NATANYAHU IYO WASIIRADISA, WAXAY KU HESHIYEEN IN AY IS WALAAN HADDU HESHIIS LAGA HADLO, ISAGA KA DAMBEEYA HADALKA AY KU HANDADAYAN, KULLIGOD WA WADA DHIIGYA CAB, MAREYKAN OO U AABA AH, ISAGUNA RALLI AYU KA YAHAY.
Isagoo criminal ah maxkamad meel walba ugo socita weli qof kale farta ku fiiqaayo. Inaan loo jawaajin waziirka arimaha dibada ha u jawaabo. Ajandaha ayuu rabaa inuu ka qaldo silent treatment ha siiyo
Allaha guuleeyo muqawamada oo dhan Allaha guuleeyo dalalka Islamko dhan waxan Alla weyne ka baryeeyna Nabad Barwaaqo iyo Farxad guul wadato idimka Alle xasidku wuu tashan balse tii Alla weyna ka weyn qorshahooda dowladba uma rabin inay qabsadan bey rabeen oo degan Allahu Akbar Alla weyn marka ha iska caytamaano Insha Allah qeyr
Illaahay ha ka Qabto Umada muslimiinta ah EE ay Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada ah KU hayaan ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ha ka Qabto Umada muslimiinta ah Allahayaw Rabbiyaw Quwee Muslimiinta garabkooda illaahay Hagallo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Allaha isku diro caruurta falastiin tan ku dhacooso iyo shacabkaba eeyaha hilbaha meedadka cunaayaan aanan loo jixin jixeynin loo hiilineynin aniga waxan ku faraxsanahay ardugan nimankan baas wato ee suniga ah falastiin suni maahan ilaahow ey isku dhacaan joolaani iyo yuhuud maalintaan farxi doono waa malintii yuhuud suuriya iyo turkiga waxa uu wato ey weeraraan falastiin sow laba sano dhibaatada ugu xun sow kuma fiirsanin ardugan kuwaana in budo ba.day ey yuhuud ka dhigto aan rajeynaa si uu dagaalka u galo turki iyo yuhud inshaa allaah viva natanyahu ku soco turkiga ku soo jiid dagaalka ardugan qaainka weynaaday ee 90 jirka ah
Aragtida Shacabka waa in latixgaliya,Daqtarka waa in lataliyo Ama Dakhtarka guud ee Xarumaha cafimaad dib u dhiska kashaqeyo Kalsonida shacabka iyo wadaashi badan Shacabka Suriya oo xiligan boogihii wali daremayo yaanu lagalin tafararuq.
Asc Nadaarow Nataniyaahu shaki mahan ee asaga iyo Madaxda Carabta way ka Cabsanayaan maxaa yeeley waxay weerar ku yihiin xaqa, Allana siduu u balan qaadey Diintan Alle wuu koryeeli walow karihal kaafirow, qofkii wax yar oo iman ah ku jiro wuu ku farxi markey guulo gaaran Muslimiinta kale
Sikasta oo ay sahyooniyadu wixii cabsigeliyaba ay ugu boodayaan iyagoon hubsan hadana kama badbaadi doonaan jab ku dhicidoona dhan looga yimaadaba maalin bay qabsan kabtay ma aragtay
Waa khalad inuu walalkii durba wasiir umagacaabo maadaba oo shacab awal tasi ragaadisayy wan gartood in shacabku duhmo ama diido madaaba oo hogamiyuhu yiri gumaastihii tag wana wax wadaag
dhaqanka aha in ninka wadanka madaxda ka aha ehelkiisa shaqo loo magac aabo waa dhaqan ka maran dawlad wanaaga, waxana dhaqankaa lagu yaqaanaa africa iyo carabaha
Mar haddii dowlad la dhisaayo lagu bilaabo xil magaabix qoys iyo shakhsi jecleeysi waxaa hubaal ah in dowladdaas ay socon doonin dalna ay hore u wadi karin , wax walba oo aydowladdaas qabtana kuma imaanaayaan rabitaanka shacbiga halkaasoo ay ka baxayso kalsoonidii iyo waddaniyaddii , dabadeedna khiyaano iyo burbur u horseedaysa dowladnimada.......
