Haben anigo yar mel badiyo tagay sa marki la casheyay cidihi lamalay mel barwaqo ah na way ahayd, Ayay igu dhahen dhanto ayan adayna ma naracaysa haa dhahay kadib wan tagnay hablo aya imaday meshi wax la ciyaraba markay dhamatay ciyarti Nin walba mel xus ah ayuu Nag lagalay bal aniga dadkan mana aqano ragi an la socdayna Nag ayay mel lagalane mel an ado garan wayay mida kle meshu wa Buuro iyo laaaggo Hadan rerki adi laha wan cabsanaya waxi habenka iga racay ma ilawo in kasto waxan hada dhanto ahayn hadana ciyartan markan arkay habenka ayan so xasuustay 😁😁😅✌ Waxan qoralkan qoraya haben isninah 10.5.2020 sacaduna tahy 03:12 😥
Saar ilmeed waxa ykh gibdha waxay dihii jireen ciyalaha saxta dahaaa nikii culusoww ciyaar waxan waa bilcan bakaa ayay caano ugalen biribii kulajiri maheyso maxa bithax tatha gooy 👏👏👏👏👏 afmathow; bagaa will ; cirrka robdih; i remember 2002 i was in a border of kenya and Ethiopia i like saar mostly i know well
Cajaaa'Ib, Subxaanalaah Subxaanalaah Subxaanalaah. Maxaa durkaan laga soo doonay, war alle ka baqa, joojiya fasahaada ilaahay Subxaanuhu watacaalaa sidaan ma banayn, u noqda kitaabka alle iyo sunnada nabigeenna SCW. Khayr la imaada iyo wax ilaahay idinku jeclaado oo ummadda faa'iido u ah.
They just having fun! And there is nothing wrong with that as they not hiding anything!!! The only thing im scared of is macawisyaasha haday ka dhacaan😂😂
Waar waxani ma adhibaa ciyaar xumaa ilmaaderayaal bal ii sheega meesha waxan laga dheelo Yaa yidhi tanbaa legdan ah Waar kuwani malaha somali maahee waa oromo Oo sida lo da ayy u hirdamayaane subxanalaah wlhi waan yaabay Xataa wax alla waxay leeyihiin bal garo
KOLAY INAN YAR BAAD TAHAY OO WAXBA KA FAHMI MAYSID EE HOOYO AMA AABO AMA CIDII KAA WEYN WAYDII SI LAGUU FAHANSIIYO DADKANA WAY CAAFIMAD QABAAN HUUNO AMA WALASHY KOLBA KAAD JECESHAY
Haben anigo yar mel badiyo tagay sa marki la casheyay cidihi lamalay mel barwaqo ah na way ahayd,
Ayay igu dhahen dhanto ayan adayna ma naracaysa haa dhahay kadib wan tagnay hablo aya imaday meshi wax la ciyaraba markay dhamatay ciyarti Nin walba mel xus ah ayuu Nag lagalay bal aniga dadkan mana aqano ragi an la socdayna Nag ayay mel lagalane mel an ado garan wayay mida kle meshu wa Buuro iyo laaaggo Hadan rerki adi laha wan cabsanaya waxi habenka iga racay ma ilawo in kasto waxan hada dhanto ahayn hadana ciyartan markan arkay habenka ayan so xasuustay 😁😁😅✌
Waxan qoralkan qoraya haben isninah 10.5.2020 sacaduna tahy 03:12 😥
Sorry sorry sorry
hjjidaam
Boqortoyo
Tariikh wllhi ✌️
Wll kulamid ayan ahay xasuuus waayo runtiii
Subxaanalaah ilaahay baa ku bad baadiyey alxamdu lillaahi rabil caalamiin llaah, ha isku raacin mar dambe, waa fisqigaas waxaan ummadda oga digayno, qofkaan ogayn dhibkaas ayuu kala kulmayaa.Waa shayaadiin is ballan satay. Ilaahow noo gar gaar.
