😂 war waxu ma ragga iyo dumarka ayay isku diri rabaan ma gabadhii ayay col u samayn rabaan mase aqoon xumo kale ayaa haysa hadda gabadhaas waa la aqoonsanayaa waana la dakanayn ayadana
Waxey u dhaqman sidi mooryanti oo kale oo aan laheen kala danbeyn iyo dhaqan wanaagsan waa wax soo laab laabtay inta badan askari iska dhufto dadka ama askarta kale
Arintaa Ninka Lagu soo qabtay In Lasheego Oo Labaahiyo Maahayn Waayo Bari toole Ayay dhici kadhaa In Loobaahado Oo Loo Adeegsado Qofkale Markaa waxaa fiican Ina Aan Lasheegin Mararka qaarod Sida Losoo Qabtay mahdsanidin
Asc Asxaabeey Xasan Qabuura Faag Ciidan ka uu leeyahay Dalka amaan kiisa eey la wareegayaan waa Askar aan disho biliin aan laheeyn sida kuwan Maalin walibo Maxkamadii Ciilanka mash quul ka ku yihiin Maalin walibo Taliye Ciidan ayaa Askari giisii Dilay ma kuwaas ayaa Dal wax u tarayo ama Cadaw Dalka ka Difaaci kara Xasan Xaraash waxa uu dalka la doonayaa fodadii 1991 wax la mid ah ee Dalku wanaag la dooni maayo waa kan Dunida Dawar sanayo ah na Madax weeyne ah na Wasiiar ka arimaha Dibada ahna Wasiiar ka Gobalada dhiga waa Madax weeyne hii ugu Xumaa ee soo Somalia War dalka ma Sixir ayuu ku heestaa mise Dadka ayaa Damiir beelay.
Marka adu kan dadka afka xabada ka galiyay ayaad u hiilinaysa xey kugu tahay asna imika afka laga tooganaya 😮adna zo raac dabada laga tooganaya Ka soco mesha orama afka baratay tahaye 😅
in kiiskan qaabka.loso qabtay inay gabadh kuso qahten inay shegan ma ahen mida kala askariga wan xanaqsanahay hadu dhahay inu qoriga ka qado ahed lkn nin qori hesto si kasto uxukun wax kasta kasurobo taas waa habacsana iyo jilec dhankisa askariga wax xukumay side bu bila fasax ubixi kara askari ayago mel latagay furin ah
Wax ay ahyd qaabka inad qarisaan, vedoe iyo qoraal ahaan ba u qarisaan, si policka ugu sahlanaato in dib lo isticmaali karo qaabka loso qabtay but we are somlis 😂
Xikmad Darada meesha Taala bal fiiri Kaartadi lagu soo qabtay baa lashaacinayaa khidada Aad isticmaashi lama sheego Hada Naag Dambe lama Adeegsan karo ileen waa lafashlay sirtiiba
War waxaan dowlad ma aha sir ma leh ID ayey isku tilmaamayan maxaad gabadha aad u kashifteyn sirtii aad adeegsateyn ayaad bixiseyn waxaad u baahantihiin in xaga Asluubta la idinka tababaro isku dir ayaad sameyseyn😢
War waxaan balayo ku dhac deey dowlada maaha wasaakha weeye maxaa sirta lagu soo qabtey iyo gabadha loo sheegay waxan cidan maaha in kaar ha ku dhacdo dowlad maah xasan wasakh iyo wax garatada la group ka ma ayaaga gabadha amaan keeda sugay
Ninkaas weyn ma doqonimo bey ka tahay mise waa la taagey side asaga oo kiis ku jira naag uusan aqoon iskugu aaminey waliba ay suure tahay in ay isaga baratay oo uusan asagu baran
Waar sida lagu soo gacan galiyay ha fashilinina oo sir ka dhiga ama gabadh u dira amsa dameero udira e oo waxaad tidhaahdaan hay adaha amniga ayaa gacanta ku soo dhigay oo kaliya intaasa ku filan ----sidee weeye police
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qaabkii loo soo qabtay hadaad fashilisaan iyo Gabadhii aad u adeegsateen OO arin aad Iska fashisheen maasha.
