Xanuunada Qalbiga Ku Dhaca┇Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 сен 2018
  • NURUL ISLAM ┇نورالاسلام
    FADLAN SUBSCRIBE GAREEY SI MUUQALADA CUSUB KUSO GAARAN
    ruclips.net/user/nurulisl...
    LIKE - SHARE - SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS
    Jazakumullahu khayran
    #nurulislam #subscribe #nurulislam.

Комментарии • 139

  • @abdikarimmohamed1889
    @abdikarimmohamed1889 2 года назад +6

    Qofwalba aragta qoralkeyga ii duceya in Allah uu qalbigeyga nooleyo. haddii aan dartaa kuheli karo Jano ha iga xasdin wa intas oo an ku helaa janno iyo towbah.

  • @bushrakhadraosman4026
    @bushrakhadraosman4026 4 года назад +4

    Shekh Alle qabrigaaga ha nuriyo Rabi kor haku qado wax kasta ood jeceshahy oo Alle ka raaliyahay Alle haku rumeeyo

  • @happy-il2nr
    @happy-il2nr 5 лет назад +31

    Masha Allah habeenkii Ma seexdo hadaanan dhagesan quraan ama muxadaro qalbigaa igu qabowbo hurda raaxa lehna wa helaa alhamdulilahi #Ilaah ban ku dhaartee diinta Islam ka wa diinta kaliya ee xaqa ah jazakallah Shiekh Mustafa

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 Год назад

    Msha allah ilahay hagu xfdyo sheekhana mustafe xaaji Ismail

  • @daadeycade6738
    @daadeycade6738 3 года назад +6

    Allo qalbiga i nadiifi, iyo qof walba o qalbi nadiif raba. Aamin . Baraka allahu shiiq 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @hoodomaxamuud1512
    @hoodomaxamuud1512 3 года назад +7

    23:52 mon 19 October 2020
    Ilaahay hayina daweeyo caawa wiilkaygii mustafe yare ayaa iga xanuunsan igu soo duceeya inuu ilaahay ii caafiyo insha Allah caafimad dagdaga oo khayir

  • @Lumine__1
    @Lumine__1 4 года назад +2

    alahuyamuqalibo qulub thabidqAlbe cala diinika aaamiin

  • @hanishieelmi8856
    @hanishieelmi8856 2 года назад

    Illahow qalbiga iqaboji xanuun si qalbiyan daremayaa

  • @jimaalemohamuud2549
    @jimaalemohamuud2549 5 лет назад +24

    Ilaha qalpiyada rog rogaw qalbigayaga diintada kusug aaamin

  • @maryamdiriye5752
    @maryamdiriye5752 4 года назад +20

    YAA RABII SHIQ MUSTAFA JANADA NAGU KULMI.

  • @sumayomohamedkhaliif6933
    @sumayomohamedkhaliif6933 3 года назад +2

    Mashaallah illahey hanooxafiido sheeqeena qaaliiigabadan shekh Mustafa xajii ismacii 😍😍😍😍🙏♥️♥️

  • @umusalmanyarechannel9875
    @umusalmanyarechannel9875 5 лет назад +16

    Sheikh Mustafa Allah kubarakeyo sheikh dar Allah ku jeclahay adun iyo aqiiraba Allah haino wada naxaristo

    • @hamdisaidfarah64
      @hamdisaidfarah64 4 года назад +2

      Masha aallaah sheikh Mustafa allaha Ciso iyo sharaf Allah ku siiiyo aduun iyo aaqiro

    • @qatrocuudi5175
      @qatrocuudi5175 4 года назад +1

      papa

    • @Ahmed1G
      @Ahmed1G 3 года назад

      Hamdisaid farah uun
      Gym
      M
      Mudane Sh Kkkkkk

  • @maxamedbarre450
    @maxamedbarre450 5 лет назад +5

    msh Allah Allah ku xafido sh mustafe haji ismacil sh: mustafe you change my life thank you so much wll.