Waa hore yaan dheeli jiray anigoo jooga gobalka Gedo
Gedo aya ka saar quruxsan
Geeljiruhu cawaansanaa😂😂
አፋር ዉሥጤ ናቺሁ ወዳቺሁዋለዉ😘😘 መናይ መናይ ያ አሢናይ❤ ይና በሯይ🌹🌹🌹
This are not afar.they are Somali from Kenya and jubaland
@@box5319 OH' ok
Jemill wellah hilu😍😊😊😍😍❤
M.a ala jcliya sarkaa Waa xidha iyo dhaqankeni somaliyeed allow idin dowr dadkigiyow m.a
waan ka helay sxb shaqo fiican ayaad haysaa wlhay ninyahow arimo oo kale aad ayaa loogu baahanyahay ee xooga saar
Istiil iyo is adkeyn baad ku dhimaneysaa inta ay dumar kaa ag dhowyihiin...😁
Ragg adeyg looga taag waa
Looooooooooooool, Maxamadoow walle waad ila aragtay. Rag baa walle jabay😂😂😂😂
WAABA CIYAAR IYO SPORTS
ISKU JIRA.
WAXAGEE MEESHAAN
GABDHAHANA HEESTOODA YAA FASIRIKAROO YAQAAN
ANNIGA XABAD KAMAFAHMINE
Sabean kabxayow tkutubkadha Adam ogaheleee abwe mesha dalxuska ugu jclhye wa badiyo mhdsanid
Mashallah wilashan ciyarta way islahelen siwacan ledintana waa xarerada ciyarta
Ee walal ciyaarahan nosobadiya
Ii
Qpqipuii
Iooowoei
Yiiwiioroi
U
Soomaalidu dhaqan badanaa. Ilaahow dadkeena midee oo dowlad mideysan sii.
Saaarkan wa from gsa inkasto anfahmin laxanka
Reer badiyo xoolo sanaa
Wlhi cawa xasuus ayaan kaley
Dadkani timo weyn miyaa😃😃😃
This is we used in saho and afar we coll shadax
Very nice ancient art
Asxbey qofkii wax ka fahmayoow isheg please sxb🤣🤣🤣🤣🤣❤❤🙏🏿🙏🏿
አፋር ወገኔ ዉድድ ነዉ የማደርጋችሁ እኔ ያማራዉ ልጅ
This are not afar.its Somali from northern Kenya.
Saar ogaden
Ogaden digri dirgax ladhahow dheela oo nin sidii nagihii cml futada inow taago qoortana luxaa sidii naag jalbooneyso cml saar waxaa ciyaa ninka rage geela badan ee taajirka dagoodiye salansoor❤️ saar markaad dheeleysidne ma salansoora ismooden ileen qaab lehjadeedka saarka waa lehjada salansoor sifiican u dhageeso tankale ogaden madhaqanow leeyahay music ladaaro oo nin dabada marba gees u qaloociyo sidi nagti dabada taagayo oo qoorta luxaayo ma waxaasa dhaqan ah aqas labolabo
Waa Cawaan.xataa waxaay kadaranyihiin afrikaantadadkacunto
.israhaan.inay itoobiyan yihiina.meesha.waalagadhee.hanayaa.ileen.soomaali.waaxabashiyin
Saar ilmeed waxa ykh gibdha waxay dihii jireen ciyalaha saxta dahaaa nikii culusoww ciyaar waxan waa bilcan bakaa ayay caano ugalen biribii kulajiri maheyso maxa bithax tatha gooy 👏👏👏👏👏 afmathow; bagaa will ; cirrka robdih; i remember 2002 i was in a border of kenya and Ethiopia i like saar mostly i know well
waar sidana maxay ahayd madaxa ayuuba ooda ugeliyey ma ciyaarbaa sidaasi
[TTK
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 way qozol iguma hadhin caawa reer mii baztar
Waa Wardey Cali from Tana River county in Kenya. Love it!
