Somali oo dhan hadey ninkaan camal Ahaan la haayeen somaliya guul ayay gaari la heed wlhi qeer Allaha siiyo samir iyo imaan Allaha ka siiyo wiilkiisa ilaahey na ha u naxariisto walalken
Alle ha u naxariisto walalkeena adiga sawar iyo imaan Alle haka siyo...somalia israaca ee qabyaalada iska daaya ee halmeel kasoo jeesta somalia ha noolaato 💯💖💗💓
Mashalaah wa kuwii 77 oo kale NAF iyo maal uhuray guulayso Waayo cidanka wadanka ilaaliya Waaa muqdas inshalaah waa in somali Ku dayataaa. Allaah samir ha ka buuxiyo. Wuxuu AMINSANYAHAY Inaan dagaal qabiil dhicin Fitnada ayuu ka hortagayaa guul.
Guul iyo gobanimo Somalia 🇸🇴
M.a taliye qabi furan iga dheh Allow ino badi qalbiga wanag san allah u naxristo wiil kena
Masha Allah waka Gessiku horey usoco taliye wax had mudantahay kudaycho
waa.nin ku.dayasha mudan
Mash-allah Brother Somalia is Somalia love you
Allaha unaxaristo wiilkaga waa wiil kena alla ka waraabiyo janna fardowsa amiin waxa an ubahanahay ragaas okale allaha noo badiyo amiin allahayoow
Amin ya allah
Kuwo kaqeerbadan allaha kuugubadalo.bro🇸🇴👍
Taliye Maxamed sheekh waa shakhsi ku dayasho mudan allaah yaxfadak🤲
M.a Allaha unaxaristo wiilka Adigana samir & iiman allaha kasiiyo taliye
Taliye guuleeyso🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ilaahey ha u naxariisto wiilkaaga. Waxaa tahay qof dayasha mudan. Inshallah sabrkaaga waxaa ku heli doontaa ajar badan
Wixii ugu fiicnaa ee aan maqlo sanadihii igu dambeeyay
Somali oo dhan hadey ninkaan camal Ahaan la haayeen somaliya guul ayay gaari la heed wlhi qeer Allaha siiyo samir iyo imaan Allaha ka siiyo wiilkiisa ilaahey na ha u naxariisto walalken
masha allah maxamed alle ha ku xifdiyo taliye❤❤❤alle amiin yarabi amiin masul qali❤❤❤
Guul iyo gobanimo taliyow guuleyso
ninkan horey baan u daawaday isagoo ciidankiisa la hadlaya waa nin caqli iyo karti ilaahey siiyey
mansha allah illah sabirkaga janatulfirdosa hakugu abalmariyo
Maasha allaah iimaanka illaah ha kuu sugo samirka illaah ha kuu siyaadiyo
Taliyaha waa qof fiican keep going❤️👈
Ma'shaa Allah waa aabe imaankiisa adagyahay, Allah wiilkiisa haunaxariisto, waa aabe kudayasho mudan.
Manshallh nin qalbi wanaagsan rabi noo babaadi maryoleey ku deyda.
Mansha allah ❤️♥ ♥
Maasha alah
Ha nolata Somalia besha bimal samar iyo iman allah ha liga siya nolada bimal
Mash Allah 🙏🏽
Wlhi taliyahani waa taliye ilahay iimaan iyo qanaacad ilaahay siiyay..waa taliye dad iyo dal jacayl badan ilaahay ugu deeqay...dawlada wxan ugu baaqayaa in la dalacsiiyo taliyaha
Halyay haddoo jiro waa ninkan waayo wiilkiisi wuu dhintay uma soo noqonayo samir ayuu wakiishay subxaan allah noloow taliye
geesinimada la sheegi haddaad maqasho waa tanoo kale ilaahay samir iyo ajjar ha siiyo ...
