SOOMAALIDAN SI LOOGA NABAD HELAAYO MAJIRTO. HADUU XATAA KA AAMUSAY OO AFKIISA KA QABSADAY MA KHALAD BAA DUSHA LAGA SAARIN. ILAAHAY WAXBA KAMA QARSOONA SIDEEY WAX U SOCDAANA WAAN ARAGNAA. EE QOFKA IDIN NABAD GALIYEY HALAGA XISHOODO
Subxaanallaah Illaaheey Ka Cabso Meel Cidla Haka Maagin Farmaajo Dhulboob Raali Kama Noqon Si Sarafle Ayuu Dhulka U Wareejiyey Tuugonimo Raali Kama Qonaayo Beenaale
War ilaahay ka cabso cuqdad farmaajo kugu dhacdaye farmaajo ma rasuul yar baad uataqaan oo waxkasta ku hadaqaya haduusan hadlinba ma waxad modaysan in uu raali kayahay😂😂
nio farmaajo shaarka haka wasaqeen farmaajo waa ceeb Ka Salim mida kale farmaajo lagu ma yaqaano inoo melaha qaar Ka qeyliyo sharafka iyo sumcada farmaajo haku ciyaarin
Shalay ninki hawiye ugu xagjirsana e cc chakour iya afkiisa ku sheegay in u Farmajo yahay nin xolaha dadka aan boobin lkn saxafada somaliyeed iya lagu ogyahay iney kala hadasho
Waa sax waa in farmaajo kahadlo arinta dhul bookable. Laakiin waxaan u badinayaa inaad ka been sheegayso inuu ganacsatada qaarkood uu uga hadli waayay. Asagoo madaxwayne ah buu diiday in dhul la xado
Maanta dalka isagu madaxweyne kama ahaa zxb qof aan xilba hayn ayay somalidu eed dul huwisa wuxu idin leeyahay ninkii aad doorateen ayan idin kala baxay ee ku raaxaysata aniguna buuqa waan ka daaye
Waxaa Nabigu yiri SCWS qofka waxaa dambi ugu filan inuu wuxuu maqlaba sheego Soomalina waxay dhahdaa Af daboolan Waa Dahab Marka Farmaajo Hal uu soomaalida uga duwan yahay waa aamus ka badan waana ku amaanayaa
Oo caqli xumadaada Xataa hantidii xasan xaraash Xaday ma waxaad ku eedeyneysaa Farmaajo War ilaahay iyo Umadaba ka xishood Oo xaqa ha qarine Ku dhawaaq farmaajo Wax dad iyo dal udhaamaba Lawaa ee adigu mawqifkaaga Muwaadinimo ka runsheg
Walhi waa yaab farmaajo ayey kaaga dhagtay war nio wax kale la imow qof haku mashquline
Aqliga hawiye eega maantana waxay keenee farmaajo ayaa dhul boobaya
Madaxda darod mala'igwaye inlen sorry
Wll qabil daaa
Reer aaqiraad Miyu wax ushegaya wariyaha
Oo farmaajo soo mareexaan maahan maxaa kagalay dhul hawiye kala baoobayo
Farmajo tugo aan qori waxan ahayn waxloga dhigikarin waraq kuma qasarinayo inu uqoro
actually🤣
ODAYASHA HAWIYE E MANTA 🔕🤐 AMUSAN NIN KALE O SOMALIYED HADUU IMAADO ARYAA SO BAX BAY ODHAN XITA HADII USAN SAMEYN WAX WEYN LIKE HASSAN SHEIKH
Xnun farmaajo la dhaho baa ku dhacay ninkaan
Haduu la hadalyo farmaajo
Adiga farmaajo ayaa lagu imtixaanay
😂😂😂😂😂😂
Mar mar bn ku dhaystaaye sxb qabyaalada iska daa oo xishoo oo ilahay ka cabso
Marko xasan waxkashegayo waa wadani lkn farmajo hadu waxkashego waa qabyaladiste miya😂 dadka qar maskaxdoda ine foorarto hamodin ninwalbo siyasi ah ceeb wuu leyahay farmajo mala ig mahan hadusan qabilka kadhigen
Sxb waad saxan tahay Farmaajo qaladaad wuu leyahay lkn qalad uu shaqa kulaheyn in dhakada loosaro waa cadalad daro iyo qof nacbeysi adiga mxad indhaha ooga qabsaneysa waryaha qaladkiisa qofkii dhalilana oo jawaweysa warninyahow ILLAHEY ka cabso Qabiil meel kuma geynayo ee@@AbdullahiAlli-g3h
😂
SOOMAALIDAN SI LOOGA NABAD HELAAYO MAJIRTO.
