Mucaradka dad kooda madagaan mesha ee kenya duqesay tas waxay kamicno tahay inay waxbo kagaliin meshan wadanimo ee waxa talo qaabiilnimo one love somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dowlada🇸🇴soomaaliya🇸🇴wakhtigan⏰ hada la joogo ma aha dowladiiya🕐 Kenya🇰🇪faragalina kasta aya ku sameyna jirtayna sida dowladi xasan sh.maxamoud🇸🇴oo kale manta wa farmaajo🇸🇴🇸🇴💯✅
Haddii xasan sheikh iyo sheikh shariif madaxwayne ka noqdaan soomaaliya waa reer gedo ka go,aan soomaaliya una diyaar garoowaan in ay dagaal la gasho muqdisho waana ku kalsoonahay inay ka guulaysayaan sababtoo ah diyaar uma aha dhimashada.
Ilkayrta xun ee baahan awapba anaga ayaa soo dhisnay lkn wlh dib danbe in aysan xil u qbaneen garacyada wada xanuunsan mida kle ayaga ayaa muqdisho u baahn oo aan degaan leheen waxna qabsan karin ilkayrta
Kooxda farmajo ee waalan nagama dhaadhicin karaan xabashi oo gumaad noo gaysaday ayaa walalahen eh kenya cadow noo eh kenya hdii ay cadow tahy 2 milan ee somalida eh maxay ooga shaqeystan mida kle cadowtinimadi xabashida muya kenya losoo raray wa aqli weceladi kacaanka
Walaal waxaan u maleenayaa inaad tahay mucaarad mise dagaaladii ka dib aad dhalatay markii xalane lagu jiray waalidkeena lama hadli jirin waxaan aheen askar
Haddaba soo Abiy ma u naageeyo Farmaajo. Askartii Tabarka loo direy ee Eritrea gumeysato 3 jeer buu xeryaha ugu tagey waana kasoo dhaqaaqey, juuqna Eritrea waa u dhihi waaye cabsi darteed. Afar sano hal Goob oo cusub ma qabsan. Halkii ragii hore furimhaha ka quraaca jireen. Hadaba Keeba Dabadhilifa, kee baase jilicsan? Ja jawaab intaa
@@drgarad Horta dad waxaa u liita Midland Madaxdiisa Caaya,Waxaa la sii xun Qof wax uu bulshada u qabtay mid ka indha oo ayaan I Muuqan we taageeraya mid dalka hore u dhacay waxba aan bulshada u qaban. Xasan Sheikh xafiiskiisa wax fashion jirey Gabre,Gabrena waxaa uu dalkana ka baxay habeenkii Farmaajo la doortay . Farmaajo wax cad oo la teagan karo ayuu bulshada Soomaaliyeed u qabtay,Haddii aad Caysana adigaa dad u liita oo Qabyaalad baa Cayda kaa keeneysa,Qabiil waxaa faaiidayo jiro.
ASC wariye, runtii wan ilmeyey markii aan dhageystay warkaga, lakiin ya nagabay ! Raggena kuwa xun oo u shedanku xukumo.insha Allah,allah ba talin on sugeyna.gushu wa xgeen insha Allah khair.
Waa sax hala tusiyo aduunka dhan Kenya Waa kaso Dareen Somaliya Hanoolaato. Cadowga Iyo kuwa. Daba dhilifka Shisheeye u shaqeeya Allaha Allaha naga QabTo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Guul Iyo gobanimo
Manshaaaaalh ALLAHU Akbar ALLAHU AkBAR Akbar ALLAHU Akbar Guul iyo gobanimo farmajo Nolow inshaaaalh 🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴💞💘💞💘💞💞🇸🇴🌹🇸🇴🌹🌹🇸🇴🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somalia ha noolato please Somalia ha isku duubnaato hadii kale falasttin sida loo galaa la idiin gali. No qabiil viva dowladeena horay u socda ciidankeena ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waan hambalyeynayah Ambassador sida wnagsan ee uu arinkaas uga hadlay waxaanse dareemayah in ay ceeb tahay dawlada muwadiniteda la laynayo oo gacmaha ka laabanysa
ALLAAH HANAGA QABTO DAALIMIINTA CADAWGA U SHAQEEYA ALLE IDIN DUMI GURYIHIINA ALLE DUMI MUCJISO DEG DEG AH ALLE IDIN KU RID WAA QARAN DIID NABAD DIID ALLE IDIN QABAY AMIIN
ASC weey cadahay in lasoo direy siyaasi kusheegyada jooga dalka markii ay duqeeymo geestaan Kenya waxay qabanqaabiyaan mudaaharaad wlhi waa yaab dad ayaana u sacaba tuma allow alle ASC
Gudi in ciidamo loo diro ma leh waa Hore baa gudi fiqi iyo 30 jir 30 milyan xaday baa gudi lagu daray markaasay dheheen ciidamadu meeqay dhan yihiin meeqa hub bay haystaan telefoonadaa u daarnaa miiskii lagu hadlayay waad ka helaysaa meediyaha
Midnimo somaliya hanoolaato hamidoowdo aamiin yaa allah cadowgeena ha dhoco allaha naga qabto aamin
Noolow Ambassador Abuukar Baale jir oo joog.
