SURPRISE AYAN UGA DHIGAY HADIYADA UGU QALISAN ADUUNKA OO AY LA OYSAY 😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @fartunsicid3384
    @fartunsicid3384 2 года назад +578

    Hadiyada aduunka ugu qaalisan aan mid ka qaalisan cidna keeni karin morkoo dhahay hadow kitaabka qur anka qalpigaga kusoo dhacay like haila dhaafin 🥰❤

  • @Amineeta704
    @Amineeta704 2 года назад +103

    Ninkii ugu fiicnaa oo xaskiisa waxa ugu fiican siiyay masha allah reerkaaga allaha ku xijaabo walaahi waa fahmay markaa tiri hadiyada ugu qalisan in uu yahay kutabka Quranka alle masha allah

  • @HamzeVlog
    @HamzeVlog 2 года назад +216

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️❤️

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 2 года назад +6

    MAASHAA LLAAAH AAQIRO QOFKII KU XASUUSIYA HADIYAD TAN UGU QAALISAN UU KUSIIYAY HADAAN QOF KAMASEERAYO ALLE KACABSI UNBAAN WLH UGA MASEERAA SAXAAF HADIYAD IYO BAR WAAYE

  • @de____jong4
    @de____jong4 2 года назад +446

    Hadii aad ujeedid magaca
    Nabikeena Muhammad ﷺ
    Love saar ❤️🕋🥺

  • @فوزلويان
    @فوزلويان 2 года назад +9

    aan badino saliga xabiibkeena mohamed scw waqti kasto insha allah

  • @maanka1111
    @maanka1111 2 года назад +241

    Hadii aad ujeedo magaca nabigeena muxamad صلي الله عليه وسلم like saar ❤️👍💯❤️‍🔥

  • @Istiqaamatv
    @Istiqaamatv 2 года назад +64

    Quraanka markaa maqlo waxaa noqonayaa sida qof haraad hayo oo kale oo ubaahan inuu qoraan badan akhriyo oo dhagaysto ilaahow jidka toosan igu toosi iyo quraankaaga iyo digrigaaga qalbigayga usoo jeedi yaa allah 😢

  • @nawalinakorio0192
    @nawalinakorio0192 2 года назад +140

    Allow anagana nagu deeq nin wangsan iyo awlad salix ah intabaa ameen ya rabii 💕💖💖❤️

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 2 года назад +22

    Mashaa allaah hadiyad la isa siiyo mid ka qiimo badan ma jirto Illahay miisaanka aqiro ha kuu saaro from Canada 🇨🇦

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 2 года назад +33

    Wan iska gartay wallhi hadiyadda ugu qalisan quranka kariimka in uu yahay mnsha Allah❤️🥰

  • @asliabdi8045
    @asliabdi8045 2 года назад +28

    MashaAllah you got an amazing gift and you have a beautiful family ❤❤🙏🙏

  • @qadiijomaxamed6610
    @qadiijomaxamed6610 2 года назад +19

    Masha allah lama helo wax ka qalisan Quranka karimka alle haa idin xafido walaladey aan ad ban idin jeclhy ma sha allah 😊 😘 🥰💯❤

  • @dekahashi5127
    @dekahashi5127 2 года назад +16

    Saxaaf waa nin wanag san runtii oo aqli badan Masha allah alle ilxun hakadhowro Amiin yarabii

  • @garadkaofficial1395
    @garadkaofficial1395 2 года назад +31

    mnsha allah wax ladRentihiin dadka walalihiina kuwa dhiban iyo kuwa faraxsan....
    my family 👪 guleysta marwalba insha allah

  • @Queenaquencali3137
    @Queenaquencali3137 2 года назад +1

    Aduunka waxa saaran waxaa ugu qaalisan Waa kitaabka quraanka Karimka Ah ee wallaw 100k geela keen

  • @nawalinakorio0192
    @nawalinakorio0192 2 года назад +19

    Ala idhin jecliyaaa wax idhin dhibo alle idhinma tuso yaqey dunida farxd iyo reyreyn kunolowdaa aqirana janatul fardowsa harsada Inshallah 💕💕💕💕

