Taarikh Colnel Abdi Salaad Ali oo Kamid ahaa saraakishii 1977 Ethopia Kuna dhaawacmay laba jeer.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Colnel Abdi Salaad ali wuxuu Laba Jeer Ku Dhaawacmay Dagaalkii 1977 waxaana uu ahaa sarkaalkii Ugu daraja sareeyay ee Ku naafoobay 1977.
    Wuxuu kaloo ahaa Madaxa Sahanka oo ahaa Sirdoonkii Ciidamada waxaa isla dagaalkii oo socda markale loo Badalay Furintii Karamardha oo ahayd meeshii ugu cuslayd oo ciidanka somaliyed jabiyen
    Fadlan Subscribe Saar si aad u hesho waraysida kale ee kuwaan lamid ka ah

Комментарии • 55

  • @cheyyene
    @cheyyene 10 месяцев назад +4

    Legend and Puntland Army and Federal Army needs his experts.

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi Год назад +2

    Mncha Allah Ex Sarkaalkani Wakaas True historic xitaa inyaroo Khalada beena kumajirto Arinkiisan.
    Waayo isaga mxamed kaahin Hda wasiirka ah rag badanoo Somaliya Odessa.Ukrain.bey wada shegeen Kuliyadii ay kabaxeen ( mire awaare faarax Mrexaan Rer diini wajirey)

  • @ismailomar7962
    @ismailomar7962 2 года назад +4

    Sarkaalkii ugu xogogaalsanaa oo runta ugudhawaa ee aan waayadan dhageysto gaarahaan waqtigaa dagaal askartii ladilay iyo saraakiishii sida uu ugahadlay, wareysi qiimo leh ama warbixin qiimo leh.

    • @ilyare99s
      @ilyare99s  2 года назад

      Haa mudane wuxu ahaa goob jooge wuxuuna ahaa Taliye Kuxigeenka Ciidanka qaybta raga laga laynayo waxa uga sareeyay ciro Allaha u naxariste. Waxaana ay ahayd garab Case.

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 2 года назад +3

    Abgaal iyo Majeerteen House Meggers ayey ahaayeen Gumaystihii Talyaaniga ayey la shaqaysan jireen,illaa maanta wali way u shaqeeyaan qof waliba oo Somali dhibaato Ku haya.

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 2 года назад +3

    waa wareysi aad u xiiso badan

    • @ilyare99s
      @ilyare99s  2 года назад

      Subscribe saar walaal

  • @sadiiqsaid3685
    @sadiiqsaid3685 3 года назад +3

    abti mcn ilaha ha ku xafido mash alaah

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 2 года назад +1

    Col abdi salaad ilyar ilaahay cimriga ha udheeriyo

  • @KaKa-xe3ew
    @KaKa-xe3ew 10 месяцев назад +1

    Waa qabiilke

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 2 года назад +3

    Somalida adinka dhabayaco/Majeerteen ah ayaa dhabarka jabiyey,dhibaatadii aad Somali Ku bilowdeen Illaa maanta ayey socotaa ee Ka faaiida.awsaakh,inkastoo qaarkiin fiican yihiin.

  • @nuragure2954
    @nuragure2954 2 года назад +4

    Masha allh waa cabdi salad waa ina aderkay is a 💯💢💞👍

    • @mahdiali8874
      @mahdiali8874 2 года назад +1

      Ninkaan waan aqaanaa waa cali saleebaan

  • @cawad1574
    @cawad1574 3 года назад +4

    Legend

  • @ayubabdi3694
    @ayubabdi3694 2 года назад +4

    Dadkaan waxii nool waa in lasoo aruuriyo oo ay schoolda cidanka lagu tababaro macalimiin ka noqdaan si khibrada looga dhaxlo

  • @yahyeahmed2003
    @yahyeahmed2003 3 года назад +3

    mmsha allah korneylka waa soo halgamay

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 года назад +3

    Waxaan iga dhaadhacayn, nin sheegayana madaxa ciidanka, taliye, sarkaal, sida Cali Samatar oo muslim sheeganaya in uu geysto falkaa waxashka ah oo dad ku dilo ku fura rasaas, iyaga oo aan waxba geysan, Allah maxaa aakhiro war jiraa.
    Allah Somali madaxnoogama dhigo, aakhiradayadana naguma seejiyo

  • @geelegaab
    @geelegaab 5 месяцев назад

    M siyaad bare geesiyaal badan buu gar daro ku dilay malaa yacni

  • @ilyare99s
    @ilyare99s  3 года назад +3

    Wuxuu Kornelku Kawaramayaa dhacdooyin Badan oo ay kamid Tahay Ciidan Tira ahaan dhamaaa 87 askari oo cabsi Galin Darted loo Laayay wuxu Sarkaalku ahaa goob jooge Taliye Kuxigeenka Ciidankaasna waa ahaa xiligaas waxa uga sareyay AUN cirro.

