Wararkii u Danbeeyey Boqor Buurmadow oo La Siiyay Xaal iyo Raaligelin Kadib hadalkii Suldaan Daa'uud

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 62

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 10 дней назад +18

    suldaaaaan kusheega daauud laleeyahayyyyyy waaa xabagle wasakha oo sakhraaaana waaana ciyaaaaalo suuuuuqqqqq xayawaan waaana ceebeeyeyyyyy 😊

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 10 дней назад +12

    Suldaanka naceebeyay ilahay dhiiga ka qaad suldaanba nomaha waa neef nacasa

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 10 дней назад +9

    Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka Guul ciidanka qaranka

  • @user-un8xo9rg5z
    @user-un8xo9rg5z 10 дней назад +5

    Salanta iska hagaji salamulahi caleykum Maha salanta saxda ah salanta saxda ah waa sidan asalamu caleykum waraxma tulahi wabarakatu

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 10 дней назад

    QOFKAASI WAA SULDAANKA GARACXEJISKA BUURMADOW WAA BOQORKA REER SHEEKH ISXAAQ OO AANAY YUSRA HARTI KU JIRIN WAA INTA XALAASHA AH EE SHEEKH ISXAAQ DHALAY ❤❤❤❤❤

  • @XasanMaxamed-br6zp
    @XasanMaxamed-br6zp 9 дней назад +1

    Waa sax suldaan daauud.buurmadow waa qawda maqashii wanna ha uqaban garxajis .waanu haynaa warkiisa .kkk

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 10 дней назад +3

    Taar tv libax qaran

  • @weriyekeyd9567
    @weriyekeyd9567 9 дней назад

    Suldan ciyaal alle kuma barakeyo dhagaxlow

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 10 дней назад +3

    Baastar weyan suldaana mahe eyga ambanaya sharad bameshayaal iyo 500 geela e muqaato hadanu garag ahayn muxu isunabaya abihi lagasogoyeyba badka lakeenay e raaligelinta xagukakeenay ambadku 🤔

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 10 дней назад +1

    Cid uu suldaan u yahay inankan xabagiistaha ahi ma jirto oo aan ahayn beeshiida ciidagale,hadaanu nahay habarjeclo iyo awal nama metelo afkayagana kuma hadli karo hotausoto dambeydoba.

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he 10 дней назад

    Wasax ❤❤❤somalilan guuul ❤❤insh Allah suldaan cismaan sheekh Ibraahin okay 👍 ❤❤❤❤

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f 10 дней назад +3

    Ciidagale waakii waligiiba idin xukumi jiray isaaqow waa Saldanadii Guud, whether you like it or not 👏👏👏🎉🎉🎉🎉🎉💐💐💐💐💐🌷🌷🌷🌷🥀🥀🥀🥀🥀🥀💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MustafeHassan-y3v
    @MustafeHassan-y3v 8 дней назад