Kenya ciidankeeda waa in waddanka laga saaraa haddii la rabo in Kenya sharteeda laga ammaan helo.
Somalia guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ♥️
Farmajo guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️
Nabad ii nolal guul 🇸🇴🇸🇴♥️
💙💙💙💙💙💐💐💐💐💐💐💐💐💐🌻🌻🌻🌻🌻💐
Abuukar Balle INSHA ALLAH GUUL SOMALIYA 🇸🇴
Somaaliya ha noolato from jabuuti🇩🇯
We love you Djibouti
ABUKAR BAALLE WAA NIN ADAG MUTACALIM AH
💪💪💪💪💪👍💯👍👍
Mashalah
Soomaalia hanoolaato ❤🇸🇴❤
Soo dhowaaw Eng yasiin iyo xaashi Guuleesta manashallah
viva somalia somalia first all time viva ambassador baalle xafiduhullaah
Kenya waan iska celinkarnaa somalay wlalo malayahy
Somalia hanolaato🇸🇴🇩🇯🔥❤🔥❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
Waan uhambalyaynayaa wakiilka qaramada midoobay ee soomaali abuukar baalle✋
Allaah ciil badan cakuye cadaw iyo kuwa caawin waa dadka aan damiir lahan dalka iyo dadka u naxa insha allaah guul iyo gobanimo Somalia 🇸🇴👍🦋♥️♥️
Allaw naga qabo cadawga
Soo noqod baan arka somaliya mshallah congratulations 🎉
Somalia guuul farmajo guuul rooble guul turkiga guul cidamada xoga dalka somalia guuul 🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷
Maasha'Allah, Danjire Abuukar Baale jazaakallaahu khayr
Mucaradka dad kooda madagaan mesha ee kenya duqesay tas waxay kamicno tahay inay waxbo kagaliin meshan wadanimo ee waxa talo qaabiilnimo one love somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Farmaajo guul 🇸🇴 aduunka siyaasad ba LA isku dilaa wataa Kenya lo qoray casharka💪💪💪🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴
Allow noosoo cili awooda iyo Midnimo somaliyeed 🇸🇴🇸🇴✊
Shem on you Kenyans Shem on you uhuru kenyata 🇰🇪
CAJIIB THANKS SXB XASHI WADANI DHAB AH HORU U SOCDA🇸🇴
Masha allah horufadhi media guulaysta
Mudane dhe oo sharaf masuuliyiinteena fadlan
waad ku saxantahay
Hhhhh yaa la sharaa
Dowlada🇸🇴soomaaliya🇸🇴wakhtigan⏰ hada la joogo ma aha dowladiiya🕐 Kenya🇰🇪faragalina kasta aya ku sameyna jirtayna sida dowladi xasan sh.maxamoud🇸🇴oo kale manta wa farmaajo🇸🇴🇸🇴💯✅
👍👍
Soomaaliyey mucaarad majiro waa wakiilo shisheeye ee illaaheey hanaga qabto
Ameen
Mansha Guul somaliya Waa dal madaxbaana so nooqta sharti Umad somaliyeed Viv Somaliyaa
Haddii xasan sheikh iyo sheikh shariif madaxwayne ka noqdaan soomaaliya waa reer gedo ka go,aan soomaaliya una diyaar garoowaan in ay dagaal la gasho muqdisho waana ku kalsoonahay inay ka guulaysayaan sababtoo ah diyaar uma aha dhimashada.
Ilkayrta xun ee baahan awapba anaga ayaa soo dhisnay lkn wlh dib danbe in aysan xil u qbaneen garacyada wada xanuunsan mida kle ayaga ayaa muqdisho u baahn oo aan degaan leheen waxna qabsan karin ilkayrta
@@abdirisakisse4277 taasi waa aflagaado haddii aad xaaraan iyo xoolo islaameed ku korteen anagu ma cunin xaaraan waana waxa loogu harsan la,yahay muqdisho gedana muqdisho waxay ugu baahan tahay ma laha ee adigaa ah ilmo gargaarte, waana meesha kaliya ee soomaaliya nabad lahayn,agoonta lagu dhaco, masaakiinta lagu dilo waa duli iyo mooryaan ku uruurtay.
