DEG DEG: BARRE HIIRAALE OO GEDO KU WAJAHAN & AXMED MADOOBE OO KA WALAACSAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 дек 2024

Комментарии • 88

  • @AbdifataxAbdi-i4z
    @AbdifataxAbdi-i4z 12 часов назад +2

    caqliga hawiye wakas marexan iyo og beey raban ineey isku diraan 😂😂

  • @abdifatahaden902
    @abdifatahaden902 13 часов назад +1

    Ok birito asago maxabis ah haso diginlee

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 15 часов назад +1

    Maasha allaah ❣️

  • @Cadar49
    @Cadar49 13 часов назад +1

    Guul Xasan Shiiq Maxamuud President 🎉🎉🎉

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 19 часов назад +3

    Axmed madoobe markuu Ugu taageerada badanaa Buu maanta joogaa soomaali oo dhan baa axmed madoobe garab taagan Marka haday xasan sheekh iyo xamse isku dayaan inay markale Isa Soo abaabulaan nuutkaa lagula tuman doonaa waana la ogaan doontaan

  • @IbrahimMohamed-ny6yb
    @IbrahimMohamed-ny6yb 18 часов назад +3

    Waxaad donto sheeg xassan xaraash bakadhax hadlayee

  • @abuusuweda
    @abuusuweda 16 часов назад +2

    😂😂😂 ader hawuye iskumaken dirikaro waxa nalayirahdaa D5

  • @CabdulaahiBorow
    @CabdulaahiBorow 13 часов назад +1

    Mareexaan ma ahan dad xasan gurguurte uu kiraysan Karo.
    Wali ma ilaawin weer arki c/waaq iyo hubkii la rabay in lagu qabsado c/waaq.
    Mudaharadadii xasan ee ha laga saaro gedo ciidanka si sawaaxiligu ay u soo galaan una laayaan dadka gedo,dhamaan arimahaan ma ilaawin.

  • @Mohanedalw
    @Mohanedalw 18 часов назад +3

    Barre uma malaynayo inuu Hassan aaminayo lkn haduu Barre Soo raco Hassan ana tolkiisa Wana tii ku dhiman lahaa

  • @abdifatah4651
    @abdifatah4651 17 часов назад +2

    Welcome ader bare❤

  • @abdifatahaden902
    @abdifatahaden902 13 часов назад +1

    Meshi Iraqi iyo fanax maren ayuu Mari birina atha so tawini dono

  • @AsadAhmed-p9p
    @AsadAhmed-p9p 16 часов назад +2

    Waa la burinaa sidii dhici jirtay

  • @FartunK
    @FartunK 16 часов назад +1

    gedo ayuu daganaa Barre hiiraale

  • @AbdifitahDaudhassan
    @AbdifitahDaudhassan 17 часов назад +3

    ❤❤❤

  • @muneermaagid9413
    @muneermaagid9413 15 часов назад +1

    uf...wariye xaar

  • @AhmedHassan-lg2pp
    @AhmedHassan-lg2pp 16 часов назад +1

    Xasan.tuug.wax.uhirgeleya.majiraan

  • @BashirAlimaxamed
    @BashirAlimaxamed 16 часов назад +1

    Bashka
    Waxakuley
    Barre
    Waninmanax
    Nin
    Udebo
    Amandule
    Uwaye

  • @abdirahmanabdullahi6177
    @abdirahmanabdullahi6177 15 часов назад +1

    Hadu caqli leyhy ishisa kale ayu u naxayaaa.hhhh

  • @Habiba6428-Ali
    @Habiba6428-Ali 20 часов назад +1

    Somali weyn guul ayaan u rajeynaa.🎉🎉🎉
    Somali diidna guuldaro.😢😢😢

  • @IbraahimCaraale-g4m
    @IbraahimCaraale-g4m 18 часов назад +1

    HAYEEY RUGCADAAGII SOO ROGAAL CELI HEYE AXMAD ABOOROW WAXAAD KA HESHO WAXBA HANAGA SIIN AMA AFGARO GANBARKA WAX KAASII WAA ISTAAHILEEYE

  • @CabdiyoCabdixasan-kq2oc
    @CabdiyoCabdixasan-kq2oc 17 часов назад +1

    Bare hiirale waa ldnd rer gedo ah

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 16 часов назад +1

    kkkk talo xume mariixaan ka jira sirikhda kkk yaahuu alle magan

  • @QadarQadarsalatali
    @QadarQadarsalatali 15 часов назад +1

    Sxb adi wararka dadka soomiliyeed kala geeya ayaad afuuftaa ee is qabo waa iga talo

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 18 часов назад +1

    Barre.hiiraale.haduusankajoogin.waamarkii.lakufsanlahaa.oday.haisceebeeynin.

