Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Ustaadow mahadsanid muuqaalkii Testostetone sida loo kordhiyo hab dabiici waan kaa sugaa . Guuleyso
Thank you so much ustaad sida aad noogu soo gudbiso mawduucyada muhiimka ah saa noogu wad insha allah❤
Mahadsanid inbdn ustaad jasaakalaahu kheyr
Number one caato waa aniga Thank you brother ❤🎉
Ustaad aad bad u mahadsan tahay sida wngsn noogu soo gudbiso mowducyada muhiim ka ah
Waan kula Socda DR.E
Wll suall amatetka mrku qofku cuntada ka xidhmo muxu isticmali kara si u cutadu ugu furanto iyo gastari calol olalka mxa isticmali kara
Mahadsinid muqal in badan sugaye❤
Ustaad Cunta Diet Kaso Hadal Mahadsanid 🥰
Asc wll miyiga Qatar shaqo malaga helaa
Way borotiin ma isticmali kara qofka uurka leh plz iso sheg
Maya wll haisticmaalin uur hadaa leedahay
Zxb bashka qof babaasir leh muu cayyili karaa caattan ahy zxb mcn bahashaas baan leyahay😢😢@@bashkabashiir7791
@@bashkabashiir7791Bashka adiga dhaqtar miyaa tahay walal
Mashallah cuntoyinka ugu fican ayad ka hadashay an aadka ugu jeclahay balse cuntoyinka qaar calol olal ayan ka qaada gastaric
Faasaliinka markaan wajiga marsado nabro ayaa iga soo boxo sabab ismahan ❤
Jirdhiska kaliya waaye waxa aan u baahanahay
Kasoo hadal wll gym ka waayo meeshan arday badan oo gym dhigata ayaa ku jirta
Ok bro
whey protein asago orginal eh inte ka heleynaa lpx
Bashiiroow Aniga cayil ma rabo
Thanks brother
Good my taecher
Ku salamay sxb
Wllkey bashka
Mahadsanid wll
Thnks bro
Machaallah
Team buur buur maxaa caato ka dhigaya
Wllkey dolo jogaye ma,awodiye iga😢😢
Kuwa lagu catoobo ayan kasugeynaa
Ustaat cunta la isku cateyo ka so hadal please diet rabaa inaa bilawo
Why protein MAA lagucayilaa durbaba 😂😂 benbadnidaa kkk mass tech dheh ninyahow kasaa wangsn oo dag dag lagucayilayaaye
Lusaka maxadhiso nososheg
Qofka gymka ciyaaro hilibka sagaarada ayaa aad ufiican
Waraa miroyaal maahee waa loosas kala duwan
Walaal bashka babaasirtan leeyahay maan cayyili karaa zxb babaasirtan darteed ayyan meel gym iyyo wax iska dhaafe😢😢
Shugran wll
Thank you sxp
Cuun tooyinka leki caseeyo no so samee
Somalidhan dadka wax yabaha wngsn so gud biyo maba dawadhan doqominta
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤👍👍👍👍
😂 Ani waba la iso inkare waxan cune xagee maran ! Kumana cayilo
Kuwaan kuwo aad sheegayso waa mahayno kuwo kawanaagsan udhigma xataa xafiican ayuu leeyahay aniga kuwa caatada iyo kuwa la iskunaaxiyo uma baahni dhex dhexaad baan ahay mizankayga waa 70 mar marna waa 60
Maya marabo cayl😂
See
Mhdsnd wll❤
❤
Sxbow premature ejaculation ka soo hadal vitamin ka ufiican ee laga helo fruits ka ka soo hadal waa markii 2aad aan ku weydiinayo
Kawaran dadka macanka qaba
Maye marabo cayel😂
Ustaadow mahadsanid muuqaalkii Testostetone sida loo kordhiyo hab dabiici waan kaa sugaa . Guuleyso
Thank you so much ustaad sida aad noogu soo gudbiso mawduucyada muhiimka ah saa noogu wad insha allah❤
Mahadsanid inbdn ustaad jasaakalaahu kheyr
Number one caato waa aniga
Thank you brother ❤🎉
Ustaad aad bad u mahadsan tahay sida wngsn noogu soo gudbiso mowducyada muhiim ka ah
Waan kula Socda DR.E
Wll suall amatetka mrku qofku cuntada ka xidhmo muxu isticmali kara si u cutadu ugu furanto iyo gastari calol olalka mxa isticmali kara
Mahadsinid muqal in badan sugaye❤
Ustaad Cunta Diet Kaso Hadal Mahadsanid 🥰
Asc wll miyiga Qatar shaqo malaga helaa
Way borotiin ma isticmali kara qofka uurka leh plz iso sheg
Maya wll haisticmaalin uur hadaa leedahay
Zxb bashka qof babaasir leh muu cayyili karaa caattan ahy zxb mcn bahashaas baan leyahay😢😢@@bashkabashiir7791
@@bashkabashiir7791
Bashka adiga dhaqtar miyaa tahay walal