    • @hafsoomar7797
      @hafsoomar7797 2 года назад

      ilhow noga dhig nimankena mid kuxasusiya akhiro

  • @farhioafrah5161
    @farhioafrah5161 2 года назад +57

    Maasha allaah kitaabka quraanka kariimka waxkaqaalisan majiro

  • @de____jong4
    @de____jong4 2 года назад +18

    Inta jiifto love saar ❤️😱

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 2 года назад +10

    ASC codsi midka quraanka aqrinaayo isha xasidka maiisoo diri kartaa Mashaa jazaa ka allahu kheyran 💯💯💯♥️♥️♥️♥️

  • @fartamh3346
    @fartamh3346 2 года назад +3

    Ku saliya nabiga scw❤

  • @Nasra-ry1tk
    @Nasra-ry1tk 2 года назад +36

    Mashaa Allah Saxaf haditada ugu fican aduunka wey tahay walahi❤❤❤❤❤

    • @bosyeyoaadan2591
      @bosyeyoaadan2591 2 года назад

      SAX WAYE WLLHI TASA WALAKEY MCN ALLAH KU XAFIDO WLL QAALI

  • @zulekhajama2894
    @zulekhajama2894 2 года назад +43

    Masha'allah! May Allah protect you both. Aamiin

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 2 года назад +2

    100% saxaaf in uu kitaabka quraanka kuu hadiyeeynayo waan ogaa in wax ka fiican jirin Masha Allaha tabarakallah Allahu akbar

  • @farhioafrah5161
    @farhioafrah5161 2 года назад +13

    Maasha allaah hadiyad kaqaalisan majirto walaahi qeyr badan allaha kusiiyo walaalkey

  • @iqraahmed4469
    @iqraahmed4469 2 года назад +1

    Xaqiiqatan wax ka qaalizan majiro kalaamki alle casa wajala uu inooga soo diray sabca samaawaat waa hadyad laga soo diray toodobada samo korkooda illhow adiga mahadaas oo dhan leh nasiiyey muzxaf aan wax kadhimane jirin nooso diray rasuul sharaf badan oo bashrko dhan ka qaalisan nagana dhigay umada kuwa ugu khayrka badan oo aad adigu nagu tilmaabtay rabbiyow inaanu umadaha ugu khayr badanhy waxaanu ku gaadhnayna waa quraanka aad nooso dajisay sababtiisa

  • @hodancabdiwaaxid6038
    @hodancabdiwaaxid6038 2 года назад +7

    Wlhi wan is ka ooyay 😢allahayow ninsan ii wanajiyo isii.adinkane allah ha isku kin dhowro
    Xiligan lamahelo qof ka fikiro aqiradada iyo adun
    Alahayow ane isii mid iwanajiyo ane an wanajiyo aqarane janadii ku kulano ❤

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 года назад

      Hodan walal subscribe isaar

    • @ummhaneen7401
      @ummhaneen7401 2 года назад

      Masha allaah dheh reeraha islaameed alle swt mid qeyr qaba h aku seeyo wllo

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 2 года назад

      Ninkan oo kalee isii laa iskama dhahee, horta sideeda matahay oo Adna oo kalee matahay gabadh sharaf lee oo asluub lee oo dhaqan iyo diin ku socoto. Waa kula kaftamaya walaashay, Allaha ku siiyo inshallah 🤲

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 2 года назад +1

    Maya mya mya wllkey wax kaficn majiro wlhi hadii runta lakahadlo kuwii janada kukulmo alaha idinkadhigo in sha alah

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 года назад +29

    Masha Allaah sax waaye aduunka waxaa ugu qiimo badan uguna fadli badan aakro iyo aduuna lagu libanayaa waa Kutaabka rabilcaalamiin masha Allaah Allaha idin xafido family qimo bdn 🥰🥰

  • @maftuxcabdulaahi7234
    @maftuxcabdulaahi7234 2 года назад +1

    Maansha allaah Tabaaraka laah alle haysu kiin dayo wllhi saxaafow wqxa thy boqor sida quruxda badan eed xaskaga ugu hadhaysay hadyada adunk ugu qalisan akhiradedana u ficn m.a wax wanagsan bad fartay xaskaga m.a alle haysu kin daayo adun io akhiro kuwi isku badhaaha alle haydinka dhigo i.a Nolol warta wllhi ani xita video gan dawashadisa saif ayu ifarxad galiyay wanan ka helay wanaga aad so bamdhigten io fatxadina m.a

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 2 года назад +22

    Masha allah Hadyadda Adduunka ugu qaalisan ayaad gudoonsiisay allaha ku sharfo Saxaaf😘😍

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 года назад

      Filsan walal subscribe isaar

    • @amiiracade9199
      @amiiracade9199 2 года назад

      Wlhi wax ka qalisan ma jirto hadiyadan ninka Allaha ku xafido abyo🥰

  • @omarcisman3757
    @omarcisman3757 2 года назад +2

    Wlhi qalbigayga waxaa kusoo dhacay hadiyada aduunka ugu qaalisan inuu yahay kitaabka qur'aanka kariimka ah masha Allah.

