Duuliyihii ugu horeeyey, howl-gelinta Ciidanka Cirka Soomaaliya iyo Diyaaradda ciqaabta Khawaarijta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 129

  • @malaboa591
    @malaboa591 Месяц назад +34

    Maashaa Allaah wiilkaan Illaah ha u fududeeyo yaa Rabi Qarankiisa soomaaliyeed shaqada duuliyenimo uu u soo bartay Inshaa Allaah

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Месяц назад +9

    Maash,allah tan waa guul u soo hoyatay ummadda Somaliyeed. Ciidanka qaranka
    Guuleysta.

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 Месяц назад +8

    Waa horumar wacan duliyah diyarad umdaba somaliyeed alle ha xafido doqomda walalahood dil kooda loo adeegsado alle ha ka qabto umda

  • @KhadarCumar-sk4yh
    @KhadarCumar-sk4yh Месяц назад +4

    Inaan aragno diyaarad somali leedahay waxay noo tahay farxad from jigjiga waan idin jecelnahay

  • @11naa44
    @11naa44 Месяц назад +2

    MashAllah Guul ciidanka qaran 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu Месяц назад +13

    ❤❤❤❤
    RAGAAN HALA ILAALIYO. CADOWGA U SHAQEEYO. CARABTA IYO ITOBIA KENYA. HALAGA ILAALIYO. ALLAHU AKBAR

    • @Cadar49
      @Cadar49 Месяц назад +3

      Ilahay hanoo xafido qof walbo oo umada waxtar u leh alahuma Amin

  • @user-oo6tj8ol4n
    @user-oo6tj8ol4n Месяц назад +6

    Qaranimo allaha noo taam yeelo duuliye mohamed aad baan kuugu faraxsanahay walaal horay usoco
    From boocame SSC KHATUMO

  • @aliliibiya1663
    @aliliibiya1663 Месяц назад +7

    Masha Allah Allah ha ku xafido pilotte ellecoptr shaqa wacan insha Allah

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 Месяц назад +11

    Somalia guul iyo gobanimo

  • @Cade___pro
    @Cade___pro Месяц назад +6

    Somalia guul🇸🇴

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 Месяц назад +4

    masha Allaah
    walaahi aad ugu farax sanahay
    walahi waa hamikeyga Allaha Allaha ii rumeeyo

  • @mudiali719
    @mudiali719 Месяц назад +2

    Somali airline iyo airport cusub Allah ka baryaa inshallah

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Месяц назад +4

    Waa ceeb wax fiican na maahan in information military laga bixiyo social media lasoo dhigo xogta ciidanka & wiilasha naftooda u huraayo wadanka,

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Месяц назад +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✅✅✅💪💪 Somalia Somalia 🇸🇴✅

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Месяц назад +8

    Xooga dalka 🪖🪖🪖🪖🪖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕👍

  • @OglaMohmed
    @OglaMohmed Месяц назад +2

    Masha allah guul iyo gobanimo somalia❤

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj Месяц назад +1

    Allahuma baarik ardanaa wa maalnaa

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 Месяц назад +1

    Thankyou bathers ❤❤❤❤❤❤

  • @user-nl1hj9bz4v
    @user-nl1hj9bz4v Месяц назад +4

    maasha allah guuuuuul soomaliyaa❤❤❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Месяц назад +3

    Mashallah Mashallah ❤️ 👏🏽 👌 🇸🇴 ❤️ 👏🏽 👌 🇸🇴 ❤️ 👏🏽 hambalyo habalyo Somalia 🇸🇴 laman umad somaliyeed aad ayey ugu farsanyahin in wil somaliyeed duliye kayahay diyaradah cusub e cidanka xooga dalka Somalia 🇸🇴 guuleso ♥️

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Месяц назад +6

    Mashaaa.alaaah guuuuleyso

    • @jamamohamedmoalin5226
      @jamamohamedmoalin5226 Месяц назад +1

      dhaxalkii madaxweyne farmaajo ❤❤❤❤❤

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Месяц назад

      2 Diyaaradood oo aay tan kamid tahay waxaan maqlay waxaa Soomaaliya siiyey Mareeykanka, mana aha Diyaarad dagaal ee waa Diyaarad ciidanka qaada. Tan kale, waa Diyaarad 60.sano jir ah oo ah, diyaaradii la dhacday Madaxweynaha Iiraan ee yaanan dhalinyada lagu shirqoolin!

