MADAXWEYNE XASSAN SHEKH, WAXAAN KA CODSANEYNA, JAWASIISTA ITOOBIYA IYO KENYA IN CIIDAMADA QARANKA SOMALIYEED AY SI DEG DEG AH, JUBBADA HOOSE UGA SAARAN DIBNA UGU CESHAAN DOWLADDAHODI SOO ADEEGSADAY.
Sidee Barlamaanka loola soogalay Firimbi Xildhibaanada lama baaro miyaa marka ay soo galayaan Barlamaanka . Haddii aan labaari jirin waan la baaraa firimbi wax ka xun bey la soogali karaan oo qatar ah nimankan aan sharciga iyo aqoonba laheyn ee la iska keenay Xildhibaanimada. Marka sharci halgu soo rido oo ah in la baaro marka ay soo galayaan Baarlamaanka nin iyo naagba.
RASKIYAMBOONI, JAWAASIS ITOOBIYAN AH AYA JOOGAY, IYI DHUL KU WEEGARAN DHAMTOOD, WAXA CAD IN , JUBBADA HOOSE CADOW DALKA KU SOO DUULAY GACANTA KU DHAGGAY.
HEBEL FIRIMBI, OO SUJJU AH, IN UU BAARLAMANKA KA MID NOQDAY WA CEEB QARAN, KENYA_dii U ka YIMID DEG DEG HA LOOGU CESHO, WASAQAN OO KALE QARANKENNA AYEY KU CEEB TAHAY.
Kuwaan iney dal maamulaan Lagama yaabo, dad duurka xoolo ku raaci jirey oo magaalooynka ku soo yaaci dhar magaalna qaatey baa iska dhigaya reer magaal.
Qooleesto Ethiopian iyo Kenyan ah inee faranbi nagu dhax ar qaladeeyan waa in sharci laga soo qofki foodo wadana waa in securityga parlamnka waa inoo dibada u bixiyaa
WALAHI QOSOLKAA IGA DHAMAADAY ILEEN HADUU QOYSKU QOF KA WAASHO WAA SIDAA WAR MAXAA HELAY X FIRIMBI WABA MIDKALOO BIDAARTU QARAXDAY EE FIRIMBI LA MATAAN NAQDAYE BISINKA BAL MA WAXAN BAA SHARAF DOWLADNIMO GARANAYA WAA CAJIIB?😮
Hadda ayaan garwaaqsaday in MW faarmaajo nin qaran oo sharaf leh ahaa. Hadaan awoodo cafis baan waysiisan lahaa
Farmajo asagabo madhamiin wa iskumiid
Xarami Aden madobe
Hooyada mu wasay
@@AbdullahiMohamed-py9pgbilaa adaab ayaad tahay waraa,garac hadaanad ahayn hooyo maad soo hadalqaadeen, Aden Madoobee waa gudoomiyaha barlamaanka Somaaliyeed hadaad ka xigsanaysiid gurigiina gayso oo cayda bila macniga jooji duliyahow
SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 SOMALIA ALLAH AYAA U MAQAN KUWAAN MA BARLAMAN U AH
Frinbiga frimbi baa ka horeeyey. Subxaanaah, shalay xasan wuu qoslayey markii Farmaajo frimbiga lagu yeeriyey maantana waa khalad
Sacdiya firibi ma joogtaa 😂😂😂
Aadan ladoobe inkaar alle hakugu rido aadan madoobe waa tuug aakhiro war baa kuu yaal
Xeldhibaanad deejay Ee FIRENBEGA WAA DEMOCRATS guul iyo gubanimo
Sow ayagi ugu shubay xasan dorashadi mahadey is badal kenen gudafadan
ilahayi umada somaliyeed ha idinka qabto
Allow soomaliya ugargaar
AADAN MADOONE AKBARU TUUG FILCAALAM BALAAYO KUGU DHACDAY
MADAXWEYNE XASSAN SHEKH, WAXAAN KA CODSANEYNA, JAWASIISTA ITOOBIYA IYO KENYA IN CIIDAMADA QARANKA SOMALIYEED AY SI DEG DEG AH, JUBBADA HOOSE UGA SAARAN DIBNA UGU CESHAAN DOWLADDAHODI SOO ADEEGSADAY.
