Heestan legend lee fahmi kara waxa ay isku laxanyihin heesta maxamed dayax ee bal maxa qof iga maarmi kara igu lamaneyay waxana wada leh laxanka bakaal ciro Aad baan kuu taageeraa alfka bakaal ciro waxad tahy qof kala yaqaan sugaanta oo xusha ereyda miisaan leh team calaa cal waa idin salamayaa
4january 2024 khamiis heestan dareen gooniya ayay ii sameesay markaan dhagaystay wxaan soo xasuustay jacylkygii iyo qalbigygii lala tagay ee iminka ruux kale la jira oo nolosha la wadaagaya😢❤
6/6/2023 jun 😢 waa habeen 1:08 waxan safar ku ahay Belarus 😢indhahayga waxaa ka socota ilin ani oo tahariiba ayuu dhaawac kale iigu daray ilaahay baan kugu dhaarshay wakhtigaa ku tusi doona dhibkaan dartaa u maryo 😢
Maxamed axmed bakal ciro beydhbo janay ka salamay sxp sre dareenkena qof wlba kahadshsa nollow wll qali ah beydhbana sida mursal muuse oo kale hees wali ah uso qaad pro
Mudo 7bilod ayaan ahay qof xasuus qol madow kula xiran.😥😥😥😰😰😰😰 xasuusaha awgood inan nafteyda u jaro ayaan ka baqaya😭😭😭😭 xanun weyna qofaad dunida ujeceshahay eeed ogtahay inuu ku qiyaamay uu kugu wacad furay qelina aad rajeyneyso si walbod go aan uga qaatado qalbiga ka joogsanen 😭😭😭😭 heestan iyo kabadanba erayo ka xanun badan waa la iga helaya hadii la iwareysto😭😭😭😭😭
Waan-waan u day dayay saq dhexe, wada jirkeennii. Meeriskaasi si toos ah ayuu iila xidhiidhaa. Maxaan habeen badh asxaabta ii dhaw kala sheekaystay sidii aan dib kuugu heli lahaa.💔
Sidu nolosha waaxda ulla dagay,wacad furkaagiiba Waydaarte maankiyo qalbigu, waanadaan idhiye Waan-waan u deydayay saqdhexe, wadajirkeeniiye
Warwarayste aadmiga dhagaha kuu warwarayaaye
Wililiqiye dhaayaha ilmada,waalalaw gubaye
Dharaarihi wacnaa iyo xiligad, illa wadaagaysay Xasuusahay wadnaa kaga tageen, laygu wayrixiye Bal maxaan sidaa wayn qalbiga, kuugu wada siiyay Wehe wehe sidaa wayn qalbiga, kuugu wada siiyay
Sirtaan nacabka weel kaga shubtaye,waayo qarinaayay
Walaandeeye suuqyada dibnihi ,waardiyayn jiraye Weedhaami xiisuhu gacmaha, weydan taag darane
Wajigayga aadmigu ka garay waayahaan qabo'e
Wehelkiyo asxaabtii i baray wadar ahaantoode
Dharaarihi wacnaa iyo xiligad, illa wadaagaysay Xasuusahay wadnaa kaga tageen, laygu wayrixiye Bal maxaan sidaa wayn qalbiga, kuugu wada siiyay Wehe wehe sidaa wayn qalbiga, kuugu wada siiyay
Plz qisada heesta soo sheeg alfanaane waa hees dareen taabad ah runtii 😥❤🖐👑
Fanaanka aan aadka u taageero ciro keep going sxb
😢
Abwaan shilke wan ka haya heesta wale nin carab kudhashay un ba waxan alifi kara 😂
Bakal fanaan la wada sugayey
😭allow sahal amuuraha dhabtii qalbigaygu waxa uudareemayo cidlada iyo muhashada jacayalka iyo welwelka iyo dareenada xanuunka badan aan kadareemayo iyo xasuus allow iisahal qofkii naftayada hananlaha oo garanlahaa fahmilahaa😭😭
Heestan legend lee fahmi kara waxa ay isku laxanyihin heesta maxamed dayax ee bal maxa qof iga maarmi kara igu lamaneyay waxana wada leh laxanka bakaal ciro
Aad baan kuu taageeraa alfka bakaal ciro waxad tahy qof kala yaqaan sugaanta oo xusha ereyda miisaan leh team calaa cal waa idin salamayaa