    • @MahirHassan-oh5qk
      @MahirHassan-oh5qk Месяц назад

      @@user-ex9qq4bs9iwaxas been waye wll Dowlada Turkey ayaa siisay dowlada Somalia

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 Месяц назад

    Ilaahey ha Guileeyo. Dhalinuarada Soomaliyeed horey ha isocoto

  • @cabdiwalifaarax3195
    @cabdiwalifaarax3195 Месяц назад

    Maasha Allaah waa guul usoo hoyatay ummadda Soomaaliyeed. Guuuul

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Месяц назад

    Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin barakallaah jazakumullaah kheyr walalayaaal ❤🇸🇴❤🕋💎🕋❤️💙🌺💐🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 Месяц назад +2

    Maasha Allah waa arin lagu farxo Dadaalka waxbarasho uu muujiyey Wiilkan Dhalinyarada ah. Dhalinyarada Haka faaiidaystaan waxbarashada free - ga ah Dawlada bixiso si Markaas loo helo Dhalinyaro badan oo Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed caawiya.

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy Месяц назад

      Makula thy in wax barashada free ga ay dowlada bixineyso si xaqa loo bixinaayo ama dhalin yaradoo dhan usiman thy jawabta aad u fududahay waana Maya 😢😢

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu Месяц назад +2

    ❤❤❤ naga ilaaliya kuwa khawaarijta kaso goostay. Wa been kuwaas

  • @akm4480
    @akm4480 Месяц назад +1

    Yaa Allaah u Fududee Oo ku xafid dhalinteena Daljirka ah ee Dalka iyo Difaaca u taagan🇸🇴👮🏽‍♂️🫶🏽🇸🇴✌🏼💪🏽 Dalka iyo Dadkana Eebe Haynoo Xafido🤲🏼Aamiin

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p Месяц назад +1

    Guul 🇸🇴

  • @GM-ub8qy
    @GM-ub8qy Месяц назад +1

    He should be held anonymous since he one of the very few pilots

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 Месяц назад

    Ilahey ja Xafido

  • @user-ql8hg7cu5e
    @user-ql8hg7cu5e Месяц назад

    Mashallah ❤ Somaliya
    Wlshy was so kabanaysaa
    E Allaha cadowga donayo
    In ay nabadda inaga Hor istaagaan
    Nagaqabto

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d Месяц назад +5

    Dowlada dhalinyarada kaloo badan hala baro adigana walaal saaxiibadaada bar

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 Месяц назад +4

    Bilaa caleek wax barta dal shabaab farta ugu wacdo wasiiradeeda ayaa soo bandhigeysan duuliyaaasha qaran badowyaal

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 Месяц назад +1

      Adiga laftigaaga ayaa u baahan in aad Wax barato maxaa yeelay mala Fahmaayo waxa aad meeshan kusoo Qortay.🤣🤣🤣

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 Месяц назад

    Masha Allah maxumo haray baa loo soconaayaa

  • @maryanahmed9538
    @maryanahmed9538 Месяц назад

    Masha allah dal xureeye guuul❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedhassan2595
    @ahmedhassan2595 Месяц назад

