Mohamed Academy | Af Iswiidhish: (Svenska - Somaliska) SFI - VERBS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Cashirkaan Waxa oo ku saabsan yahay ficilada ee luqada Iswiidishka - Waxa loo yaqaano VERBS.
    Fadlan SUBSCRIBE Saar si aad Ula socoto Channel Keena!
    Waxaad Kaheli Doontaa:
    1.Quraan Aqriska
    2.Muxaadarooyin
    3.Tafsiirka Quraanka
    4 Axaadiista Rasuulka SCW
    5. Suaal iyo Jawaabo Diini eh
    6. Cilmu Naafic
    Waxaad igala soo xariiri kartaa:
    Tel: 0729172491 ama
    E-mail: Mohamedakademi@gmail.com

Комментарии • 23

  • @luulomar5117
    @luulomar5117 2 года назад

    Masha Allah Mahadsanid noosoobadi waxbadanaan kaafaaideynaa insha Allah

  • @boy_win0232
    @boy_win0232 3 года назад +2

    Masha allah

  • @saidajama6468
    @saidajama6468 3 года назад

    Man sha alaah tack så mycket

  • @Hussienabdi-s7z
    @Hussienabdi-s7z 2 года назад

    Tack så mycket bror

  • @ifraaxifraax9424
    @ifraaxifraax9424 3 года назад

    Tack så mycket

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 3 года назад

    Tack så mycket Maxamed du är väldigt jätte bra lärare

  • @xabonmimi494
    @xabonmimi494 3 года назад

    Maansha allah walal aad ayaad u mahadsan tahay luuqadan madaxa ayay igu dhufatay wan ku daba daalay labana iskuma keenayo hadalkiiba bujuq bujuq iga ah

    • @MohamedAcademy
      @MohamedAcademy  3 года назад +1

      InshaAllah waad baran doontaa, hajoojin in aad mar walba barato eray cusub. Hadii maalintii 5 eray oo cusub aad barato wee kugu filantahy maalintaas. InshaAllah waxaan isku dayaa in aan cashirada soo badiyo.

    • @xabonmimi494
      @xabonmimi494 3 года назад

      @@MohamedAcademy thnks wallal talada fiican no so badi ilahay ha ku barakeeyo

  • @safiyoabdicali8550
    @safiyoabdicali8550 3 года назад

    Tack

  • @faizaahmed1531
    @faizaahmed1531 Год назад

    Asc walaal aad ayaan kuu salaamayaa

  • @suadrooble5375
    @suadrooble5375 3 года назад

    Wll waad mahadsantahay wan ubaahnayan qof afkayga hooyo noogu micneeya.👍

  • @awessidow6944
    @awessidow6944 2 года назад

    mashallah tack så mycket, jag ska kolla dina videos från med nu

  • @mohamethbashiir9086
    @mohamethbashiir9086 3 года назад

    Manshallh lipx

  • @nuuratoxob4945
    @nuuratoxob4945 3 года назад

    Asc abaayo ama haabaryar mawaweeneykarta qorraalka adiigoo mahaasan tack så mycket

  • @kittygirlarmy2651
    @kittygirlarmy2651 Год назад

    Jag ska åker till Stockholm imorgon

  • @sharifoaxmed2775
    @sharifoaxmed2775 2 года назад

    Maxa lagu dhaha subuga ismaris Aya ubaxanahay

  • @kittygirlarmy2651
    @kittygirlarmy2651 Год назад

    Jag glömde att hittade min fakturorna föra vecka

  • @kittygirlarmy2651
    @kittygirlarmy2651 Год назад

    Jag vill inte sova nu

  • @kittygirlarmy2651
    @kittygirlarmy2651 Год назад

    Vi brukar äta lite godis en gång i veckan