  • @adontiialle8171
    @adontiialle8171 4 года назад +4

    Allahu Akbar

  • @kingkhalidofficial2582
    @kingkhalidofficial2582 4 года назад +2

    Masha allah tabarakallah jasakallah sheekh mustafe xaji kuwii alle danbigooda iyo danbiga waalidkoodba dhaafa alle ha inaga dhigo inaga iyo umada islaamka ah ba aamiin yaa rabil caalamiin

  • @suhuurcarey
    @suhuurcarey 5 лет назад +3

    Sheekh mustafe 💯💯 ilaahy balaaqo ayuu kuu dhiibey allaha ku xafido

  • @ikraamhappychannel3585
    @ikraamhappychannel3585 2 года назад

    Mansh.llh sheikh jakallah

  • @mymesqad9819
    @mymesqad9819 5 лет назад +5

    Jazakallah kheyr Sh.Mustafa Ilaahey haku xifdiyo

  • @romaaalrihaaniofficial3646
    @romaaalrihaaniofficial3646 4 года назад +5

    Shiikh Ilaahay haku sharfo

  • @abdirasakmahamed8246
    @abdirasakmahamed8246 5 лет назад +5

    Masha Allah ilaahow khayr kanawaafaji ameen

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 года назад +1

    Jazakallah sheikh Mustafa

  • @maxameddeeq5893
    @maxameddeeq5893 4 года назад +2

    Allah akbar

  • @hiboaxmed3588
    @hiboaxmed3588 4 года назад +1

    Alle haku daayo shikh mustafe hore u soco mashalahaa ilahay darti baan ku jecelahay

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 лет назад +3

    Ilaahay caafimaadka ha kuu daayo Sheekh
    Aakhirana Janna Jannada

  • @fardus4766
    @fardus4766 4 года назад +1

    جزاك الله خيرا جزا

  • @muunahassan2340
    @muunahassan2340 5 лет назад +9

    Mansha Allah sheikh allaw cimriga kudhere

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 4 года назад +5

    ilahayaw qalbiyada noo daahiri

  • @mustafeqaraami2101
    @mustafeqaraami2101 4 года назад +1

    Ilaahay cimriga iyo cilmigaba ha u barakeeyo Ustaadka, wax badan buu na baraye.

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 4 года назад +6

    Sheekh mustafa walaalkay baa wejigiisa leedahay inkastoo walaalkay kibir badan yahay
    Waxan ilaahay ka baryayaa Mar hadaa isu egtihiin in walaalkay wanaagaaga oo kale uunoqdo inta noloshiisa ka hadhay aamiin yaarab.
    Adigana hadaan kuu duceeyo
    Iyo hadaan kuu duceynba awalba waad duceysnayd, sheekhoow waxaad tahay macalinkayga jazakallah khayr.

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 года назад +1

    Sheekha Allaha xafido

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle7920 4 года назад +1

    Mansh allah shiikh mustafe illah habaraheyo😍❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 5 лет назад +4

    Masha Allah Jazakallah shehk

  • @hiboomarwaiss3216
    @hiboomarwaiss3216 3 года назад +1

    Maanshaa Allash slahakaa aqbalo jasahala khay

  • @muunahassan2340
    @muunahassan2340 5 лет назад +32

    Malinwalba wandhagysta xadisantada NAFTA iguxasisha alx

    • @ahmedxasan3634
      @ahmedxasan3634 5 лет назад +2

      muuna xasan masha allah allahku siyaadiyo anagane allah quluubteena dhahiro insha allah

    • @dekabaabuur870
      @dekabaabuur870 3 года назад

      Waa run

  • @nimcoabdullahi3560
    @nimcoabdullahi3560 2 года назад +1

    jazakallah shekh 🥰🥰🥰

  • @rukiaosman4192
    @rukiaosman4192 2 года назад +1

    Jasakallh sheikh 🥰

  • @mominahusseinmahamud3158
    @mominahusseinmahamud3158 2 года назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @samadondiirshe4964
    @samadondiirshe4964 5 лет назад +3