Illahow kuu naxariso abo siyaad qofki fahmay hadalkeyga qalbiga ugu duceey
Intii umadda somaliyeed ay qabyaalad ay ku tageerayaan siyasiyiinta somaliyeed weligeena sideman ayaan ahaneynaa
Thank you so much Horufadhi media
Guul guul io gobanimo #dowladena markasta difac dalkena markasta fagaraha siyasaded siwen usugu mujisa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
Danjire Abuuke balle Mahadsanid waa ku garab joogna marwalba.
Ducada umada 🇸🇴Soomaaliyed ha haato korkaaga. idim Allah
Alhamdulillah Somalia guul guul inshaallah
Cidan awodleh ayan arka mashallah Allah adowgina ha qabto from Djibouti
🇸🇴somaliya alaha uga gorgaarte meel walbo oo dhib kahaysto🤲🤲AmB abuukar Baalen muwaadin wadaniya🇸🇴🌹guulayso🤲🙏
WAA SIDAAS DAWLADDA AYAY TAHAY, INAY WAALIDKA LA XIDHIIDHIYAAN,
CIIDAMADA ARRIMOOHOODUNA WAA INAY SIR AHAADAAN
Dakaygu hore ayu U socda Insha Allah Ilahy ha inla garab galo aamin 💙🇸🇴💙
Waxaas waa caalacal ayaga ayay garab kuheysataa sidaas ayay ugu bareertay inay waxay rabto kusaneyso somaliya
In anago Somali ah kenyan aan sidaas uga cabaadno waxa sabab u ah qabyalada
Kun Jeer ha la ceebeeyo Kenya
sxp salmaan maxaa hortaagan in ciidanka kenya lagasaaro wadanka.
Illaahayow ciidankena badbaadi aamin aamiin
Maasha Allah
Kama hadli kalar siyasinta somaliya mucaradku waxey ushaqeyan keneya
That's true very true an fortunately
Kooxda farmajo ee waalan nagama dhaadhicin karaan xabashi oo gumaad noo gaysaday ayaa walalahen eh kenya cadow noo eh kenya hdii ay cadow tahy 2 milan ee somalida eh maxay ooga shaqeystan mida kle cadowtinimadi xabashida muya kenya losoo raray wa aqli weceladi kacaanka
Asc waan salaamaya umada soomaaliyeed waxaan kaloo salaamaya bahda Horfafhi Media noolada ILAHAY haidin BARAKEYO soomaaliya hanoolaato NABAD iyo Nolol hanoolaato Inshaa Allah 💕❤️❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕💕❤️❤️💕❤️❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️❤️❤️💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Abuukar baale masha alaah somaalia guul insha alaahu kenya wan iskasaareena
Mahadsanid SULEIMAN Hashi, Sidaad usoo tafatiray Arimaha Ciidamada iyo Sidaad Nabadoonimo Aqoon Saxaafadeed talo Siin dowlad iyo Shacab damiir Wadaniyad difaac dalka iyo dadka Somaliyeed aad Baan Kuugu riyaaqay qaabka Eray bixiinta run ka Sheega Cid kasta oo lug iyo gacmo Guracan ku hayey Ciidamada qaranka🇸🇴 hayeeshee Cid Hal sheikh Leh Waa Sheikh la'aan Sababto ah Somalia Waxa u Saxaafad ah Aqoon ah horufadhi Media💯✔️ Waxaad inoo tihiin Madi ducaysan insha'allaah Alle idiin Caawinaya garabkiina ah
Mar kale thanks lot for your help Me
Wariye hahhh taas wa kusaxantahaye iin an ciidamo qaran kudii loo saroo waxa laa rabay iin wasarada gashandhiga iin ii iska xadiraan oo ciyaal Koda lalaa hadal siiyo ma ahan iin cidahada laga shego waa waddanka sirtiisa baxday
Walaal waxaan u maleenayaa inaad tahay mucaarad mise dagaaladii ka dib aad dhalatay markii xalane lagu jiray waalidkeena lama hadli jirin waxaan aheen askar
Somalia guul insha allah🇸🇴
Mahadsanidiin reer horufadhi madia.