  • @queenifraax7859
    @queenifraax7859 2 года назад +6

    Masha'allah my bestie family
    Waxan codsanaa markaaa Somalia aad keento geedka quranka aqrinaayo quraaanka in aaad isoo gaaarsiiso hadii alle idmo insha'Allah

  • @naimahassan8175
    @naimahassan8175 2 года назад +1

    Mashalaah waa hadyad aad u qaali ah alle ha isku kiin barakeeyow
    Adna abyow wxan ku rajyna giftiga sida lagu gu dhibi alle ha kugu asturo tii walidkeed taaj usaarta malinka qiyaam alle ha ka dhigo
    Waxaan aad uga hely bahalka ay ku duuban tahay quraanla iyo digriga whyo waxaan la jcladey cunigayga inaan udaaro si uu isana ula digriyo oo u digriga igu hadal barto iyo quraan ka
    Inshalalah wn radina meeshi aan ka heli karaba

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 2 года назад +13

    يا لها من موعظة مؤثره بارك الله فيكم🥺

  • @cffghfgg
    @cffghfgg 2 года назад +2

    tusbaxa markaan arkey waxaan is dhahay Adno cimrada maa loo wadi rabaa tikit in loo hadiyey naaya umaley naayey laakin taniba waa hadiyad qiima badan masha Allh keep going queen Adna

  • @munoosman4319
    @munoosman4319 2 года назад +23

    Family isku faraxsan waa idin jeclahey ❤

  • @amalahmedme9317
    @amalahmedme9317 2 года назад

    Hadiyad wlhi dii ugu qalizan adunka wlhi soojka salaxa wa kan nasoo xasusiya qiyame adna sowjkada aduun iyo qiyamaba uu ku hadiyadeye mashallah ilahow siwjkeyga iyo sowjadka gabdhaha muslimiindaba ka dhig mid saalax ah oo na wanajiya amiin

  • @mowlidbillow2106
    @mowlidbillow2106 2 года назад +5

    Best couple i really like you continue with the same spirit

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 2 года назад +2

    mash alaah waa run hadiyad ka qaalisan ma jirto ilaahay haa nagu ilaaliyo cibaadidiisa

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 года назад +15

    Masha allah family keygii farxad igu noloda wlhi majirto hadiyad ka qalisan

    • @muunasacad1294
      @muunasacad1294 2 года назад

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @iskallaaji1433
    @iskallaaji1433 2 года назад

    Ma jirto hadyad ka qalisan wlhi ilaahy ha idinka yeello reerkii lagu nagaado ee hela liibaanta aakhiro insha Allah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @nimcomustafe1526
    @nimcomustafe1526 2 года назад +15

    Beautiful family ♥️

  • @maryamaabdirahman7342
    @maryamaabdirahman7342 2 года назад +1

    Wlhi waa hadiyad ugu qaalisan aduunka ah runtii oo ku siiyo saxaaf sibxana Allah

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 2 года назад +4

    Best couple 💑 ❤🙏
    Mzha allah wllhie aad aYaan Ugu farxEyy qaabka ay izku jecEl yiHiin❤🙏
    AllE Ha ina ziiYo gabdho asturan oo wanaagsan oo hanuunsan🙏❤
    AlhmdullH Mr hadii aan wll adna aan la nahay wll ❤
    Izku waara abidkiin😢❤🙏

  • @naila_queennaila_queen7462
    @naila_queennaila_queen7462 2 года назад +1

    masha'Allah wllhy waan dhartaye intaadan sheegin ayaa gartay kowdii hore waayo waa ogahay in kitaabka qur'aanka kfcn aysan jirin Kudar walalaha iyagaa ah farxada dunida wllahaa masuuliyad baa kaa saran iyaga lagama tago haday yaryihiin iyo haday waanadaanba wllnimo waa wehel

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 2 года назад +9

    Wlh hadiyo ka qaalisan majirto❤❤❤❤😢😢😢 qof ku jecel ayaa hadiyadaan kuu keeno qof aakiro iyo aduunkaada jecel mashaa alah ❤❤❤