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 17 часов назад +1

    Su sxb ku weydina bare hiirale hadu farmajo kaso kaxeyay ya waye dowladihi is xig xigay farmajo ka danbeyen o u diiday wayab whi dadkan aqon xuma isma dowladod aya. Ka danbeysay bal nosheg xasan shiiq aya kuso labtay wana dowldan kaliya marka iska sax waxa ku hadleyso

  • @futuregenerationinstitute9613
    @futuregenerationinstitute9613 18 часов назад +1

    Warkaagaa cadiifad baa ka muuqata dhawr goor baan arkay, dhex-dhexaad ka noqo siyaasadda waalan ee Soomaaliya meel wax ku dambayn doonaan ma ogide nin dhalinyaro ah baa tahaye, ciribtaada dambe eeg walaal. Waa iga talo.

  • @CabdikariinMuuse-dc2gx
    @CabdikariinMuuse-dc2gx 18 часов назад +1

    HALKAAS MEEY NAF KA DAYEEN
    WAR LACAKTA KA QAATA
    QOF ASTO HA DHOHO ANAA SOO QABANAA MADOOBE

  • @MahamedG-ps9xz
    @MahamedG-ps9xz 18 часов назад +1

    abaha iyo awoowga la cadabyey maxu cil qabaa

  • @IbrahimMohamed-ny6yb
    @IbrahimMohamed-ny6yb 18 часов назад +1

    layaab malihid bilkagad qadataa

  • @Naymarwllkii
    @Naymarwllkii 17 часов назад +1

    War oadaygaas waqtigisa madhamaday 😂

  • @maxgedka2073
    @maxgedka2073 18 часов назад +1

    Beenta jooji bare gedo waaba joogaa

  • @hassanelmi3117
    @hassanelmi3117 18 часов назад +1

    Been badan war illaah ka cabsow

  • @bossman1024
    @bossman1024 11 часов назад +1

    Waxa habon inuu casuusto wixi horay u gabadhay sidan o kale xasan gurgurte aya so diray manta lama bixin dono hadu yılmadı bare hiitale

  • @WalaalMataan
    @WalaalMataan 19 часов назад +1

    Madxweyne xasan afkiisa iyo dhagihiisa isma maqlaan miyaa, habaar kugu dhac dheh

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 18 часов назад +1

    Mareexaanow Gobalkii aan Majority ka aheyn niman Ogaadeen ah oo Itooobiya ka yimid iney nagu xukuman waa nagu ceeb iyo liidnimo
    Somalia mamul gobaleyd kasta rerka majority ka ah baa madaxweyne ka ah. Yaanan nala kala qeybin Xassan Shiiq haduu nagala shaqeynayo in aan madaxweyne ka noqono gobalkeeni lkn haduu rer kale uwado pls yaaana galin dagalkas☝️

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 18 часов назад +1

    Hassan sheikh wax maka qaaadikaro Ahmed madowe

  • @amahmud4132
    @amahmud4132 20 часов назад +2

    Waa run MW hadalkiiisa Somaliya waxey qabtaa cudur siyaasadeed halis ah ee halooduceeyo

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 18 часов назад +1

    😮😮😮 waan soo dhaweynaa muwadin bare hiiraale inow markale la dagalamo jaajuuskii somalia ugo weynaa una naxariista darnaa ee doonaya dalka iyo dadka somaliyeed inow kenya ama ethopia u jaro ee ahaa. Ahmed geedo naaar

  • @FaadumoHassan-j7c
    @FaadumoHassan-j7c 19 часов назад +1

    Ahmed madoobe waa nin jamhada barre hiiraale oo jamhad kale haloo balamiyo😂

  • @abuukaraxmedabuukar7108
    @abuukaraxmedabuukar7108 16 часов назад +1

    Hhhh dowladan iyo xuseen been looking rafasho ayey hayaan
    Maalinkadtana ciidamo ayey meelgeeyaan ciidamadaasna waalawada laayaoo maaxaabiis ahaan ayaana loo qabqabsadaa

  • @abdimullahahmed384
    @abdimullahahmed384 10 часов назад

    Heshiiskii Bare iyo garguurte wuu burburay waa lakal shakiyay

  • @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض
    @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض 19 часов назад +1

    Kuwa siyaasadda ka ganacsado ayay Soomaaliya ka degi la'dahay Xasanna asaa u horeeya kuwaas wuu ogyahay, intow qirto hantidii la boobay dib haloo celiyo.