Wallahi wardey Miya dad kaan
Aan ku faano muslinimadeena iyo afrikaanimadeena
kkkk
Reer baadiye ciraartoda xataa waa isdil igataga dheh Somali Massai
Ilke this Saar waamo🤙
Saarkan__waa saar foodo__bee
Miskima yaasha bod bod koda amy kabahu ka dhamadan waxba lama jogaane hhh
Ciyaaarta saarka waa iihada waana dhaantadii oo yara JILICSAN UUUN waa SAARKIYO DHAANTADU waa wllo
*Wa ciyaar gal jecel ee halo dulqaato*
Runtii somalidu waa afrikan
Hadaa ma cadaan bad modi sxp
Hhhhhhhhhhh
Cajaaa'Ib, Subxaanalaah Subxaanalaah Subxaanalaah. Maxaa durkaan laga soo doonay, war alle ka baqa, joojiya fasahaada ilaahay Subxaanuhu watacaalaa sidaan ma banayn, u noqda kitaabka alle iyo sunnada nabigeenna SCW. Khayr la imaada iyo wax ilaahay idinku jeclaado oo ummadda faa'iido u ah.
They just having fun! And there is nothing wrong with that as they not hiding anything!!! The only thing im scared of is macawisyaasha haday ka dhacaan😂😂
@@ldnkhl7407 kkkk kkkk waa dadaashay, laakiin diinta islaamka waa ka xaaraan qaabkaan ay u dhaqmeen. Diinteennu waa nasteexo.
Luul Sheikh ciyaal cayaarayo waxba kama muuqdaan aqalladoodiina waa kuwaa maxaan ku xarrimnaa sis? Culture iyo cayaaro ilmuhu iska cayaaraan way jiraan everywhere
Dharkoodana way qabaan ismana korsaaree waa ciyaalka xaafada and thats all i see! Lagdinta ?
@@ldnkhl7407 kkkk kkk waa dad qaan gaar ah ilmo yar yar ma aha diinta islaamka ma ogola, akhlaaq ma aha, meesha diin iyo cilmi kororsi kuma hayaan waa wakhti Lumis, inay diinta bartaan, shaqaystaan wakhtigooda ficil wanaagsan oo ilaahay raalli oga noqdo inay ku qabsadaan baa u khayr badan hadhow bay xasuusanayaan wakhtiga ay iska khasaariyeen waxna kama qaban karaan oo wuu dhaafay.
Walal nosobaday ciyartan aad ayey umacantahay
Tankale kusoqor mesha aykadhaceyso
Wa garisa
Dhalin yarada wax haloo sheego ciyaar ma aha in lay jejebiyo
Warya kuwaan dadkayni reer wamaha ahaa ee reer Afmadow mabo ehee shoow waa Cabdale hhhh
Beenta mahan ree waame weye
Waraada beenta daaya dad mataqaaniine
Wa colyahan wll
hade waxey shegayan lamafahmayo aniga ayago life ban arke afka uduban ooo bes ban kafahme
🤣🤣🤣abti wxn ciyaar mhee waa dagaale
Xgee lgu ciyaraa🤣✍😁
Tan wa dagal cadiya
Mohamed suber kaini miya kuwan abow😂😂😂
SAAR xigmad ma leh! Hadaad igu racday like🤛
Weligeey ma arkin ciyaartan saar waxa islaamuhu tuntaanbaan u aqaanayba jaaw
Aar ciyaar xumaa dadkaan
Somali cawankedweye
Hhhhhhhhh waxan lagtin maahan ee tagalki adunka wye mxa
Saar haween lee uficanyahy😂
Saar ilmeed waye ,hadabay sobaxayaaan
Ku wan cawan wadhafen balas cawan emaran
Waliyow saar waliyow masidaanbaa 😂
Halkas ayaan kudhashay kuna koray
Waa dadaab mahan
Xagee laga dheelaa cayaartaan waaba asale
Dhaman waamo kismayo wajeer iyo gariss iyo gedo iyo madheera iyo dhadhab waqooyi bari
Maanta dhan hadii aad roortto hooskaga magareysaa roor roor gaari wayey
waaxay qaabdaradani
Nimanka waxooda waba cyreee wah