Masha Allah ninkan masuul sare waye
Allah ha u naxariisto
Badal Qeyrqabo alllah ha siiyo waaa taliyo kudayasho badan
Alle ha u naxariisto walalkeena adiga sawar iyo imaan Alle haka siyo...somalia israaca ee qabyaalada iska daaya ee halmeel kasoo jeesta somalia ha noolaato 💯💖💗💓
Masha Allah Badal Kheyr Qabo Allah Siiyo
Masha allaah alle Somali oo dhan san haka dhigo maxmed shiekh guul ayad gartey ee alle haku xiftiyo
Allaha unaxariisto wiilkaaga Allaha kuu xafido wixii kuu heray oo ilmoah
mashaallah Imanka qabtid Allah nasiya kuligeen
Masha allh a janada allh kawarsbiyo
taliyahan ilaahey baan idinku dhaarshey maba arag isagoo kale waa in lagu deysadaa cimrigiisa allah dheereeyo samir iyo iimaan allaha kaa siiyo
Ilahay ha ku barkeyo ilmahaaga iyo reer kaga
Waaa geesi u dheertahay wadaniyad biyo dhigtay Allah cadowga kaa qabo taliye
ماشاء الله تبارك الله الله يكثر من امثالك الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته أنا لله وإنا إليه راجعون البقاء
❤️❤️❤️❤️ Illahi khair ha ku siiyo
Waxad tahay haalyeey Somaliayeed 🇸🇴
Jano alle haku casuumo adigana samir iyo iiman hakaa siiyo ❤🙏😭
Waa nin aan wax badan ogayn ilaahay caqliga ha usooo celiyo
Samir iyo Iman alahaka siyo qalbigana alah haku qabojiyo isagana alah haunaxaristo. Aaamin
Mansha allah ilahay samir jamiil ah ha siiyo wan qiirooday walalhi
Maa shaa Allah shaqsi xalaal ah muwaadina aaminsan ilaahay wax ka Kheyr badan Allah ha ugu bedelo
MashaAllah taliye wanagsan wlhy Allah samir haka siyo willkada
Dunida kaligiss bakahare🥺 ma.a🥰
Massha Allaah walahi wanin daacad Ah òo imanleh ilahow kuxafid wilkagana samir iyo iimaan kasi
Thanks taliye tusaalaa u tahay cidanka
Legend 🙌 🙌 🙌
Geesi geesi dhalay
Rabbi jano iyo raxmo haka waraabiyo wiilkiisa
Allow unaxariisto willka
walaahi waa kuwa aan rabno allow noo badi ninkaanoo kale wiilkiisiina janada usareysa gee yaarabi amiiiiiiiin yaarabi asaga iyo eheladiisa oo dhana samir badan ku irsaaq 🍀🌹💕🇸🇴🤲🏾
Masha,allah taliye geesi ah oo xalaal ah
Allah ha unaxariisto
Maasha allah ilaahay ha usiyaadiyo wanaaga aw sameeyay aduunka rag baa ku nool
Maansha allah ilaahay caqliga ilaahay ha u daayo soomaliya ha israacdo mudooba qaranimo ayaa loo baahan yahay
Geesigu wa kan sabraa taliye samir iyo iiman alle hakaa siiyo wilkaada somsli ado kale ayey ubaahantahy
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Ilaahay samir iyo iimaan hakaasiiyo
🇸🇴🇸🇴💪💪💕🙏🤲🤲🤲
Ilaahay samir iyo imaan hakaa siiyo.isna jannada hageeyo aamiin yaa Rabi
Allaha U naxariisto Samir iman allaha Ka Siiyo
Mashallah wa abbo Samar badan
Taliyahaan nookale ma la helo ILLAHEY samir hakaa siyo
ma sha alah tliye alaha u naxaristo kitabkisa midigta alaha ka siyo adiga badal qer qaba tliye
M.a
Ninkaan hada kohor daawadat waa wadani xalaal ah guuleeyso
Msahsllha 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😥😥
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناتك يارب العالمين
Kabtankaan kor Allaah hakayeelo xalaal cune xalaal lagu dhalay aduun iyo aaqiro Allaah hakuu gargaaro adigoo kalena nimanka iyo wiilasha somaliyed hakadhigo
Alaha u naxaristo
GEESI ALLA YAA MADAXDDA SOOMAALIYA SIDAAN KA DHIGO!