    • @AbdirshidMahamedhagi
      @AbdirshidMahamedhagi Год назад +1

      Sxb Haduu Hada putland joogo Waxaad weydiisaa Colonel Ahmed leydhsi.axmed xaji Muse 1977 Captain ahaa.wakhtigaas
      Kuna dhaawacmey.inuu xasuusto ninkii isaga iyo 2sarkaal kale markup ahaa gaashanle sare Ethiopia Soo gashey balanbale iyo jiidaas xaga Caabudwaaq Ninkii water ciidankii Loodirey weyaan ninkanuu Aad uga hadlijirey Hdaan arkaa Ninkan ama tel kasooqor.mhdanid

    • @ilyare99s
      @ilyare99s  Год назад

      Waan waydiin sxb IA.

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 2 года назад +1

    Honest man

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Год назад

    Odaygu wuu degan yahay, waana oday soo kifaaaxay. Jidhay! waan idin salaamay hhhh

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 2 года назад

    maan shaa alaah

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 2 года назад +1

    Waad aqlaaq fiican nin xaqiraad bandana uma muuqatid

  • @libandahir7953
    @libandahir7953 Год назад

    Waa qolooyinkii talyaaniga habeenkii U shaqayn jirey

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 2 года назад

    Marna waan joogay buu yidhi hadana waxuu ku leeyahay Jarmal baan joray... odayga xaal kiisa Allah OG.

    • @ilyare99s
      @ilyare99s  2 года назад

      Adoon Videoga wada daawan inaad qoraalkaan soo qortay waan hubaa walal, Germany marka loo qaadayo waa marka dhar sarkal la dilayo oo dagaalki dhamaaday marka askarta 87 ku dhow la dilayana goob joog buu ahaa hadaad u fiirsato colnelka wuxu iska ilaalinayaa wax uusan hubin inu shego.

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 2 года назад +3

    Odayga Alle Caafiyo. Wax been u eg kumaan arag . Waana nin degan oo daacad u muuqda.

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Год назад

    Dowladii hadaa ku caawin lahayd ilmo adeertaa baa dumiyey yaadla hadlaysaa hada

  • @ilyare99s
    @ilyare99s  Год назад

    Dhacdadii Garab case ee askarta lagu toogtay daqiiqada 37aad u bood.

  • @shaakirrooble7354
    @shaakirrooble7354 2 года назад

    Taarikhda waa in la reebaa.

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 2 года назад

    Dawlad kasta walad way gashaa lakin dawlad xoogan oo magac leh ayaynu ahayn ilaahow magacatagii noo soo celi

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 года назад +1

    Waxaa ka taab leh oo Soomalidu inay quus tahay kuu caddaynaya, ALI SAMATAR ayaa Xamar loogu sameeyey Aas Qaran isaga oo xasuuq geystay boqolaal jeer oo qirtay in Hargeysa la dumiyo oo casimada 2aad ahayd. Dadkaa uu Abdi Salaad sheegayaona amray dilkooda oo waxba geysan, nin been sheegaya ma ahayn

    • @ilyare99s
      @ilyare99s  2 года назад

      Aad iyo aad ragaas waxaa loo laayay wax aad u fudud in lagu cabsi galiyo kuwa kale waxaana amarkas baxshay ali samatar

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 2 года назад +1

    1959KII MAIYADAA JIRTEYBA GAROOWE TUULO AYEY AHEYD WAAGAA

  • @abdi1502
    @abdi1502 2 года назад +1

    Mj iyo isaaq labaduba waa faanaan

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 года назад

      Abdi
      Wax caqliga gala ayuu ninkani inala wadaagay. Haddii qofkii hadlaba la oranayo waa faanay side buniadam ku noqonaynaa?

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 2 года назад +1

    Waad kumahadsan tahay runsheegaaga

  • @abdi1502
    @abdi1502 2 года назад

    Odaygan markii lugtu go'day in ciidamada laga ruqseeyo bey ahayd

    • @abdi1502
      @abdi1502 2 года назад +2

      @@ilyare99s afsomali saxa ayaan qoray waxaan ka hadlayana waa garanayaa sharciga ciidamadu waxa weeye qofka naafooba active masii ahaan karo ciidamada waa laga fariisiyaa inta xaqiisa iyo hawlgabkiisa lasiiyo,cabdi salaad maybe inuu adeerkaa yahay anna asxaab baanu nahay saacadan aan kula hadlayo waxaan fadhiyaa hotelkiisa dayax awalna gobsoor baanu kawada shaahi jirney

    • @ilyare99s
      @ilyare99s  2 года назад +2

      @@abdi1502 cafwan sxb isfahm la aan ayaa dhacday waxaad u waday in patien laga dhigo ana waxan u fahmay ruqsad caadi ah ruqsaduna waa in musharka iyo shaqadaba laga joojiyo .
      Jawaabta suaashaada hore.
      Siduu codsaday ayaa loo sameeyay sxb waa tan loo diray sudan Germany iyo chine wuu ka shekaynayaa.
      Dawladi dhexe waxyaabaha ay ku fiicnayd qofka dalka u dhaawacma ma dayici jirin.
      Mahadsanid sxb

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 2 года назад

    Nin aqlaaq badan weeye ninkaan

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 2 года назад

    Waxaa tahay halgamaa dalka xaq baad ku lahayd

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 года назад +1

    dhabayaco wa dadki qabyalada iyo eexda ku shaqeyn jiray
    qaribayna somaalia..

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 года назад

    Miyeynu rumaysanaa sheekadan