    Guuleyso duuliye qaran 👏👏🫡

  • @xaabsade9844
    @xaabsade9844 Месяц назад +2

    Maaha in lasso bandhigo duuliyaasha ilaashada waa dad khaase

  • @Rahim123Jr
    @Rahim123Jr Месяц назад +1

    مبروك الف مبروك

  • @Caawiye239
    @Caawiye239 Месяц назад

    Msha allh msha allh War farxadleh

  • @moustaphayacindjama1448
    @moustaphayacindjama1448 Месяц назад

    Macha Allah guul wll

  • @SMOJohan
    @SMOJohan Месяц назад

    Mahadsanid 🇸🇴✊🫰🙏

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9x Месяц назад

    Thanks

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q Месяц назад

    Masha allah guul

  • @guledyare7176
    @guledyare7176 Месяц назад

    Masha allah ❤👏🏾✊🏾

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal Месяц назад

    Maasha'allaah ❤🎉

  • @SiciidDalmar
    @SiciidDalmar Месяц назад

    Duuliyihii ugu horeeyey see ah

  • @buraale134
    @buraale134 Месяц назад

    Mashallah

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 Месяц назад

    Masha Allah ❤ dalkaygii wuu soo noqday lkn duuliyaasha hanaga tusine cadowga waayo dalkeenu si buuxda save uuma aha

  • @user-xg1xo3uj1i
    @user-xg1xo3uj1i Месяц назад

    ❤❤❤❤❤

  • @xaajia2219
    @xaajia2219 Месяц назад +2

    Al shabab iyo cadawga dalka ineey dilaan miyaa loo baafinayaa wiilkaan duuliyaha ah magaciisa..
    Dad ka caqli xun ma aragteen!

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Месяц назад

      Waaba la yaabanahay sababta wajigiisa loo soo bandhigaayo. Dalkaan cadaw badan buu leyahay. Waana qalad arintaan soomaaliya dowlad awood leh kama jirto oo ilaalin karto dadka wax tarka u leh bulshada markaa in la soo bandhigo wajigooda waa qalad weyn

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Месяц назад

      Ethiopia iyo kenya & emaaraadka hadeey ninkaan oo kale jaanis ku helaan. Ineey dilaayaan labo cali is weeydiin meeyso. Dadkaan wajigooda waa in la qariyaaa. Dadka soomaaliya joogo waa xoolo caadi ah. Lama joogo waqti la soo bandhigo dadkaan oo kale.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Месяц назад

    Masha-allah Mohamed Hashi Guuleyso Dalkaada Aa Naftaada U hibeyse Adiga Iyo C X D S

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du Месяц назад

    Waa la soo ridaa

  • @hassannurrashid9208
    @hassannurrashid9208 Месяц назад

    Masha Allaah Somali hanolato

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg Месяц назад +1

    War baahinta waryaa kaqabto dalka war yaa islaama

  • @HavePatience773
    @HavePatience773 Месяц назад

    diyarada kale ya waday wa suale

  • @user-dw5jf1nb9b
    @user-dw5jf1nb9b Месяц назад

    Waa wax laga naxo in aan 2024 laba diyaarad oo hilocoptor ah an yeelano inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun😢

  • @maxamedyuusuf1393
    @maxamedyuusuf1393 Месяц назад

    M.a

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Месяц назад

    Diyarada 2aad yaduliya

  • @Somaliyoutuper
    @Somaliyoutuper Месяц назад

    DUNIDU WAXAY UGUURTY DIYAARADAHA AAN DULIYAHA LAHYIN HASE AHAATE WEY KA FAA IDI DOONAAN SOMALIDU HADA

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu Месяц назад +1

    Waxan u baahanahay. 1000. Rak ah oo lahubo. Oo an kaso goosanin khawaarij

  • @cayuuka2488
    @cayuuka2488 Месяц назад

    waa aqoon aan lagu xaqiijinayn wax hadaf ah dadkuna waa qabiilooyin isu safan iyo ciidan ka kooban deegaano yar oo ka tirsan soomaalia loona wada arag ciidan qaran

