Wariye uma baahna in yaasiin la aamino. balse muhiim ma aha in shacabku wax walba ogaadaan. Dowladnimadu ma aha sida aad jeceshay inay wax walba noqdaan. Dhibka dhacay waa mid ka baaxad wayn sida aynu uragno.
Wiilkan yasiin wa gesi hawiye hawiyen gesigo iga xumeya ama dila ragga waxtar leh markan u fiiriyo 1991 maanta janarale hawiye ee Tirana badan dagaal dhexda ku laayey yahuu
Masha alaaaaah wlky xafidullahi ruunta ka hadashey guuleso mhdsan Yasin farey ruunta ka tawada thanks
Yasiin farey wa gesi xaqa dirir iskukalsoonida buuxda qaba runta sheegay ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur insha
Asc Yaasmiin Farey keep keep going 🇸🇴
Masha alhaa xildhibane yasiin ki dadka iyo dalakaba waxa utaro naqoo waligana xaqa ku taganawa walaalkeya inoonowa
Shalay aheyd marka janarale farxan qaroole la dilay maanta kuwa kale daba socdan wa aqli saliim leh ha shaqeyo from ceelhur insha
Mashaalah yasin farey waxatahah siyase warkisu cadyahay
Yasiin farey wa wadani dhabta ah nin cadaalada jecel ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur insha
Sheekadaan marba marba kasii danbeysa iney is fur fureysa aa moodaa waana waxa aan wada sugeyno " Alle idin kiisa " kiisakaan mid qarsoomi kara ma ahan, Allow anoo ogaan masuuliyiin Isku sheegtada ka danbeysa dhiga gabadhaas, nafta ha iga qaadin OO Cimriga noo wada dheereey, waa tii Somali 🇸🇴 hormar u horseedi laheed, hadii cadeynta la helo,💪✊🦁
Dawlada Shabaab ayaan la dagaalamayaa dhab kama aho wayo dawladan xasan hogaamiyo boqolkiibo Lixdan waa shabaab
Waa qslad sida uu hadalayaa
Wariye uma baahna in yaasiin la aamino. balse muhiim ma aha in shacabku wax walba ogaadaan. Dowladnimadu ma aha sida aad jeceshay inay wax walba noqdaan. Dhibka dhacay waa mid ka baaxad wayn sida aynu uragno.
Xildhibaanku warkisu wu cad yahay sida waxaa jira sarakiil siyaasiin dawlada ka tiran e Cadawga la shaqeyo hada yay ka tiran yihiin.
Kani wariye ma aheyn wa ciilqabe dhagarqabe yahuu
Waxaan u dhaaran garaa ikraan tahliil qof hawiye aheeyn ma dilin, igu yaraan wax beey ka ogaayeen waana damir xuma ay qabaan
I THING HE KNOW EVERYTHING ABOUT HER?
Nin kan cidiisa ma garanayo lakin wuxu ka midyahay dadka ugu macquulsan oo dowada kujiro qiimeenta hadalkisa
Yaasin farey libaax libaax dhaley😎👍
Gariig ya iskaleh racaday
Hadu run shegaayo muxuu u dhawaqi wayay magacyada sida fahad yasiiin qabyalad baa ku jiro yasiif
Yaasiin Farey Allaha xafido 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️,wadani dhaba👍.
Ikharan
Isagaa kamid ah waa dadkii farmaajo iyo fahad ay xamar ugatageen laakiin waa laogyahay waana lagudabajiraa
Wariyaha ciyaal suuqa ah maxaa😂Xildhiban ka u keenay kanoo kale lama hor fadhiisto
Qofkaan warkiisu ma Alfana
Wiika shigshigaa wadnaqabad yasiin fareey farmaajo iyo fahad gacantooda ayeey kubaxday
Waa bentis farmajo group kisa waaye mahad maxamed Salaad waa nin Hawiye nimada Ku weyn tahay qof kasta oo Hawiye ama iriir samale waa inaa Tagertan qofka karti leh oo Beesha uu Dagalamayo Darood waxey Raban indhaha ineey Naaga Ridan kadib Na Qabsadan
Yassin farey jaajus iyo Odawaa Farmaajo ayaa weli dowladda u shaqeyaan Qaroole nah waa la dilay. Qabiil mey weli meesha ku joogaan????🤔
Noociisa iyo inta lamidka ah inteey uhadlayaan soomaaliya beentana lasoo fariisanayo meelahan oo kale rajo malaha soomaaliya
His body language says theirs a fishy thing in place . Laakin Dhibmaleh Koley Dalkaan Waxba kamatarikaraan kuwaan meelo fogfog ayaa laganaasnuujiyaa.