Garta Wee ku Dheleen tliye inee Sirta Iska Shegan Meheen
Waa la sheegi karaa qaabkii loo qabtay, maxaa yeelay maxkamada ubaahan, lakiin gabadha magaceed in la sheego maha
😂😂😂 waa xoogahaa wax bay baranayaan lakin afkay ka waalanyihiine bal maxay u sheegeen
Waa sax l. Kaaga darane hadaan ladilin gabadhaas waa u dhamaatay wuu khaarajinaa ugu yaraan afkuu xabad kaga dhufanaayaa.
Ma aheyn iney faahfaahiyaan qaabka loo qabtay
😂
Asiga Wu og yh inee nagtan shirqoshay
Sharciga iyo xeerka max kamada ayaa saas ah! Sxb In dadweynaha lala wadaago sida loo so qabtay
Sirtii aad kusoguuleysateen ayad fashiliseen
Fadlan kuhubaro kaalmeysta
Ma Ila aragtey
Oo maxay usheegayaan habka lugu soo xera galiyay fashil badanaa
Xaliimo caadi ma ahan 😂😂😂
😂😂😂😂😅
Mxay tahay sababta qasabtey sirta inaad sheegto xataa ayeyda maad u dirtid waxan dowlad maaha walee wali Somali 🇸🇴lagama dhawa 😢
Abdulkhadir Iisse AwaY.😂😂
Wuu Tahriibay
War kan waa ku caajisayba
Dowland qarxineysa sirta ay iticmaashey ma aqoondaraa? We need to train the Security system.
Taliye Qofta soo xerigalisay ninka mida meesha fadhiso oo ookiyaalaha wadato Miyaa😂😂😂
ninkaan sidu wiilkas afka kaga dhuftay xabbadda isna ha ugu dhufta wax kalaba yaan la yeelin
Where is abdulkadir isse
jaahilnimada iska daaya qorshaha aad ku soo qabateen maxaad dadka ugu sheegeysaan Beri kuwa kale ayaa lagu soo qaban lahaaye
waaba ku faanan ba hada dad badan loo adegsan lahay habkan waa ka digtoonyihiin
Ma ila aragteen doqonimadooda
Waaa sax
@@RobleBarre-xz6kt maxaa sax ah
Isku aragti baan ka nahay sxp
Wlh nag dambe yaa aaminaahe
Kan laqabay oo lagu guulaystaybe lkn sirti kuwa danbe lagu soo xero gelin laha sowdiga fashilay😮
Gabdhaha hala iska ilaaliyo hadii aad danbi isku ogtahay 😊
Qof dambi isku og maxaa kaga digee mise adigaa dambiile ah
@@Mariahassanadde dambiile waan ahay sababto ah adigan kujeclaadat
adi le ismanaya
Shaqo wacan Booolis Hambalyo
Waa ciidan ubaahan dhaqan celin dhamaantood isma dhaamaan kan ugu sareeya iyo kan ugu hooseeyaba
City of Mogadiscio Somalia Waa hiraab
Iney gabar soqabatay inlaqariyo ayay ahayd laamaha amniga iney soqabteen lasheego halaqariyo shaqa adag waaye gabdhaheena ay haayaan hore usocda
Ar naag waa shaydaan wlhi
Adna khaniis baad tahay ee orod saliid isu Mariya gabadhan waa fariid in Hanti la ziiyo mudantahybA
😂 war waxu ma ragga iyo dumarka ayay isku diri rabaan ma gabadhii ayay col u samayn rabaan mase aqoon xumo kale ayaa haysa hadda gabadhaas waa la aqoonsanayaa waana la dakanayn ayadana
😂😂😂😂 Cajiib soo ma aha
Waa sax halaso qabto ninka 😂alla habluhu cawano masha allah 😂
Dowladnimada miyaaneey weli gaarin...tabeelaha shiikh Ibrahim....maxaa kalifaayo in gabadhaas nafteeda qatar la geliyo...xaalka gabadhaas muxuu noqonayaa...mustaqbalka...