HADUU XATAA KA AAMUSAY OO AFKIISA KA QABSADAY MA KHALAD BAA DUSHA LAGA SAARIN.
ILAAHAY WAXBA KAMA QARSOONA SIDEEY WAX U SOCDAANA WAAN ARAGNAA.
EE QOFKA IDIN NABAD GALIYEY HALAGA XISHOODO
NACEEB IYO NACASNIMO HADEY ISKUGU DARSAMAN WAA KANOO KALE
Maanta hal aboor beeneed ayaa latimid
Barabaganda masabidaad ugub ah.
Xabiibul Malaayiin markale guuleysa❤
Lacag Miyaa Qaadatay
Hadey sastahay shalayna marko xasan heystay farmaja sosiyay somahan
@@AbdullahiAlli-g3hwar hassan wadax weynaha dalka halka farmajo uu shacab kula mid ah yahay ee waxa hada tagan kahadal
Subxaanallaah Illaaheey Ka Cabso Meel Cidla Haka Maagin Farmaajo Dhulboob Raali Kama Noqon Si Sarafle Ayuu Dhulka U Wareejiyey Tuugonimo Raali Kama Qonaayo Beenaale
Qof xanuusan baad tahy oo aan wax daawo ah aan loo hayn ee alle haku caafiyo wax kale oo aan ku dhahno garanmayno
Farmaajo haduu hadlo muxuu soo kordhin karaa
Subaxaanallaah War umadda beenta ka daaya, oo qofku hadii uu amusana yaanan amusnaantiisa ceeb looga dhigin😊
War ninkaan maba xishoonayo wuxuu warka nooga dhigayo fiiri!!! Meesha ma Farmaajo ayaa kataliya mise Xasan Shiikh? Kahadalka Farmaajose muxuu kabadalikaraa dhulka Xasan oo Madaxweyne ah boobayo😅
Farmajo haduu xilkii katagayna ma.idinka baxsan-wayey 😂😂😂
ILaahow farmaajo iyo xasan sheekh mid ka,kheyr badan Nookeen
KKKK 😂 masuul maxaa manta dhacay mw dalka away
Ninkastaahi tiisu fiirsanayaa lkn waa wax laga qurux badan yahy
MW Farmaajo kuma qasbana inuu ka hadlo boobka handida maguurtada ee qaranka maxaa yeelay isagu ma'ahan cida leh masuuliyada arintaan.
Farmajo will be back inshallah
Viva xasan sheekh no more xarmaajo
Salam Alleykoum Dear
I usually appreciate your work
But here the way you are crafting thing is not fair
Khayaaliga uu ninkaan naga gadaya eega farmaajo ayaa ka aamusay oo kahadli waayay ma afbaa hadii laidinka aamusayna wax baad sheegaysaan af daboolan waa dahab farmaajo waa dahab saansaan dowladeed farmaajo ayaa noogu dambaysay wali ma aanan quusan soolaabo farmaajo adoo nabad ah lov ❤❤❤❤ farmaajo
War ninka Farmajo wax danbi ah loo waaa. Hada waxay maraysaa ma awal iyo qiyaas ku adan amusnantisa.
Waa si dadban oo aad doonayso inaad wasakhda Muqdisho ka socota u gaarsiiso nin aan ku dhex jirin.
Dadka xita haddii aadan kaxishoonayn illah ka xishoo oo aakhiradaada u cabso
Sxb wax kale ka hadal farmaajo meel iska dhig
Maanta farmaja Bob wade maa noo Kent laaluush qate faa ido maleh
Waqtiga idinku sodurkay Rer dhulxarash melaa ku xoqatina Radinesan N & N wa idin ka Horeyan bro Dib u Dag wariye
Farmaajo isoomadaxwayne ah ayaan waxadin maanta xilmahayo kafiirso sxb❤❤❤
Innaalillaahi wa innaa ilayhi raajicuun aamuskii xattaa waa lagu nabad galin waayay danbigaaga alle ha dhaafo.
Horta music codkaga kulareysid iska daa waxba iskuma heysid geylan media iska dhig isleedahay lakin magareysid meel aad xog aad kaheleydsid malihid😅😅😅
Dhul Boob uu diiday xilligii uu xilka hayay maanta sidee Buu u taageeraa 🤔🤔
Siduu ugahadlaa wax kadaran buuba sameeye Mudiniintii somali yed ayuu itoobia ka iibayaye."Qalbi dhagax"
Adiga maahruuc maa ku soo qadatay inaa ka hadasho mashruuc aan waxba ka jirin, oday waan kuu jeednaa ee noo gooy.
