LIVE AXMED RASTA HEES TAAGEERAYAASHII UGU BADNAA AROOSKII ZAKI IYO ZAHRA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 321

  • @sumeeyoxali5975
    @sumeeyoxali5975 2 года назад +69

    Axmed raste io Tolkiisi 🇱🇺🇱🇺Ku raaxeysta hestiini aaad caanka ku aheedeen 🥰Al_mareexaniyah✊dhiiga biyo ma ahan🥰bartii barwaaqada dhulkii udgonaa ee gedo ayaan idinka soo salamey dadkeygii🇱🇺🥰🥰🥰🥰🥰

    • @qadarqadar2387
      @qadarqadar2387 2 года назад +2

      Walaal 2amaanaha mamarexan baa baa

    • @RAJO-CUSUB
      @RAJO-CUSUB 11 месяцев назад

      Mara aan ka markuu farmaajo madaxweyne ahaa sidaa ayee u baashali jireeyn, lakiin maanta xasan CULUZOOW ayaa Naga inkaarsaday, abgaal yaa Naga qabta lol

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 года назад +62

    Walalaha muslimaadka waxaan idinku baraarujinaya inaan taagerno barnaamjiyada diiniga insha Allah illhy ha idin sahlo muraadwalba aad leedihin o khayr idin ah 🤲🤲.
    FADLAN SOO BOOQO DARUL AKHIRAH WUXU IDIN SOGUDBINAYA MUXADAROYIN DIINI AH KUSO DHOWOW MAHADSANIDIN 🌍🔑❤️

  • @asiaali566
    @asiaali566 2 года назад +32

    Wlhy anoo hawiwe hg waa hadii qabiil la dhaho somali yaad u jeceshahy marexan ayan dooranaya ilahay amarkis sababta ha i waydiil ilove u all mareehan

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 2 года назад +101

    Wow Yaa quluubta Somali ruxay Almareexaaniya Al Daaroodiyah Guulaysta What a beautiful Song ❤👈

    • @abdimohamed5638
      @abdimohamed5638 2 года назад +2

      Quluubta dadkaan qabiil baa ruxay

    • @rmohamedmattan1040
      @rmohamedmattan1040 2 года назад +7

      Darood Ismail mesha waruxeen MashaAllah 🇺🇿🇺🇿🇺🇿

    • @RAJO-CUSUB
      @RAJO-CUSUB Год назад

      Kkkk, lakiin maanta abgaal ayaa loo niikinaa miyaaa kkk 2023

  • @fardawsaaabdi3038
    @fardawsaaabdi3038 2 года назад +67

    Mareexaan waan idin salaamay ilma adeerayaal gobonimo ku noolaada❤️

    • @sahrojama1056
      @sahrojama1056 2 года назад

      Wn kaqadnay sidokle ina adeer mcn ❤❤

  • @cabdulqadirwarsame6552
    @cabdulqadirwarsame6552 2 года назад +170

    Mareexaanimo dhiigu biyo maahan cisiyo sharaf masha allah 🥰🥰🙏🇱🇺🇱🇺💉💉🥰

    • @amaalmakhtal8588
      @amaalmakhtal8588 2 года назад +19

      Daarodka dadka ugu fcn 😍from jidwaaq absame and darawish

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 2 года назад +7

      My abti iyo awewe marexan ane waye idhalen abahayne way dhalen

    • @mimipuloo7879
      @mimipuloo7879 2 года назад

      @@amaalmakhtal8588 daaroodku adey kula fiican yahiin dadka kale kama fiicna saa u ogoow

    • @amaalmakhtal8588
      @amaalmakhtal8588 2 года назад +9

      @@mimipuloo7879 daarodku waa dadka soomalida ugu fcn mxaa kle tariikhda dib ubaar wllo

    • @ramla.abdi.5451
      @ramla.abdi.5451 2 года назад +6

      Soomali wa mid
      Xishoodka waa fiican yiihiin intad qabiilka bareysan wax dhamo bara respect wey fiican tahey dad waxa jira qabiil walba qof ku leh marka waxaan ad kala saar saarey saan been markad wadanka dibadiisa boqol qabiil ayad sheganeysaa sababto ah malintas wad dhibaateysan tahey

