🎉🎉🎉🎉 Sxb aab ayaad ugu mahadsan tahay muqalkan. Balse hal talo ayaan kugu darsan taladaaso ah meelaha aad Click faladha ama farta ku siineysid Si wanaagsan loo ma arkayo mrk sxb muqaalka dambe fadlan Si wanaagsan noogu soo muuji meelaha Click ta ama taabaneysid. Markale Mahadsanid. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Sxpow markaan galo money aan biinka gilyo meesha yaree waafi master ee ku qorontahy sida xayeesiiska oo kakle u soo baxeesa ma lahan ka soo hadal sxpow ado mahadsan
Intaa youtube lacag ka samee isledahay muqalada ha dheerayn hadi kale youtube kaga cidna kuma xirnanayso dadku muqalo ga gaban bay jacel yihin oo muhiim u ah
Muhiim maha ina igu xernato wa iska bixi karta hada adu wax fahan san tahy dada wax fahan sanen sharaxad dher u bahan tan kale xasuusnow muqalka adiga mamula wa skip ⏭️ gren karta ila mesha rbto ad ka geysato 🫡
Wx yar uu katagay aan idiin sheego. 1: marka codeka kuso dhaco Waxad bixisa lafta somnetka Kadib waxad darata lafta Hormuuda Date keeda xitaa haddi uu san qad kuugu jirin wifi gana dami Waxas oo dhan waxa lasa mena marka uu code ka soo dhaco uu kadiido 100% wanka hubaa ama ila so hadl zxb
Please Subscribe and like Guys❤
Sxp account bank Salam somalia ino ifurnado larabaa
Salaam bank maliska rabaa
Haa@@enfeckbi
Pro pinka buu ii dhaafi la yahay databa wan isticmaalaya ma xaa xala
Wallahi waanaga aad noo soo bandhigty illahy hakaa awaal mariyo❤😊🎉
Waligee waalii qayaani jiray hadda adaa kahortagay🎉❤❤❤❤
Waxaynu kaa dal banay muuqaalkaan haddi aad noo soosameesay abaalkaaga ma illaawi karayno ❤❤😊❤illahay hakaa abaal mariyo❤
Mahadsanid xagee lagaaga soo xiriiraa
Wcs
Zxp gulayso
Thanks sir
Adi nio muhiimada ka hadal dhadhanimada iskadaa ee no sheeg like lacag ma ahan wan kugu dhobeynaa
😂😂
Nio challenge account Malaga gadan karaa peyoutna malagu sameyn karaa reer forex
Wa card cadiya lph everything wuku qabanayaa
bayout lagyuma ssameeyo lakin waa ku iibsan kartaa
Adiga nio sawir caadiya tahay muhiimada muqaalka horay u gal
Wasuxay bila dulqad ani caml😂😂😂😂😂
@cartoon-234-x6y 😄
Waad dadaashay sxb ❤❤❤
Zxp aad io aad aya u mahadsan tahay sida online ka wx loogu gato ne kaso hadal ado mahaysan like iyo fallow ne waku dhahay first time❤😊
Haaa
Thnkz wllky
❤❤❤❤
Sidee lacag loo dhigtaa iyo see wax loogu iibsadaa❤
Waad uqalantaa❤😊😊
Mahadsanid sxb
Mahadsanid sxp lkn sidee lacag ugu shuban karaa
Thanks
Ajer allah had kaasiyo waan doonayay zxb
Tnx
Ustaad khayr allaha kusiiye xagee kalasoxariira wankubahnaye isojaawaab sxb
Waafi ii keenaye
Zxp card sidee loo sameeyaa😢
Lacagta ugu yare aan ku shuban karaa mastercard ka waa imisa
Mahadsand brother
Walletku muxu yahy muxuusa taraa 🎉
Sidee lacag logeliyaa master card ka wll
Qof dibada joogo masameesan karaa ,like south Africa qof joogo kawaran?
Waa iga haysaa sxp ee lasoo dhaqso waafi please 🙏🙏🙏
Sxbow wallet waan furtay lkn master card request marka aa dhaho slama bank igu xiraa xal iisheeg sxbow
Aad Io aad u mahadsantahy wllky
Rekuwestiga maiisoobaxaayo😮😢😢
Sxb ka soo hadal postcode meesha laga heala😊😊😊
Wle wandankle Aya jooga marka wu iga diiday numrka
Wd mahdsnthy zxp
Oo wll evc kliya miyu ku shaqeeya golisna????
Zhp plz iga caawi waafi blocked bay iga saren sidee usoo ceshtaa
🎉🎉🎉🎉 Sxb aab ayaad ugu mahadsan tahay muqalkan.
Balse hal talo ayaan kugu darsan taladaaso ah meelaha aad Click faladha ama farta ku siineysid Si wanaagsan loo ma arkayo mrk sxb muqaalka dambe fadlan Si wanaagsan noogu soo muuji meelaha Click ta ama taabaneysid.