Kkkkkkkk meshan aniga aya kamaqan wax ban tosi lahay
Kuwaan tooridi aya kamaqan kolkii la bururo aya bilaawaha la isku sari jiray inta aan la mamnuucin toorida meesha kuwan legdinta Isla dhacayaan
Waar waxani ma adhibaa ciyaar xumaa ilmaaderayaal bal ii sheega meesha waxan laga dheelo
Yaa yidhi tanbaa legdan ah
Waar kuwani malaha somali maahee waa oromo
Oo sida lo da ayy u hirdamayaane subxanalaah wlhi waan yaabay
Xataa wax alla waxay leeyihiin bal garo
Somali ayay ku hadlayaan waa reer guriga dadka ladhoho jubaland iyo NFD
Waar abwaan Wilkaa Ninka maad ka qabatiiit😂😂😂
Asigaa Lagu Yaaca
Noso badi ❤️❤️💯
Dadkan cawan Somali.miya
Alla xaraabo badanaa sxp
Maxaytaha xili abareetka saarka latumaya mise pesa Aya haysataan😄😄😄
Dadkani ma dad dhimir ah oo.meesha laysigu soo daaya waamaxay sidani
KOLAY INAN YAR BAAD TAHAY OO WAXBA KA FAHMI MAYSID EE HOOYO AMA AABO AMA CIDII KAA WEYN WAYDII SI LAGUU FAHANSIIYO DADKANA WAY CAAFIMAD QABAAN HUUNO AMA WALASHY KOLBA KAAD JECESHAY
Raag waa kii bilawa isla dhacay marku sarka macanaado.
Dadkan macaramaa weyba isdilede
Meesha miya la ciyaaraya mise waa la legdamaya kkkk
Kaley ciyartan sarka surwal laguma ciyaro miya ragi dhan macwisay wetan maxa qaldan
Waxan iman January waxan sar katumi biiya madow 🤣🤣🤣
@@noorafoo9419
Umadan dhalan ee radso dhulkaga 👈kkkkkk
War wuxu ciyaar xumaa
Acodo bilahi war waxani waa maxay
Sports waaye
Dad cawo madoow uu isgoyay hotel biro iyo mid bilash xamali dakad
Waxan
Ma ciyaarpaa waY waraabaynaYaane
Waligay maan arag ciyaartan
Fadlan subscribe ✅ isar mahadsanid
Waxan lagdin maohe wa xarbiye
Lagdinta labo labo ayaa leysugu soo bixi jiray dadkan sidi lo'da oo kle ayey isdhex bodayan kii guuleystay hata lama yaqan
ar saar goorma igu danbeeday hhhhh
Wa kufaana
Tani ciyaar maahee waa waraabaayn xitaa waxy ku hadlayaan lama garanayo malaa somali maaha
Qofka saar ku soo qoray waa qaldanyahay dadkan dhaantey dheeloyan saar mahan ciyaartan
Kkkkkkkkkkkkkkk maleel ayay uheesi walaahi somali way dhaqamo kala duwanyihin
Baraawo
Mid baa yiri marbaa hadhay intaasaa ka fahmay
Idinka war ma haysaan dadka qaar addicted bay waxaan ku yihiin walaahi you can’t imagine!
Hhhhhh wan yaabanahy Meehan mida kle macawsmooye waxkle maqabaan miyaaa
War waxaan xay tahy halkee laga ciyaara waa dhanto qaribane naagaha meeshii laga rabay in ay sacabiyaan ayayba ragii sacabinayaan
Qosolbad iga dhameysay
Caqli yaraa
Waaaw jecliya
Acuudu bilaah waxani waa shayaadiine maxay ahaayeen agaah xagee laga ciyaaraa is dilkan
Waa.doqonmiin.ee.ma.ciyaarbaa.waxaasi.aba.waa.waali.kkkk
Good life
አፋርጥሎብኝስወዳችሁአፍርአይደለሁምአማራነኝግንእወዳቸዋለሁአፍርን
Woooooow
Hhhhh sheko kan wo walan yahay wa ina bare
Umadan wada macawsta inte joogan aan ku biire
Wxani maxay ahayd xagee LA ciyaraa TANI WAA WARAABAYN
War sasi ma ficana ee ha isdilina
walalayalow sidan soomalidee u ciyaarta wanba garan wayee koonfur waqooyi bari mise galbeed
Saae reer waamo weye kani