Dhal Mooryaan!
Xasan waa ninka Soomaali godka ku ridaya
Kan xasan yare ethiopia halgu celiyo ninkaan somalinimo kama shaqeeyo waa shaydaan waxaa iska dhalay xasan sheekh iyo axmed madoobe
XASSAN FIRIMBI REE ETHOPIA MA AHA WAA REE JANACABDALLE RER WAMO WAZIR MA NOQDO MA DALACO AXMED MADOBE WUXU KU HAAYSTO AYN ISWEYDIYAA MARWALBO
@manhajsalafcenter8688 wuxuu ku ilaashadaa inuu xildhibaan firingi haysta iska ahaado waligiina dawlad sharci ah muu arkin waa joore
Kuwaan dadka wax ka sugaaya, Allaha u kaalmeeyo.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Allow Alle ku wan ma utaliyo marku kismayo uduulayo
Wlhi waa ceeb weyn waxan mesha ka dhacayaa....dadkaa xayraamiinta ah aya la raba iney soomali weyn hogaamiyaan....
Guul xildhibaanada ka soo hor jeestay boobka xasan xumoow
Meelaha aad shegataan inaad madaxda ka tihiin. Wax aad kadiidi kartaan ma jirto ee maandhoyow baraq baraqda naga joojiyo.
Show film ciyaalka logu talagalay. Reerka hawiye ma sidaan beee wadanka kuxukumayaan 🤯🤯 illaah kaliyaa nomaqan
Afartaan xanuunsan ee cawaabta ah ee firinbiga la dhax wareegeetsa cidaha ay matalaan in la waco halagu dhaho la imaada waxan wax dhaama
Hada muu xumaaday firinbiga waagii farmaajo caadi muu ahaa
Adan madoobe waa waslad xaaraan ah oo Baarlamaanka fowdo ku haysata
Dagalka Waxa Kadanbeya Gurgurte iyo Marxumka Hadaad Aragto dhibato Waa Qof xaqkutagan iyo Qof Dhibato ku Tagan
Baarlamaankii ugu fiicnaa soomaalia ilaa dowladii madaxweyne siyaad bare
hhhhh
Axmed madoobe baarlamankiisa mid firibi yeerinkaro majiro caadi bu tarxiili kii hadal kusoo celiyo kawaana roon hadal la isuogalayahy
Dadku Ziad diid maha wa Somali diid Hassan Sheikh wax kaa qabo
Yaayiri awal qof xasaanadleh oo aan danbigiisa looqabsankarin ayaa jira?!
Kuwaanoo kale in lasoo jeebeeyo ayay eheyd oo maanta galinki danbe lamaxkamadeyo.
Waa EEYO jaakado wada xirtay. Duf ku baxa.
Waxaaan waa ciyaal weero wajiga soo dhaqatay
Aadan madoobe waa mooryaan sida laguma hogaamin karo heeyada oogu sareeysa dalka ahn sharci dejinta
Inta wadata firimbiga waa dad dana kale wata mana astaahilaan xildhibaan qaran.
Ogaadeen meelksata warari ayay lajoogaa jubalaan dad somaliyeed ayaa lahaa markaas ayay kq barakiciyeen
@@ramlamohamedq9051 Beenlow Alleh ka furte ah baad tahay. Unukaa leh soo idinkii ummadda baray sxb nin walba waa goofkii.
Waxaan la dhoodhoobay xagee lagu maamulidoonaa
Meesha isaga soo baxa waa reer iyo in ay laalusheen
Cawaanka xitaa sidaa uma dhaqmaan
Sidee Barlamaanka loola soogalay Firimbi Xildhibaanada lama baaro miyaa marka ay soo galayaan Barlamaanka . Haddii aan labaari jirin waan la baaraa firimbi wax ka xun bey la soogali karaan oo qatar ah nimankan aan sharciga iyo aqoonba laheyn ee la iska keenay Xildhibaanimada. Marka sharci halgu soo rido oo ah in la baaro marka ay soo galayaan Baarlamaanka nin iyo naagba.
