Showing love from Kenya 🇰🇪 Don’t even understand the language but l love your music and culture Someone say hey to the most beautiful girl ni 🇸🇴 Somalia,Nimco dareen
What a musical sound 28 : 6: 2023 maanto ay ciid ahayd Carafo Waan idin salamaaya Akhyaarta beatka ku raaxaysta Allaha nagaadhsiiyo carafadan carafadeeda
Nimco Darer faladagana wa inaad lahestaa hadadba kan lahestay walahi may aheen inay faladagan oo kale lahesto mahesaya ninkani mise wu shekaynaya subxana laah
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maxaad soo doonty marka
wa la og yahy inu ka macn yahy lkin ado heesa ha iyo quraanka hayisla so donan
Majaajilada, Prankigana iyo Videoyada bilaa micnaha ah Quraanka aa ka fiican ee ma igu raacday.❤🫶❤🫶❤🫶❤🫡
Nabigii ugu dulqaadka badanaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍
Keep going por
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️
ALLAH AKBAR
ALLAH AKBAR
ALLAH AKBAR
ALLAH AKBAR
Heesaha wxa ka mcn kalamka alle❤
Nimco dareen walee waa cajiib dadku easy uhaystaan in qofku quruxdiisa iyo body giisa ilaaliyo si joogta ah sanooyin badan walahi ma ahan howl yar Masha allah waa gabar nafteeda ixtiraamtay
Jirkal laqaawiyay Maa ixtiraaman
Anaa idin wasa dhamaantiin waad ku mahadsantihiin inaad na daawateen
Nin waxa tahay gashanti ah oo Howse ah bedeyow😂😂
Showing love from Kenya 🇰🇪
Don’t even understand the language but l love your music and culture
Someone say hey to the most beautiful girl ni 🇸🇴 Somalia,Nimco dareen
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
My ❤❤
Nimco daran waa fanaanad wayina inaay kaan waxaa laa qado Maay ahayinba hoos ayuu uu dhigaya xaqiiqdi.
Haa baqbaqalayo waxaan fanana mahaa.
Nimco daran quuen 👑🙏🏼salan sara
🥀🌹 team 🎶🎤waqal🌷 always best legends 🌷💯🌹ciid mubarak dhamaantiin🙏
All Muslims eid muparik 😊😊❤
Nimco dareen she will going to bad way!!!!
tageraha waqala studio hala iiga dheexa muujiya 🎉🎉
My favourite human beings queen nimco iyo omaar long life and beautiful song and video ❤❤❤
Wewww
Waqal studio wax kale 😂😂 Eid Mubarak
Ciid mubaarak dhamaan Umatu Somaal.
Daaarood is helay waxaaa kadaremeysaaa gaariga RR
Waa cadeeysan yihiin
Waaw caadimahan😊
Xiligaan iyo sanaa nimco daremey kkk
❤❤🎉🎉 that’s what’s up
Wow waxa is helay eedadeey iyo abtigay waxa is helay nin reer boqor ah mj iyo gabadh dhal ugaas ah ogaadeen guulaysta
Eid Mubarak umad somaliyeed Mel kasta aad jogtan 💚🕋
Omar barbar and nimco daren two legends axyaa hees
Inta daawanaysa intuu xanuusaday😢
Ciid Mubaarak Soomaali oo dhan 🎉
What a musical sound
28 : 6: 2023 maanto ay ciid ahayd
Carafo
Waan idin salamaaya Akhyaarta beatka ku raaxaysta
Allaha nagaadhsiiyo carafadan carafadeeda
Heesta music keeda 🎶 🎵 unother level wlhe
Nimco dareen soo backup tidhi wlee waxkle
Ruugcadagiisoo rogaal celi nimco dareen barbar😮❤
Woow waa laga shaqeeyey reer isaaq iyo mj ayaa iska kaa shadey🇬🇲 ❤❤
Nimco Dareen baa heesta shiday..... Hit song ❤
yaahuu yahuu yaahuu🧿
nimco waaaw another hees wan ka helay❤🎉🎉🎉🎉
Eid Mubarak to all Muslims around the global 🌎🌍
War daaroodow codadkan macaan xagee ka keenteen 😂😂😂❤
😂
😅😅😅😅
Like... Malin ciid ah iyo heestaan cusub intii isku heshay like me 😍
Temesegen on fir
Hees iyo badh ❤
Markaan kula shawro ee
Sheekaysano waan farxaa
Shiishaan kuu eegaya
Anoo shaamafeer(filanwaa/ashqaraa) ku maqan
Hees mug iyo miisaan leh
Their chemistry 🥰💖🙏🏾
Somalida waxa rank kala damaynta kaga haray waa fananaaninta waxay isu tix geliyaan siday usoo kala horeeyeen.