  • @maajidothman4997
    @maajidothman4997 2 года назад

    Masha.allah alle ha idin xafido dadkii janadana ku kulmo alle ha idin kadhigo

  • @zulluufahimagabu6050
    @zulluufahimagabu6050 2 года назад +3

    MashaAllah...Waallahi it's a 👍good advice ....When aperson advice u to the right path...it mean u are so Important to him or her ...I salute u 👏 🙌 🙏

  • @caaliyacqadir6730
    @caaliyacqadir6730 2 года назад +2

    Wllhi o billhi igu talaahi majirn hadiyd laisa siiyo hadiyd ka qaalisn my fameil isha bxrka il cadaawo allh niga haayo

  • @munoabdulahi1620
    @munoabdulahi1620 2 года назад +7

    Hadyad ka fiican majirto adoo xajka geeya❤❤

  • @fatumaismail6620
    @fatumaismail6620 2 года назад +1

    Mansha allah muqalkan wan laqiirodey horta waxan aaad iyo aaad ugumahadcelinaya saxaaf thnk you wllky wlhi muqalkan micniha aad kugudbineyso wa micna weyn intafahmeysa inta aaan fahmin ilhy hafahansiyo dirigilin buxdho waye somaliyey halaqato
    majirto majirto wlhi
    waxad rajeyneysan i.a wad heli dontan damanteen aalaaha nasiyo

  • @jamilaabdulkadir9255
    @jamilaabdulkadir9255 2 года назад +4

    Maasha'Alaah,waa hadiyad qiimo badan,Baraarujintana waa waajib,qosolka Adduunku qiimo maleh,yuu kula tagin waaye.happy birth day Sister Adna.

  • @quuenismo1189
    @quuenismo1189 2 года назад

    Masha Allah masha Allah wlhi kitabka quranka wax kaqalisan majiro Alhu akbar 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nasromuqtar5279
    @nasromuqtar5279 2 года назад +4

    Masha allah wllhi baan dhahaye wax kafiican iskadayee wax lala masliyo xitaa ma jiraan❤

  • @hani8826
    @hani8826 2 года назад

    Asc. Mashaa Allaah. Rabbi ha isu kiin daayo ubadkana ha idiin dhowro aamin yaa rabbi. 🤲🏾🌹♥️🌹♥️

  • @ahmedmohamedmohamud1446
    @ahmedmohamedmohamud1446 2 года назад +40

    What a good husband 😍 ❤

    • @fanaxleeychannel1274
      @fanaxleeychannel1274 2 года назад +1

      Kitaab quraan miyaa wax Ka qaalisan ma jiro laakiin qofkasta soo xurmeen Kareem see wax u jiraan.

    • @xuseenyare7625
      @xuseenyare7625 2 года назад

      @@fanaxleeychannel1274 Qur aanka Kariimka ah waa la og yahy ineysan wax ka qaalisan aysan jirin Marka mxaad Isla bar bar dhigaysaa see wax kaayihiin

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 2 года назад +1

    M.a hadiyada ka wanagsan majirto 😢❤thanks Abti

  • @safiasaid1717
    @safiasaid1717 2 года назад +10

    Ma sha Allah beautiful gift ever

  • @safiyoabassafiyoabas6198
    @safiyoabassafiyoabas6198 2 года назад

    Mashallah ilahay haidin barakeyo sidad khayrka isku faraysan wan ku farxay saxaf Allah ku barakeyo walal

  • @Yemibelete
    @Yemibelete 2 года назад +5

    Masha Allah beautiful family 👪

  • @khadraabukarhussein3437
    @khadraabukarhussein3437 2 года назад +1

    Ilaahayow reerka iyo awlaadooda xifdi ya rabi masha Allah dhaha

  • @ayaanmahad9054
    @ayaanmahad9054 2 года назад +5

    Masha allah keep going my family 🥰allow nin saxaf cml ah calaf igu dar amiin

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 2 года назад +2

    ma jiro hadiyad ka qaalisan kitaab quran ah iyo saligiisa manshallah tabarakalaah
    ilahay ha idin xafido adunyo waad isku heshaan aqirana janada allah ha idinku kulmiyo amin😭❤️

  • @fousiyaxasanfousiyaxasan8263
    @fousiyaxasanfousiyaxasan8263 2 года назад +12

    ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظكم يارب انتي وزوجتي واياك يارب

  • @maryamaabdirahman7342
    @maryamaabdirahman7342 2 года назад +1

    Asc Adno cadey Allah idin xafido adiga iyo qoskada dhamaan masha Allah xbbti.
    Waxaan ku weydinaa Adnooy maxaa ku gartay wanaaga ninkaada ka shegayo iyo inaad noqotay 4dhaan.
    Sirta noo sheg si dhab ah uga so hadal Alla ku dhariyee.
    Aan noqonee aniga & gabdhaha kle la qabo. Waxaa ka rajeynaya ina iso jwbi dontid insha Allah mahadsanid

  • @farhiakadiye4648
    @farhiakadiye4648 2 года назад +11

    MASHAALAH tabarakalah keep going my family 👪 🙏 💪 ❤ 💙 ♥

  • @xaawoosmaan
    @xaawoosmaan 2 года назад

    Masha allah wlh wa hadiyad qaali ah oo qurux badan cimri dheer iyo cibado suuban allaha idin siiyo idin siiyo

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 2 года назад +10

    ما شاء الله تبارك الله صلاه على النبي هديه جميله ما شاء الله الله يسعدك ويحفظك ويسر امرك يا رب،🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @miskisaalah4690
    @miskisaalah4690 2 года назад +1

    Allaahu akbar wllhi nyda san uga hyi kitaabka mrkd dhahden hdiydn wx kaqaalisan waaba asigii maashaa allaah

  • @Xamdaay
    @Xamdaay 2 года назад +6

    Ilaahba ku dhartee intaa dhamaysan ba ogaa inuu yahay kitaab mansha alllah hadyad ka qalisan adunka ma taal♥️🤲

  • @Beingme541
    @Beingme541 2 года назад +1

    Masha Allah tabaraka Allah familkina Allah ni barakeyo

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 2 года назад +5

    Masha Allah tabaarakallah waqtiga ha idiin wacnaado happy birthday 🎉🎂🎉 Adna mahadsanid Saxaaf

  • @abdifatahomarahmed9157
    @abdifatahomarahmed9157 2 года назад +1

    Gaari wixii lamid ah ayuu soo wadaa isdhahaye masha allah aquuya hadiyada ugu wanaagsan waaye wllhi allah idin dhawro adna family

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 2 года назад +8

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @falastiinmohamud9512
    @falastiinmohamud9512 2 года назад

    Maashaallah inata aanan hadiyada arkin kahor ,waxa a niyadeeda kusoo dhacday hadiyada sidaas oo dhan uqiimaha badan in aya tahay ....tusbax ❤️❤️❤️❤️

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +5

    Manshalah😍 tabarakalah❤ ma jirto hadiyad ka qaali san adna iyo saxaaf🥰 beautifully 👌🙏

  • @faadumocumar8470
    @faadumocumar8470 2 года назад

    Allaahu akbar allaahu akbar majiro hadiyad kaa qaali saan aduunka m.a isku waara oo janada kuwada kulma wllke saxaf io wlshey adna

  • @swabrina6445
    @swabrina6445 2 года назад +73

    MaashaAllah 👏 What a good advice and a good surprise 😍 May Allah bless your beautiful family and protect you from evil eyes 🤲Amiin

  • @bigfancitizen580
    @bigfancitizen580 2 года назад +1

    Masha allah
    Waa Hadiyad tii ugu qaalisaneyd wax ka qaalisan majirto.
    Allaha idin barakeeyo

  • @sahidaabokor5024
    @sahidaabokor5024 2 года назад +22

    Well done saxaf scorekasi wuukuuxidhanyahay 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻we love you guys 🥹

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 года назад +1

    ماشاءالله تبارك الله اكبر الله
    Wallaahi waan kurakaray wax kaqaalisan majiraan beautiful beautiful family Allah idin xifdiyo Aamiin Aamiin yaarbi best family
    ماشاءالله تبارك

  • @safiaabdimalikumusafwan5656
    @safiaabdimalikumusafwan5656 2 года назад +11

    ما شاء الله
    ربي يحفظكم ويسعدكم 🤲🤲🤲
    أجمل هديه في هذا العالم 🌍
    اللهم إجعلنا من أهل القرآن
    أهل القرآن هم أهل الله وخاصته