  • @nalkainahajjimohamed1944
    @nalkainahajjimohamed1944 2 года назад +77

    Heestan mrka maqlo wa qiiroda wlhi allow ada mareexan iga dhigay❤🇱🇺

    • @caashoahmed5277
      @caashoahmed5277 2 года назад +3

      my dhiga marexan 🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺

    • @mimipuloo7879
      @mimipuloo7879 2 года назад

      Naaya mareexaan ku cun reer ooyaaye

    • @nalkainahajjimohamed1944
      @nalkainahajjimohamed1944 2 года назад +6

      @@mimipuloo7879 wa nagu nax san thy kow dheh allaha ku caafiyo kws mrka ka dhalato ba macanka noolasha ogan lehed

  • @drsikraanruunmohamuud7970
    @drsikraanruunmohamuud7970 2 года назад +13

    Woow! Yaa quluubta somaliyeed ruxoon Mareexaan ahayn 🇱🇺mansha allah meesha madaxdi dalka ayeey u shidantahay fanankeeni,heesti deegankeeni iyo dadkeeni cidaan idinka ahayn waxan ma sameyn karto dhigiin usareeyo waligiin allahi iga beeraa mahadaas Iska leh Boqortoyada Mareexan Sade 🇱🇺💪❤️🥰💯

  • @simaninaxaashi959
    @simaninaxaashi959 2 года назад +22

    Allahi mareexan iga dhigay mahadleh dhiga biyo ma ahan wlh markii ladhahaayo waa zidaan allow idin daaa🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺💪

  • @hodanmohamed8046
    @hodanmohamed8046 2 года назад +15

    Ma aqaan sabab ta aan mareexaan sade u jecelahay inaan la xidido waan rabay reerkaa laakin heli maayo hargaysa iyo tolkay isaaq reerkaas ma jeclo way ka xanaaqaan we love you mareexaan sade from hargaysa hoygii nabada

    • @suldanmedia5883
      @suldanmedia5883 2 года назад

      Welcome sister

    • @abdihakininasuldaan4488
      @abdihakininasuldaan4488 Год назад

      Hodaney isaaqu anigabo radinaye xageen kaso qabtaa from marexaan sade

    • @hodanmohamed8046
      @hodanmohamed8046 Год назад

      @@abdihakininasuldaan4488 maad raadinaysa inaadeer

    • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
      @MaslaxJanuzaj-ue2ii 7 месяцев назад

      Mhdsanid Wll qali allaha ku jeclaado Qalbi saaafi Dhiga u sharaf badnow ❤❤❤

  • @zamzamabdi281
    @zamzamabdi281 2 года назад +53

    Allaa iga dhigay mareexaan iska dhal ah waliba kudhalatay baladxaawa Alxamdulillaah ❤️❤️❤️❤️

  • @firdowsamuslimah671
    @firdowsamuslimah671 2 года назад +36

    Gedo Bilan❤🇸🇴 dhul barakeysan💋❤❤

  • @daarood9835
    @daarood9835 2 года назад +57

    VIVA ALDAAROOD ISMACIL FROM GABAR AL KABLAXAX ALMAJERTENIA ILMO ADEERTEN AL MAREEXANIA GUUL DAAROOD ISMACIL.

    • @quruxabdi8465
      @quruxabdi8465 2 года назад +5

      Viva ALDAAROOD ISMAACIIL ❤❤❤❤❤

    • @xalaalquutemaqasaaro5287
      @xalaalquutemaqasaaro5287 2 года назад +2

      🥰❤❤❤ from al mareexaniyah ina adeer ten qaali ah

    • @rmohamedmattan1040
      @rmohamedmattan1040 2 года назад +5

      MashaAllah ina adheerteey majerteen iyo marexaan walaleheey

    • @daarood9835
      @daarood9835 2 года назад +2

      @@rmohamedmattan1040 Guul iyo gobanimo ina adeer Daarood United forever ♥.