Wiilkan yasiin wa gesi hawiye hawiyen gesigo iga xumeya ama dila ragga waxtar leh markan u fiiriyo 1991 maanta janarale hawiye ee Tirana badan dagaal dhexda ku laayey yahuu
Yasiin fareey jiis marixaan fahad waxeey ugu ordayan xildhibanimo ineey xasanad ku ganbadaan
Caku caqligii dameeraha. Yak yak yak yak. Dad nool oo Allah abuuray oo caqliga dameeraha isku yeelay maxaa laga qaban karaa? Abuuris Allah miyaa? Mise danuubtii ayaa qalbiga madoobeysay🤮🤮🤮
Yak, walaahi waa ka xumahay inaan daqiiqad akhriyo oo kugu lumiye. Laakiin saad comment macquula u akhrinaydo ayaa dameer caws daalaadhacayaa kaa hor imaan🤧🤧🤧🤧
Bal aqligan firiya, muxuu usheegi wayay markuu xilka hayay dad dawlada ku jira oo shababka. Shame on you
Kolley, waxaa loo heystaa dilka iyo maqnaanshaha Ikram tahlil, waxaa lagu tuhunsan yahay, yasin farey, fahad, farmaajo, wadne qabad, haddii ay maxkamadi xukumi weyso, kolley iyagaa u dhiman doono.
Waa in laxiraa yasin farey waayo waraysi been ah ayubixiyay asagoo og wax walba oo dhacay waqtigii farmajo uu la shaqaynayay
Inuu been shegayo suasha laweydiye iyo jawabto bixinayo ismalahan wayo waxaa laweydiye yakamid ah wushegi waye misane waxu dahay rag dowlada kujiro
Yasiin fareey wuuku jiraa raga dilay
Aljazeera Aljazeera is a valid for
Why xildhibanka ugu soo celcelinaya, adba waad og tahay maxaad iga weydineysa? Wiilkan muxuu yahay yuu u shaqeya? koleyba ninkan wareysigisu wareysi saxafaded uma eka, waa interrogation style wali xagjir ah sida uu u wareysanayo xildhibanka inkasto microphone iyo camera ruuxii wataa uu yahay wariye,
Kan wax wareysanaayaa waa sheeko naageed iyo maxaa la yiri wareysigiisa uf uf uf. War horta baro saxaafadda. Makarafoon aad soo bililiqaysatay ayaad nala hortimid. Qax khibrad ah kaama muuqdaan.
maxay tahay wa ka tirsan tahay qofki hay ada ka tirsan wa ka shaqeyaa o mushar ayu qaataa
ASC WAREYSI MA AHA WAA FADHI KU DIRIR WARIYUHU AQOON SUXUFI MALEH WUXUU TOOS U BIIGSANAYA FARMAAJO IYO FAHAD WAXAA BEENTA SOO MAAN GUURIYEY MORYAANTA IYO ALSHEYDAANIYA HADANA AYAGOO DHAN WADA ARGAGIXISO ALSHEYDAANIYA MORYANTA DHAC HANTIYED DILAL IYO KUFSI ISBAARO ILMO MAXAAD XADNAA CALAMEYSTA.AQAS UF
Yasin farey wijigaan kugu yaal miyad masuul kutahay Somali wa u dhamatay ilahayow faraj nofur Amiiiiiiiiiiin 🤲🤲😔
Been bada sheegtaya yasin faraya waxa welfare waa agtaya yarisaw igrana tahliila waya ageda dilka yarisawa xita gudomiyasha dagamayinka ka baqdaya alshabaaba la sheqeyana jiisa mariixana cali dhuxa fahad yasiin iyo yasin faraya danbiyo badan bada gashena
Doofarka fareey gacantiisa ayeey ku maqantahay
Beenlow hana danbajin
Wa la ogyahay 3dex nin ay gacantooda ku baxday ikran baristeeda wa socota ,
** yasin faray wa wadani qaran
Runtu ka haday ****
Alshabaab mahad salaad ina adeerkaa miyaa? Hawiyihii xitaa wuu xasuuqay. Laakiin waa la daawanayaa sirdoonka Maraykanka mar dhaw way dilayaan.