Wehey Sidaa Wayn Qalbiga Kugu Wada Siyey [The one and only Maxamed axmed bakaal 'ciro]
Heesta waxay sobxday xiligeda wa xili qalbi jab daremayo iilhow qalbiga ii qaboji bal mxan qalbiga kuwada siyaay💔💔😭😭
Amin 😭 sorry
Sorry wllo amiin
Maxamed bakal ciro shoodhe qalbiga faraha nooga daa😢😮
Mahamed bakaal ciro
ustaad ayuub haruun an other level♥️
Inta Heestan aan ka xiiso dhicin Ma Joogaan meeshan😊
Maxamed ahmed bakaal CIRRO Keep going Legend ❤
"Bal maxaan sidaa wayn qalbiga kuugu wada siiyay"
Cirro salut saaxiib 🙋♂️
Heat song 🎵 🔥 bakal ciro legends adaa ka haray keep up lpx ✋
Very good melody from Abwan shilke and 100% for you my best bakaal cirro anoo ilowbayn ninkaa faraha kaa guitar Ayoub haruun
*Maxamed Ahmed Bakaal Ciro* Legend Aan Tageero
Ninkan maxamed ciro heesihiisu makalu dhacaan , wuxuu heeso boholyaw ah leeyhay waad yabaysa
Caadi ayu uu so labtey fanan M . bakal . ciro
Laxan mcn
Heestan aadban u jecelahay
Xaqiiq dhaba ayay ka hadlaysaa
Thanks bakal cirro
Tageero from 2013 and 2023 ❤
Axaxax😢 sirta nacabka welkagaga shubtay ax dareen dhaba ayuu kahadlay ciro wllhi malaha anaa heesta lay saneeyay oh my god😢😢😢
Bbe soo ani kuuma joogo ❤❤❤
4january 2024 khamiis heestan dareen gooniya ayay ii sameesay markaan dhagaystay wxaan soo xasuustay jacylkygii iyo qalbigygii lala tagay ee iminka ruux kale la jira oo nolosha la wadaagaya😢❤
Maxamed bakaal ciro hees qiirale weeye
Maxamed bakal neo wx klad tahy hesaha ad qaado aad laxanka saaRta wa LaYaaab❤shilke abwan laga qayliyay
Wacad furis
Alla Maxaynu Nool nahay Duni Uu ka dhaqan Galay oo aan Qofna ka la Labaynayn inuu Balanka Xadhiga U jaro
legend mahamed bakal ciro keep going bro
6/6/2023 jun 😢 waa habeen 1:08 waxan safar ku ahay Belarus 😢indhahayga waxaa ka socota ilin ani oo tahariiba ayuu dhaawac kale iigu daray ilaahay baan kugu dhaarshay wakhtigaa ku tusi doona dhibkaan dartaa u maryo 😢
Wllo meel aan kalasoo xidhiidho iisheeg wan kuu bahnaaye
@@Samirbadan sawrka meesha tareenada ka saran yahay miyaa mase soo jira muuqdheer tay ku qorantahay huno waa kee
@@kiafadan5359 Haa wll kaa tareenku saaran yahay waye
@@Samirbadan Hye huno thankss❤️
Legend in the world Qudbiga jacaylka EE Qahira garabkisa kaso salamaya Inadeer Mahamed bakaal ciro
Hees aaad ayaan udhagaystay waana macquuul 😂❤
Abwaan shilke abwaan aad iyo aad u murti fican
Waye hees dhaftaye waxa dareemi kara qof qalbiga laga jabiiyaye 💔
Bal maxaan sidaa wayn qalbiga kuugu wada siiyey legend labo maaha
Wejigayga Aadmigu ka Garay
Waayahaan qabo ee
Wehelkiyo asxaabtuu ibaray wehel ahaantoodee
Dharaarihii wacnaa iyo xiligaad ila wadaagaysay
Xasuususahay qalbiga kaga tageen laygu wayrixiye
Bal maxan sidaa weyn qalbiga kuugu wada siiyey D m G❤️😭
Alfanaan maxamed axmed bakaal xasan sxb laxankan meel fog ayaad ka keentay allah yacisak bro
Caawa ayaan kalaa tagnay heestana waan u diray 🥲sha🤪
illahay Haysukiin Soo Celiyo wllo😩😂
Maxamed ahmed bakaal ciro the one and only legend best song ciro is back ♥🙌
Maxamed axmed bakaal ciro abti guul wacan insha Allah ❤
