ABWAAN GEEDA-NAAR OO FARRIIN NAXDIN LEH U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEED

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 26

  • @drdek9790
    @drdek9790 9 дней назад

    Ma Awoodi mooyee waan caawin lahaa😢

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 3 месяца назад

    Abwaan cabdule geeda naar ü ilaahey cimriga ha u barakeeyo 🙏🙏🙏 waa in la garab istaagaa oo la caawiyaa yaan loogu simin waa halyey dahab ah ❤❤❤❤❤❤

  • @abdulkadirmaalim875
    @abdulkadirmaalim875 3 месяца назад +4

    Abwaan cabdule geeda naar waa hanti qaran isaga iyo qaar kaloo badan hal kaa markeey joogto abwaan cabdule geeda naar mudo dheer maqal kiisa iyo muuqaal kiisa lama heeyn mar baan maqlay markii dagaaladii soomaalida iyo ciidamadii Ethiopia ee soo galay wadanka gaar ahaan caasimada in lagu waayay nolol iyo geeri taasu maanta waa been noowday waa nool yahay laakiin waa nin duruufo adag ineey soo wajeheen ku tibaaxay tix gabay ah waxaan orn lahaa ha loo istaago waa nin wili ka gaban gaab sanaayo ineey la dhaafto tabashada uu qabo saaxiib kiisa uu aqbaarta udira naayo yaan loogu simin saaxiibka uu u sir waramay ee soomaali ha barbar istaagto nin kaa abwaan ka ah guul iyo gobonimo

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 13 дней назад

    Allaha u naxariisto Abwaan ka janatul firdowsa allaha ka waraabiyo. 22/01/2025😅

  • @keyfmohamed8345
    @keyfmohamed8345 3 месяца назад

    Salanata sare wariye waxa kadhina inaad nunmabarakiisa kuso qorato fadalan❤

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 3 месяца назад

    Cabdulle geeda naar aniga oo yar gabayadiisa dhageeysan jiray

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 месяца назад

    Illaaheey Hasoo Irsaaqo Meel Uu Kafilaneyn Haka Siiyo 🙏

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 3 месяца назад

    war aad baan ugu xumahay abwaab cabdule geeda naar dadkiisi ay ku fiirsadaan daruufta dawlada iyo hantiilayaasha abgaal beri haduu dhintana ay ku tartamaan geela aniga 5 geel geeyey aniga 20 geela ayaan geeyey ku tartami doonaan hada mey siiyaan 20 geela waa 2000 oo doolar guul ayaan u rajeeyey abwaan cabdule geeda naar insha alaah waad ka bixi

    • @Abdinurmoha
      @Abdinurmoha 12 дней назад

      Maanta Wuu Naga hooseya isagoo la Dayacay

  • @sucaado7
    @sucaado7 3 месяца назад

    Ilaahey haku siiyo risqi wasac ah

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 3 месяца назад +1

    Rabi moo garab weey diisto Rabi baa kamudan oo waxlaweey diistaaye

    • @drdek9790
      @drdek9790 9 дней назад

      Aduunk wll lgu yhy ogoow

    • @drdek9790
      @drdek9790 9 дней назад

      Waad xnuunsan thy adiga

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw 3 месяца назад

    Cabdula geeda naar wa abwaan weyn ilaahey aya weyne e hala garab istaago

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 3 месяца назад

    Nin rag wax Waa u sheegtay .doqoneh yeekeed

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 3 месяца назад

    Ah fadlan aboowna hala caawiyo

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 3 месяца назад

    Asc Walaalkey xageen kala xidhiidhaa please

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 3 месяца назад

    ilaahow adaa ku amanan sida aad Ii bartay toobiga marki ow qaldanyahay iyo markow saxanyahay ilaahow adey amaanoo dhan kuu sugnaatay ee ilaahow wadada xaqa eh igaradsii iguna sug ilaahow geesinimada aad iisisane ii siiyaadi cadowga ishoda iyo afkoodane ilaahow iga qabo Marka ilaahow adaan cafis iyo caafmaad ku weydiisana ilaahow waligene waan ku amaani adaana waa ku weydisanaa cafis iyo caafmaad allxamdilillah

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 3 месяца назад

    Walaalkey waaye xageen ka helaa telephone kiisa

  • @hassanhnlwarsame3192
    @hassanhnlwarsame3192 3 месяца назад

    😊

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 3 месяца назад

    Abwaan tuugsi ayaa Dan beesa

    • @dahaboadow3892
      @dahaboadow3892 3 месяца назад +1

      Akhlaakhdu waa muhiim

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 3 месяца назад

      Micnaha abwaan nimo wax kama taqaanid garaadkaaga dhis

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 3 месяца назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 3 месяца назад

    abwaanka inkaara ku dhacday irsaqa ayaa meel xun kagalay Marka arinka lagu caawin karo waa in layirado alle kuuma sahlo arimahadane alle ma hagaajoyo ilaahey idamkiisa waayo wadada aad wax ku doontey ayaa qaldan ilaaha irsaqa iyo wax kasto bixiyo abwaanka hadii laga waalay waa ow fahmi doona hadii ow horay uwaalnay Allaha cafiyo hadow waali rabane Allaha how siyadiyo

    • @drdek9790
      @drdek9790 9 дней назад

      Xnuun gudahaa qabta allah hku cfyo