    اللّهُـمَّ عالِـمَ الغَـيْبِ وَالشّـهادَةِ فاطِـرَ السّماواتِ وَالأرْضِ رَبَّ كـلِّ شَـيءٍ وَمَليـكَه ، أَشْهَـدُ أَنْ لا إِلـهَ إِلاّ أَنْت ، أَعـوذُ بِكَ مِن شَـرِّ نَفْسـي وَمِن شَـرِّ الشَّيْـطانِ وَشِـرْكِه ، وَأَنْ أَقْتَـرِفَ عَلـى نَفْسـي سوءاً أَوْ أَجُـرَّهُ إِلـى مُسْـلِم
    Allaahumma caalimal qaybi washs hahaadati,faadirassamaawaati wal ardi rabba kulli shay-in wa maliikah, ash-hadu an laa ilaaha ilaa anta ,acuudu bika min sharri nafsii, wa min sharri shaydaani wa shirkihi, wa an aqtarifa calaa nafsii suuan aw ajurrahu ilaa muslimin
    Allow allihii waxa maqan iyo waxa joogaba(la arko) ogaayow, cirka iyo dhulkana rabbigii abuurayow, rabbigii shaykasta lahaayow, waxaan qirayaa in uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee, waxaan kaaga magan galayaa sharka naftayda, iyo sharka shaydaanka iyo shirkigiisa ama dabinkiisa, waxaan kaloo kaa magan galayaa in aan naftayda xumaan u soo jiido, ama qof muslin ah u soo jiido xumaan
    (بِسـمِ اللهِ الذي لا يَضُـرُّ مَعَ اسمِـهِ شَيءٌ في الأرْضِ وَلا في السّمـاءِ وَهـوَ السّمـيعُ العَلـيم . (ثلاثاً
    Bissmilaahilladii laa yadurru maca ismihi shay-un fil ardi walaa fissamaai, wa huwassamiicul caliim}qofkii yiraahda saddex jeer subaxdii iyo galabkii ducadan wax dhiba ma arkayo..
    Magaca ilaahay ayaan ku billaabayaa, magacaasoo uusan dhibin lajirkiisa wax ku sugan dhulka iyo cirka, allena waa maqal badane cilmi badane ah
    (رَضيـتُ بِاللهِ رَبَّـاً وَبِالإسْلامِ ديـناً وَبِمُحَـمَّدٍ نَبِيّـاً . (ثلاثاً
    Radiitu billaahi rabbaa wa bil islaami diinaa wa bi muxammadin nabiyyan wa rasuulaa}qofkii yiraahda saddex mar subaxdii, saddex marna galabkii, waxaa balan ah in ilaahay raali galiyo maalinta qiyaamaha
    Waxaan raali uga ahay ilaahay rabbinimo, islaamkana diinimo, muxammadna s.c.w nabinimo
    يا حَـيُّ يا قَيّـومُ بِـرَحْمَـتِكِ أَسْتَـغـيث ، أَصْلِـحْ لي شَـأْنـي كُلَّـه ، وَلا تَكِلـني إِلى نَفْـسي طَـرْفَةَ عَـين
    Yaa xayyu yaa qayyuumu biraxmatika astaqiithu, aslix lii sha-nii kullahu, wa laa takilnii ilaa nafsii darfata caynin
    Allihii noolaayow, allihii qayyuumka ahaayow(allihii qabanayay dhamaan arimaha koonka), naxariistaada darteeda ayaan gurmad ku dalbayaa,wanaaji arinkayga dhamaantiis, hana igu dhawrin naftayda ilbiriqsi
    أَصْبَـحْـنا وَأَصْبَـحْ المُـلكُ للهِ رَبِّ العـالَمـين ، اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ خَـيْرَ هـذا الـيَوْم ، فَـتْحَهُ ، وَنَصْـرَهُ ، وَنـورَهُ وَبَـرَكَتَـهُ ، وَهُـداهُ ، وَأَعـوذُ بِـكَ مِـنْ شَـرِّ ما فـيهِ وَشَـرِّ ما بَعْـدَه / أَمْسَيْـنا وَأَمْسـى المُـلكُ للهِ رَبِّ العـالَمـين ، اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ خَـيْرَ هـذهِ اللَّـيْلَة ، فَتْحَهـا ، وَنَصْـرَهـا ، وَنـورَهـا وَبَـرَكَتَـهـا ، وَهُـداهـا ، وَأَعـوذُ بِـكَ مِـنْ شَـرِّ ما فـيهـاِ وَشَـرِّ ما بَعْـدَهـا
    Asbaxnaa wa asbaxal mulku lillaahi rabbil caalamiina, allaahumma innii as aluka khayra haadal yawm, fatxahu, wa nasrahu, wa barakatahu, wa nuurahu, wa hudaahu wa acuudu bika min sharri maa fiihi wa sharri maa bacdahu
    Waan waa bariisanay, boqornimaduna wey waa bariisatay iyadoo u usugan ilaahaygii caalamiinta rabigooda ahaa, allow waxaan ku weydiisanayaa khayrka maalintan,fatxigeeda( furashadeeda), iyo gargaarkeeda, iyo nuurkeeda iyo barakadeeda iyo hanuunkeeda, waxaana kaa magan galayaa sharka ku sugan dhexdeeda iyo sharka ka dambeeyaba
    أَصْـبَحْنا[أَمْسَـينا] علـى فِطْـرَةِ الإسْلام ، وَعَلـى كَلِـمَةِ الإخْـلاص ، وَعلـى دينِ نَبِـيِّنا مُحَـمَّدٍ وَعَاـى مِلَّـةِ أبينـا إِبْـراهيـمَ حَنيـفاً مُسْلِـماً وَمـا كـانَ مِنَ المُشـرِكيـن
    Asbaxnaa calaa fidratil islaami, wa calaa kalimatil ikhlaasi wa calaa diini nabiyinaa muxamadin s.c.w wa calaa millati abiinaa ibraahiima xaniifan musliman wa maa kaana minal-mushrikiin
    Waxaan ku waa bariisanay fidrada(diinta) islaamka, iyo kalmada runta ah, iyo diinta nabigeena muxammad s.c.w iyo diinta aabaheen ibraahiim ee ahaa mid ka iishay diimaha(gaalada) oo dhan, muslimna ahaa, kamana mid ahayn mushrikiinta(gaalada)
    (سُبْحـانَ اللهِ وَبِحَمْـدِهِ . (مائة مرة
    Subxaanallaahi wa bixamdihi Qofkii dhaha boqol mar subaxdii iyo galabkii, ma imaanayo nin ka fadli badan maalinta qiyaamo, nin intiisa oo kale ama ka badiyay mooyee
    Ilaahaybaa xumaan ka hufan, mahadna leh
    لا إلهَ إلاّ اللّهُ وحْـدَهُ لا شَـريكَ لهُ، لهُ المُـلْكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كُلّ شَيءٍ قَدير
    Laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir} (toban mar) ama (hal mar) markaad daalantahay
    Ilaah majiro xaq lagu caabudo alle mooyee kaligii, ma laha cid wax la wadaagtaa, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahadda, wax walbana wuu awoodaa
    (لا إلهَ إلاّ اللّهُ وحْـدَهُ لا شَـريكَ لهُ، لهُ المُـلْكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كُلّ شَيءٍ قَدير . (مائة مرة
    Laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir (boqol jeer markuu waagu u baryo)
    Ilaah majiro xaq lagu caabudo alle)101( mooyee kaligii, ma laha cid wax la wadaagtaa, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahadda, wax walbana wuu awoodaa
    (سُبْحـانَ اللهِ وَبِحَمْـدِهِ عَدَدَ خَلْـقِه ، وَرِضـا نَفْسِـه ، وَزِنَـةَ عَـرْشِـه ، وَمِـدادَ كَلِمـاتِـه . (ثلاثاً
    Subxaanallaahi wa bixamdihi, cadada khalqihi wa ridaa nafsihi, wa zinata carshihi wa midaada kalimaatihi (Saddex jeer marka uu waagu u baryo)
    Waxaa xumaan ka hufan oo mahad leh ilaahay, inta aytahay tirada uunkiisa, iyo raalinimada naftiisa, iyo miisaanka(culayska) carshigiisa, iyo anqaasta ama khadka erayadiisa
    اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ عِلْماً نَافِعاً، وَ رِزْقاً طَيِّباً، وَ عَمَلاً مُتَقَبَّلاً
    Allaahumma innii as-aluka cilman)102( naafican, wa risqan dayiban, wa camalan mutaqabbalan
    Allow waxaan ku weydiisanayaa cilmi wax anfaca, iyo irsiq wanaagsan oo xalaal ah, iyo camal suuban oo la aqbalo (waxaa la dhahaa subaxdii)
    أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ
    Astaqfirullaaha wa atuubu ilayhi
    Ilaahay ayaan dambi dhaaf weydiisanayaa ,una toobad keenayaa (boqol jeer maalinta dhexdeeda)
    (أَعـوذُبِكَلِمـاتِ اللّهِ التّـامّـاتِ مِنْ شَـرِّ ما خَلَـق . (ثلاثاً إِذا أمسى
    Acuudu bi kalimaatillaahittaamaati, min sharri maa khalaqa (saddex mar markii uu galabaysto)
    Waxaan uga magan galayaa kalmadaha ilaahay ee dhamayska tiran sharka waxa uu uumay
    اللَّهُمَّ صَلِّ وَ سَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ
    Allahuma salli wa sallim calaa nabiyyinaa muxammadin (toban jeer)
    Allow naxariis iyo nabadgalyo nabiganaga muxammad korkiisa yeel Waayo rasuulku s.c.w wuxuu sheegay qofkii ku salliya toban jeer markii uu waagu u baryo, toban jeerna ku salliya markii uu galabaysto in shafaacadiisu(ergadiisu) gaarayso qofkaas maalinta qiyaamo
    2:285 - wuu rumeeyey Rasuulku wixii looga soo dajiyey Xaga Eebihiis, Mu'miniintuna (way rumeeyeen) dhamaana waxay rumeeyeen Eebe, Malaa'igtiisa kulubtiisa iyo Rasuuladiisa, mana kala geynayno mid ka mid ah Rasuuladiisa dhexdooda, waxayna dhaheen waan maqalay oon adeecnay, dhaafidaada. Eebahanow xaggaagaana loo ahaan.

