😭😭Xaq darada Dulmiga ka jiro Wadankii waxan is iraahda tolow kuwaan heshiin maayane Aduunyada wa maalme armey roon tahay iney umado kale Dhulkaas qabsadaan oo nabada jecel AstaqfurAllaah ayan iraahda hadana😭Hadana wn u duceeya ileen wa dhiigeygee waxan iraahda Rabiyoow Iimaanka iyo Aqoonta u korddhi ileen labadaas aya nolol wanagsan ku hagi karto hadii Alle idmo.Culeyska Allaha naga qaado.Aamiin
Dalka awalba sharci iyo kala danbeyn kama jirin dalkeena Somalia waa meel aad iyo aad u qiimo bdn aan wax la siistana jirin saas ey tahayna madax xun xun aa Alle swt nagu imtixaanay Alle ha na dhaafiyo
Hala so xiro firimbi waayo uma qalmo xildhibaanimo xasanada halaga qaado wiilka askariga ah waa geesi shaqadiisa wato hana dalacsiiyo kuwa shacabka ku shabaaxo ha ku daydaan askarigaan geesiga ah
Xildhibaanada golaha shacabka badigooda waa dad yaableh waxaa umalaysaa in suq ejoogaan habka e udhaqmayaan gacanqaadku waa qalad qafku waa in uu san xadgudbin asagoo ilaalinaya sharafta shaarka uu wato iyo mansabka siyasaded iyo qafkasto sharafkiisa lkn saan xildhibsn lama dhihi karo ee waa qaswadayaal
CEEB CEEB XIDHIBAANKA DHARGTA AYAA KA BATAY 500 IYO JAJAB AYUU QATAA XAQA ALLAHA TUSO SOMALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ASKARTEENA SOMAALIYEED INTA WAX LASIIN OO LACAG FIICAN MA QAATAAN HADANA DIL LOOGU DARO ILAAHAW UGARGAAR 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲 ILAAHAW SOMALIYA AAAMIIN KA DHIG سبحان الله سبحان الله العظيم الحليم حسبي الله ونعم الوكيل
Uf soomaaliya cidamada in la bahdilo waxey kamid tahy dalka soomaaliya in dad leh jirin qof waliba ajnabiya ah in xor uyahay wankaas siduu urawo ka yeelankaro sida hadaba jirto
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw
Waa mooryaan waxaas ayaa xildhibaan noo ah waa waxa wadanka meeshaas dhigey
Walaahi waa nasiibdaro caalamkoodhan ayaa laydinka fiirsanaa wadanka iska iibiya dadkale keena sodon iyo shansano ayaan ahay khaxooti walaahi
Waa 2bo xildhibaan Midbaa kuleetiga kahayo Askariga xildhibaanka kale baa feer uraacinayo.