    • @rmohamedmattan1040
      @rmohamedmattan1040 2 года назад +1

      @@daarood9835 ameen xabibty ina adheer macaan

  • @akaloffcialakaloffcial2406
    @akaloffcialakaloffcial2406 2 года назад +58

    Heeestii cida ku raxaysata dhamaan bahweynta mareexaan🥰🥰🥰

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan4822 2 года назад +63

    Marexan ilmahayga abahoood❤❤💞💕💕💯🥰🥰🥰

  • @ahmedosman4382
    @ahmedosman4382 2 года назад +36

    MAREEXAN MADAXDA UMADA SOMALIYED ❤❤❤🤟

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 года назад +28

    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @abdikafiali9103
    @abdikafiali9103 2 года назад +44

    Almarexaniyah Al Reer DIINIYAH❤❤❤

    • @quruxabdi8465
      @quruxabdi8465 2 года назад +3

      Al Darodiyah Almarexaniyah reer Diiniyah 💯

    • @zamzammire3556
      @zamzammire3556 2 года назад +2

      Allow diinta iyo rer diini nimo nagudil

  • @suheybyuusuf6972
    @suheybyuusuf6972 2 года назад +5

    Ahmed rasta fanan qaran ayaa thy
    wana kuma mahadsanthy heeska qurux badan ad inoo qaday
    🇱🇺🇱🇺Al mareexanimo thanks from 🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @juuju3744
    @juuju3744 2 года назад +40

    Mareexan dad aan iska jeclhy 🥰🥰

  • @aaminaabdi9088
    @aaminaabdi9088 2 года назад +46

    Mareexan dad aan jeclahy from. Lelkase daris xalala❤

    • @quruxabdi8465
      @quruxabdi8465 2 года назад +2

      ina adertey qaali anaguba waanu ku jecelnahay ❤❤❤❤❤

    • @fahmomohamedabdi2602
      @fahmomohamedabdi2602 2 года назад

      Sido kle ku jclnhy xppti❤

    • @sahrojama1056
      @sahrojama1056 2 года назад

      ❤❤❤wn idin jecelnahay anaguna

  • @salmanshidehussien6220
    @salmanshidehussien6220 2 года назад +30

    Hees mareexan my dhiiga kor 🎈🎈💘💘💉💉💯❤️

  • @kashkajr4425
    @kashkajr4425 2 года назад +30

    We love Gedo region 💕💕💕💕

  • @yasminabdikareem8459
    @yasminabdikareem8459 2 года назад +49

    Dhiiga mareexan ❤️🥀

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 года назад +7

    ilahow mel marexan kamaqanyahay hanageyn waa jeecelahay sababtu wa somaliweyn ayey jecel yihin wa dad qalbi wanagsan vive mareehaan all darodiya all somalia waa buulsho qalbi wanagsan oo hadee somali jecelkeda ku canbaxay somaaliya haanolato amiiiiin

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 года назад +14

    Wuuw heestu markey balanballe iyo caabudwaaq marayso way iga gadan taha dhiigu biya maaha Mareexaanimo 💕🌹💓❤️

    • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
      @MaslaxJanuzaj-ue2ii 7 месяцев назад

      Marexan kala Cuqdadeysan Anaga ka hor ma arag Miyad la heyn Balad Xawo miyad la heyn Luuq iyo Bardheere Mxa Mise labadaas bas ka baratay Dhulkaga???

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 года назад +19

    masha Allaha bro afkaga caano lagu qabay🥳🥳❤❤❤🤩🤩🤩🤩

  • @falisabdi6407
    @falisabdi6407 2 года назад +21

    Hestaan wan kuraxeystaa wanba iska jclhy from murusade

  • @qadaryare3338
    @qadaryare3338 Год назад +2

    Wan aroosi doonaa I.a waqti dhow waan ka tumi doontaa hestaa hadii ale idmo rastaa❤❤ ninka aan si xad dhaaf ah u dagero❤ walal rastaa

  • @lailaladan8847
    @lailaladan8847 Год назад +3

    Balcad jowhar caliyaalay.
    Love U mareexaan
    Dumashiyshy.
    From abgaal♥️