    2:286 - kuma mashaqeeyo Eebe naf waxay awoodo mooyee, waxay mudan waxay kasbatay (oo wanaag ah) waxaana korkeeda ah waxay isu kasbatay (oo xumaano) Eebow ha noo qabanin haddaan halmaanno gafno, Eebow hanagu xambaarin Culays saad ugu xambaartay kuwii naga horeeyey, Eebow hanagu xambaarin (dhibin) waxaanaan awood u lahayn, na cafina oo noodhaaf noon naxariiso, adaa gargaarahanaga ahe, nooga gargaar qaarka gaalada ah.

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 9 дней назад +1

    Cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin yaarabbii aamiin yaarabbii 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @XamseDahiir-u3t
    @XamseDahiir-u3t 10 дней назад +3

    Taar tv

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 10 дней назад +1

    Waa war weyn

  • @AxmedInaTuur
    @AxmedInaTuur 10 дней назад +1

    Arinkaa beesha garxajis waxay islahayd kuxumeeya habarjeclo macni beenbuusheegee xaaroodoow xalqado waaa qalad

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 9 дней назад

    Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q 10 дней назад

    boqor buur madow waa geesi afrika kadhashay oo libaaxa

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac 10 дней назад +1

    Cadcad kaylo munaafaqiintii inadabadhigtay waakuwaa mant kaladhaqaajiyay guuuuuuul iyo gobanimo

