Daarood ayaa waxay Igu dhaheen Shiine Baahi ayuu Ugu tagay Rw Rooble oo waa Shiine Baahane - Q2aad.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RUclips, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RUclips.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our RUclips channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Комментарии • 53

  • @Inagole4233
    @Inagole4233 Месяц назад +6

    Somaliyey dageysta sstv ,,wexeey hayaan barnamiisyo ficaan

  • @SomaliRoyalFamily-pp7ez
    @SomaliRoyalFamily-pp7ez Месяц назад +2

    Allah haa ku xiftiyo adi iyo family ga Shiine the goat🐐 wan kuwadana hadanahay jiilka manta keep goin🐐🙋🏽

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Месяц назад +2

    Shiine waa big legend

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO Месяц назад +1

    SHIINOOW TALO WAA MARAAD GARAN WEYDO, MARAAD GAARI WEYDO, IYO MARAAD DID GURAD XEEL GORAY GARDAADISO GUNAANAD GUUD MAR WEEDH GOBEED.
    WAA IDIIN SALAAMAYAA IDILKIIN🎉❤🎉

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw Месяц назад +4

    Shiine waa ninka keliyah ee baraha bulshada ku jira ee cidna aan col la'ahayn waa legwnd.

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 Месяц назад +1

    Shiine waa nin kaftan badan oo jecel horumarka soomaali oo dhan.

  • @user-kx8ph8bk2g
    @user-kx8ph8bk2g Месяц назад +3

    Shiine culay waa nin iska qalbi fiican

  • @Malyun578
    @Malyun578 Месяц назад

    Shiino xataa taaj baa lacag kasii balansanysaa

  • @Aboumasud
    @Aboumasud Месяц назад

    Shiine waa Legend

  • @yussufsahilsahil6690
    @yussufsahilsahil6690 Месяц назад +1

    Aawey qeybtii koowaad

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Месяц назад

    🎉🎉🎉🎉salan gobeed akhyarta 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 Месяц назад +2

    Waryaa shine culay musharaxii uu shilinka reebay

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 Месяц назад

    Shiine Culay nin gobeed❤❤

  • @nuraanishow5850
    @nuraanishow5850 Месяц назад +2

    Shiine waa nin kuhabon baraha bulshada

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 Месяц назад

    Rooble waa nin habargidir ah wax la bixiyo iyo wax la iska celiyo assal buu u leeyahay .

  • @SomaliRoyalFamily-pp7ez
    @SomaliRoyalFamily-pp7ez Месяц назад

    Taaj Shaqo haa siiso garaadka🙋🏽

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Месяц назад +1

    Abti xabiibi kama xanaaqo miyaa odayga 😂😂😂😂

  • @abdiXafiid-je6vb
    @abdiXafiid-je6vb Месяц назад

    Afmiishaar

  • @Ismailmohamudabd
    @Ismailmohamudabd Месяц назад

    Shiine culay legend

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Месяц назад

    Shiine Culay waa reer magaal, xitaa luguhiisa markii lagu caayi jiry lacag buu kasamayay🙏
    Nin isagiba xaabo iska dhiganaya, yaa caayi😂

  • @krazyville
    @krazyville Месяц назад

    Shiine Culay HARD TALK

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 Месяц назад

    Shiine waxyaabaha aadka usaaciday ee uu ladagaalamay waxa kamida caadifadiisaa aad u hoosaysa waana waxa dhalinyarada somaliyeed badideed rogay waa dadka kooban ee mediaha kujira ee markuu hadlayo hadalkiisa tudhaale badan ka muuqdo ciduu doono ha maagee