Awodi iyo sharfti ey wa Somalia laheyd.basocarfeysa MashaAllaah
Illahayoow waxaan waydiisanaynaa inuusan nagusoo celin ragii soomaliya madaxda kasoo noqday illaa farmaajo mooyee
Ale hakubarakeyo xashi wadani qaran inta dhagayto warkaga marwalbo waisku mabda tasna waxay cadayne inatahay qof fikirkisa umadax banan
Mucaaradku haddii ay qabsadaan
dalka waxaa ka talin doona Uhuru kenyatta, Sidii uu Gabre u fariisan jirey Xafiiskii Mweyne Xasan Sheikh,waxayna ka dhigi doonaan xaraash iyo boolo jaban.
Sidaasi darteed waa inay shacabka Somaaliyeed sidaa ogaadaan .
Haddaba soo Abiy ma u naageeyo Farmaajo.
Askartii Tabarka loo direy ee Eritrea gumeysato 3 jeer buu xeryaha ugu tagey waana kasoo dhaqaaqey, juuqna Eritrea waa u dhihi waaye cabsi darteed.
Afar sano hal Goob oo cusub ma qabsan.
Halkii ragii hore furimhaha ka quraaca jireen.
Hadaba Keeba Dabadhilifa, kee baase jilicsan? Ja jawaab intaa
@@drgarad Horta dad waxaa u liita
Midland Madaxdiisa Caaya,Waxaa la sii xun Qof wax uu bulshada u qabtay mid ka indha oo ayaan I Muuqan we taageeraya mid dalka
hore u dhacay waxba aan bulshada
u qaban.
Xasan Sheikh xafiiskiisa wax fashion jirey Gabre,Gabrena waxaa uu dalkana ka baxay habeenkii
Farmaajo la doortay .
Farmaajo wax cad oo la teagan karo ayuu bulshada Soomaaliyeed u qabtay,Haddii aad Caysana adigaa dad u liita oo Qabyaalad baa Cayda
kaa keeneysa,Qabiil waxaa faaiidayo jiro.
@@addeecabdihassan243 Hadaan dhalinyaro nahay Farmaajo waqti inuu naga lumiyey baan u aragnaa, 4 sano kadib Dhaqaalaha dalka waxa uu maraa in maanata Muqdisho Dhul lagu kala gadan, Bangiyadi deyn bixin, amnigii oo sio xumaadey, maanta ugi danbeyse 18 qof Qarax lagu diley, 40 kalena dhaawac, Magaalo lama xoreyn, Qabiilki oo soo laba kacleeyey, dib u heshiin lama haayo, Isu dhafkii ciidamada xilligii XSM ku ekeyd, meleeshiyo Dufaan inuu Farmaajo Farmaajo sameyste.
4 sano booto ah, iyo adigoo kale in lagu shaqaleysiyo oo Social media marin habaabin u joogto, wax kale sheeg o madaxdi dalkan wax u qabtey jaaifeyso ahyn.
Ninyahow Dalkan u nax oo runta abaar, jaaifeynta iyo Caayda jooji ,nabadey.
ASC
Noolow Baale
Wadani soomaaliyeed
Manshallah
Maasha alaah abuukar baale. Dhalad soomaali ah
In shaa allaah ciiidanka soomaaliya guul ✈️🚘🇸🇴❤️🛩🚁🛫🛬🚀👮🏿♀️👮🏿♀️👮🏿♀️🇸🇴❤️soomaliya guul
Guul iyo gobanimo ayaan urajeeyey wadankeena
ASC wariye, runtii wan ilmeyey markii aan dhageystay warkaga, lakiin ya nagabay ! Raggena kuwa xun oo u shedanku xukumo.insha Allah,allah ba talin on sugeyna.gushu wa xgeen insha Allah khair.
Guuuuuul farmaajo guuuuuul Somalia 🇸🇴
Ilahayow ha noogu dhibin xukunka xasan shiikh iyo KOOXDIISA ilahayow xarigooda goo mucaradka jahiliinta
guuul somali viv somali
Waa sax hala tusiyo aduunka dhan Kenya Waa kaso Dareen Somaliya Hanoolaato. Cadowga Iyo kuwa. Daba dhilifka Shisheeye u shaqeeya Allaha Allaha naga QabTo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Guul Iyo gobanimo
Mansha allaah walaahay wadani baadtahay wariye allow kudhowr
Manshaaaaalh ALLAHU Akbar ALLAHU AkBAR Akbar ALLAHU Akbar Guul iyo gobanimo farmajo Nolow inshaaaalh 🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴💞💘💞💘💞💞🇸🇴🌹🇸🇴🌹🌹🇸🇴🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Afkaaga cano laguqabay, caqliga alaha kuudaayoo
Thanks horufadhi media
Somalia ha noolato please Somalia ha isku duubnaato hadii kale falasttin sida loo galaa la idiin gali. No qabiil viva dowladeena horay u socda ciidankeena ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mahadsanid horfadhi wadani ayaad tahay
MANSHAA ALAAH ABUKAR BAALE ALE COMRIGA IYO CAFIMADKA HA U DHEEREYO.