  • @KhadarYaasiin-m9f
    @KhadarYaasiin-m9f Месяц назад

    Fariid

  •  Месяц назад +1

    Pilot kaasi waaa hanti Qaran waxay ahayd inaad Qarisaan aragiisa. Isagana waxay ahayd inuu caqli badnaado oo uu is Qariyo

    • @nuurgedi
      @nuurgedi Месяц назад

      may promation waaye ardayda kale iney ku daydaan waaye

  • @MukhtarMahadmuxumed
    @MukhtarMahadmuxumed Месяц назад +1

    Sirta cidanka ma banNka ukentwn AS

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek Месяц назад

    Arimaha milatariga looma baahna in shacsb ay wareysato

  • @yassinegal1050
    @yassinegal1050 Месяц назад

    Diyasrad mise Helicopter 🫡🫡🫡

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 Месяц назад

    sxb gasho gloveska

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 Месяц назад

    War waxan diyaarad umaba ekee ma kartoon ayaa laga sameeyay

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Месяц назад

    aaway 130 askari oo ciidanka cirka ah oo Turkigu tababaray 2013 ilaa 2019 kii

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Месяц назад +2

      Xasan shiikh baa kala diray

    • @11naa44
      @11naa44 Месяц назад

      Hasan ba mushaharkii ka cunay

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Месяц назад

    2014kii waxaykadhigantahay xiligi xasan shiq hore xiligi farmajo diyarahayen lamakenin maxaysokordhiyen marka 2dandiyaradod 1)xabadmaridan loguma talogelin 2)waxayqadan dhawaca iyagouqabaysan inmelkasta kudegikaran xita amarjansi hospitalada dhexdoda iyo dushoda iyo inay sarakisha qadan kudarso diyarad xabadridin isdifacikarin cadawgu kamabaqdo marwalbana wusoridikara

  • @CabdulaahiXasan-y3s
    @CabdulaahiXasan-y3s Месяц назад

    Camerada miyaa qoryahay lagu laayn rabo qawaarijta

  • @abdisamadofficial3663
    @abdisamadofficial3663 Месяц назад +1

    hargaysa duqeey😂😂😂😂

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Месяц назад

    labada kale tolow yaa waday?❤🇸🇴☝🏿

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur Месяц назад

    Xogta milatariga in aad dhex geshaan maaha, waa qalad.
    Alxamduliaha, Alleh ayaa mahad oo dhan leh, Dhinaca kale, this is history, He is the Somali pilot who flew a helicopter over Mogadisgu after 32 years Waan u hambalyaynaynaa wana wax farxad u ah dhamaan shacabka Somaliyeed inay arkaan diyaarado dagaal oo ay dowladoodu leedahay.Kuwo kalena waa in la soo taba baraa.
    Waxa kale oo loo bahaan yahay gantaaladii difaaca hawada, ka soo in diyaarad cadow leeyahay ay mogadishu soo weerarto , ma haysanaa gataaladii lagaga hortagi lahaa??????

  • @user-nj8gk9kz6m
    @user-nj8gk9kz6m Месяц назад

    Yasa😂😂😂

  • @ibraahimmahamud5148
    @ibraahimmahamud5148 Месяц назад

    Jaamisyadan sidan uweyn halaga ilaaliyo ragga kasoo goostey khawaarijta , ragga duulimaadyada loo tababarayo yeysan noqon rag fukir khawaarij lala xariirinayo dhankaa hala iska ilaaliyo , xitaa rag aaminsan fikirka qahaabiga halaga ilaaliyo meelaha xasaasiga ah waayo fikir isma badalo jaanis gaad waaye

  • @zultancimilo
    @zultancimilo Месяц назад

    Meesha doonta maroo goojacade soo dul mar suug hadan soda Usha lagula dhacin 😊

  • @hmh3620
    @hmh3620 Месяц назад

    Lama kashifo wejiyada dadka aadka qaaliga u ah ee aan la heleyn dad lagu beddelo haddii cadow la tago

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 Месяц назад

    Jahannama kula dhac ilahy idanki

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 Месяц назад

    Waar qarankii waa horumaruu hal xabo oo helicopter ah ayuu helay.