Maxamed axmed bakal ciro beydhbo janay ka salamay sxp sre dareenkena qof wlba kahadshsa nollow wll qali ah beydhbana sida mursal muuse oo kale hees wali ah uso qaad pro
Another level legend wan kutagera ugaas heesahaga
Al Fanan Ciro Keep Going Bro ❤
Mxaad kayeeli lahay qof shalay ku cidleeyey haduu maanta kui soo noqdo mxaad kusameyn lahayd uu heestan kusoodiray
Heestan xasuus igu yelan doonto anoo dhankasta ka qalbi jabsan
Maxamed bakaal cirro keep going legend
Hestan ila markay sobaxday ila hada wan dhagaysanaya tankis maxamed axmed bakal ciro boqorkii fanka❤
Heesan meel hoose qalbigayga kamid ah ayay garaacaysaa , Ashqaraar
30 jirka Og way taliyaan
legend bakaal ciro❤❤
16.7.2023. ilaa maanta 27.07.2023. waan baryayaa qalbigana waan ka gubanayaa. Waan awood dareeyay. Oohin ayaa ii wehel ah danaheygii waan dayacay. Sikasta oo xun iyo hadal kasta oo adag iyo aflagado kasta wuu igu yidhi hadana ma nicin. Waxaan iska dayacay danaheygi waxan dayacay nolosheydi. Shaqadeydii iyo gabadheydii. Waxkasta waxaa iiga daran daqiiqad kama lado hadaladu iiso qoray iyo kuwii qalbi jabka lahaa ee uu iyidhi. Waxan soo istagay gagi banan xitaa walalkii kayar oonan aqoon ayan badi donay si aan ku idhaa isoo sasab walalkaa walalkii waa iga qabalay codsigii lkn isaga diiday oo waxu dono ku hadlay adunka qof aan ka jeclaha majiro moha waxuu ii ahaa walal sxb. Wehel iyo deyr aan cadowga kaga tiirsado. Waligey ma helaayo cid udhiganta iigu duceeya inuu iso noqdo mahamud abdi samed. Nolosheyda kuso noqo kama maarmee. Sxb walal wehel iyo jaceyl qof iiwada ah ayaad aheyd. Cafis keygii badnaa ayad nacday. Dulqadkeygi iyo samir keygina waxey noqdeen xabad lagugu dhuftay. Malab ayaan ku siiyay lkn dacar ayad isiisay wehel ayan kaa dhigtay lkn warabe ayaad igu noqotay sideen kugu ilaawa. Adunka kalsonidii aan kusiiyay waligey qof masiin nafteyda qalbiga ayad ka dishay damiir aan kaaga hadho malihi. Cidlo ayaad isoo istajisay cidhiidhi aduuna waad igelisay. Waliga sidan ku jecladay qof ku jecel heli meysid sida hoyo wilkeda ugu dulqadato ayan kugu dul qatay. Ugu samirto ayan kugu samray. Ugu duceyso ayan kugu duceeyay. Halkaan kaa filaayay imaad geeyn. Gob ayaan ku modayee gun ayaad igu noqotay. Ilaahey qalbigeygii iyo nolosheydi ha iiso celiyoo. Nin danbe iyo nolol danbe adaan kaga caagay. Waan ku jeclahay. Nolosheydii. Kaalay isii farxada aad iga heeysato eed iga hagraneyso inaanu ilaahey ku hagran. Isaguna qarada America ayuu raxeysanayaa ana qarada yurub. Ayaan rafadayaa Hadii aan nasib aduun leyahay waan kula kulmi anoo nool. Ilaahey ayaan kugu dharshee isoo noqo. Gacanta aan wax ku qorayo ee midigtu weey igamuubyoneysaa. Dareemay inan ku wayay maqnantada diciifay. 😢😢😢😢. Iikaalay. Iikaalay. Nafsi yuu ku raacine. Waan ku sugayaa inta aan nolahay. Waan ku jeclahay ❤waan ku xiisay🥹. Isoo noqo iiso noqo kaama maarmi karayee 😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🫶
Wlhi wll fariintan iyo qoraalkani anigay murug igu beeren alle waxan kaaga rajeeya inaad ku guulaysto wax walba wll.
