Siyaasada waxaay leedahay qeyb nasabnimo iyo geesinimo ku saleysan laakiin siyaasada xasan sheekh waxaay ku saleysan tahay dulinimo iyo fulaynimo, adeer markii horaba maxaa loo yiri itoobiya iyo kenya nabad ilaalin soomaaliya ha ka noqdaano khaladka meeshaasuu ka yimid,waa hadii ay dadka soomaaliyeed ay tun rabaan hadii kale maalin walba dulinimadaas ayaa lagu jirayaa.
Hasan gaajo shillimaadka qaadka wuu u baahanyahay! Meel walba looga adkaa Hasan and I love it!!!
Xasan shiikh mooryaan warkiisa ISKA daa qaad Kama maarmo hadduu joojiyana isbaaro ayuu dhiganayaa
Waxaa cadayn kuugu filan sxb
Dalkeeda Marba haduu tagay oo
Aysan kenya soo qaban danbiilahaas
Ayadaa qaaday ee sidaas la soco
ADEER DAWLADU WAA TEE XAGAY XUKUMAAN YAA AQOONSAN PUNTLAAND SOMALILAAND JUBBALAAND MIDNA MA XUKUNTO MEELA KAMA JOOJIN KARAAN ADEER!!!
Kartida uu ku jojinayo qaadka safirkana ugu yedhayo malaha xasan sheekh waa nin ganacsi ku jira oo dhiiqo laqanaya
Maqaadkay. Kamasrantaadamuljadiid
Hala joojiyo wax aan cudur ahayn
Iyo dhaqaalqhaada oos baa biyo
Mooyee muxuu noo hayay
Kenya iyo Ethiopia labaduba
Ogolaan maayaan somaliya in eey kacdo weey ukuftay
Mid somali ah ooy u adeeg sadaana weeyn maayaan
Cid kas too timaadana
Mid un baa lugaha uqaban oo qiiqi
Somaliya .
Waa sidi farmajo yeelay
Boosaskii Nairobi miyuu ka maarmay
Kenya waxba kama beddeli karaan
Xasan munaafaq iyo xamse marxuum.
Ducale iyo Yusuf Haji wilki waa Basas.Ahmed Madobe waa Basas.Farah Macalim baa dahey Ogaden waa Basas cadow ushageya..Jahilnimada jojiya rer ayeyo.
Maxaa qaad lajoojiya madaxdausareso ayaaba lacag usaran axmed islaan wuukagulestay waxbelagamaqawankaro
Siyaasada waxaay leedahay qeyb nasabnimo iyo geesinimo ku saleysan laakiin siyaasada xasan sheekh waxaay ku saleysan tahay dulinimo iyo fulaynimo, adeer markii horaba maxaa loo yiri itoobiya iyo kenya nabad ilaalin soomaaliya ha ka noqdaano khaladka meeshaasuu ka yimid,waa hadii ay dadka soomaaliyeed ay tun rabaan hadii kale maalin walba dulinimadaas ayaa lagu jirayaa.
No that's not true