  • @xasanjibrilaxmed8729
    @xasanjibrilaxmed8729 2 года назад +14

    Mash alh gob iyo nasab is gursady Almareexaaniya🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺❤❤❤

  • @achuna9872
    @achuna9872 2 года назад +15

    Waan idiin salaamay reer mareexan gabadha eedada u ahay viva mareexan isku waara uwad qeer qaba kala hela ameen

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 2 года назад +8

    Dhulkayga iyo dadkaygii mareexan sade ❤️❤️❤️

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 года назад +12

    Waaaaaaaw waxas hees laga dhah shiib iska dhah 🇸🇴🔮🐟🦋🌸🌼🌸

  • @husseinmohamed9809
    @husseinmohamed9809 2 года назад +4

    My dhiig,enjoy it. Love from Garowe

  • @hani8826
    @hani8826 2 года назад +16

    Hambalyo gurkiina gurinagi wiil iyo caano gabadh aamin. Heesta waa dalkiiyo chan masha allaah.♥️♥️♥️

  • @qadanahmed5880
    @qadanahmed5880 2 года назад +10

    Waaaw inabs cadi maha arooski Nairobi ugu shidnaa🥰🥰🥰🥰

  • @rahmahuseennuur7473
    @rahmahuseennuur7473 2 года назад +22

    Dhiigayga masha allh 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @farxiyoabdi9689
    @farxiyoabdi9689 2 года назад +30

    Marexanimo❤❤❤🇱🇺

  • @aminahirsi8628
    @aminahirsi8628 2 года назад +11

    My home town Gedo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zaamabdy4535
    @zaamabdy4535 2 года назад +16

    Taan hees daftaay 🥰❤️❤️❤️

  • @mariammuse4153
    @mariammuse4153 2 года назад +5

    Mareexanland dada aan qalbiga jeceshyy 😘🥰🥰🥰🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺

  • @zeinabmohammed7901
    @zeinabmohammed7901 2 года назад +14

    axmad rasta fanaan shidan

  • @ciiltire2661
    @ciiltire2661 2 года назад +9

    Ahmed rasta waa fanaan ay u fadhido

  • @aishaali5813
    @aishaali5813 2 года назад +9

    Viva marexaan madaxdi somaliyed my abtiyaday

  • @farihaqanu3368
    @farihaqanu3368 2 года назад +9

    Masha laah wllkey cabdulqaadir waaa ku salamay

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 года назад +15

    Masha alaah buurdhuubo luuq

  • @mojaadiiriye9017
    @mojaadiiriye9017 Год назад +1

    Legend Rasta Fankaga Hormarsii Umada Waku tabtay

  • @ibrahimamina9726
    @ibrahimamina9726 2 года назад +17

    heestu waay iga gadaan hadayba jabuuti iyo cali sabix ku jirto axmed rasta faanan jira

    • @sadetravelvlogs
      @sadetravelvlogs 2 года назад +2

      Ma nihin dad kaligod wax leh somali oo dhan ayan wada jacel nahay

    • @ibrahimamina9726
      @ibrahimamina9726 2 года назад

      @@sadetravelvlogs waa sii wacan wll qaali 🥰 somalii waa miid

  • @nasrosharif751
    @nasrosharif751 2 года назад +14

    ilahow islanimada&marexanimada nagu dil🇳🇱🇳🇱

  • @cabdinaasirxuseen5091
    @cabdinaasirxuseen5091 2 года назад +1

    Adiga soomaliga ah Qab lahow haku soo jeezan dadkaaga hais qiyaanin wayo qoomiyado fara badan tartan kula jirnaaa Ana hal qowmiyad nahay hakala ququbin plz Qab iyo kibir lohow Ajaanibta aad uqabtid🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 taaaas ayaa naga dhaxayso 🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 2 года назад +2

    Bura waxii bah majeerten gacanta soo taaga ❤

  • @caisha_cuud7049
    @caisha_cuud7049 2 года назад +6

    Mareexan lee waxaan sameyn karaan✨🇱🇺🇱🇺❤💉

  • @fathiomer2837
    @fathiomer2837 2 года назад +2

    Masha Allah 😍😍🥰🤣🤣🤣lkn ilmaaderayaal meshu ma show waa mise waa aroos waxay sani?