  • @MustafeHassan-y3v
    @MustafeHassan-y3v 8 дней назад

    اللهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ
    Akhriso aayad kursiga
    قُـلْ هُـوَ اللهُ أَحَـدٌ …..( [ الإِخْـلاصْ ] ) قُـلْ أَعـوذُ بِرَبِّ الفَلَـقِ…..( [ الفَلَـقْ ] ) قُـلْ أَعـوذُ بِرَبِّ النّـاسِ…..([ الـنّاس([
    Akhriso suuradda Ikhlaas
    Akhriso suuradda qulwale
    أَمْسَيْـنا وَأَمْسـى المـلكُ لله وَالحَمدُ لله ، لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحدَهُ لا شَريكَ لهُ، لهُ المُـلكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كلّ شَيءٍ قدير ، رَبِّ أسْـأَلُـكَ خَـيرَ ما في هـذهِ اللَّـيْلَةِ وَخَـيرَ ما بَعْـدَهـا ، وَأَعـوذُ بِكَ مِنْ شَـرِّ هـذهِ اللَّـيْلةِ وَشَرِّ ما بَعْـدَهـا ، رَبِّ أَعـوذُبِكَ مِنَ الْكَسَـلِ وَسـوءِ الْكِـبَر ، رَبِّ أَعـوذُبِكَ مِنْ عَـذابٍ في النّـارِ وَعَـذابٍ في القَـبْر
    Asbaxnaa wa asbaxal mulku lillaah, walxamdu lillaah laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahulmulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir,rabbi as-aluka khayra maa fii haadalyowm, wa khayra maa bacdahu, wa acuudu bika min sharri maa fii haadal yowm wa sharri maa bacdahu, rabbi acuudu bika minal kasali, wa suuil-kibari, rabbi acuudu bika min caddabin finnaar wa cadaabin fil-qabri
    Waan waabariisanay, boqornimaduna wey waabariisatay iyadoo usugan ilaahay, mahad ilaahay ayaa leh, ilaah xaq lagu caabudaana majiro ilaahay mooyee kaligii, cid wax lawadaagtana malaha, wuxuu leeyahaya boqornimada, wuxuuna leeyahayna mahadda, shay kastana wuu karaa, rabbiyow waxaan ku weydiisanayaa (inaad i siiso) khayrka maalintan iyo khayrka kadambeeya, waxaan kaa magangalayaa sharka maalintan iyo sharka kadambeeya, rabbiyow waxaan kaa magangalayaa caajiska, waxaana kaa magan galayaa gabow-xumi, rabbiyow waxaan kaa magan galayaa cadaab naarta dhexdeeda ah iyo cadaab qabriga dhexdiisa ah
    اللّهُـمَّ بِكَ أَصْـبَحْنا وَبِكَ أَمْسَـينا ، وَبِكَ نَحْـيا وَبِكَ نَمـوتُ وَإِلَـيْكَ النِّـشور
    Allaahumma bika asbaxnaa wa bika amsaynaa wabika naxyaa wabika namuutu wa ilaykannushuur
    Allow sababtaada ayaan ku waabariisanay, sababtaadaana ku galabaysanay, sababtaadaana ku noolnahay sababtaadaana ku dhimanaynaa, xagaaguuna ahaaday soobixitaanku
    للّهـمَّ أَنْتَ رَبِّـي لا إلهَ إلاّ أَنْتَ ، خَلَقْتَنـي وَأَنا عَبْـدُك ، وَأَنا عَلـى عَهْـدِكَ وَوَعْـدِكَ ما اسْتَـطَعْـت ، أَعـوذُبِكَ مِنْ شَـرِّ ما صَنَـعْت ، أَبـوءُ لَـكَ بِنِعْـمَتِـكَ عَلَـيَّ وَأَبـوءُ بِذَنْـبي فَاغْفـِرْ لي فَإِنَّـهُ لا يَغْـفِرُ الذُّنـوبَ إِلاّ أَنْتَ
    Allahumma anta rabbii laa ilaaha illaa anta khalaqtanii wa anaa cabduka wa anaa calaa cahdika wa wacdika mastadactu,acuudu bika min sharri maa sanactu wa abuu>u laka binicmatika calayya wa abuu>u bidambii faqfirlii fa innahu laa yaqfiruddunuuba illaa anta
    Allow adigu waxaa tahay rabbigay, ilaah majiro adiga mooyee, adigaa i abuuray, aniguna waxaan ahay adoonkaaga, waxaana ku suganahay balankaagii iyo yaboohaagii intaan awooday, waxaan kaa magangalayaa sharka aan sameeyay,waan kuu qirayaa nicmada aad ii nicmaysay,waana qirayaa danbigayga,ee ii dambi dhaaf, ma dhaafo dambiyada adiga mooyee». ducadan waa duco aad u weyn, qofka yiraahdana isagoo yaqiinsan kadibna dhinta isla habeenkiisaas, janno unbuu) horay ka gali
    اللّهُـمَّ إِنِّـي أَصْبَـحْتُ أَُشْـهِدُك ، وَأُشْـهِدُ حَمَلَـةَ عَـرْشِـك ، وَمَلائِكَتِك ، وَجَمـيعَ خَلْـقِك ، أَنَّـكَ أَنْـتَ اللهُ لا إلهَ إلاّ أَنْـتَ وَحْـدَكَ لا شَريكَ لَـك ، وَأَنَّ ُ مُحَمّـداً عَبْـدُكَ وَرَسـولُـك .(أربع مرات حينَ يصْبِح أوْ يمسي)
    Allahumma innii asbaxtu ush-hiduka wa ush-hidu xamalata carshika wa malaa-ikatika wa jamiica khalqika annaka antallaahu laa ilaaha illaa anta waxdaka laa shariika laka, wa anna muxammadan cabduka wa rasuuluka} (afar jeer) marka aad galabaysatid ku badal erayga (allahumma innii asbaxtu) erayga (allahumma innii amsaytu)