Wlhi waalakala Samir badanyahay illahay jazadaada janatul firdowsa haka dhigo Allahuma Aamiin' waxaan u baahanahay madax weyne sidaan ah'
Halanoo doorto maxamed sheikh walhi waa nin raga
Ilaahay samir hakasiiyo wiilkiisa waa Abo samir badan
M.a wa dhif, lama helo qof noocan ah
ماشاء الله اللهم احفظه
Waa wax ku dayasho mudan
Rabbi hakaa samirsiiyo dadkana waxaan urajaynayaa inay cashar kabartaan Captain Maxamed shiekh
Alaah ha unxriisto taliyal badan oo khibrad leh oo kulamid ah dalka ubahan
masha alah
Mashallah
Halyey nimada dhabta waa midan, somaliyey waa tusaale nool walaahi
wiilkiisa kii dilay ayaa maanta dhib qaba
قال الله -جل وعلا-: (فَمَنْ عَفَا وَأَصْلَحَ فَأَجْرُهُ عَلَى اللَّهِ إِنَّهُ لَا يُحِبُّ الظَّالِمِينَ)
قال الله -جل وعلا-(ادْفَعْ بِالَّتِي هِيَ أَحْسَنُ فَإِذَا الَّذِي بَيْنَكَ وَبَيْنَهُ عَدَاوَةٌ كَأَنَّهُ وَلِيٌّ حَمِيمٌ * وَمَا يُلَقَّاهَا إِلَّا الَّذِينَ صَبَرُوا وَمَا يُلَقَّاهَا إِلَّا ذُو حَظٍّ) عَظِيمٍ) صدق الله العظيم
M.a lipax dheh taliye wadanka adigo cml oo kumanan geesiyal ah kuubahna shaqa wcn
Mahamed Sheekh Waa Nin II Maan Leh Waxaa Ku Dhahaay Nooloow Ninkii Dilay Wiilkiisa Maalinta Qiyaamo AA Laga Jaasinayaa
Buuga..wax.barashada.magu.dara.ninkan.mase.lasinaa.qofka.markow.basaboor.qato.waxa.la.raciyaa.dadka.kudayashada.mudan.siloo.aqristo.dadkana.loga.aqon.sado.aqligu.hashaqeyo.dadkana.tariiq.wax.laga.barankaro.karebo.hanoolato.hali.geeyo.hayega.taariiqda.soo.ban.dhiga.nolow.taliye.dalkada.difaco.angana.ducadan.soo.direynaa
Allah yaa raxma. Wadani weeye ninkaan waxaa loo baahan yahay kumanaan asagoo kale ah
Mashalaah wa kuwii 77 oo kale
NAF iyo maal uhuray guulayso
Waayo cidanka wadanka ilaaliya
Waaa muqdas inshalaah waa in somali
Ku dayataaa. Allaah samir ha ka buuxiyo. Wuxuu AMINSANYAHAY
Inaan dagaal qabiil dhicin
Fitnada ayuu ka hortagayaa guul.
M.a mxm sheeq
He true leader
Allaha unaxariisto wiilkaaga rag rag dhalay nin daacad u ah dadkiisa
Sargaal wacan. C/Qani waa inuucadaalad hello
Libaax Libaax dhalay
Gacan ku dhiigle oo amrey in ay ciidankiisa wax soo dilaan
Ninkan taliyaha guud ee NISSA wa u qalma iyo derjoyin kasi sareya
Dadkan oo kale bay Somalia u baahan tahay
ilaahow sabar ka sii,nagana sii wiilkeena, ku dayasho aad mudantahay wlhi
M.a tani wa garadka uu dadka dheryahay io hibada u ebbe kumaneystay captain kudayasho ayamudantahay in lagugu dayandonan wanrajenayaa
guleyso tliye
Walaal kat wuxuu feyaa wax weyn oo qiimp leh