  • @tusechanell3669
    @tusechanell3669 Месяц назад

    Somalidu jubaysii badana tani xilimay mid wax disha noqotana ar reer xamara kuwa rakabkana waxbay laysay dhaha dee tan kuwii samaeystay oo maraykan ahba dhawacay ku guran waa ambulances misa dagaalka gasha waa apache

  • @MaxamedMuuse-lt3fm
    @MaxamedMuuse-lt3fm Месяц назад

    Hal diyaarad ama qaran dhan iyo umad 30milion in looga dhigo wax weyn oo laheysto. Waa ayaan daro weyn oo ku dhacdey qanaacadii umadeed iyo midii qaranimada soomaliyed.
    Tani maha mid weyn lkn waa jn dalkaan dhalinyaroy laysku furaa oo hamigeena an ka dhignaa oo dalkeena an qabiilka iyo dulinimada na daashaty an ka saarno

    • @LarryNelsonShorts
      @LarryNelsonShorts Месяц назад

      Dawlada xasan ba waxaa taqaan Hal diyaarad in wax weyn lagaga dhigo

  • @gare12
    @gare12 Месяц назад

    BIRMADE DALXUREYE DALKII HORE WEYN AYUU DALKII GAARAIIYEY GUULEEYSO

  • @abdiazizyare6741
    @abdiazizyare6741 Месяц назад

    Kenya f16 bay haysataa kumana faanto ana helicoptar 2 kartoon oo rasaas ah wada baan ku faanayaa waa xaqiiqda 2024 dalkan ma soo dhawa wax badan baa u haray😢

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Месяц назад

      Bal kwrn soomali oo F16 heshay 😂😂😂

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Месяц назад

      Kenya f-16 ma adiga siiyay sxb.

    • @abdiazizyare6741
      @abdiazizyare6741 Месяц назад

      @@Ahmedali-gw7xm francis baa ka iibiyay oo sxbo yihiin lkn tiro yar bay ka haystaan 20 kama badna

    • @abdiazizyare6741
      @abdiazizyare6741 Месяц назад

      @@Cabdiraxman..Mudug. eber ba iska dhigi lahayn hadeer baaba rpg iyo 37 la yaabanahay f16 aaa ..😭

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Месяц назад

      @@abdiazizyare6741 ninyahoow hurdo miyaa ku jirtaa. France ayaa siisay oo ka iibisay f-16 kenya baa ledahay. Xitaa war bixinta aan aqriyay baa inoo sheegeyso ineey xitaa iyaga heeysan diyaaradaha f-16 ee mareykanka sameeeyo.

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD Месяц назад

    😂😂😂 Abgaashii dameeraha ahaa ma waxaan bay diyaarad moodeenn?

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 Месяц назад

    Tabarada waa in dalka lagu bixiyaa oona lasoo amaahdaa taba barayaal qibrad sare leh

  • @katar443
    @katar443 Месяц назад

    Diyaarad Dagaal 😂😂Tan wax lee soo fiirfiirisaa mashee Dagaal ma gasho Jaqafkaan intaa bakhaar ku xirtaan ka carara Ciidanka Cirkoow

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Месяц назад

    Anbalas cidanka cirka cub dhulka

  • @abdiosman100
    @abdiosman100 Месяц назад

    Somalia ha is xorayso Ethiopia ha iska celiso

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад

    Ninkani Duuliye maba ahan waa kuwa Garaseeya oo tirtira Ninka wada xasan sheekh waa nin Uganda u dhashey waxas uu been hurgufayo wax ka jira majirto

  • @yousefHassan-qm5rn
    @yousefHassan-qm5rn Месяц назад

    mamnuuc waaye in aad soo sawirto ama aad wareeysato hal duuliye macnaha diyaarada labaad waxaa waday ajnabi maxaad u dagdegee sug ilaa duuliyayaasha soomaaliya ka gaaraan 10 si aad halmar uwada wareeysato hana soo sawirin goob qalab milatery yaalo waa khalad foolxun