  • @meymunbashir9020
    @meymunbashir9020 2 года назад +4

    Aroos miya mise wa show masha allah hambalyo dhiga

  • @najmoismael1961
    @najmoismael1961 2 года назад +5

    Dhiiga cas marexanimo iyo diinta an ku dhimano dhalinyaro 🩸🇱🇺💃💃💃💃💃💃💃💃💃

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 2 года назад +5

    🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺my dhiiga sharaf Ku nolada 😍😍😍😍😍😍😍

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 года назад +1

    Kujecliyaa mareexaan from dhulbahante
    Heestan waan soo Raadiyey
    2022 tiktok

    • @faarush8157
      @faarush8157 2 года назад +1

      Thx mcnto dhulbahante aduun kaan ujeclahay wlh daaroodka dadka kaliyooo ka ixtiraamo weeye ❤️❤️❤️ana waxaan jeclahay heesta Axmad budul idiin qaaday ee darwiish ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @drs.nabiha7917
      @drs.nabiha7917 2 года назад

      @@faarush8157 me to love allmarexia daarood kle inay naga xigaan isu naqaanaa noh

  • @mohanhassan8879
    @mohanhassan8879 2 года назад +6

    Barkin luquta kusura😰 wlle cida iyo dhulka hoyo wa lama huran😘

  • @maryamaruun5482
    @maryamaruun5482 2 года назад +10

    Dhiiga Al Mareexaniyah❤️❤️❤️

  • @farxiyoabdi1160
    @farxiyoabdi1160 2 года назад +3

    M.a dhiga marexanima tolkeyga

  • @ismailhusseinshismail7378
    @ismailhusseinshismail7378 2 года назад +1

    Dhiigu biyo ma ahan al mareexaaniya ree diiniyah xaada ayaa ikacday wllhi Nimaan mareexaan ahayn buu ciil dilooday gooleysta tolkte🇱🇺🩸❤️❤️❤️❤️

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Asww, family itiri seee laygu yeeraaaaa, exusemeeeee iyaaaah, Sahraa khatraaayqarancaday yarta xaastiis ooridiis minyaro.sysyems.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Asww, iyaaaaaah, exusemeeee khatraaaaayexusemeeeecaday kun naaagoogd dumar ka roon aan ahay lajecel.nunsesesee.xaasadiis ooridiis.xamar wadajir bakool.

  • @mohamedciltire4814
    @mohamedciltire4814 2 года назад +3

    Nin weyn wet ahamed resta fanan qimo bdn bulshada ku dhax leg weey waa nin si weyn aan u tageero

  • @khadramohamud7958
    @khadramohamud7958 2 года назад +5

    Congratulations Zaki nd zahara

  • @nadifoabdiali3996
    @nadifoabdiali3996 2 года назад +5

    Reer ayeeyo macaan mareexaan Reer dalaal

  • @ikranaden9724
    @ikranaden9724 2 года назад +9

    Wlh qawil ma aqan lkn qalbiga kajacladay mariixanka

  • @nimconadar7850
    @nimconadar7850 2 года назад +5

    Marexaanimo 🥰🥰 dhigu biyo maha

  • @Elkhaziofficaill
    @Elkhaziofficaill 2 года назад +2

    Cahudwaaq marka uu fanaanka yiri sawaxanka kor moo ukacay mise aniga moodey

  • @munaqali2818
    @munaqali2818 2 года назад +9

    Masha allah boqorka codka

  • @xusska__xidiga
    @xusska__xidiga Год назад +1

    ❤waw kusoco rastaa ❤

  • @kowtherabdi7783
    @kowtherabdi7783 2 года назад +2

    Mansha alaha marexan miss you love you ❤❤❤💋👍

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 года назад +4

    Gobile iyo saar gedo ❤❤❤❤💪💪💪
    Viva tolka 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @balqiis906
    @balqiis906 2 года назад +1