    Allow aniga waagaa iibaryey anigoo ku marag galinaya, makhraatigalinayana xambaarayaasha carshigaaga, iyo malaa-igtaada iyo dhamaan uunkaaga inaad tahay adigu ilaahay. ilaah majiro adiga mooyee kaligaa, malihid wadaage, nabi muxammadna waa adoonkaagii iyo ergaygaagii (qofkii dhaha afar jeer subaxdii iyo galabkiiba ilaahay wuxuu ka xorayn naarta)
    اللّهُـمَّ ما أَصْبَـَحَ بي مِـنْ نِعْـمَةٍ أَو بِأَحَـدٍ مِـنْ خَلْـقِك ، فَمِـنْكَ وَحْـدَكَ لا شريكَ لَـك ، فَلَـكَ الْحَمْـدُ وَلَـكَ الشُّكْـر
    Allahumma maa asbaxa bii min nicmatin aw bi axadin min khalqika faminka waxdaka laa shariika laka, falaka alxamdu walakal-shukru Waxaad ku badashaa galabtii areyga allahumma maa asbaxa areygan:(allahumma maa amsaa} qofka dhaha ducadan subaxdii wuu gudtay maalintiisaas mahadnaqa rabigiis, qofkii yiraahdana galabkii isaguna wuu gudtay mahadnaqa rabbigiis habeenkiisaas.
    Allow waxa aan ku waabariistay oo nimco ah, ama uu ku waa bariistay qof kale oo uunkaaga kamid ah, adiga xagaaga ayuu kasugnaaday kaligaa, cid wax kula wadaagtana ma lihid, allow waxaa kuu sugnaaday mahad iyo shukri
    اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصْرِي، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ... اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوْذُ بِكَ مِنَ الْكُفْرِ، وَالْفَقْرِ، وأَعُوْذُ بِكَ مِنْ عَذَابِ القَبْرِ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ
    Allahumma caafinii fii badanii allahumma caafinii fii samcii allahumma caafinii fii basarii laa ilaaha illaa anta allahumma innii acuudu bika minal kufri wal faqri wa acuudu bika min cadaabin fil-qabri laa ilaaha illaa anta} waxaa la dhahaa seddex jeer
    Allow ii caafi jidhkayga, allow ii caafi maqalkayga, allow ii caafi aragayga, ilaah majiro adiga mooyee, allow anigu waxaan kaa magan galayaa gaalnimo, waxaana kaa magan galayaa saboolnimo, waxaana kaa magan galayaa cadaabka qabriga, ilaah majiro xaq lagu caabudaa adiga mooyee
    (حَسْبِـيَ اللّهُ لا إلهَ إلاّ هُوَ عَلَـيهِ تَوَكَّـلتُ وَهُوَ رَبُّ العَرْشِ العَظـيم . (سبع
    Xasbiyallaahu laa ilaaha illaa huwa calayhi tawakaltu wa huwa rabbulcarshilcadiim} todoba jeer, Qofka dhaha totoba jeer ducadan,subaxdii iyo galabkii, ilaahay ayaa ka kaafinaya wax kasta oo murugo galiya aduun iyo aakharaba
    Waxaa igu filan ilaahay, ilaah majiro xaq lagu caabudo isaga mooyee, isagaana)93( tala saartay, isaguna waa rabbiga carshiga weyn
    اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ العَـفْوَ وَالعـافِـيةَ في الدُّنْـيا وَالآخِـرَة ، اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ العَـفْوَ وَالعـافِـيةَ في ديني وَدُنْـيايَ وَأهْـلي وَمالـي ، اللّهُـمَّ اسْتُـرْ عـوْراتي وَآمِـنْ رَوْعاتـي ، اللّهُـمَّ احْفَظْـني مِن بَـينِ يَدَيَّ وَمِن خَلْفـي وَعَن يَمـيني وَعَن شِمـالي ، وَمِن فَوْقـي ، وَأَعـوذُ بِعَظَمَـتِكَ أَن أُغْـتالَ مِن تَحْتـي
    Allaahumma innii as-alukalcafwa walcaafiyata fiddunyaa wal-aakhirati, allaahumma innii as-aluka alcafwa walcaafiyata fii diinii wa dunyaaya wa ahlii wa maalii, allaahumma-stur cawraatii wa aamin rawcaatii allaahummaxfadnii min bayni yadayya wa min khalfii wa can yamiinii wa can shimaalii wa min fawqii, wa acuudu bicadamatika an uqtaala min taxtii
    Allow waxaan ku weydiisanayaa cafis, iyo caafimaadqab, aakhiro iyo aduunba, allow waxaan ku weydiisanayaa cafis iyo caafimaad diintayda dhexdeeda iyo aduuyadayda iyo ehelkayga iyo maalkaygaba, allow astur cawrooyinkayga, cabsiyadaydana iigu amaan, allow iga ilaali hortayda iyo gadaashayda iyo midigtayda iyo bidixdayda, iyo korkayga, allow weynaantaada ayaan u magan galayaa in hoostaydana la iga shirqoolo