Nimca heeska bilowday wa seniority
Waria🤗🤗🤗🤗🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪
Woow lagends music cod iyo camera 📸 man the bast RUclips channel anather never exactly
musicga fican🔥
Istuurtuurkii rerka
First🤚❤
Habi nasa❤❤❤
Eid Mubarak ❤
Woow nimco dareen iyo oomaar barbar
Omar barbar ft nimco dareen waqti dheer baan sugaayey fananintan inee isla heesan.
Omar barbar iyo nasteexo indho sugaaya
Omar barbar hodan abdirahman.
Sharma boy ft milyuun maanka
Sharma boy nimco dareen
Sharma boy najma nashaad
Xamdi bilan iskalaaji
Suldaan sereer laki haaji
My favourite ❤ song 🎵 l like 👍 it
𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐚𝐚 𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚😮
The Best song🎶🎶🎶🎶🎶
Nagaga soo tuur 😂❤
Anigu yaabaye Nimco dareen Fanka inay kudhimato miyey Rabtaa 15 Sano iyo kabadan by hees qadaysaye
Awale adan manad arag isagaa kabadanba 😂
@@khaleelahmettNimco dareen Sanadkii 2000 ayeey fanka kusoo biirtay Lafoole ayeey la qaaday hees 2000
Lkn cawaale 2005 wye asiga iyo ilkacase isku waqti ah
@@Jarmalka1251hhhh war nio taariikhba mahaysid macawale iyo ilkacase isku waqti kadhigtay ilkacase 2010 fanka soo galay soo hubso mida kale lafoole isagu waa run sagaashamadkii ayuu soo galy lkn nimco dareen heesta waxay laqaaday 2013 caadi usoo baash sxp. Fanantii maanta heesta marka lafoole laga reebo cawaale ayaa ugu horeeyay 😊
Free Stayl anther level 🐒🦍
OOMAARKU CODNA MA LEH ILAHEYNA WUU ISKU DIREY 😅😅😅 YAA IGU RAACEY..
Heestaan ma ahan tii bili,aadamka waa heestii jinka iyo rooxaanta 😂😂😂waaba igu socotww😅
Tii minkiska miya ma kugu so dagen roxanti
Amazing song 🎵 ❤
Hye hye
Wee wee 🎉
Waaw caadi mahan Helen
omaar tartan adag ayuu ku jira
Waaw waxkle 😊
Wwww nimco dareen jcliya xaan dhageystay hesaheedaa 2008
Legend Nimco I like it that twerk move🔥
Ilaaahooow noosoo nabad celi
ninkaana
music xumankunacy
Heestan yaa lagu talagaye
Majerteen ft Ogaden= Dhal darood ismacil fanaanin boqotooyp
Aadbeey ushidantahay
Nimco Darer faladagana wa inaad lahestaa hadadba kan lahestay walahi may aheen inay faladagan oo kale lahesto mahesaya ninkani mise wu shekaynaya subxana laah
Maxa ka galay fananita maxa ku dhex gileye
Magaca alle love sar
❤
nimco dareen heesta lacag lee ku qadaty ee ila tahay 😂
Wow wow wow wow
Nice song 🎵
Heestan laxanka ka xun
eid mubarak all muslims special all somalia people ❤
Dhakhdii oo isku soo heeseysa........
❤❤❤❤
Soo dhaqsda😢
Ruxdan sharad keda ahayeey kumee❤😢
Maxa laga faaida heesaha azxaapeey
Iisoo sheega
Mahadsanidiin
aar waasidee dabada catabadahahale kabadahan yaa
what a music
Imika ma waxanay hees noga
Dhigayaan
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊
Axmadulilaah hada ilaahay xishoodkii waakaaqaaday😅😅😅😅😅😅😅😅
😳😳😳😳
Hoyadii wasahaaa ha dhagaysanina dhilaaa dhashay e
Sxp Maalin horaa la ii sheegay garaca
❤❤❤❤❤😢😢
muxuu sameeyAy
Miyuu Ku wasay wll iisheeg
Maxay ku hadlayaan imika
Islaantu ma gadahanay niiko ku bilowday waala ba ay
💘💘💘💘💝💝💝💝
Ha dhagay sanina waxan ayga aygu dhalay waqalow studio ga nooga khaad waxan niow
Waaaaw
🎉❤😮
Akhas
Nimco may cabsan tahay waxay sidani
Somalidii markay heesi jireen aad moodi jirtay meed laistaajiyay oo madaxa uun kanool haday heestaan arkaan wey subxanaleysanayaan 😂 ileen horaa looyiri naarahu we kala subxana leystaan😂😂😂😂😂😂
Nimcoy jufan idin alle 😂😂
😢😢😢
Hees xumaa 😂😂 bisinkow yaa ila yaabay