Askariga-waxuu-xag-uleeyahay-inuu-soo-dacweeyo-si-loo-horgeeyo-maxkamada-sababta-u-dilay
العسكرى رجال بمعنى الكلمة ❤
Ninkaas xildhibaan maistaahilo ee sharciga halamarsiiyo
Muanasar waxaa tahay wadani ushaqeeyo Qarankiisa iyo Bulshadiisa👍🏽 ee ilaahay Xagiisa Ajar uxisaabso camal aad uweyn baad heysaaye Maasha allaah
Geel jira xilibaan ka dhigteen
Wallhi waan toogan lahaa kaasi xildhibaan maha
ANIGOO SHACAB SOMALIYEED WAXAAN COSANAYAA IN 24SAAC GUDAHOOD TALAABO CUSUL AY KA QAADO ZAYAWAAN FIROMBI OO DIB SAMBE UUSAN XILDHIBAAN UNOQON XABSI DHEERNA UU WAJAHO NINKA BOLISKAANA DALACSIIN IYO DARAJO LAYSUGU DARO 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waa in la maxkamadeeyo. Askariga waa in Xaqiisa la helaa
WAA IN LAGU MAXKAMADEEYAA... XASAANAD WAX LA YIRAAHDO MA JIRTO
Xilhibanka isku sheega Sharciga hala Marsiiyo u Edeb Daranyahay
😭😭Xaq darada Dulmiga ka jiro Wadankii waxan is iraahda tolow kuwaan heshiin maayane Aduunyada wa maalme armey roon tahay iney umado kale Dhulkaas qabsadaan oo nabada jecel AstaqfurAllaah ayan iraahda hadana😭Hadana wn u duceeya ileen wa dhiigeygee waxan iraahda Rabiyoow Iimaanka iyo Aqoonta u korddhi ileen labadaas aya nolol wanagsan ku hagi karto hadii Alle idmo.Culeyska Allaha naga qaado.Aamiin
FIRINBI NAFBAMALEHEE MAA HALFEER LALATUURO QANDHO DHAKO DHEER
Askarta iyo dhallinyarada waa la soo xiraa Barlamanka sharciga aaway
Xildhibaanka haddaan la soo xirin meeshaan halagu kala tago
Askeriga wa in la xalmariyo qatar waaye sas
Soomaaliya waxba kama dhawa ee haloo duceeyo balaayaa ku habsataye!!.
Waa cajiib ,ODAYGA MA KU AADAA NINKAAS, TABABARAN,WAA MAYEE ,WAA XILDHIBAAN,_ WAA ISKU HALEYN,.WALI NIN XILDHIBAAN LA' AH MA ISKU TAAGAY, WAA MAYA, SABABTOO AH FEERKIISAA LA'CUNSII LAHAAY. WAA IN SHARCIGA WAX LAGA BADALAA,SILOO HELO SINAAN IYO CADDAALAD.
wallahi Mustaqbalkii umada somaliyeed khalaas dad Noocaan oo kala ah inay wadanka Hogamiyaan miyaad ka sugaysaan
Xanaaq ka tanbadan karo majiro waa kibir iyo Dulmi ma xaaskiisii baa joogto halkaa mise Askariga baa ula ekaatay Xaaskiisii.
Dalka awalba sharci iyo kala danbeyn kama jirin dalkeena Somalia waa meel aad iyo aad u qiimo bdn aan wax la siistana jirin saas ey tahayna madax xun xun aa Alle swt nagu imtixaanay Alle ha na dhaafiyo
Kaa iyo kuwa lamidka ah ee Kurdistan kululeeyo 5000 dollar qaadato waa in la soo xiro waa danbeele
Xildhibankan ruqso hala siiyo shaqada halaga fadhisiyo
Scw scw scw
Ninka boliiska ah waa masabrayaalka habar iji ceeyr
walaahi kuwaaan sharci dajin ma astaahilaan
Halasoo xiro eyga
Walaahi kan wasaq waye xush mad mayaqaano miyaa yaap kan camal dhaqan toosin poo rapaa
Hala so xiro firimbi waayo uma qalmo xildhibaanimo xasanada halaga qaado wiilka askariga ah waa geesi shaqadiisa wato hana dalacsiiyo kuwa shacabka ku shabaaxo ha ku daydaan askarigaan geesiga ah
We are a whole nation with no shame whatsoever whatever come out of your mind no consequences
Firimbi xasan shiikh haduu waxba kaqaban karin aniga haleeygu xawilo waa baastar ummadda soomaaliyeed mustaqbal xumo u horseedaya waa gaanari hore
Askarigaas waa lagu gefat lkn Xasan Gurguurte iyo Ahmed Geeda Naar, Dantooda Gaarka ah ayey isku hayaan, Allow kii roon reerka u reeb
Waan tuugo kuwan xildhibaano ma ahn
Ma aha Baarlamaan waa in wax laga qabtaa Ciyaal suuq ayaa Baarlamaan loo doortay
Haduu og yahay inuu dalka ka jiro sharci ka sareeya qof kasta kumuu dhiiradeen inuu sarkaal labisan iska feero! Ninkaan askariga waxaa u furnayd inuu isdifaaco oo ugu yaraan uu wajigiisa ka difaaco waxa ku dhacayey isagoon jawaab gacan ka hadala aan bixin.