Markale Mahadsanid. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Soo sameey sida trust wallet waafi master card loogu iibsado crypto please
Taliye dhalasho iyo basabor o rawa ala dhahy la antisa masames mayo
Zxp sida lacag loogu shubo kaso same
Waan isticmaala Lkn maanta Pinka ayu iga diiday wuxu iso Qoraya " Lama ogal inaad qeybtan isticmaashid " 😢
Sidee lacag looga shunaa loogal baxaa
Sxb sida lacag loogu shubto muuqaal kasodiyari
Card bilaa EVC ZAAD EDAHAB Iwm isagoo laheen ma ku furan kartaa mise waa waajib ?😊
Marka Hore Waafi Sameysta Kadip ayuu kuu shaqeynaa
Side
Ma fahmin
Editor qaladaa ka Jira
Number inaa qarisaa Laga rabay
Keyboard number waa muujisay
War legenoww request markaan taabo is dhaho taban kari maayee maxaa khaldan
10k hambaliyo
walal waxa ku dhiman acccnt cusub salam somali bank sida lo sameyo video ka samey
Zxp qaabka google play store loogu xidho soo duub
Maclin wan samey waafi
Lakin master car ma iisobahayo
Si last an iskugudayo wan heliway
Mastar card ma ifur maayo maxaa dhacay sxp osheeg
Hadii aan wato Mastercard ay amal Bank ii furtay ma isticmali kara oo kuna xariisankara Waati app. Inaad iso jawabto ban Rajeynaya sxb
Maclin noo soo da dahi
saxiipayalow side somnet loogu habeysan karaane
EVC plus iyo waafi walet maxaa looga kala jeedaa?
Walal waxan ku weydinaya soden ku ogada security code ee master card gadal ogaqoran please 🙏 isojawab
Sxpow markaan galo money aan biinka gilyo meesha yaree waafi master ee ku qorontahy sida xayeesiiska oo kakle u soo baxeesa ma lahan ka soo hadal sxpow ado mahadsan
Intaa youtube lacag ka samee isledahay muqalada ha dheerayn hadi kale youtube kaga cidna kuma xirnanayso dadku muqalo ga gaban bay jacel yihin oo muhiim u ah
Muhiim maha ina igu xernato wa iska bixi karta hada adu wax fahan san tahy dada wax fahan sanen sharaxad dher u bahan tan kale xasuusnow muqalka adiga mamula wa skip ⏭️ gren karta ila mesha rbto ad ka geysato 🫡
Asc sxb ward mahadsantahay malagu isticmaali karaa ku iibso
Nio ani dadki hore ee sameesty baan ahay lkn marka wafi sogalo ima laha master card ciladaas kaso hdal sxp
Zxp mesha evc wallet ka aad request u dirsatay aniga iima soo baxaysabee
part ayaa sugeynaa sxb
Deeqtoon haduu kuu furneen mahelikartid ayey igudheheen
Aniga sidaas igu dhaheen sxb Deeqdoon furo igu dhaheen salaam bank imow leygu yiri sxb
Yaryarka ayaa ku qiyaanay😂😂😂😂
Lablabadaada awgeed wax aa kuusarayo maleh 🥵
Bahdil wxa kugu filan bahida ku heysa kuguna kaliftay muqlkan ina so radiso dawatna 😂😂😂 yatiin 😂👋
Yaa ustad aniga oo Account Salam Somali bank aan ku laheen iima shaqeynaayo Soo ma ahan Waafi digital Master card ka
Qofkii aan Salam bank account kukeheyn masamesa karaa
10$ waye furashada ..
free wya maqli Maxa qaldan .. 😮
5 lagugu furaa 3 waa cardka isku darka waa 8 dollar
Somnet malagu isticmaali karaa
Dhalinyaro Account Salam Bank Sameysta Inuu idin shaqeeyo waa macquul
Data aan qof kaxariiriye maku isticmali kara
My
Sidee play store lagu xerayaa waafi wll
Wll kenya maku to sticmaali karaa oo lambar kenyan ah maku gali karaa
Saaxiib lkn adi account bank aad leedahy anina malihi maxaa xal ah😑😔
Wllo yaa lagu sir min ma idin shaqaynayo idinkoo bank laheyn master carka
Walaal master card marka la xiray ma soo dhige
Date ka aya iga dhacay side lo cusbonesiya wll waafi master card ka
Sxb sida loogu shubto lacagta iyo sida wax loogu iibsado Soo sameey
Wx yar uu katagay aan idiin sheego.
1: marka codeka kuso dhaco
Waxad bixisa lafta somnetka
Kadib waxad darata lafta Hormuuda Date keeda xitaa haddi uu san qad kuugu jirin wifi gana dami
Waxas oo dhan waxa lasa mena marka uu code ka soo dhaco uu kadiido
100% wanka hubaa ama ila so hadl zxb
Zxp ani maba isoo baxaayo request mastercard ka maba iso baxayo
Zxp kaaley ifahnsiii
Waxbaxan ayuu I anfacey aniga waa inaan dalbado master car
War taliye ma noqonayo wllhi re ques t marka udiry wuxuu ilaayhy xarumaha kaalay
Premier bank ba ka fiican waafi aniga 2 sana isticmala
Evc wallet mesha uu kuuso dhigey aniga zaad wallet maku arko🤔
War nio markuu kadhamado waqtigu maxaa lasameynayaa ma dib baan usameyaa
Sideen ku helaa master card
😅😅😅
Nacalaa war ka hadaldee waa mxey xayay siiskan😢😂
Request ima so qabanayo
Sxb waxaan Kaa codsanyaa inaad muuqaal nooga soosameyso ID card
Macalin Cabdi malagu xariirin karaa Facebook
Sidee u smaystaa master card
Request ima soo baxeyso maxa qaldan
Sxb ima soobaxayo carka mxa xl ah sxb wuuna ii sameysmaa pls jwab
Zxp ani woo ifurn yahy lkn app storega maku xeran kari mxa wye cilads
Sxp ani mastercard ma iisoo qorayo
Mastar kaarka lacag malagala bixi karaa
> ay isoo dhigaya zxp