Adaa lagu dhahaaa 1 qalad meeqaaa lagugudaaa
Waxay uga sheekenaysayna soo raciya
Qof afka xabad looga dhuftay side u noolan kara
Protocol ma ahan in lasheego gabadhii shukaansiga kusoo xiragelisay muhiimadu waa in lasoo qabtay
Waa cashar lagu Fahansiinaayo cidanka kle in aysan naag aminin may be As noqon kartaaye wax fahan jahilow😂
Hoo waakane ugu dhifo ar waa ujawaabey sow udhahaa hoo ugu dhifo
Acuudu bilaahi arintiiba way fashiliyeen iminka gabadhaa amaankeedu siduu noqon waar waxani maxaa kaqaldan dawlad Bay sheeganayaan amaan baysugayaan hadana muwaadinadii caawisay Bay nolosheedi khatar kusugeen subxaana allaah.
Xaliimo xaax ninii aamina jaway😂
Qeeybaha ciidanka xooga Unug 11 askari Urur 350 askari Guuto 1,000 askari Gaas 3,000 askari ninka la dhaawacay waxa uu ahaa taliye unug 11 askari ayuu u taliyaa hadii aan mooryanta Xassan Shiikh wax kabadalin hab dhismeedka CXD Soomaaliya
Waxey u dhaqman sidi mooryanti oo kale oo aan laheen kala danbeyn iyo dhaqan wanaagsan waa wax soo laab laabtay inta badan askari iska dhufto dadka ama askarta kale
Waa qalad iyo khibrad la,aan in warbaahinta lalawadago gabadha shurqooshay dembilaha.
Waa ilmo yar oo jacel lagu abuuray tankale madama uu dhahay waa xanaaqsane inuu ka amuseey aheed xanaaqa waxkastuu sababa
Rᴀsᴜᴜʟᴋᴀ sᴄᴡ ᴡᴀxᴀ ᴜᴜ ᴅʜᴀʜʏ ʜᴀ ᴄᴀʀᴏᴏɴ ʜᴀ ᴄᴀʀᴏᴏɴ ʜᴀ ᴄᴀʀᴏᴏɴ ᴍᴀʀᴋᴀ ᴀʏᴀᴅᴏᴏ sᴀs ʟᴀᴅʜᴀʏ ᴍᴜxᴜᴜ ᴋᴀғᴀᴀ,ɪɪᴅᴀʏ ɪɴᴜᴜ ғɪɪᴄɴᴀʏ ᴡᴀᴀ ʟᴀsʜᴇᴇɢᴀʏ
kibir waye awoowe gacan hadu uqadi laha wax dhan ayey ahan lahayd lkn xabad
Arintaa Ninka Lagu soo qabtay In Lasheego Oo Labaahiyo Maahayn Waayo Bari toole Ayay dhici kadhaa In Loobaahado Oo Loo Adeegsado Qofkale Markaa waxaa fiican Ina Aan Lasheegin Mararka qaarod Sida Losoo Qabtay mahdsanidin
Maxay yaqaanan ayaa ka horeysa
Waxaad mudan qosol
Asc Asxaabeey Xasan Qabuura Faag Ciidan ka uu leeyahay Dalka amaan kiisa eey la wareegayaan waa Askar aan disho biliin aan laheeyn sida kuwan Maalin walibo Maxkamadii Ciilanka mash quul ka ku yihiin Maalin walibo Taliye Ciidan ayaa Askari giisii Dilay ma kuwaas ayaa Dal wax u tarayo ama Cadaw Dalka ka Difaaci kara Xasan Xaraash waxa uu dalka la doonayaa fodadii 1991 wax la mid ah ee Dalku wanaag la dooni maayo waa kan Dunida Dawar sanayo ah na Madax weeyne ah na Wasiiar ka arimaha Dibada ahna Wasiiar ka Gobalada dhiga waa Madax weeyne hii ugu Xumaa ee soo Somalia War dalka ma Sixir ayuu ku heestaa mise Dadka ayaa Damiir beelay.