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 20 часов назад +4

    Masha Allah Guul,,Barehirale,,Guul Dowlada somaliya,,iyo cidanka,,,Qaranka,,shisheye kalkal,,iyo jawasista Allah jepsho

  • @Shamsudinm-d6i
    @Shamsudinm-d6i 19 часов назад +1

    Wa meshu ku dhiman laha bare hirale

    • @YusufHussein-l1r
      @YusufHussein-l1r 19 часов назад

      Masha Allah oo ma qeybka ayaad daalacataa

    • @SaciidoMohamed-qv7mc
      @SaciidoMohamed-qv7mc 18 часов назад

      Maku dhuuseysa cagdheeerey bare Kenyan baa kaa celin jirey hada dib buu Itoobiya kugu celinaya

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 18 часов назад

      Barre Hiiraale Gedo uma dhalan kamana soo jeedo ee waa nin reer Galgaduud ah ee iyada ha aado ama Gedo si nabad ah ha ku joogo!
      Beesha Hawiye kama weeynaato miyaa ku tiirsanaanta Qabqable yaashii dalka ishan u yeelay? From Baardheere.

    • @SaciidoMohamed-qv7mc
      @SaciidoMohamed-qv7mc 18 часов назад

      @ eeleyda baardheere ka tuugsata miya taha koley Mareexaan matihide?
      Teeda kle Axmed madoobe iyo ciidanka Liyuu police ee jigjiga ka yimid ma Kismayo udhashen ader Bare waa nin Mareexaan Mareexaana gobal iyo degmo makala lahan
      Shala Bare markuu Caydiid kula dagaley oo kasarey Baardheere xagee jirte adi midganyahow aan aduunka lasocon ee local ka ah
      Mareexaan wa Mareexaan ☝️

  • @HassanOsman-l8t
    @HassanOsman-l8t 19 часов назад +1

    Tuug hawiye sosoco seradey og guules wa qa qabanen

  • @imanyare5776
    @imanyare5776 19 часов назад +1

    Barre hadi uu imado ogaaden odhan midoowaayo dagaalka waa cuslaanayaaa Mareexaaan iyo ogaden ayuuba noqnayaaaa

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 20 часов назад +1

    Iftin baastana aaway

  • @suniish
    @suniish 19 часов назад +1

    Kkkkkkkkkkk bare sowkii maaha la ceyrsaday.kkkkkkkkk

  • @IlkacaseCabdi-p8l
    @IlkacaseCabdi-p8l 19 часов назад +1

    Kan horta looga dhaansadaye ma haduu kor isusoo qaadayaa

  • @MahdiArte
    @MahdiArte 19 часов назад +1

    Hussein beenaale in laguu bixiyo weeyan
    Khaain waxaan jirin sheega oo gacan dhuuban

  • @CABDIRAXMANCUMARGUREY
    @CABDIRAXMANCUMARGUREY 17 часов назад +1

    😅😅😅😅😅Ninkìi kismayo salaadnimo kacararay ayaad miciin bideeen,niyow warbaahinta wax kabaro ciyaaal xamar sidii dameerki uxiqayaad tahaye

  • @khadarabdullahi6471
    @khadarabdullahi6471 20 часов назад +1

    xassanoow adoo aqoonyahan ah ayuu ILAAHAY masuul kaaga dhigay soomaali waxaa samaysayna waad aragtaa..

  • @suniish
    @suniish 19 часов назад +2

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 waad.isku xaartay xiiqsanow

  • @husseinwali5123
    @husseinwali5123 19 часов назад +1

    Adiga iyo bara hiirale
    Tii raskamboni kudhacdy ayaan oo kale ayaa sugayaaa
    😅😅😅😅😅😅😅

  • @ahmedmohamed-x6o1e
    @ahmedmohamed-x6o1e 19 часов назад +1

    Ogaygan sow ma aha kii kabaha kacarary

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 19 часов назад +3

    Axmed walgsarya kismanyo

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 19 часов назад +1

    Aqliga rer dameer 😂😂😂😂😂waar Ninki waa nin daarood ah😂!!!!!!!!!!