    Alha kaa ajir siiiyo sheikh

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 4 года назад

    Mashaa Alaah ilaahayoow sheekha noo xafid corigiisana dheeree Aamiin

  • @abdihassan5738
    @abdihassan5738 4 года назад

    Mñsha allah shiekh illahy khayr ha ku siiyo

  • @abdullahiahmedjama9625
    @abdullahiahmedjama9625 4 года назад

    Manshalah sheikh mustafe alle ha kaa abaalmariyo Jasaakalaah

  • @ilkacaselyricslyrics2723
    @ilkacaselyricslyrics2723 2 года назад +1

    Mansha Allah

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 2 года назад

    Scw scw scw

  • @warsamehashiomar5744
    @warsamehashiomar5744 4 года назад +1

    Sh Mustafa❤️

  • @nimoabdinoor8109
    @nimoabdinoor8109 5 лет назад +4

    Scw scw scw scw scw

  • @khatraabdi6174
    @khatraabdi6174 3 года назад

    May you live long life . I love you for the sake of Allah

  • @BHD-show
    @BHD-show 3 года назад

    الله يعزك ويبارك فيك

  • @fardowsaismail4264
    @fardowsaismail4264 4 года назад +1

    Masha ALLAH

  • @abshirolad325
    @abshirolad325 5 лет назад +1

    Masha Allah akhi filaaah

  • @fadximaxamuud1357
    @fadximaxamuud1357 4 года назад

    Mnsha allh alle ha kaa jsaa,id siiyo

  • @ahmedmohamed3061
    @ahmedmohamed3061 4 года назад

    Jazaakumullaah khayr sh

  • @safiaofficial7074
    @safiaofficial7074 3 года назад

    Mashaa (Allaah) ajar badan (Allaha) kasiiyo

  • @guledahmed8282
    @guledahmed8282 3 года назад

    Allaah hakubarakeeyo

  • @asiyaibro2631
    @asiyaibro2631 3 года назад

    Manshlhaa sheek alehakubarakeyo

  • @sumayomohamedkhaliif6933
    @sumayomohamedkhaliif6933 3 года назад +2

    asc walladeey kheyr jeclaay fadlaan waxaan ahaay walashiina soomaliiyeet fadlaan iguucaawi sumscrbta like sherta iguucaawi illahey haniisharfo aduun iyo aqiiiro 😍🙏♥️♥️♥️♥️🙏🙏 sumayo hijaama

  • @mamacaasho6304
    @mamacaasho6304 4 года назад

    Maashaa allaah jasaa kalaah khayr

  • @Lumine__1
    @Lumine__1 4 года назад

    Masha alah shiiq mustafa

  • @shxasan935
    @shxasan935 4 года назад

    Mashallah shiikh ilaahay hanoo kaa daayo

  • @malyuunaxmed6208
    @malyuunaxmed6208 3 года назад

    Shiikha janada allaha geeyo

  • @yuusufnuur7899
    @yuusufnuur7899 4 года назад

    Ilahey shiq haku xafido

  • @gjfjtfjkgfy2646
    @gjfjtfjkgfy2646 5 лет назад +2

    Masha alaah ❤❤

  • @aktv1592
    @aktv1592 2 года назад

    La ilaha illallah

  • @kamalabdi5900
    @kamalabdi5900 4 года назад

    Mashallah Allah jazaka Allah

  • @guedibouh3203
    @guedibouh3203 3 года назад

    Ilahaw qalbiyada noo wanaaji

  • @siradahmed1584
    @siradahmed1584 4 года назад

    Allaahey cadaabta hakaacoreeyo shiikh mustafa

  • @mohamedsufigudle
    @mohamedsufigudle 4 года назад

    Jazakalaah kheyran

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 года назад

    Maashaa Allaah

  • @maxamedidirisibraahim2467
    @maxamedidirisibraahim2467 4 года назад

    Mashaa allah sh

  • @ismaaciilahmed8012
    @ismaaciilahmed8012 3 года назад

    Masha allah Allah hakuxafido amiin

  • @bisharobisharoomar3787
    @bisharobisharoomar3787 4 года назад

    Masha alah shiikh

  • @aktv1592
    @aktv1592 2 года назад

    ilaah xaq lagu caabudo majiro Allah moyee

  • @rabiemohammed2666
    @rabiemohammed2666 4 года назад +4

    ماشاء الله شيخ مصظفي حاج اسماعيل هارون يحفظك الله من شر وسوء

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 3 года назад

    Jasaka Allah

  • @cabdallenuur6481
    @cabdallenuur6481 4 года назад

    Maasha allaah jisaakalaah

  • @abdinasirabdullahiroble2633
    @abdinasirabdullahiroble2633 3 года назад

    Masha Allah 🔥

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 3 года назад

    Illaho qalbiga no nadiifi

  • @Happy.haizani
    @Happy.haizani 4 года назад +5

    Ilahow qalbiga somalida nadiif is iskaga dhig allah dartiis ilaa isku jeclaano oo wax iskugu qabano ma ahee qalbiil allah naga koriyo