Ma xarun Mas'uuliyiinbaa mise xarun mooryaan
Xassan Firinbi waa legend
Kitabka Quranka oo dhaxyal ma la foodhinay
Xasn gurgute
Qasab qasab buu wax ku wadaa
Waa un xera awr , waxay isku keeneen ciyaalasuuq markaasay u bixiyeen XILDHIBAANNO
CEEBUDHIMO SOMALIYA WAYUDHAMATAY KUWANA DALAGUHALAYNAYA 6O QOF MIYA WAXANSIXIYA
Ogadeen ayagaa xasan shiikh baawarkaa siiyey oo hor order oo waxaan wax kasaxiixay qalad weeyn beey galee
Xld sharaf leh mesha majoogan kan usareyo adan madoobe waa mooryan iyo kuwo aan dhaamin
Aadan madoobe waa inkii ansixiyay in wadanka Ethiopia soo gasho waagii beydhabo ninkaas ayaa maanta meesha jooga
RASKIYAMBOONI, JAWAASIS ITOOBIYAN AH AYA JOOGAY, IYI DHUL KU WEEGARAN DHAMTOOD, WAXA CAD IN , JUBBADA HOOSE CADOW DALKA KU SOO DUULAY GACANTA KU DHAGGAY.
Waxaan baarlamaan ma aha ee waa in gudoomiyaha baarlamaanka xilka laga qaado waa qaainu wadan u bahaan in dalka iyo dadka Somaliyeed laga badbaadiyo.
Hada mesha ma suuq yanyada mise Barlamanka 😂 halaiskuciyara ahaa
Hadii xasan sharcigii wadanka in u ku dhaqmo diiday, waa in cidkaasta jabisa diidaana wax sharci la yiraahdo
Xildhibaankaas firimbiga wata waa qof waalan.
WAXAAN MAQLIJIRAY GEELOW WAXAAD SOCOTABA MARKAAD CIINDAAQDA AYAA LAGUU YABAA. XILDHIBAAN FIRIMBI HADA AYAA LOOYABAA. HADA AYUU CIINDAAQAY. XILDHIBAAN FIRIMBIYOOW AANA AAN KAHAREYNIN AYAA MAANTA QOORTA KUSAARAN OO WELIGAA SIDAAN XILDHIBAAN UMA AHANEYSID. XAGEED KUNOLAAN DOONTAA
HEBEL FIRIMBI, OO SUJJU AH, IN UU BAARLAMANKA KA MID NOQDAY WA CEEB QARAN, KENYA_dii U ka YIMID DEG DEG HA LOOGU CESHO, WASAQAN OO KALE QARANKENNA AYEY KU CEEB TAHAY.
@@ashasalah2835 Sujuu aaaa🤣🤣🤣🤣
Kuwaan xildhibaanada sheeganaya waxaan idinleeyahay meeshasn diwlad majirto waa one man show guryihiina aada fadlan
Dowladii soomaaliyeed hadad leedahey dowlad majirto ethiopia miyaa dowlada wallahi adiga hoiyada dabada ayey idinka dubeynayan
Manshaa alaaah
Adunyadu waa yaab kuwaa ayaa inuu ah barlamaan ee ilahay haa noo dhaliyoo waaxa khaarqaabaa
Waa ansaxuu dhihi doonaa meel sidaa uqasan
Meeshay marayso waxay ka foolxunthay 91 kii
HORAY HA USOCOTO DAWLADNIMADA SOMALUA DAWLADNIMAA NADEEQDA
Waxaan BAARLAMAAN maahee, waa CIYAALASUUQ mooro laysugu keenay.
Foorida waxa ka fiican in aad feertaan aadan madoobe
Daayeer oday maleh balaayo isinku dhacday
Uf uf uf kuwaan inay somali xil u hayaan waa geeri
Marka is dil hee!!
Rufiyaanimo cunuga haduuw ku dhasho waa ku weenaadaa sida sheedaan aadan madoowe aabihii dhalay ayaa rufiyaan gawaad ahaa asagana waa sidii aabihiisa
Waa 4 o daarooda o isleh hadii doorasho loo dareero waxba xamar ku yeelan meeysan
Kuwaan iney dal maamulaan Lagama yaabo, dad duurka xoolo ku raaci jirey oo magaalooynka ku soo yaaci dhar magaalna qaatey baa iska dhigaya reer magaal.