    • @ogaaloge3281
      @ogaaloge3281 19 часов назад +1

      Haduu daarood yahay adigaaba sheegayo inuu xaq uleeyahay katalinta aayaha jubalan iyo soo qabashada walaalkii edeysane ahmed geeda-naar

  • @ahmedraage9823
    @ahmedraage9823 20 часов назад +3

    Waxaad iga qortaan Axmed Madoobe 3 bilod kadib uusan Kismaayo joogi doonin

    • @somvideo-k3u
      @somvideo-k3u 20 часов назад +1

      Wa sidan anigaba filayo sbbt ah dawladu markii hore haday Gedo ka bilabi lahayen sacadan Kismayo ayuu laga dhex adegan lahaa

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 19 часов назад +2

    Guul bare hiiraale

  • @abdirahmandahir5750
    @abdirahmandahir5750 14 часов назад +1

    Been ayaad ummada u sheegaysaa markhaati ayaa laga ahaa in barre hiiraale hadh cad laga adkaaday lagana saaray jubbada hoose
    Kkkk barre hiiraale iska daaye xasan sheikh ayaa dhagta lagu dhuftay

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 19 часов назад +1

    Beenaale.!!! Wey kala adkaan waayeen soo kay isaga iyo ciidankiisaba magaalada laga saaray oo ay shabaab wehel u noqday?!!!

  • @ShineHaajir
    @ShineHaajir 20 часов назад +2

    😂😂😂😂😂

  • @amahmud4132
    @amahmud4132 20 часов назад +1

    Haddey saxantahay dowladda mar hadey cuno qabateyn saartay hogaankina wax ka bedeshay

  •  9 часов назад

    Ahmed Madoobe Hal Milyan Dollar ayuu siiyay barre Hiiraale. Waxuuna ku yiri Yaanaan la isku keena Jabin. Waxay muujinaysaa Cabdsida Axmed madoobe ma qabo Barre Hiirael.. waxaa la sheegay Inuu Barre hiiraale Lacagtaas uu qaatay kuna yiri Hub iyo Gaadiid waxii Xasan Shiikh keeno ayaan ka reebanayaa. ilaahay baa of waxii ka run ah hadalkaas.

  • @AadanOkey
    @AadanOkey 19 часов назад +2

    Ax.madobe.godkisa.ayey.biyaha.ugu.soo.galeen

  • @dal-xoreeye1030
    @dal-xoreeye1030 19 часов назад +1

    kkkkkkkkkkk

  • @abdiazizosmanabukar7692
    @abdiazizosmanabukar7692 20 часов назад +1

    hogaamiyo kooxeedyo ayaad inoo buun buuninoysa 2 doodaba

  • @ahmedmohamed-x6o1e
    @ahmedmohamed-x6o1e 19 часов назад +1

    Benale

  • @Maxamuudcabdi-s4c
    @Maxamuudcabdi-s4c 17 часов назад +1

    Axmed jabhad waa loo waye kan waa kii soo qaba lahay 😂😂

  • @IsmailMohamed-q2t
    @IsmailMohamed-q2t 19 часов назад +1

    Guuul Dowladda Federaalka Soomaaliya

  • @Jaabiri
    @Jaabiri 20 часов назад +1

    Soomaali maxaa dhibka laga siyaa

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 20 часов назад +1

      Dhibka marbuu faaido leeyahay marka la arko axmed madowe iyo wax la mid ah dadka noocaas ah waa waajib in dalka laga sifeeyo

  • @Habiba6428-Ali
    @Habiba6428-Ali 20 часов назад +1

    Barre Hiiraale ha xoreeyo Jubooyinka.
    Dabadhilifyada,calooshood u shaqeystayaasha,shisheeye kalkaalka.
    Dhamaantooda birta haka Aslo.

  • @hersijama6742
    @hersijama6742 20 часов назад +1

    Asc.waar somaliyeey, bare hiiraale iyo ahmed madoobe waa laba oday , waxyna rabaan inay dhalinyarada somaliyeed isku laayaan oo Ethiopia u hiiliyaan.