    • @MustafeHassan-y3v
      @MustafeHassan-y3v 8 дней назад

      اللّهُـمَّ عالِـمَ الغَـيْبِ وَالشّـهادَةِ فاطِـرَ السّماواتِ وَالأرْضِ رَبَّ كـلِّ شَـيءٍ وَمَليـكَه ، أَشْهَـدُ أَنْ لا إِلـهَ إِلاّ أَنْت ، أَعـوذُ بِكَ مِن شَـرِّ نَفْسـي وَمِن شَـرِّ الشَّيْـطانِ وَشِـرْكِه ، وَأَنْ أَقْتَـرِفَ عَلـى نَفْسـي سوءاً أَوْ أَجُـرَّهُ إِلـى مُسْـلِم
      Allaahumma caalimal qaybi washs hahaadati,faadirassamaawaati wal ardi rabba kulli shay-in wa maliikah, ash-hadu an laa ilaaha ilaa anta ,acuudu bika min sharri nafsii, wa min sharri shaydaani wa shirkihi, wa an aqtarifa calaa nafsii suuan aw ajurrahu ilaa muslimin
      Allow allihii waxa maqan iyo waxa joogaba(la arko) ogaayow, cirka iyo dhulkana rabbigii abuurayow, rabbigii shaykasta lahaayow, waxaan qirayaa in uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee, waxaan kaaga magan galayaa sharka naftayda, iyo sharka shaydaanka iyo shirkigiisa ama dabinkiisa, waxaan kaloo kaa magan galayaa in aan naftayda xumaan u soo jiido, ama qof muslin ah u soo jiido xumaan
      (بِسـمِ اللهِ الذي لا يَضُـرُّ مَعَ اسمِـهِ شَيءٌ في الأرْضِ وَلا في السّمـاءِ وَهـوَ السّمـيعُ العَلـيم . (ثلاثاً
      Bissmilaahilladii laa yadurru maca ismihi shay-un fil ardi walaa fissamaai, wa huwassamiicul caliim}qofkii yiraahda saddex jeer subaxdii iyo galabkii ducadan wax dhiba ma arkayo..
      Magaca ilaahay ayaan ku billaabayaa, magacaasoo uusan dhibin lajirkiisa wax ku sugan dhulka iyo cirka, allena waa maqal badane cilmi badane ah
      (رَضيـتُ بِاللهِ رَبَّـاً وَبِالإسْلامِ ديـناً وَبِمُحَـمَّدٍ نَبِيّـاً . (ثلاثاً
      Radiitu billaahi rabbaa wa bil islaami diinaa wa bi muxammadin nabiyyan wa rasuulaa}qofkii yiraahda saddex mar subaxdii, saddex marna galabkii, waxaa balan ah in ilaahay raali galiyo maalinta qiyaamaha
      Waxaan raali uga ahay ilaahay rabbinimo, islaamkana diinimo, muxammadna s.c.w nabinimo
      يا حَـيُّ يا قَيّـومُ بِـرَحْمَـتِكِ أَسْتَـغـيث ، أَصْلِـحْ لي شَـأْنـي كُلَّـه ، وَلا تَكِلـني إِلى نَفْـسي طَـرْفَةَ عَـين
      Yaa xayyu yaa qayyuumu biraxmatika astaqiithu, aslix lii sha-nii kullahu, wa laa takilnii ilaa nafsii darfata caynin
      Allihii noolaayow, allihii qayyuumka ahaayow(allihii qabanayay dhamaan arimaha koonka), naxariistaada darteeda ayaan gurmad ku dalbayaa,wanaaji arinkayga dhamaantiis, hana igu dhawrin naftayda ilbiriqsi
      أَصْبَـحْـنا وَأَصْبَـحْ المُـلكُ للهِ رَبِّ العـالَمـين ، اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ خَـيْرَ هـذا الـيَوْم ، فَـتْحَهُ ، وَنَصْـرَهُ ، وَنـورَهُ وَبَـرَكَتَـهُ ، وَهُـداهُ ، وَأَعـوذُ بِـكَ مِـنْ شَـرِّ ما فـيهِ وَشَـرِّ ما بَعْـدَه / أَمْسَيْـنا وَأَمْسـى المُـلكُ للهِ رَبِّ العـالَمـين ، اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ خَـيْرَ هـذهِ اللَّـيْلَة ، فَتْحَهـا ، وَنَصْـرَهـا ، وَنـورَهـا وَبَـرَكَتَـهـا ، وَهُـداهـا ، وَأَعـوذُ بِـكَ مِـنْ شَـرِّ ما فـيهـاِ وَشَـرِّ ما بَعْـدَهـا
      Asbaxnaa wa asbaxal mulku lillaahi rabbil caalamiina, allaahumma innii as aluka khayra haadal yawm, fatxahu, wa nasrahu, wa barakatahu, wa nuurahu, wa hudaahu wa acuudu bika min sharri maa fiihi wa sharri maa bacdahu
      Waan waa bariisanay, boqornimaduna wey waa bariisatay iyadoo u usugan ilaahaygii caalamiinta rabigooda ahaa, allow waxaan ku weydiisanayaa khayrka maalintan,fatxigeeda( furashadeeda), iyo gargaarkeeda, iyo nuurkeeda iyo barakadeeda iyo hanuunkeeda, waxaana kaa magan galayaa sharka ku sugan dhexdeeda iyo sharka ka dambeeyaba
      أَصْـبَحْنا[أَمْسَـينا] علـى فِطْـرَةِ الإسْلام ، وَعَلـى كَلِـمَةِ الإخْـلاص ، وَعلـى دينِ نَبِـيِّنا مُحَـمَّدٍ وَعَاـى مِلَّـةِ أبينـا إِبْـراهيـمَ حَنيـفاً مُسْلِـماً وَمـا كـانَ مِنَ المُشـرِكيـن
      Asbaxnaa calaa fidratil islaami, wa calaa kalimatil ikhlaasi wa calaa diini nabiyinaa muxamadin s.c.w wa calaa millati abiinaa ibraahiima xaniifan musliman wa maa kaana minal-mushrikiin
      Waxaan ku waa bariisanay fidrada(diinta) islaamka, iyo kalmada runta ah, iyo diinta nabigeena muxammad s.c.w iyo diinta aabaheen ibraahiim ee ahaa mid ka iishay diimaha(gaalada) oo dhan, muslimna ahaa, kamana mid ahayn mushrikiinta(gaalada)
      (سُبْحـانَ اللهِ وَبِحَمْـدِهِ . (مائة مرة
      Subxaanallaahi wa bixamdihi Qofkii dhaha boqol mar subaxdii iyo galabkii, ma imaanayo nin ka fadli badan maalinta qiyaamo, nin intiisa oo kale ama ka badiyay mooyee
      Ilaahaybaa xumaan ka hufan, mahadna leh
      لا إلهَ إلاّ اللّهُ وحْـدَهُ لا شَـريكَ لهُ، لهُ المُـلْكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كُلّ شَيءٍ قَدير
      Laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir} (toban mar) ama (hal mar) markaad daalantahay
      Ilaah majiro xaq lagu caabudo alle mooyee kaligii, ma laha cid wax la wadaagtaa, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahadda, wax walbana wuu awoodaa
      (لا إلهَ إلاّ اللّهُ وحْـدَهُ لا شَـريكَ لهُ، لهُ المُـلْكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كُلّ شَيءٍ قَدير . (مائة مرة
      Laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir (boqol jeer markuu waagu u baryo)
      Ilaah majiro xaq lagu caabudo alle)101( mooyee kaligii, ma laha cid wax la wadaagtaa, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahadda, wax walbana wuu awoodaa
      (سُبْحـانَ اللهِ وَبِحَمْـدِهِ عَدَدَ خَلْـقِه ، وَرِضـا نَفْسِـه ، وَزِنَـةَ عَـرْشِـه ، وَمِـدادَ كَلِمـاتِـه . (ثلاثاً
      Subxaanallaahi wa bixamdihi, cadada khalqihi wa ridaa nafsihi, wa zinata carshihi wa midaada kalimaatihi (Saddex jeer marka uu waagu u baryo)
      Waxaa xumaan ka hufan oo mahad leh ilaahay, inta aytahay tirada uunkiisa, iyo raalinimada naftiisa, iyo miisaanka(culayska) carshigiisa, iyo anqaasta ama khadka erayadiisa
      اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ عِلْماً نَافِعاً، وَ رِزْقاً طَيِّباً، وَ عَمَلاً مُتَقَبَّلاً
      Allaahumma innii as-aluka cilman)102( naafican, wa risqan dayiban, wa camalan mutaqabbalan
      Allow waxaan ku weydiisanayaa cilmi wax anfaca, iyo irsiq wanaagsan oo xalaal ah, iyo camal suuban oo la aqbalo (waxaa la dhahaa subaxdii)
      أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ
      Astaqfirullaaha wa atuubu ilayhi
      Ilaahay ayaan dambi dhaaf weydiisanayaa ,una toobad keenayaa (boqol jeer maalinta dhexdeeda)
      (أَعـوذُبِكَلِمـاتِ اللّهِ التّـامّـاتِ مِنْ شَـرِّ ما خَلَـق . (ثلاثاً إِذا أمسى
      Acuudu bi kalimaatillaahittaamaati, min sharri maa khalaqa (saddex mar markii uu galabaysto)
      Waxaan uga magan galayaa kalmadaha ilaahay ee dhamayska tiran sharka waxa uu uumay
      اللَّهُمَّ صَلِّ وَ سَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ
      Allahuma salli wa sallim calaa nabiyyinaa muxammadin (toban jeer)
      Allow naxariis iyo nabadgalyo nabiganaga muxammad korkiisa yeel Waayo rasuulku s.c.w wuxuu sheegay qofkii ku salliya toban jeer markii uu waagu u baryo, toban jeerna ku salliya markii uu galabaysto in shafaacadiisu(ergadiisu) gaarayso qofkaas maalinta qiyaamo