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Месяц назад

    Hadalki reer somalilnd ayuu soo wada copyeeyay

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 Месяц назад

    Waa in lagu karbaasha maadaama aad si farsamaysan ugu gaftay raysulwasaaraha

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Месяц назад

    Shiine wa funny 😂

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 Месяц назад

    Shiine wa legand

  • @abdimahadi6654
    @abdimahadi6654 Месяц назад

    shiine Baahane

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 Месяц назад

    Isku Soo Wada Xoori, Shiine Waa Nin Ay Adag Tahay In Tilmaan Saxa Laga Qaato Qofnimadiisa, Sababtoo Ah Shaqsiyaddii Illaahay U Abuuray Si Aan Waafaqsanayn Ayuu U Noolyahay Oo Jiliin Oo Kale Ah Qof Been Bedn Ah

  • @abdirashidismail6088
    @abdirashidismail6088 Месяц назад

    Shiine xil madaxweyne maqabanee

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Месяц назад

    Shiina baahane iimaanka tagsi lagaa saar 😂

  • @abdirashidismail6088
    @abdirashidismail6088 Месяц назад

    Shilin hada hesho

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Месяц назад +1

    SHIINE BAAHANE SHIINE DAGAAG❤❤😂😂

  • @HAWIYE235
    @HAWIYE235 Месяц назад

    Ninka ragaa dagal waa u'adkeystaa .
    Laakiin baahi uma 'adkeysto🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Месяц назад +1

    DOQON DUUFLE AYEYDAA AYAA HABARGIDIR AH HALKAA AYAAD BAAHIDA IYO MOORYAANNIMADA KA KEENTAY WARSANGELINA ADDUUNKA WAAD KU FADEEXADAYSAY SOW MATIHID NINKII GABADHA YAR EE INA ADEERTII AH KUFSADAY WAJIGAA GIBEY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Месяц назад

    WAX DHINTAY SHARAF LAAWE❤😂

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 Месяц назад

    Ilahey İmanka ka qaad gajo bishma futo danyer leh kudish uuf😗😗😗😗😗

    • @dekajama8188
      @dekajama8188 Месяц назад +2

      Subxaana allah wallaal. Habaarku waa qalad dadk lama habaaro waa
      looduceeyaa ama waa loo nasteexeeya igana raali noqo hadaad dhibsato hadel keyga

    • @Wadani924
      @Wadani924 Месяц назад +1

      Ereyga "uf" raggu ma adeegsado.

    • @mohamedabdirahman6939
      @mohamedabdirahman6939 Месяц назад +2

      War qofkan daciifka ahi muxuu ahaa. Qof sidan u afxun oo isku dayaya qof ka dhaqan iyo akhlaaq iyo sariigasho wanaagsan caynaya.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Месяц назад

      @@Wadani924 Ma Addaa Ragg Ah haddaa.

    • @Wadani924
      @Wadani924 Месяц назад

      @@Cici_mimi anigu in ereygaas dheddiggu adeegsado oo labka ka reebban yahay adeegsigiisa baan walaalkay xasuusiyey ee adigu maxaad dhibsatay, quruxeey?

  • @mohameddeeqxadaari4850
    @mohameddeeqxadaari4850 Месяц назад

    Anigu kan bilaa dhiig bn u aqaanaa beedeeyga beedeeygu dhalay

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 Месяц назад

    Shiine munaafaq na ku darso

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 Месяц назад +2

    Shiine jirkiisa buu ka ganacsadaa waa qof baahan oo liita

  • @user-eu5uw9he3y
    @user-eu5uw9he3y Месяц назад

    Shiine baahane manaal isagu ma qabin marku public ga kula dhiqay sanayey

    • @Dagan9322
      @Dagan9322 Месяц назад +1

      Shiine io manaal waligod isma guursan filmkii dad bA run mooday😅

  • @user-kx8ph8bk2g
    @user-kx8ph8bk2g Месяц назад +1

    Shiine culay waa nin iska qalbi fiican

  • @abdimahadi6654
    @abdimahadi6654 Месяц назад

    Shiine Baahane

  • @user-kx8ph8bk2g
    @user-kx8ph8bk2g Месяц назад +1

    Shiine culay waa nin iska qalbi fiican