul iyo badba anaga bixinayne ninka somali inoogu gabanaya ee dhulkayaga anigu haysta ha soo badheedho 😂😂😂 saylacdan aad ku walatena maha meesha aanu bixinaye.
    Alle kii ku dajiyay bandar bayna ayaa ana meesha aduunkuba isku haysto ilahay baa i dajiyay halkaa iimanso

  • @shorttube507
    @shorttube507 8 дней назад

    xasan kaniisad ayaa lugu soo tababaray diid ama yeel qabiil ku dufaac ama hagu difaacin dalka badbaado ayuu u baahanyahay

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 8 дней назад

    CBB🤣

  • @LightningFx-fv8ji
    @LightningFx-fv8ji 8 дней назад

    Malaga yabaa Hassan garguurti in uu xilka somalia uhayo inuu ku waree jiyo Dr.abiy ahmed ali oo somalia Addis ababa laga xakumo shacabka mid laga dhigo sidii jarmal ka oo kale laga dhigay??

  • @abdulkadirmohamed8565
    @abdulkadirmohamed8565 8 дней назад

    OGOOW XAANSHIYOOW INAAD OGTAHAY TAHAY OO AAD QARINEYSO DADKA AAD SHEEGEEYSO ETHOBIYA UH JAAJUUSIINTA OO DOWLADA XASAN SHEKH KU JIRA OO AAD DANBIILE TAHAY
    IYO INAAD BEEN IYO MALA AWAAL SHEGEYSO OO DANBIILE KALE TAHAY

  • @hassantimabul4566
    @hassantimabul4566 7 дней назад

    Shalay safarada itoobiya ee Kenya 🇰🇪 kuwii ku jiray oo lcgta qaadanayey dalkana xagal daacinayey maad kusoo darti adigaa ar adigaa kama sokeysi adaaba dadka been ku qaldaya

  • @pukhariabdi847
    @pukhariabdi847 7 дней назад

    Qabyaaladii Ku qaaday kuma dhigto 😂 hawiye nacayb baa Ku haya.

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 8 дней назад

    Erayga wadajirka somaaliyeed waxjira maaha beenta iskadhaafa.

  • @mahamedgurey553
    @mahamedgurey553 8 дней назад

    Madi faacnmana difaaci karo

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 8 дней назад

    SOMALINIMO IYO QARANIMO WALIGEED BA KOONFUR LAGAMA AQOON!!!!!!.1960 KII BAANU SOMALINIMO IDIINKU NIMID, MAANTA ANAGAAD ADUUNKA NOOGU NECEB TIHIIN!!!!!!.MUNSAFAQIIN BEENMIDKU SHEEGAYAAD TIHIIN!!!!!.

  • @jaranecabdi5892
    @jaranecabdi5892 8 дней назад

    gudoonka 2da aqal katalaabo qaad ugu orayn

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 7 дней назад

    Warun majabin talabo ficilana maqadin warqad walaxariqikara sharci inaysan ahayna walacadeyay balse ficilhakudaro marka hala arko

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 8 дней назад

    Wadanka iyo dadka somaliyed
    Wxy u go,een barlamaan kan
    Fadhiidnimada ku can baxay
    Hada fadhiya oo kaliya lacag
    Mooyee wx qabad marnaba
    Anan so bandhigin iyo inay
    Gabeen shaqadii lo doortay ?
    Anu wxn uso jedin lahaa inay
    Is wada casilaan janiskana
    Siyaan dhalin yarada Somaliyeed iyo dadka Wadaniyiinta ah

  • @EngMaxamedAxmed
    @EngMaxamedAxmed 8 дней назад

    Raysal wasaruhu isagu miyaanu ethiopian ahayn, 4.5 wa qiibil wata kentay in raysal wasaraha o ethiopian ahi u adiga gan wariyaaha ah kugu matalo beel ahaan. Maxad indhaha isaga soturi cid walba way ogtaahy.