Warkuwan ilaah umada hakaqabto
Halasoxiro
Qaainka cadeystey
Sharcigu ha sarreeyo xildhibaanimoy hala soo xiro yaahuu
MAALEYSKU DAAYO BAL WAXEYKAHELAAN NINKA BOLISKAA WAXEY AHED INUU UGUBADALO FEER DHINAC UU UFANIINILAHAA WAXA WAAYARKAA
Mooryaan adi ka keeney udulqaata qofka aminaga ilaalinaayo hadiiba lafeerayo dalkan in waxan qashinka ah Laga bedelo qof aan aqoon laheen xildhiban noqon waxa aan ka soco lanahy juhalada lasoo aad madaxada udaaraneysa kadib qabiil ugu hiilibeysa
😡😡😡😡😡😡🙅🤦
Xildhibanada sharci U leyihin askarta aduunka Wa sida Wax Aya lagu dhufta
Marka ma sax baad u aragta in u askariga dilo?
Mesha sharci makajiraa horta
War in askariga asiga ilaalinaayo inuu feero maxaq ayuu uleeyahay. Yaab🤔
Firiibi waa in laa xiiro lagana joojiyo lacagta
Waxan moriyanka ah xasan firimbi so ma joogin kismayo gormuu Imaadhi barlamanka
War waxaan xildhibaan maaha waa in shaqo laga qabtaa askari aan qori haysan lahaa saas lama yeeleen
Xildhibaanada golaha shacabka badigooda waa dad yaableh waxaa umalaysaa in suq ejoogaan habka e udhaqmayaan gacanqaadku waa qalad qafku waa in uu san xadgudbin asagoo ilaalinaya sharafta shaarka uu wato iyo mansabka siyasaded iyo qafkasto sharafkiisa lkn saan xildhibsn lama dhihi karo ee waa qaswadayaal
CEEB CEEB XIDHIBAANKA DHARGTA AYAA KA
BATAY 500 IYO JAJAB AYUU QATAA
XAQA ALLAHA TUSO SOMALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ASKARTEENA SOMAALIYEED INTA WAX LASIIN
OO LACAG FIICAN MA QAATAAN HADANA DIL LOOGU DARO
ILAAHAW UGARGAAR 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲
ILAAHAW SOMALIYA AAAMIIN KA DHIG سبحان الله سبحان الله العظيم الحليم حسبي الله ونعم الوكيل
Askariga san uma qalmo Miskin sorry 😢
Waxaa alle kabaryaa in lagajaro musharka😡😡😡😡😡
barlawanii 11 & 12 firimbi wad ka dheyerisay ee shuute hortiisa kayiiri. wa ga can kudhiikle halasoqabto
Maxkamada halasoo saaro in nin askari ah oo waliba shaqadiisa gudanaya oo dirays xidhan la iska feedho alla meesha maxaa fowdo taalla, dirayska miyuuna xasaanad lahayn hadii xildhibaanka xasaanad leyahy hala soo xidho oo waliba askariga maxkamad hala fuulo hana looga qaado magdhow.