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm Месяц назад

    Duuliyahaan waa wiil somali ah sax ilama aha.
    Waxay ila tahay in somali laga reebo.
    Maxaa yeelay meesha uu joogo waa somaliya
    Haa haddii maraykanka uu joogo sida barnaamijkii cabdisalaan hareeri ee duuliyhii somaliga ahaa ee uu borogaramka ka diyaariyay.
    Maxaa

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 Месяц назад

      Shaydaan Qabyaaladiiste ah baad tahay !! Wiil kan waa Pure Somali Kuna dhashay Xamar.

    • @AH-mn9jm
      @AH-mn9jm Месяц назад

      وفي روايةٍ: فَقالَ رسولُ اللَّه ﷺ:
      أَقَالَ: لا إِلهَ إِلَّا اللَّهُ وَقَتَلْتَهُ؟!
      قلتُ: يَا رسولَ اللَّهِ! إِنَّمَا قَالَهَا خَوْفًا مِنَ السِّلاحِ،
      قَالَ: أَفَلا شَقَقْتَ عَنْ قَلْبِهِ حَتَّى تَعْلَمَ أَقَالَهَا أَمْ لا؟
      ! فَمَا زَالَ يُكَرِّرُهَا حَتَّى تَمَنَّيْتُ أَنِّي أَسْلَمْتُ يَومَئذٍ.

  • @xabibamaxamuud9784
    @xabibamaxamuud9784 Месяц назад

    duuliyo nimo ma fududa runti

  • @ahmedabdi281
    @ahmedabdi281 Месяц назад

    Haba yaraatee calaamad ama astaan muujinaysa qaranka som. ookutaala diyaaradan majirto maxaa qaldan?????
    Mida kale waabahalo gaboobay kuwii dagaalkii labaad kadoo hadhay

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk Месяц назад

    Horta guusha ilaahey baa iskale, Rasuul kiisa ayaa iskale, Mu'uminiinta ayaa iskale, guusha kale Soomaali iyo Oromo iyo Ahmaarku ku faanayaan waxba kama jiraan weligooda guul baa sheegayaan mana guulesanayaan.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад +1

    Dharka uu wato maba ahan dharka Duuliyasha ay qaatan waa nin MOORYAN DHIIGYOCAB AH oo indhacde adeer u yahey oo xayeysiis loo sameynayo

  • @CabdiBarre-f2n
    @CabdiBarre-f2n Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂 kala tag beenta sidee. DAGAAL UGU SHAA WAABA. YAAB😂😂😂😂😂😂😊

  • @MohamedYousuf-zo2mt
    @MohamedYousuf-zo2mt Месяц назад +1

    Bal beenta eega, walaahi baanad arkayn hal mar oo uu duulinayo diyaarada. Ajaanib ayaa wada bahasha. Markuu leeyahay Xasan Sheekh buu qaaday, bal sawirka u fiirso ninka diyaaradda wadaa waa nin madow oo ajaanib ah. Kirishbooy buu ka yahay diyaaradda ninkani😂.

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 Месяц назад

      Xaasid Ciilan baad tahay ee la dhimo Cuqdadaada.

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Месяц назад

      Wll kan waa oromo ama mucarad qawil ah ina aderka madaxweyn hado yahay wan tagera waye shekta we soco ta waa dad cuqdad qawo waye wll

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt Месяц назад

      @@raghedanan3959 Run sheeg waa ceeb sheeg bro. Waxaad diyaar u tahay beenta laguu sheegayo inaad sideeda u qaadato waxbana kuuma qaban karo waayo adigaa raba.

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z Месяц назад

    War aamus

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад

    Duliyahow Xaal Qaado meel uu wax ku bartey maba sheegayo Sudan waa meel ay u dhamatey