ILIN AYA IGU OSTAGTAY MARKU SO BANDHIGAY SAWIRKA CARUURTA AYA DILEEN😭
Somaliya waa mesha adunku uso doonto xubnaha jidhka biniaadamka
Dal dad waayay weeye somaliya
Ilaahay baa umaqan
Somalia 🇸🇴 guul
Soomaaliya guul
Halle ha garansiyo dadkan siyaysad ku jira wax dawladanimdu thy
Amiin ya Rab
SOOMALINIMAA NADEEQDA NABAD IYO NOLOL🥺
Ilaahey umada soomaliyeed guul hasiyo cadawgeedane allah jibiyo
Masha allh waxaa tahay bararujiyaha bulshada
Insha allah malin ayan guulaysan dona Kenya na ay arki donta somali oo awooddii soo noqotay insha allah
Mashallah abukar waxaa gudatay waajibkaga lakinse waxaa ku leeyahay waa ku mahadsan tahay masuul
Waan hambalyeynayah Ambassador sida wnagsan ee uu arinkaas uga hadlay waxaanse dareemayah in ay ceeb tahay dawlada muwadiniteda la laynayo oo gacmaha ka laabanysa
Kenyaaanka foosha xun halagubo nacalad haku dhacdo
ALLAAH HANAGA QABTO DAALIMIINTA CADAWGA U SHAQEEYA ALLE IDIN DUMI GURYIHIINA ALLE DUMI MUCJISO DEG DEG AH ALLE IDIN KU RID WAA QARAN DIID NABAD DIID ALLE IDIN QABAY AMIIN
Madaxweyne farmaajo gulllllllll masha alah ciidmada somaaliya gullĺllll noolaada cadawgiina hajabo
Golaha amaanku waa kuwa keniya lugta inoo qabtay wayo waxay inaaareen cuno qabatayn
Somalia forever ♥️🔥🇸🇴 . Somaliland wa baabaysa hadaanay Somali kuso biirin wanay kuso biirysa inzhallah 🥰
Sxb oohinta iskadayoo dalkiina dhista intaan anaga naso gaadhin Horta adigu markali Ka xorooba dalalka shisheeya ee marba wax kuu yeedhinaya masiirka umada somaliyeed takale s'land maha taad mooday
@@cnaasircaabi6511 😂 rer Somaliland ahy pro inagu aynu wax dhisano marka hore
Kenya halays ka celiyo aameen
Wariye xaashi kuwaas mahan aitasiyin ee waa jaajuusin damirlawayasha
Xashiyo waa ku salamy uku Horeen tan kale hadii dowlada wax qarineenin meyey awoodiwesay in media soo booqado si bolshada iyo walidka uqan caan
Ciidamada Somalia oo la dhisayo Maahan kuwa cid kasta ka hadasho.waa sirtii wadanka.
Good well done
Abukar Bale cadowga hajabo cimrigaga ilahay cimri hakugudaro cafimad tam iyo cibado san ilahay hakusiyo
Insha allah wa inan iska saaro ciidamada Kenya amniga dalkeen Somalia waxa inogu filanhaya ciidamada xooga dalka somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Abukar Baale Mustaq balka madax weynaha SOMALIA inshaa Allah
BARO CARABI MEELKASTO JOOGTO
BARTAN KALO SOCDA CASHARO CARABI...
Asc hurufadhi anigo ka mid ah dhagaysa mudada cheer waxa baryan ad idacada hurufadhi logs dareemaya inay dhinac ka rarantahay.
Fadlan idacada hurufadhi wa idacadeni waxa ku dadasha inadan ku milmin siyasada Somaliya .
Mahadsanid
ASC weey cadahay in lasoo direy siyaasi kusheegyada jooga dalka markii ay duqeeymo geestaan Kenya waxay qabanqaabiyaan mudaaharaad wlhi waa yaab dad ayaana u sacaba tuma allow alle ASC
((( GUUL INSHA ALLAAH GUUL
Illaahayow dabadhilifka cadowga Naga dhex Saar.
Gudi in ciidamo loo diro ma leh waa Hore baa gudi fiqi iyo 30 jir 30 milyan xaday baa gudi lagu daray markaasay dheheen ciidamadu meeqay dhan yihiin meeqa hub bay haystaan telefoonadaa u daarnaa miiskii lagu hadlayay waad ka helaysaa meediyaha
Sidad ufuhilisey saqirada ilahay hakuguhiliyo
Guul inshallah