Waalida Trump Caalamka kusoo kordhiyey Dalalka la qaadanayo iyo Kuwa Burburaya
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia
Horu fadhi midea hooyga wararka sugan, cilmiga iyo adeegsiga luuqada soomaaliga saxda ❤
INCHAALLAH MAREIKAAN ASAGA AYAA BURBUURI.ISLAAMKUUNA DOORKIISA WAA INAY CIYAARAN.OO AAMUUSKAN AY KA BAXAAN.
Xashaw carabtu wax lo hiliiyo maaha ,, waxu waa qudhin weeye. Xataa soomalida ha iska dhaafto dharka carabta iyo dhaqan xumadooda, dhaqanka islamka ee wanaagsan aan kaga dayanno Indonesia iyo Malaysia 🇲🇾
☝️ Lacnadi ☝️ KORKOODA ☝️ Ha ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️
Asc walaal waad mahadsantahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Iran 🇮🇷 guul ❤❤❤❤
Madax mareykan waa yahuud io ingiriis Madax dooda
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
HA WAA WAALI WAXUU TRUMP KU DHAQAQAY.LAKIIN WAA IN LA ISKA CEELIYO OO WALIBA ISLAAMKU AY ISKA DAAFACAAN TALAXUUMADA.
TRUMP MUXUU KU KEENAY GAZA INUU GEYO SOMALIYA.WAA RUUN.IRAN WAXA SOO RACA WAA TURKIGA BAAS.LAKIIN CAALAM ISLAAMKA WAXKAA MA HAYAAN.INTAY LACAGTA AY UGEENAYAAN MAREIKAAN MAXAY AYAGU U SAMEYSANI WAYEEN.AFRIKA WAXBA KAMA JIIRAAN.AYAGO ALLAH KU MANEYSTAY QANINIMO SIDA DAWOYIIN WADA DABEYCI AH YA JIIRA.DAHAB, DHEYMAAN LUUL MACDAAN BADAAN LAKIIN AWAY DADKII SOO SARAYEY.
😮
Iiran wa shiico caqiida ahaan
Waana kansar ku dhexjira umada islamka ah😮😊
Somalia sacuudiga kan sar ah shiicadu wa Muslimiin jahliga kala tag Uma
Taasi waxay la mid tahay tii uu ka tagey E.X Farmaajo uu uga tegey M. Xasan Shiikh.
Qeebta 1waad ayaanbo kasoo dhiibti communitiga qrebtaan fahankeed
❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
لماذا تضحك😢
Why you lough
Sabab aad ku qososhay
Suurtagal maaha saxib in maraykan kaligiis uu ka adkaan karo ruush iyo shiino wada socda, maxaa wacay haday dhabaqdo dagaal fulayeed ayaa bilaambi oo nukriyeer ayaa la isku asqaysiin taasina saadaal ma laha.
Hadii falaastiin lasoo dajinin Somaliya Waa hubaa Marekanka Ayaa Somaliya qaadan doona waayo Somalida Waa hunguri kaliya Lacag Yar Hadii lasiiyo wax waliba Waa iib
falastiin aygaba raali kuma ahan xta masar diiden in loo raro