😂😂😂😂😂
Ninyahow aniga waxa ay ilatahay inaad wareertay oo meel aad war kadoonto weysay.
War ilaahay ka cabso cuqdad farmaajo kugu dhacdaye farmaajo ma rasuul yar baad uataqaan oo waxkasta ku hadaqaya haduusan hadlinba ma waxad modaysan in uu raali kayahay😂😂
War allah kabaq farmaajo inuu ku raac sanyahy dhul boobka halkaa baad ka soo ogaatay sheeg cida kuu sheegtay ama kadaa ummada marin hababinta
Inuu kahadlo muhiim ma’ahan
Hadalkaga carurta xita kula hadlan
Wlhi waa saxantahy sxp raga iibsaday dhulka farmaajo share laleh.
wllhi ha dhihin si caadi ah umucaarad magaca allah ka joog
@Naceybti
Sxp wxan ogaal u,eheen udhaaramayo marka anaa hubo inuu ganacsato share laleh iibsadeen dhul danguud. Hebal na kudhihikaro tnx
Aakhiro miyaad lasoo toosi zxp rabagaa ulaabo
Maxamad c.lahi Farmajo iyo c.,qaasim salad xassan iyo beesha caalamka waxay aga aamuseen dhul boobka waa in ay iyaga loo boobaayo dhulalka kkkkk
Waa beentii ugu fiicnaa ee bilowga 2025
Wariye kusoco 😂
Waxaad qiyalka ka soo dhax aragto ku hadaaq 😂
Mahad kii aad taageysay aaawey asiga 😂😂😂
Wali farmaajo ayaaad muuqalada ku kalakacseee😂😂
Farmaajo haduu hadlo iyo haduu aamusaba shaqa kumaleh waxa xasan sameeyay ee caqligaagu hashaqeeyo
Oo hadiii uu Ganacsatada ilaalinayo markuu Uu joogay muxuu usiinwaayay?
Xitaa haddii aad aamustid nabad gali meysid YAAB!!!!!
nio farmaajo shaarka haka wasaqeen farmaajo waa ceeb Ka Salim mida kale farmaajo lagu ma yaqaano inoo melaha qaar Ka qeyliyo sharafka iyo sumcada farmaajo haku ciyaarin
Farmaajo guuuul soonoqo adoonabadda❤❤❤
Farmaajo dalka madaxweyne kama ahan xasan bustaa ka madaxweynaa😂😂
FARMAJO in bdan bu ka hadle dhulboob ka raadi walal mise Anaa so aruuriyo last year bilow gisi wu ka hadle
Waa idin fahanaye shalay hawiyanimaad wax ku kicin jirtay maantana shaar soomaalinimaad soo gashan rabtaa walee kaama yeelno
Farmaajo isagoo madaxweyne ah buu hantida dadka ilaaliyey ma waxan kaa dhageysanaa isagoo banaanka ka jooguu ku lug leeyahay ma cawaan baad noo maleynaysaa 😅hargeisan intaa kasoo leeyahay
Benale ayadthy manta adiga ayay fari kugugodantahy zxp😂
Haddii katagay xilkii wali miyaad daba socotaa mise isaga ayaa kamasula dowlada wax barta warbaahineey
Waxow aha Xil Doon ee ma aheen xoolo don
Cadeen uma bahna wayo wax walba wey cadyihiin marka farmajo karkiisa haxoqan
Shalay ninki hawiye ugu xagjirsana e cc chakour iya afkiisa ku sheegay in u Farmajo yahay nin xolaha dadka aan boobin lkn saxafada somaliyeed
iya lagu ogyahay iney kala hadasho
Waa sax waa in farmaajo kahadlo arinta dhul bookable.
Laakiin waxaan u badinayaa inaad ka been sheegayso inuu ganacsatada qaarkood uu uga hadli waayay.
Asagoo madaxwayne ah buu diiday in dhul la xado
Waxaad ku dhaliishaan baad weydeen, Farmaajo waa nin warkiisu cad yahay!
Farmaajo go'aankiisu meel buu uyaallaa haduu madaxweyne noqdo iyo hadii kaleba.