  • @daacimedia1
    @daacimedia1 3 года назад

    Masha allah

  • @lamasaxaquens1645
    @lamasaxaquens1645 4 года назад

    Shiekh maxamed Ismael tafsiirka quranka

  • @hiboaxmed3588
    @hiboaxmed3588 4 года назад

    Sheeekh soo dhawo waan kufaraxsanah maxadirad

  • @user-yv2md6fo4v
    @user-yv2md6fo4v 3 года назад

    ماشاءالله

  • @samiraali5972
    @samiraali5972 5 лет назад +3

    Asc walaalayal waxaan ahay gabar somaliyed oo kunool dalka norweey kumana heeysto wax sharci ah waxaana la,iku leeyahay lacag lixkun iyo lababoqol waxaana la ahay qof muslim ah oo ikacaawiso deendaas walaalayalow hadiiy eey islaam nimo jirdo icaawiye si alle dardiiys ah waa idin baryaa

  • @abdihassan5738
    @abdihassan5738 4 года назад

    Jasakallah

  • @2hour551
    @2hour551 3 года назад +2

    Ninka heesahana like saara markuu arko laakiin ninka sheekh Yada dislike saara wlaahi waa nacas

  • @cabdinuur4093
    @cabdinuur4093 5 лет назад +1

    masha allah allaha hadayo dadka runta sheeka

  • @QAACIDADANOLOSHA
    @QAACIDADANOLOSHA 5 лет назад +1

    Jazakallah 🙏

  • @user-rd9kb5br1h
    @user-rd9kb5br1h 3 года назад +3

    الله يحفظك الشيخ 🌷😍

  • @saidosman8029
    @saidosman8029 3 года назад +1

    Nabiga kusaliya scw sheikh barakalahu fiikum

  • @shakracali3486
    @shakracali3486 2 года назад

    Iduceyaa walalaheyga aduunka walaal lugu yahay ducadinina in ilahay aqbalo laga yabaa

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 лет назад +5

    SCW SCW SCW

  • @user-zq4qu8tn9j
    @user-zq4qu8tn9j 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Hamadou ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmanhassan7860
    @osmanhassan7860 4 года назад +1

    Mansha allaah

  • @habibamuse3439
    @habibamuse3439 4 года назад

    j.an

  • @arafatadam8492
    @arafatadam8492 3 года назад

    fadlan wax fiican ayaad samaynaysaan e laakiin khayrka haka dayina ganacsi ee fadlan xayaysiiska ka xidha lama daawan karaba waayo shantii mirirba xayaysiisbaa soo galaya qaarbaan fiicnayen xayaysiisyada qaarkood mahadsanidiin

    • @nurulislampro
      @nurulislampro  3 года назад

      Cafwan akhi waxba kabadeleyna xasuusintada waa ku mahadsantahay

    • @arafatadam8492
      @arafatadam8492 3 года назад

      aad baad u mahadsantiin ka jawaabistiina . Bal si aad ugu dhiirataana aan tusaale idin siiyo hadii aad afrika joogtaan ma aqaan waxa uu idinku xayaysiisto youtube hadaad europ joogtaana waxaan ma aqaan inaad ila aragteen malaha wadan walbiba waxa uu doonayo ayuu ku xayaysiistaa ama uu dadka ku baahinayo tusaale anigu wadankan aan joogo ama khamri ayuu ku xayaysiistaa ama dadka isku jinsiga ah ee isku galmooda ana qoomu luudka ah sidaad kolba u fahnaysaan adoo aayad quraan ah ama xadiis nabi dhagaysanayay marka uu qoomu luud soo galo maskaxda ayaa si ku noqonaysa ee fadlan allah arsaaqda haydiin waasiciyo e ka xidha inkastoo aydaan kaligiin ahayn sheekhkasta kuwa soo galiyaa ay xayaysiiska u furaan marka laga reebo sheikh ahmed deedat

  • @masterspeedy2505
    @masterspeedy2505 4 года назад +2

    Allah kama cabsanaysan miyaa maxay tahay muxaadarada ayaad lacag ka raadinaysaan 5 minutes kastaa advertising ayaad galiseen
    Ilaahay emanka ha nii sugo

  • @hasnaelmi4868
    @hasnaelmi4868 3 года назад

    Bonjour j'ai eu de bonbon

  • @abdurahmanahmed1030
    @abdurahmanahmed1030 4 года назад

    §

  • @saqaahmed6537
    @saqaahmed6537 5 лет назад

    F

  • @maxamedahmed5450
    @maxamedahmed5450 5 лет назад +2

    Masham alah

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 Год назад

    Ilahoow qalbiga noo dahiri