1990😂 now 2024 somali no police no arms 🎉🎉
Ha ka sheekeynina howshaan waa in la qariyo
Baaraha naftirkiisa gabadhii uu kufsadey hoos maa lodhaqey indha maraq
Gormu kufaday
Sirta dowlada lama faafiyo ee sharciga ilaaliya gabadhaasina baxar bad galiseen
Sirta lama sheeego waa laqariyaaaa . Bari ninkan hadiii laso dayo gabdhaaaa Khataray ku jirtaaaa
10 years kadib waaye😂
Yaah
Nasiib buu leeyahay haduu weli noolyahay
Maa ahi inaaad sheegto sidaa
Askarta wlh wxaa lagu haayo
Caqlikaaga diidaa
Dhibaato fara bdn ayaa lagu haayaa dableeda
Mundane garsooore
Ayagana wxey ubaahanyihiin
Cadaalad ilaahey hortiisana waxba laga weydiin
Doonaaaa
Askarnimada maaha Jiljileec waa ad adeeg hadi uu rabo wuu iska dhaafi karaa qasab maaha gacalo
Ma waxaan ayaa ciidan ah Sirta ciidankoda maxkamada ka dhex shegaya gabadh baan udirnay iyado shekadu meel fiica umarayso ayaan soo qabanay ciidanku sidas uma hadlan ee kuwan tababar dib halogu celiyo.
Subxanallah 😢
plz gabdhaas wadanka halaga bixiyo nafteedad qatar galiseen sirtana in la qariyo ayeey aheyd markale ma isticmaali kartan gabdhahana ma ogalanayan sorry 😢😢
Xeeladdaas lagu so gacangaliyay e aad kashifteen dib dambe looma baahna in la adeegsado miyaa?
War dadkena maxa ka qaldan
Sirta maxaa loo sheegayaaa
Gabadhaas hada qatar ayey ku jirtaaa nolosheeda
Waligaa gacantada cabsi lamaboro xataa hadii uu taliyahaaga yahay
Naagta maxay samayni marka u ninkan xabsiga kaso baxo
Abdulkadir isse maxaa kudhacay waayahaan maanan arag
War kan waaban ku caajisay
Xabsiga waa laga fasaxay
Hadu sobaxsada hadana gabdhas bas
In nafta askarta Qaranka ay ku Kala duwantahay qarashka la galiyey iyo tababarka ay qaateen waa wax aan la qaadan karin!
Marka adu kan dadka afka xabada ka galiyay ayaad u hiilinaysa xey kugu tahay asna imika afka laga tooganaya 😮adna zo raac dabada laga tooganaya
Ka soco mesha orama afka baratay tahaye 😅
Anagoo reer gurceel naga so baxsaday waana laga daba tagay ninka shaydaanka ah 😮😂
in kiiskan qaabka.loso qabtay inay gabadh kuso qahten inay shegan ma ahen
mida kala askariga wan xanaqsanahay hadu dhahay inu qoriga ka qado ahed lkn nin qori hesto si kasto uxukun wax kasta kasurobo taas waa habacsana iyo jilec dhankisa askariga wax xukumay side bu bila fasax ubixi kara askari ayago mel latagay furin ah
Afka uu taliyaha xabad ka geliyay, Asne Af hoose aa soo xero geliyay🙈😂
Waxaan cawaanka ciidamada lagama dhigto. Qofka markii askari laga dhiigo, waa la tababaraa, asluubta, iyo sharciga, adheeciisa aa la baraa. Kibirka, faanka iyo edeb daradana waa laga gooya
Wax ay ahyd qaabka inad qarisaan, vedoe iyo qoraal ahaan ba u qarisaan, si policka ugu sahlanaato in dib lo isticmaali karo qaabka loso qabtay but we are somlis 😂
Nin miyaa naag dayn
Xikmad Darada meesha Taala bal fiiri Kaartadi lagu soo qabtay baa lashaacinayaa khidada Aad isticmaashi lama sheego Hada Naag Dambe lama Adeegsan karo ileen waa lafashlay sirtiiba
Sirta in la sheego ma ahyn , wayo gabarta qatar amni bay galiyeen
Marka gabar soo shukaanso la dhahaayo maa loo diro ciidan oo la soo xiro hadaadba ogeydeen meesha uu joogo.
Waaqalad in Malin walbo aad shegtan siraha lo adegsado danbiilayasha.