Furihii xabsigii dhulka hoostiisa xaguu ku dambeeyey sidee loo furay xogtaas ma helin wali dibna adigoo uga hadla kumq arkin wariye furaha lacag badan baa lagu raadinayey Xagee laga helay naga daba Gee warka furaha
Asc waxey somalida ku mahmahda dhagar qabe dhulka u dhaqdhaqaqa nataniyaho wuxu og yahay dhul uusan lahen inu ku tagan yahay ninkasna ey isa segen marka wuu og yahay inu sii jogen marka wuu cabsi hadley.😅
✍️📝🔴Nadaara TV ✍️📕 Ma Run Mise BEENTA KHIYAALIGA 🇸🇾 Syria vs israel Goor dhow Waa Ay is FARA SAARAYAAN 🧏♂️ Calaashan Goordhow colaad filo 🧏♂️🇮🇱 Bariga dhexe Nabadeeda Nabad fariisan Doonta Waayadaan Maaha ✍️🇮🇱Israel AAG KALE ku furmay ✍️🇮🇱❎️Waana Aag ka Khatarsan Aagyada kale ee ku FURAA Nabadiidka Israel 🔴🟡🟣🌎🟣🟡🔴
Yuhuudu wa laga yaaban yahay laakiin wa loo yaabi doona
إن شاءالله
محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
It's true the public satisfaction must b respected for healthy state building
Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah
Ayaa Allah ayaa rabi aamiin
Aamiin yaa Allaah
natanyaahuu kibirkiisa waa batay waa fogaaday ninkaan maalin uun baa la soo qaban inshaaallaha
Haaheey markii kurka laga jari lahaa aa soodhow sheydaankaas xaarryahu
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Ilaahow suuriya badbaadi 😮😮ilaahow suuriya badbaadi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Heyad TAXRIIR ASHAAM Ilaahow Sharta bariga dhexe dagan kabadbaadi 😮😮😮😮
Waad mahadsntahy wllky cabdu qaadir
انشاءالله waa kii xorayn laa falastiin
yuhuudku waxkale marabou siduu falastiin dhulka ulasimay dadkeedii iyo hantidoodii inuusuuriyana kadhigo hadalkani waa daandaansi laakiin Insha alaah waameesh7u kujabi lahaa
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين يارب العالمين 🤲
Taa waxaa ka daran 70 sano laba cid siyaasiyiintooda ayaa isku dhiibaaye xukunka Somalia
Ilahaw musmiita ugar gaar gaalada dulee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Muslim dhab ah marka la heelo bu nasrigu imaan
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
Aljolaani ilaahaa wato wana makacunayaan insha Alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsant walaalkey nadaara TV qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏
Shibaka..suuriya
Hasdajiyaan...wasiirka..caafimaadka...
Waa...inay..kabaydhaan
Guul guul suuriya
Aniga hadi an darenkayga cabiro ragga qabsaday suuriya wa kuwi yahuud gacmahooda ku cadabi laha insha allah
Weyba tahay 2,000 ayey xareeysan doonaan intey Siinaay soo qabsadaan 3 jiho waliba washamsi ayaa lagu qaadi doonaa hub Asad uma yareen iyo Rashia Rag dagaalamo niyad ka tahay ayaa la rabaa daan daansi iyo isku haleeyn uma shaqeeyn doonto
NATANYAHU IYO WASIIRADISA, WAXAY KU HESHIYEEN IN AY IS WALAAN HADDU HESHIIS LAGA HADLO, ISAGA KA DAMBEEYA HADALKA AY KU HANDADAYAN, KULLIGOD WA WADA DHIIGYA CAB, MAREYKAN OO U AABA AH, ISAGUNA RALLI AYU KA YAHAY.
Allaha guuleso falasatina
اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
Waa sax maxaa ka dhex ciyaya kuwa n diidan wasiirka hodhodho..
Isagoo criminal ah maxkamad meel walba ugo socita weli qof kale farta ku fiiqaayo. Inaan loo jawaajin waziirka arimaha dibada ha u jawaabo. Ajandaha ayuu rabaa inuu ka qaldo silent treatment ha siiyo
inshaallah yahuuda wajabeysaa
Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda allha lajiro yaarabi
Allaha guuleeyo muqawamada oo dhan Allaha guuleeyo dalalka Islamko dhan waxan Alla weyne ka baryeeyna Nabad Barwaaqo iyo Farxad guul wadato idimka Alle xasidku wuu tashan balse tii Alla weyna ka weyn qorshahooda dowladba uma rabin inay qabsadan bey rabeen oo degan Allahu Akbar Alla weyn marka ha iska caytamaano Insha Allah qeyr
1 aad💗💗💗✌💝
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
Thanks ustad
Yaarabi ugargaar muslimiinta Yaarabi cadowgan baabie
Siiriyinta 100% miyaaa diidan mise 1% ayaa diidan dr ka
Wcs wrxm nadaara
Guul ayan urajeyneynaa muslimin❤❤
Thanks 👍
Asc nadaara tv habeen wanaagsan
Nadara Aaway munafaqyada lahaystayasha madaxda ka'ah khalijka Sacudiga Oogu horeyo Immaradka Jordhan Masar Bahrein kuwait kuwa daawanayay xasuuqa falastine Allaha wada ciqaabo.
