Qayb bay ka tahay waxan ay ku sheegaan hay'adahu baabiinta dhaqan dhaqaale isku dirja dadka Sunaynta dhirta iyo boqolaal u jeedo oo aan la ogayn halaga feejignaado.
Waxaan ka fahanay waxaad dhigtay halkeeda waa sida ay u fekeraan Soomaalida xoolaha dhaqanta ee nasiibka badan haddana aan garayn.Waa yaab Dhulka Gaalooyinka waa lagu dhaqdaa xoolaha oo dhan Ninka reer yurub ee leh 50 ama 100 riyo ama ido ama doofaar ama digaag ama boolo boolo shirbir la yidhaa waa taajir waxaan ka ilaaway lo'dii.
Waa siday uwaramaan Reer miyigu
Aad baan u qoslay.
Waa xaqiiq, Ninkan reer miyiga ku metelayaa waa jilaa fiican
waa sida ay sameyan reer miyigu ba abwanku ka sameyey 😂😂😂😂😂
Reer miyiga iyagoo xoolo badan haysta, ayay niyada fakhri ka yihiin
Dadkan dhargay 😂😂😂😂😂
Baahidu goormay hadhaysa anigu yabe inadan .madhargo Ila ciida laguuguroo
Waa 2 actore
Dadka sida iimaanku uga tagay ayay ka turjumqysaa riwayada
Riwayadan waa mid xaqiikho ah nin illahey xoollo adun siiyey hadana ka baahan illahow imanka noo sug Hey,adey lugu qaad hhhhhhhh
Wan waynbaa waraabe cunay kkkkkkk cuniwaaye waa loo cunaa.
Qayb bay ka tahay waxan ay ku sheegaan hay'adahu baabiinta dhaqan dhaqaale isku dirja dadka
Sunaynta dhirta iyo boqolaal u jeedo oo aan la ogayn halaga feejignaado.
Riwaayad munaasib ku ah reer miyiga.
WAAR RIWAYADIHIIN WEY XIGMAD BEESHEY WAA ISKA SHEEKO UUN
Waa sheeko qosola oo loobaahan yahay
Riwaayadihii sow RUclips mabedelin
Isbedelka aduunyaday kamidtahay
Reer.miyagii.hare.maaha.reer.miyaga.danbe😅😅😅😅
Waxaan ka fahanay waxaad dhigtay halkeeda waa sida ay u fekeraan Soomaalida xoolaha dhaqanta ee nasiibka badan haddana aan garayn.Waa yaab
Dhulka Gaalooyinka waa lagu dhaqdaa xoolaha oo dhan
Ninka reer yurub ee leh 50 ama 100 riyo ama ido ama doofaar ama digaag ama boolo boolo shirbir la yidhaa waa taajir waxaan ka ilaaway lo'dii.
Ninkaasi meelma,ayuu kayimid = waa qolama
soomali
War ninyohow nin yaabay ba tahy
Laba kabood oo kala nooca ayuu sitaa
Yaryarestaa wiilkiisa wax laga tuugaa weyqashan deen deen kugaar maxa ugeyay
Reer miye caadi ma ahan 5Tiro oo Ari ah 106 Geel ah 30 Dameera ah ayaan ka soo lugeeyay waxaan raadinayaa Kaar qaxooti
Scw Yaasiinoow inaadeer waan ku salaamay waa mustafe kiko waxaan kaasoo salaamayaa jermani labadaa nin helo iyo ninkaa lamatalayaaba waa Aktariin layaable sheekadaasina waa sheeko yaable aadbaan kuu salamayaa iguna salaam ciidankaaga oo dhan
Qoraalka iga khaldamee labaduba waa aktariin layaable waliba ka reermiyiga matalayaa waa akhtar mustaqabal fiican
Soomaalidu waa talent people...aad baan iga hely sida ey u meteleen labadooduba.😂
😂😂😂😂😂
😂😂😂
Kkkkkkkk
Ree miyigu ma jecla in xoolaha Neef laga gado
Oodiga. Waaxarif
Hhhhhhhh