Waxa ikufilan in aad tirahdan
Anigoo waxba galabsan ayaan aamineyn Naag iska socoto kaba sii daran hadaan wax haleeye😂
Laxaa dhashiike loo saaray
Waxan cidan ma ahane mooryanta kala diro oo degmoyinka iya tuloyinka kasoo qora cidanka
Sirtii ayaad sheegten waa habacsanaan dhanka kiisbaaraha katimid
Ee waxay aheyd in laqarsho sidaa loo qabtay
Xeelada lagu soo qabty maxa laga sheegayaa iyo in gabadhi soo xero galisay
Gadhaa aad adeegsateen yaa amaankeeda sugay 😮
Waa arin add uxun gbdha dhiiqda cagaha lo galiyay oo hdana la shaaciyay 😮
Gabadha amnigeeda ha la sugo
Laga..yaabe.inu.daalin.taliyuhu.wa.suurtagal
Oo gabadha hadaad adeeg sateen maxaad u fashiliseen war waxaasi dawladnimo maaha
Taliyaha ciidan ilaalinaye aaway iyaga xitaa inlaxero mudan yihiin.
Nin Naag Ayaa Ka Adag 😂 Xataa Bahal Haduu Noqdo ❤ Bini Adam Ayaa Lagu Soo Celinaa 😂
War ninkan jeesta malaay ahaaaa
Gabadha yaa amankeda ka masuula war meshan dowlad kama jirto hda gabadha dhiiqa cagaha loo galiyay ayada kliya baa magalka aman xumo ku sugnaaneysa😢
Anaga afkaas macan aa u dhi ma nee naa😮
Taliye edab Daran Waala Dilaa
Xagee Aaday maxay tahay Asi maa I dhalay
Midakale waan u sheegay Inaan Xanaaqsanahay 😂😂😂😂😂
😂😂😂malina jaceelka la gaday ninkan dila hadan mucashaq waye hhhhhhh
Walle iyo bille iyo talle wey Naga horeyaan..
Masha allah dhe 😮qumay
Lkn horta malinkast sirta ama qaabkaa xogta ku heshaan inaad baahisaan maxaakeny
sida loo soo qabatay ineey
sheg shegaan mahan
qaabka loo soo qabtay maad qarisiin 😢😢😢😢 jaahiliin
Maxaa waaya sidaan war qabkii loo soo gacan gali ninka maxaad usoo bandhigeysaan qof kasta oo dhib geysto sidee lagu soo qabani haddii aad waxaan sheegten walaahi dhankastaba wuu iska ilaalin qofkaas waxaad tihin bilaa aqli
Somalita wlh waax kaa madax adag malahan baal siide ayu nin qori waata isku tagtaga iney kaa surtowdo inu ku dhufto xata u iska ogahay 😢😂😂
Danbiilow naag ha isku shukaan sanin.
War waxaan dowlad ma aha sir ma leh ID ayey isku tilmaamayan maxaad gabadha aad u kashifteyn sirtii aad adeegsateyn ayaad bixiseyn waxaad u baahantihiin in xaga Asluubta la idinka tababaro isku dir ayaad sameyseyn😢
War waxaan balayo ku dhac deey dowlada maaha wasaakha weeye maxaa sirta lagu soo qabtey iyo gabadha loo sheegay waxan cidan maaha in kaar ha ku dhacdo dowlad maah xasan wasakh iyo wax garatada la group ka ma ayaaga gabadha amaan keeda sugay
Aniga dambi geeysanaa si hayat la iigu soo diro naag kale marabi
Ninkaas weyn ma doqonimo bey ka tahay mise waa la taagey side asaga oo kiis ku jira naag uusan aqoon iskugu aaminey waliba ay suure tahay in ay isaga baratay oo uusan asagu baran
Lol filin hindi mii😂😂😂😂
Qaabka loosoo xero galiyey ma sheegee marka
Fear women
Kana waa dilaa hala toog to wlh
Talaabo cad halagaqaado sharciga waa facsana
Habka loo qabtay maxaa loo kashifay. Waaaba yaaab. Dowladnimada iyo sirta hey ada sirdoonka in baafiyo. 😮
Lkn Sirtaan maxaa loo fashilay ?.
Danbiila yaal badan ayaa maqane .
Waar sida lagu soo gacan galiyay ha fashilinina oo sir ka dhiga ama gabadh u dira amsa dameero udira e oo waxaad tidhaahdaan hay adaha amniga ayaa gacanta ku soo dhigay oo kaliya intaasa ku filan ----sidee weeye police
Lkn mehen Gawada iny shekan iny kadambese