Waxaa wax laga xumaado ah in shayaadiintu ku dhahaan lama aamini karo
😂😂😂😂
Masha allah nadara ad ban uqoslay
ماهر الاسد
ماهر الشرع
Allaw cawi oo u fududey hawsha si suriya u dagto.
Ma sha lah❤
Joolaani waa ninka soo afjari lahaa yahuuda Insha Allaah
Haddana siyaasad ayuu ka wadaa wuxuu rabaa inuu dib u habeyn isku sameeyo oo qalabyo fiican military ahaan is dhiso
Illaahay ha ka Qabto Umada muslimiinta ah EE ay Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada ah KU hayaan ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ha ka Qabto Umada muslimiinta ah Allahayaw Rabbiyaw Quwee Muslimiinta garabkooda illaahay Hagallo
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
mar dhow ayuu dili raba ninka suriya joga Ahmed asharac wa la dili raba mar dhow
Kkkkkkkk magaca maahir iyo reer Syria way is naceen
Rabi ha xoojiyo dhamaan muslimiinta gaar ahaan Suriya iyo Gaza lkn aragtideyda Xun waxa ii muqata ninkan in la iqtiyaali rabo rabiyow xifdi
Allaha isku diro caruurta falastiin tan ku dhacooso iyo shacabkaba eeyaha hilbaha meedadka cunaayaan aanan loo jixin jixeynin loo hiilineynin aniga waxan ku faraxsanahay ardugan nimankan baas wato ee suniga ah falastiin suni maahan ilaahow ey isku dhacaan joolaani iyo yuhuud maalintaan farxi doono waa malintii yuhuud suuriya iyo turkiga waxa uu wato ey weeraraan falastiin sow laba sano dhibaatada ugu xun sow kuma fiirsanin ardugan kuwaana in budo ba.day ey yuhuud ka dhigto aan rajeynaa si uu dagaalka u galo turki iyo yuhud inshaa allaah viva natanyahu ku soco turkiga ku soo jiid dagaalka ardugan qaainka weynaaday ee 90 jirka ah
Aragtida Shacabka waa in latixgaliya,Daqtarka waa in lataliyo Ama Dakhtarka guud ee Xarumaha cafimaad dib u dhiska kashaqeyo
Kalsonida shacabka iyo wadaashi badan Shacabka Suriya oo xiligan boogihii wali daremayo yaanu lagalin tafararuq.
انا لله وانا اليه راجعون
Natanyaahu waa ilma xaaran wuxuu ogyahy wadkiisu in uu ninkaa yahy Nabi muuse sidii fircoon loogu diray ayaa ilaahy suuraya ugu soo diray yuhuuda markaaa wuu is ogyahy
❤wcs ❤
Halkaa waxaa ka muqto inu yahay fulay aan awood laheeyn waxuna ka adagyahay caruurta iyo dumarkaa Gaza calamka ugu xir xiray
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah
Ha la badalo xiitaa saxba ha ahaado wasiirkaa goolaani walaalkii dhakhtar caadi ah ha iska noqdo
Israel kibirka ka buuxa mesha uu Keeyo wan arki doona
Burburkina ma dheero
Jowlaali wadadii asad ayuuba cagta saaray maadaama uu walaalkiis wasiir loo magacaabay mar aan dheereyna waxaa aad u lumin doonaa kalsoonida shacabka hadii shacabku kacaana wuxuu ka carari doonaa wadanka sidii asad
Allahayaw Islamabad guuleed
Wcs xaaji
Wa runtood waxa ka badan dhaqtinimada
Reer galbeedka wexey qaadi karaan maleh waa leystijaabiyey
Asc Nadaarow Nataniyaahu shaki mahan ee asaga iyo Madaxda Carabta way ka Cabsanayaan maxaa yeeley waxay weerar ku yihiin xaqa, Allana siduu u balan qaadey Diintan Alle wuu koryeeli walow karihal kaafirow, qofkii wax yar oo iman ah ku jiro wuu ku farxi markey guulo gaaran Muslimiinta kale
2aad
Neylo
Sikasta oo ay sahyooniyadu wixii cabsigeliyaba ay ugu boodayaan iyagoon hubsan hadana kama badbaadi doonaan jab ku dhicidoona dhan looga yimaadaba maalin bay qabsan kabtay ma aragtay
Galab wanaagsan walaalkeen
Suuriya ilahay haqabto Israel
Qof dhiig.leh oo Muslim ah baa dhiba natanyaahuu
ILAHAY haka ninka yar ee dalkiisa uso dagaalamay yuhudu w Cadaw ka xun cidkasta waxay qof Muslim ku faanaya inu dal xukumo hurdo uma so galin
ASC DOWLADU. SAHLANAA SURIYA. LOO. DHISAY. MAXAA. BEEN. LA. GADAA. YUHUDU. DHULKII. AY. KA. KHATAY. WAX. KAHADLAA. MA. JIRAN.