Wakasaha Xasan frinbi illaa iyo barlabankii tobanad wuxuwatah frinbi, maalinkasta frinbiyaah mashaqeynayoh ee horay udhaaf frinbiga
madhegensan miyaa taliye shub
ILEEN JUBALAND WAX XIKMED LEH MABA U JOOGIN
Banaadir laan waxay dooratay gudi xildhi banadakale maxaa u yaala
Meeasha dowlad kama jirto
Kuwani xildhibaana maaha,
3dan nin ee waddanka haysta ha laga badbaadiyo.
Lugma jia
Africaanka waxaa abaalkooda yaqaana nin cadaan ah 😂😂😂
Dunida ragba ku nool meeshan fiira layska tumaayo. suuqyada qarax ba ka jiro golaha baarlamaankana fiirba ka soconaya sidaas bay rabaan inay Somaliland kuso biirto xukumada moqdishu. shaqo fiicanba ka socoto.
Dowladnimoy xaalqaado meesha waxas kadhacayaan miyuu Adan madoobe leyahay waxbaa la ansixiyey Aduun iyo Aakhirabo meel xun alle kudambeysii been badana yahuuu
Guul intii diiday xasan xaraash 😂😂😂😂
INTA FIRIBI WADATA WAXAY LASHAQEETAAN CADAWFA ITOOBIYA IYO INAARAAT DAAWADOODA WAA DIL IYO XARIG
😂😂 Ar aadan madoobe waa wadaad kitaabkii Tuuray meel uu kitaab xoor fadhiyo Maa qeer laga sugaayey
Maxay tahay dhaar waaba is khilaafsantihiinee
Caade qaate duq aan diin iyo maadi laheen
HADACO AAADAN MADOWE
CIYAAL SUUQYO ITOOBIYO SOO DIRSATEY
Hada kuwan ayaa umad matalaa
Qooleesto Ethiopian iyo Kenyan ah inee faranbi nagu dhax ar qaladeeyan waa in sharci laga soo qofki foodo wadana waa in securityga parlamnka waa inoo dibada u bixiyaa
KUWAAN DALKA WAA CEEBEEYEEN EE MEY DOWLADU TALAABO DHAQAN CELINA KU SAMEYSO
Way marqaansanyijiin 😂😂😂 waa dad waalan oo wada dhiigya cab ah
Waan uga laanay
Dad kuwaan ay madax u yihiin inkaar ayey qabaan
Saan muslim iyo gaal midana kumanoola
Wax sharci ahi ma jiraan waa in booliska aan amarkiisa aan la qaadan
Xasan firimbi xamar katag qorigaaga qaado ku noqo jubaland
WALAHI QOSOLKAA IGA DHAMAADAY ILEEN HADUU QOYSKU QOF KA WAASHO WAA SIDAA WAR MAXAA HELAY X FIRIMBI WABA MIDKALOO BIDAARTU QARAXDAY EE FIRIMBI LA MATAAN NAQDAYE BISINKA BAL MA WAXAN BAA SHARAF DOWLADNIMO GARANAYA WAA CAJIIB?😮
Waxaa ceeb ah inoo qof weyn firinbay soo qaato sidaa ciyaal cml
Ciyaal weero lee iga dheh.
Puntland waxas iyo wax ka daran marka e aragtay o sharci jirin e tiri 2sano ka hor bye bye
Mucaarad ka war kooda
Jaamacow waxakusugayah Xasan iyo Xamze ee kaalay hadaad shegeysoh ama dee beenta intaan lagusoqabani
Aadan madoobe waa ay ay dhalay
Hawiye down
Firimbi wallee waa nin
Eelaaygaan caloosha wayn meesha ha laga qabto
Walaal Eelaay waa qowmiyad dhan ee ilaahey kacabso magac ayuu leeyahay waana sshaqsi keliya ee magaciisa ugu yeedh ama kucaay laakin umadaas dhan ha aflagaadeyn.
@Caliya7 apology
😂😂firimbi kursigisi ayu uhalgamay
Waxaan ayaa madax noo nah. Nacala ku yaalo. Waa xayawaan caadi ah. Waa 40 jir 50 jir iyo 60 jir sidaan uu dhaqmaayo. Waa kuwa bishi $5000 dollar qaato
TikTok parliament