😢😢
😢
Abwaan shilke sxb alle xikmad buu ka shubaya
Mncha allh Inder mcn keep going
Ceesh Qiyaasak
Run ahaantii waa hees dareen leh
Lajan heestaa waan kuu bogay
Waaaaw keep going bro ❤
Mudo 7bilod ayaan ahay qof xasuus qol madow kula xiran.😥😥😥😰😰😰😰 xasuusaha awgood inan nafteyda u jaro ayaan ka baqaya😭😭😭😭 xanun weyna qofaad dunida ujeceshahay eeed ogtahay inuu ku qiyaamay uu kugu wacad furay qelina aad rajeyneyso si walbod go aan uga qaatado qalbiga ka joogsanen 😭😭😭😭 heestan iyo kabadanba erayo ka xanun badan waa la iga helaya hadii la iwareysto😭😭😭😭😭
Sorry qalbiyeey wad kabixin I.a waqtigan adag anba waso maray ilaa hdna ma hilmaamin hees wlbo o dren leh wey itabataa
Heer Aad naftaada jarto hadaaba gaartay xaalad yar maaha waxan kuu rajyn badal wangsan inaad hesho khaladkaad gashyna inaadan mardanbe ulaaban waliga qof haysku wada dhiibin 🥺
Qalbiga alle hakuu Qabojiye i can feel it how it feels 😢jah
Sorry macaney
Sorry 😞 😭
Dharaarihii wacnaa iyo xiligad ila wadagaysay
Xasuusay wadnaha kaga tageen lagu wayrixiyaye
Bal maxaan sidaa weyn qalbiga kugu wada siiyay 🥹💔
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢ax xanuun jacayl miyu dhamada
Shilka iyo bakal ciro niman is helay waad xaqmarisen heesta siday rabtay u dhaceen 😢❤
Ninka musicada macaan maxad uga tagty
Another level this song ciro is bak 🙏👌🥰
BAL MAXAAN SIDAA WEYN QLLBIGA KUGU WADA SIIYEY
05/01/2023 khamiis BLack day
Heeskani amaanteedi may helin❤
Wuxuu ka hadlayaa kuwii wanaagsanaa kuwan maaha ilaahaw waan kAa magan galay!!!
War waraystay aadmiga dhagahaa kuu wer werayaa ee 2024 😢😢
sirta nacbka wel kaga shubtye wayo qarinyyy❤
cirro legend of legender😆😆💜💛💙
Waa ku salaami ciro
Bakaaal ciro nolow sxb sare ❤
Lengan Mohamed Bakal cirro
Best song Maxamed ciro
Hees laxan keeda ayan ka hely❤❤
Lagend wiil og
Sirta nacapka well Kaga shubtay wayo qarinayay😢😢😢😢😢
❤❤❤❤❤
2012 ilaa iminka ciro fanaankayaga cod dahabiya!!
❤❤❤❤❤❤❤welcome back boqrka fanka❤❤❤❤❤❤❤❤❤
HORE Y SOCO BROCHER
Magaranayo xligu iga bixi doono dareen iyo jaceyl aan uqabo qofaanan i ogeyn xusuusuhu waa xanun aan xad laheyn rabi hayga madoobeyp🥱😭😭😭
Wajigayga addmigu Ka Garay Wayhan Qabo Ee
2024,5,13
Qalpiga dhawacii gaadhay wali waa sidii😢😢😢😢
Maxamed bakaal XasaN cir0 ✊️💯 waad dareen hadasheY zhp 😰
Ciro he is back
Fananka aan heesihisa jeclahay oo mar walbo aanki raxeysto cabqri weyn bakal
Ciro zxb heestan halkeeda ayaaad so dhigty
Bal Maxaan Sidaa Wayn Qalbiga kugu wada Siiyey 😱 Hees Cajiiba oo Dareenkeeda wadata 🤔
Maxamed Axmed Bakaal Ciro
Hibo Gooniyad.Sidataa 🙏
Maxamed axmed bakaal ciro he is back
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Dharari wacnaa iyo xiligaad ila wadaagaysay😢xasuusahay qalbiga kaga tageeen laygu wayrixiye bal maxaan sidaa wayn qlpiga kuugu wada siiyey😭💕2:20
2023/ 26 /may
Wanigii day dayay saqdhaxe wada 😢😢
Adero 💯 ba 💯 m.a
Bakal Sxb laxanka iga hagaji talo un 🎉
Waxaan Daawanayaa 2:23 AM Bishii Shanaad 24 Keedi Waa Habeen Xusuus Madow Qalbigayga Iyo Calooshayda Caloolyow Kujiro Heestu Waa Hees Qalbiga Iyo Quluubtaba Kaa Galaysa Mr Bakaal Cirro Thank you Iyo Cidkastoo Ka Qayb Qaadatay Heestan Dareenka Wayn Xambaarsan 💔😭
Woow ❤️🔥🔥💉❤️✋️👍❤️
Heestan anigaa layga zameeyay wlee😢😢😢
Waaaw waa fanaan iyo hees boqran😊❤
Xalad aan soo maray ayey ka waramaysaa
Waan-waan u day dayay saq dhexe, wada jirkeennii.
Meeriskaasi si toos ah ayuu iila xidhiidhaa. Maxaan habeen badh asxaabta ii dhaw kala sheekaystay sidii aan dib kuugu heli lahaa.💔
gudoomiye nolashu kuuma xumayso maxamed bakaal ciro❤
Fanankaygi esh cala
❤🎉Hees waayaha nolosha ka hadlaysa😮
Best fanan saxiip aadbN ku salamay❤🖐
4:41 ❤❤❤❤
Top
War wareystey admiga ❤😢
Nice
Legend aad ayan ku tageraa
Ereyada❤