Waa dowlad daciifa o ebarked ah
Firimbi waa xilkaqaadis hadu xabsi mudan
Wllhi askarteen sidaan uma qalnta waa dadka amanigeen sugo midaada kale sumacad xumo ayee nuga tahay caalmaka waa nadawanoyaa
Asc sxb waaa wareeyyy
Xfirinbi halasoo ciro
Uf soomaaliya cidamada in la bahdilo waxey kamid tahy dalka soomaaliya in dad leh jirin qof waliba ajnabiya ah in xor uyahay wankaas siduu urawo ka yeelankaro sida hadaba jirto
Wa calesaleban😂
Dulmiga kawaran😢
War aaway dawlada wax haka qabato hadii kale qabilkisa ha u aaran
Shlarciga halmariyo
Askarigaas aad baa loo dhulmiyay wlhi midna wuu hyaa midna wuu feerayaaa war wxaad ndaam ma han wlhi ee ninkaas hlga garbxo
😢 ilmahoda yurub jogan alshbab wadanka halo baneyo amaga qarax ka nassane
Waxaan DOWLAD AYEE CEEBEEYEEN MESHAS WAXAA NO CAD IN WAXBA MESHA AY KU HEEYNIN DOWLADA DAD AYAGA DHAB WADA XANAAQ BADAN OO SI FUDUDU GACAN U QAADAAYO
Xilmaanka Hal xiro waa tuugu😅😅
haaaa maskiiin 💔💔💔💔💔💔
Hala xiro tuugada Axmed madoobe soo dirsaday
RUFIYAANA WEEN MR MACNO YARE
Inuu askari maskiin feero miyaa ku farax santahay oo asi dantiisa kashaqeynaayo. Damiir dhintay.🤔
😢😢
Wallahi
Soomaali masoo dhowo😅
ASKARI SHAQADISA WAA ALBABKA DIWADISA
marka-aqligaada-waa-fooraa..waana-sababta-loogu-jawaabi-waayey-waa-wada-xanuunsantihiin-laakin-shacabka-hada-kadib-dadka-soo-doranya!
Askariga ayaga amnigooda ayuu ilaalinaa ayaga wey feerayan miyaa. Qof weyn camal u fakar caqliga qabyaalad kaa gashaye
Waxeey ushaqeeyan wadama shishaye wacadaqatayaal halaganaaxo hana laga qaado xasanada nama metelaan anaga asgerigaan megdhaw halasiiyo sharciga ayuu ilaalinaa waxa kaqubanaya waa dhiig?
Warya nicle ayad tahay wariye mahide
that's not your job
Runta maa diidee
Xaax😢
Very sad 😂
Waxay ka mid thy. MusuQ'MaasuQa Ka jira Dalka.
Ninkaa xildhibaanka ah waa in sharciga lala tiigsadaa, koleey ba waa jaahil qabiil nimo xil ku helay
Waxan dowlad miyaa iyadiiba isdileyso maxay dad xukumee
Hal xildhibaan oo qalad galay waaye ciqabtisa ayuu mara inshallah .
Hassan Firimbi Legend legend dhalay waye😂😂😂
Hadaan xildhibaankan la xirin oo sharciga waxii uu mudan yahey la marin meesha dowlad kama jirtee dadka been ha sheeginina
Munasar adiga maahadashid dadka dhibka kuhaayo xamar madaale iyo reer qabyo maaka hadashid abgaal iyo hawargidir dhibka eey nagau haaya an hadaan reer banaadir nahay maahadashid???
Qof aan talin jiray haddu taliyo Qof talin jiray ayaa tago Awelba Abgaal oo Cawaanti adduunka DAMERADODA HA LOO DHIIBO 😡😡😡
SAXIB ASKARIGA SHAQADISA WAA BANANKA EE MACAHAN BARLAMANKA DHAXDISA OO ADIGA GARGURTE MAA ABTIGAGA AH FIRIMBI WAXFICAN AYUU KUSAMEYEY ASKARIGAS.
Askariga-dhiigisa-kuuma-muuqdo-Buufsane-warkiisi-ayaa-wadaa-aqas
SHARCIGA BARO BOLISKA AMNIGA GUUD UU SUGAA OO HADII MEESHA LEYSKU FARASARO WAAINUU AMNIGA SUGAA EE ADIGANA MA DHUXULEYSTAA ADEERKAAYO
Xilmaanka Hal xiro waa tuugu😅😅