    • @riyaaqcabdi4531
      @riyaaqcabdi4531 2 года назад

      Mnsha allh allha idin xifdiyo wax ka qaalsan malhan kaalmka alle

  • @musdhafyare9647
    @musdhafyare9647 2 года назад

    M.a saxweye midaan mid ku qaalisan majirto ilah ha idinbarakeyo 🤲

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 2 года назад +10

    Masha Allah beautiful family 👨‍👩‍👦😍😍

  • @khadraabukarhussein3437
    @khadraabukarhussein3437 2 года назад

    Masha Allah tabaarak allah ilaahay ha isku kiin xifdiyo 300 ee aad somaliya u diraysidn bal anagana yurub nagu soo gaarsii

  • @اممحمدعبدالرحمن-ف2خ
    @اممحمدعبدالرحمن-ف2خ 2 года назад +4

    ما شاء الله تبارك الرحمن الله يديك الصحه والعافيه ويديك عمره طويل يا رب

  • @ahmedabdullahi4536
    @ahmedabdullahi4536 2 года назад

    maya xaashaa lillaah waa hadiyadii ugu qaali sanayd ee ilahay subxanahu watacaa laa uu u hadiyeeyay xabiibkena mohamed SAW SAW SAW SAW hadii wax kale ad keeni lahayd waan kaa diidi lahaa bale hadii aad keentay qur,anka kareemka ah maba jiro wax lagu shabaho ugaaska iyo ugaasada waxan idin lee yahay allaha isku kiin barakeeyo adinka iyo awlaadiina bi,idnillahil karem

  • @H.EMRALBERTOtv
    @H.EMRALBERTOtv 2 года назад +11

    Maansh Aallh Beautiful my family keep going ♥️👏🏻

  • @dagmo6166
    @dagmo6166 2 года назад +2

    Masha allah alle haydiin barakeeyo masha allah

  • @qaalinaasirabdi6487
    @qaalinaasirabdi6487 2 года назад +8

    Mash Allh hadiyad ka qalisan majiro🤲🤲🤲❤❤❣❣💯

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 года назад +1

    maasha alaah waahadyad qaaliya. Aniga maskaxdayda waxaa ka guuxaysay Xajka hhh marka Quraanka wax lala tartarsiinkaro majirto guurkiinu hawaaro iyo jacaylkiinaba maasha alaah tabaaraka alaah.

  • @samirasaadi2355
    @samirasaadi2355 2 года назад +5

    MashaAllah tabaaraka Allah my beautiful family ❤❤❤❤

  • @abukarmuxumed6011
    @abukarmuxumed6011 2 года назад +1

    Walalahey aan aad ujclhy aa tihiin saxaf iyo adna wxn jclaa lhaa walashey taraxadan iny iska dhgto xijabka alle ku badasho sidane weykasii qurx bdnn dontaa abyo fdln jirkda cadaabta ka xijaab wyo intad xijabata naarta lga xijabaa allah drtisa idin jclhy

  • @notsihaam8466
    @notsihaam8466 2 года назад +34

    Mash allah beautiful family

  • @abdumuhammed8542
    @abdumuhammed8542 2 года назад +1

    Where, they live this family Masha Allah

  • @IdilMohmad
    @IdilMohmad 22 дня назад

    MashaAllah MashaAllah MashaAllah MashaAllah MashaAllah MashaAllah MashaAllah MashaAllah MashaAllah MashaAllah MashaAllah ❤️ 😍 💙 💕 💖 💗 ❤️ 😍 💙 💕 💖

  • @safasiman9548
    @safasiman9548 2 года назад +3

    Mashlh tabarklh allh haysku kiin barakeyo jasaklh khayr my family couple

  • @saamiyaahmed2274
    @saamiyaahmed2274 2 года назад

    Maan sha allaah ilaahaw faamli Kan isku barakee waa qoos diinta ilaahay kor uqaaday oo isku hagaaya adnay saxaaf ilahay hakuu barakeeyo gabdhuhu saxaaf oo kale maxaystaane maan sha allaah tabaaraka laah ilaahay cimrigiina haysku raajiyo inuu ikaatan quraana ku jiro waan gartay ee tasbiixda iyo sijaayada salaada ayaan la yaabay maan sha allaah

  • @fatimakiin435
    @fatimakiin435 2 года назад +10

    My family Aan jclhy role model aa ii tihiin ❤❤❤ allha idin dhowro aduun iyo aakhiro ❤❤❤❤