Aad ayaan ulayaabay ninkaan waryaha ah marku waayay wuxuu kuhadlo farmaajo ayuu sooqaty
Farmajo hadii uu hadlana wad Hadlane wad qaylin Haddu aamusane wad haysataa yaabb walle aakhiro war ba yalo
Nio majnuun maatahay dadka aad wax u sheegayso ma caruur baad moodaa mise
Juhalo
Farmaajo aa dhul boobay maa noo keenay
Farmaajo haduu rabi lahaa inuu doorashada lcga ku iibsado codka xilibaanka kamaba tageen villada
Lkn naceebka kaa muuqada yaan lagaa dareemin
Inkan Waa toog
Maanta dalka isagu madaxweyne kama ahaa zxb qof aan xilba hayn ayay somalidu eed dul huwisa wuxu idin leeyahay ninkii aad doorateen ayan idin kala baxay ee ku raaxaysata aniguna buuqa waan ka daaye
Wa qabyalesta muxu karaba farmajo hadi laga amusay
Qof aad haddaad xumaan larabto waa iska sidan
Waa adiga rajadada 😂 anaga caqligeena kuma ciyaariysid
Farmaajo dan iyo camal dhaama alle haku siiyo... farmajo haduu dhul boobayo mantuu joogay buu boobi lahaye dadka xayawan ha umalayne
Sumcad dil bay ilatahay,ilaahay haduu uqoray xilka waa ku soo laaban.
Hadey run sheegayan mooshin halaga keeno dowlada HSM
Hadal xanuunkiisa xasan sheeq weydii
Macnihi farmajo aya intrest dartii ogaa amuusay bobka muxu uqadan wayee lacagti sucudiga iyo midii imaratka ee 3yrs latalay santhuqaayada
usgag bad tahay farmajo ku waashay
War xishood ninyahaw farmaajo waa la yaqaana wuxuu yahay
Uma Qof lacag Soo Qaatey inow Farmaajo dhaliilo Ma asagaa Madaxweyne ah
Farmajo solabo o dameeradan abgaal uley ada yaqana sida loladhaqme
garaad xumadaada weeyi farmaajo wuxuu doorashada kugalayaa barmaamij somalidu bilaabi doonto soo noqo mudane
Waxaa Nabigu yiri SCWS qofka waxaa dambi ugu filan inuu wuxuu maqlaba sheego
Soomalina waxay dhahdaa Af daboolan Waa Dahab Marka Farmaajo Hal uu soomaalida uga duwan yahay waa aamus ka badan waana ku amaanayaa
Farmajotugo.aan.waxanahaynwaxlogadhigikarin
Meelkasta ka muuqo maxaa la oran jirey😂
Sxb hadda waxaa sobaxay inla cunaqabateyo kumanan dhalinyaro oo kashaqeyo diyaradaha kana radsado nolal malmodkoda
Waxan maqlay qolo magacoda losogabiyay ATC Aya doneyso in shaqadas lawarekto islamarkana kushinka 10$ ah ayaga afka udhitaan
Kasoo hadalsii lol 😮😂
Inaad kicin ka shaqeyneyso😊
Oo caqli xumadaada
Xataa hantidii xasan xaraash
Xaday ma waxaad ku eedeyneysaa
Farmaajo War ilaahay iyo
Umadaba ka xishood
Oo xaqa ha qarine
Ku dhawaaq farmaajo
Wax dad iyo dal udhaamaba
Lawaa ee adigu mawqifkaaga
Muwaadinimo ka runsheg
Kolay farmaajo dheel dheel uma aamusna adiga wuu kaa indho dheer yahay cabdullahi
Waryaa ilahaa kayaab qabyaalada jooji dadka dhacaya hantida wadanka ku mashquul😅 aad isku qabiilka tihiin
Kala laabta sadkaraabka bernalaha
Beenta waye awoowe 😂😂😂
Aqliga Allaah kaaqaad cudur farmaajo ladhahaa kudhacay
Kkk 😂 cajiib, muxu shalay dhululka daanta guud u dhacay waaye. Marku shalay madaxwayne ahay ?
Kan wadan ma ahan ee hala isaga tago
Sheekadaada waa sheekokale maanta
Teelada kale qeylo aan waxba kordhinaynin waqto laguma bixiyo hadii uu xilka kabto waxaa ku filan inuu dhaho maxkamad is Keena qofkii sifo sharci ah looga gaday ha qaato kiikalana ha soo wareejiyo. Ileen soomali un baa haysateen oo ajnabi lagama gedine dhulka
Farmaajo tug maa aha ee kuwa tugada aah waa layaqana ee sheeg kkkkkkkkkk
Waa Eedayn aan asal iyo raad toona lahayn
Farmajo yuu lahadlaa madaxweyne iyo barlaman aan isdhamin ayuu dalka gacanta ugalay
War aad cawada keenta mrkd weysay ayaa bilaawday in farmajo laaluush qaato sxb adeeryasha ayaa waanadaas u baahan ee iyaga usheeg