  • @Aadanxuuseen.aadanubaxale
    @Aadanxuuseen.aadanubaxale 10 дней назад +2

    ❤❤❤❤❤❤😂

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 10 дней назад +1

    Jaamac baadi 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 10 дней назад

    QOFKAASI WAA SULDAANKA GARACXEJISKA

  • @aarlibaax8422
    @aarlibaax8422 9 дней назад

    SOMALILAND WAY DHIMATEY WALAHI BUURMADOW MUXUU YAHAY MARKA LASOO DHWAYNAYO WAAR MAGALADA SAWIR XUMADA YUU LA IMAN BARI HA AADO IYAGU HASOO DHAWEYAANE DUCUF WEEYE BOQOR DEE BICEEDO U YAHAY HARGAYSA WEEYE MEESHANI H JECLO NIIKADA HA JOOJISO

  • @andymoorcramerde7137
    @andymoorcramerde7137 3 дня назад

    Casey Drive

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 10 дней назад

    asc itobiyanku maysan kagulaysan cidanki somaliya ee dawlado kale ayaa kujabiyay dagalkas cidanki qaranka somaliya itobiyanka hadi aan loosoogurman manta jigjiga kuma bakhtiya cuneen

  • @farxanxasan7111
    @farxanxasan7111 10 дней назад +2

    xàar tv

  • @AbcGeed
    @AbcGeed 8 дней назад

    Gujiskii badaan uga dhignahay gebiga daarood nin isaaqa godobtii gaadhka ka hayaa

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 10 дней назад

    Suldaan caruur wuu degdegay oo waxa waalay xusbiga jar iska xoor ee wadani

  • @barnihajiali4896
    @barnihajiali4896 10 дней назад

    Ileen afaanad lahayn ma qabatid maxa waalay suldaan daa'uud ee baxarka galiyey

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 10 дней назад

    Cawgii sln dhaxd yuu kajabya Wlee marakstaba uujogo
    Suldaanksi xisbiga wadani aya dhiqo lugah ugliyey Wlee 😂

  • @AadanDirir-p9y
    @AadanDirir-p9y 9 дней назад

    Waar maxaad tiri soo daa warka taar tv xaqiiqada ah taar tv

  • @abobasement346
    @abobasement346 10 дней назад

    Habar maxbus ben badanah futoh madow hadu kulah reryahay doqon nimadah jojih ina gumedyahow dhaqankah xun Adigah iyo futoh madow isku mid bad kah tihin dhinacah dhulbahanteh

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 10 дней назад

    DAAROOD FAQASH ALBAAB KASTA WAANU KA SOO XIDHNEY

  • @CabdiRisaaq-dv2ui
    @CabdiRisaaq-dv2ui 9 дней назад

    😮😮😮😮😮😮

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro 9 дней назад

    Afjin miyuu kuhadlayaa mise soomali?

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 10 дней назад

    Oo kiim.joonuun dadku day debi galaan miyaa lalaynayaa 🤔

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 8 дней назад

    Booli masaajid ma laga dhiisi kara?

  • @guledwalqiye
    @guledwalqiye 9 дней назад

    Adke

  • @weriyekeyd9567
    @weriyekeyd9567 9 дней назад

    Yusri warkeda cad😂😂😂😂😂😂

  • @AbdaleKhalif
    @AbdaleKhalif 10 дней назад

    oky

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 10 дней назад

    CID DAAROOD AH OO ISAAQ KA XASL MARISAY WIXII GARAAD KU SHEEGEY, MA MAQASHEEN??????.