    Ahmed rasta fv person💜

  • @shukrishacni5270
    @shukrishacni5270 2 года назад +12

    Mareexaanimo iga badn ❤️💝

  • @Jarimmoha
    @Jarimmoha 2 года назад

    Waw. Remind me thi songs name

  • @q.nafnaan6280
    @q.nafnaan6280 2 года назад +2

    Walalehen mr🥰🥰

  • @cabdullaahiroomiyow8037
    @cabdullaahiroomiyow8037 2 года назад +3

    Marexan kali madagane gado wan jeclahay dhulkayga hooyo ❤ all love

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    geneations.mashaaalah aaanntawbadahayo.aaakhiro waxaa.jireeeeee.iyaaah

  • @safaabdalla2853
    @safaabdalla2853 2 года назад +7

    Banka ceelcade ❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋

  • @fatushsaid2444
    @fatushsaid2444 2 года назад +1

    heestan magaced yaa igu caawin kara?

    • @Abdulahi-1
      @Abdulahi-1 2 года назад

      Dalxis aya la Daha abdiwali saydka qado

  • @xabibomaxamud7871
    @xabibomaxamud7871 2 года назад +5

    Dhiiga marexaan🌹🌹🥀💋

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 года назад +2

    Waaaaaaaaaaaaaaw waaxaasa heesa nolow raste 👍👍👍❤️🇸🇴👍🌷🇸🇴🇸🇴👍🇸🇴👍🌷🇸🇴👍🌷🌷👎👍👍👍👍👍👍👍🌷🌷🌷

  • @umucamaaroficial393
    @umucamaaroficial393 2 года назад +3

    Mansha,allah,rer,tolkey

  • @updishakuradan6504
    @updishakuradan6504 Год назад +2

    My home Baladxawo asal❤❤

    • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
      @MaslaxJanuzaj-ue2ii 7 месяцев назад

      Waa isla leenahay kenyanka inoogu ilaali taliyow 😂❤

  • @umubahja1508
    @umubahja1508 2 года назад +6

    Marexan dadka aan daarood oogu jeclahay

  • @HiboGaraad
    @HiboGaraad 4 месяца назад

    Caabud waaq bulshadii nabadaay❤

  • @abshiroha2072
    @abshiroha2072 2 года назад +11

    Farmaajo guul guul 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ismahanmohamed1076
    @ismahanmohamed1076 2 года назад +2

    Mareexan my dhiiga 🇱🇺

  • @abdirisaak
    @abdirisaak 2 года назад +1

    Waa fananka kaliya ee aan tagero

  • @salmaabdirisack8591
    @salmaabdirisack8591 2 года назад +4

    Mareexaan🥰🥰🥰

  • @zkzakariya1486
    @zkzakariya1486 2 года назад +3

    Walee fanaan waa yahay nin kaas

  • @hareetoibrahim2524
    @hareetoibrahim2524 2 года назад +4

    Dhiga biyo mahan gedo ❤💋❤💋❤💋❤💋💋❤💋❤💋❤❤💋❤💋❤💋🇸🇴💋💞💞💋💋💋💞💋💋💞💋💞💋💞💞💋💞🇸🇴💘💘💘💘💘🇱🇺🇱🇺🇸🇴💋💞💞

  • @jaanuhanad8201
    @jaanuhanad8201 2 года назад +3

    Heesteena markaa maqlo dhiiga I kaco🇱🇺🇱🇺🩸❤💯

  • @Balanballe
    @Balanballe 2 года назад +3

    Heesta dheeray anigan bartidhaye kkk

    • @hindoahmed4587
      @hindoahmed4587 2 года назад +1

      Siduu u laxameystay ayan ku qoslay

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 года назад +8

    Reer cabudwaaq baa ugu badan ma isdirahdeen hhh meel kasdo oo sade dago goobile meelkasdo soomali dagdo koobile saas waye nasab

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 2 года назад +4

    Madaxdii Somali weyn ayeey meesha u shidan tahay

  • @farxiyoalijamac4945
    @farxiyoalijamac4945 2 года назад +2

    Dhiga mareexan kuwan ka bermo frxd igu war gulaysta tolka❤🥰🥰🥰

  • @ashaabdullahi4209
    @ashaabdullahi4209 2 года назад +4

    Rer abtigey marehaniyah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💉🩸💉💉