  • @KhalidAbdale
    @KhalidAbdale 10 дней назад

    Kkkkkkkmm❤❤🎉🎉

  • @WahibYare
    @WahibYare 9 дней назад

    War ninkanjegadaxirtey sowkigabanwarey walalki kim jon nam

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 9 дней назад

    cidgale ma waxanu u dulqadanaa ciyaalo suuqooda mise saladiin isku shegooda horta saladiin maaha wa sunbooyin walaan ciidale sanadka manta wadanka way qasayaan maca ibahim caydiidaka iska dhiga nin wadanka jecel wa xasid isku dira beelaha hj walahay wa axaajsid hadaba dhamantood manta waxa isaga kala dilaa waa cidgale waxa shaydan soo fadhiyaa meeshan baaha bulshada kuwa buurta gala kuwa caytamaa niicda oo midhan wa cidiagale akhas walahay bilahay way naga dhinten car watase ha shegtan suldan guud awelaba iyaga is qoray anag u manau doorane isaaow inoo doora suldan guuud hada cali leedihin waxan cabtooda ah abahinaw aakii cabtooda noqday dagalka ku baqyay isana ma dhama waaxan naga bedela

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 9 дней назад

    Waar suldaanka caayda ka daa waa suldaan guud sheekh isaaq binu hashim
    Waar waxan xukuumada sheegayso oo ay leeyihiin irir samaale iyo oromo yeeynu nahay miyaad run mooday waar gaashaan buursi

  • @SafiyaIsmaacilduaale
    @SafiyaIsmaacilduaale 9 дней назад

    5:13 5:13 Ɓ

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 10 дней назад

    Cajiib waar waaladoogiye yaan la dacaroon wariye mawaxaad tahay AMXAAR Ethiopian malaha waxaad tahay kuwii ay katageen oromadii lagu tababari jiray xeryihii biyoolay waar suurtagal manoqonayso riyadaadu amxaaroow No way

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 10 дней назад

    BURHANU JULA, IYO
    #QOOMIYADIISA,
    #OROMIYA,
    #SOOMAALI,
    AYAA XOREEYSAY!
    #ERITERIYA,
    #SOOMAALI,
    YAA
    #XOREEYSAY!!
    .....SOOMAALI GALBEED,
    #SOOMAALI,
    AYAA
    #XOREEYSAY!!
    ..XABASHI, MAANTA
    WAA
    #10- Kilin Ama
    #10- Dal Oo midwaliba
    #Calan Gaar ah leeyahay!!
    #Soomaali,
    Ayaana Xabashi,
    #10- Uburburisay!!
    ....Hadeey Doontana
    #20- Kilin, Ayay
    #Soomaali,
    Idiin Qeeybin Kartaa INSHAA ALLAAH.
    ...JIGJIGA,
    AYAANU KUDABAAL DAGEEYNAA KULAHAA?
    OO MAXAAD
    #ADIS ABAABA,
    UGU DABAALDAGI WEEYDEEN
    #AXMAAROOY!?
    .... SABABTOO AY
    WAA BEEN IYO QURAAFAAD IYO MARIN HABAABIN,
    XABASHIDU,
    ISKA DHIGEEYSO SIDII IYADOO DHULKA
    SOOMAALIYEED,
    #XUKUNTA!!
    ...MAR
    #GODERY!
    MARNA
    #MUSTAXIIL!!
    #MARNAKALENA
    #JIGJIGA!!
    ...WAA CAAD ISKUQARIS,
    ...AAWAY GOBOLADII
    #AXMAARO?
    IYO
    #TIGREE?
    ...AAWAY
    #OROMIYA?
    HADABA XABASHIYEEY
    #2-DEENA SEEFOOD,
    WAATII SAAWIR NOQOTAA?.

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 10 дней назад

    Somalidu weli mahansana dawlad nimada weli qabyaalad iyo calaacal laso taaganyhn
    Mustafa cagjar wa nin Ka tirsan dawlada Ethiopia

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 10 дней назад

    Wsriye afxumads maxaa kuugu wacan dawlada kenya

  • @IidCali-j3j
    @IidCali-j3j 10 дней назад

    😅😅😅😢😢🎉😂❤❤❤❤❤

  • @SafiyaIsmaacilduaale
    @SafiyaIsmaacilduaale 9 дней назад

    😊😅😮😢😂❤

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q 10 дней назад

    kkkkkkkkkk

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 10 дней назад

    Ciidagale Sadaladu way lalumeen Gudcurgude iyo midkan ciyaalku ubixiyeen yusra isagu waaba upnormal

    • @MariamElmi-b3f
      @MariamElmi-b3f 10 дней назад

      Ciidagale waa kii idin xukumi jiray waligii isaaqow waa Saldanadii guud whether you like it or not 👏👏👏💕❤️❤️❤️💐💐💐🎉🎉🎉🥀🥀🥀🌷🌷🌷🌷💐💐💐💐💐💐💐💐

    • @SaluuglaSiciid-qm3sy
      @SaluuglaSiciid-qm3sy 10 дней назад

      @@MariamElmi-b3f Kkk meel uu degoba ma aqaane muxuu ixukumaa lkn magaca waanu wadaagnaa ragfiicana mar hore wuu Jiri jirey lkn hada wax fiican Kuma aragno

  • @CabdiRisaaq-dv2ui
    @CabdiRisaaq-dv2ui 9 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