Natinayahu dhul siyria ledahy ayey qabsatay saldhigyada3 cidama3 way burburiyen si digaal buuxa ugu qadaan dandasi ayu wada
Yahuda wlh waxe samenayan madax xanun kaqaday
Goormuu bartay ma netanyaahu hooyaadii ayuu ka adeegan jiray
Weerarka u dhiman maxeey tahay 80% beey nagta ka galiyeene yahuuda ilaahey hanaga qabto arxan malahane
Waa khalad inuu walalkii durba wasiir umagacaabo maadaba oo shacab awal tasi ragaadisayy wan gartood in shacabku duhmo ama diido madaaba oo hogamiyuhu yiri gumaastihii tag wana wax wadaag
isagu shiici maaha😂
ARAGTIDEYDA
JOWLANI IYO N.YAHU WXAA JIRAY AYEEY ILA TAHAY HESHIIS U DHXEEYEY BALSE JWLNI UU U DHODHOWAANAYO TURKIGA
CILLADA SIDAAS AYAAN U ARKAA
YHUUDA WXEY RAADINEYSAA QADAF YAR OO KASOO BOODO JWLNI
ASIGANA WAA IS DHOWRAYAA XILLIGAAN
YHUUD CIDII DHIIL LA GASHO IYADAA KASHIFTA.
❤❤❤❤
dhaqanka aha in ninka wadanka madaxda ka aha ehelkiisa shaqo loo magac aabo waa dhaqan ka maran dawlad wanaaga, waxana dhaqankaa lagu yaqaanaa africa iyo carabaha
Wasiirkaa goolaani walaalkii ee loo magacaabay wasiirada caafimaadka in uu u Yar kaadiyo ayey ahayd maadaama cadawga suuriya badanyahay sida beenta iyo warbaahinta reer galbeedka carabta yuhuuda iwm
Ra,iisul wasaaraha ayaaba doonaya hogaamiyaha laftiisa inuu meesha ka saaro sidee umagacaabay walaalkiis isagoon isaga wax ka qeeydiin
Maahir magaca halaga bedelo
Only solution I could suggest
Magaca kaliya maahan walaalkiisa hataa weey kasoohorjeedaan
Warbixintaada wajeclahay balse tabintaada waa lagu caajisa iskuday inaad sokoobto hadalka
Natanyaahu maa loo magaa caabo ilaaah hadoo dhibka kasaary waxa eey doonayaan isreel
Mar haddii dowlad la dhisaayo lagu bilaabo xil magaabix qoys iyo shakhsi jecleeysi waxaa hubaal ah in dowladdaas ay socon doonin dalna ay hore u wadi karin , wax walba oo aydowladdaas qabtana kuma imaanaayaan rabitaanka shacbiga halkaasoo ay ka baxayso kalsoonidii iyo waddaniyaddii , dabadeedna khiyaano iyo burbur u horseedaysa dowladnimada.......
suuriyaanku waa sida somalidoo kale waayo waxba mahubsadaan,
Furihii xabsigii dhulka hoostiisa xaguu ku dambeeyey sidee loo furay xogtaas ma helin wali dibna adigoo uga hadla kumq arkin wariye furaha lacag badan baa lagu raadinayey
Xagee laga helay naga daba
Gee warka furaha
Yuhuud in sidii fircoon ragooddana madaxa laga guro dumarkooda la adoonsado oo suuqa dhexdeeda loogu fuulo sida xayaanka oo kale mooyee yuhuudi wanaag waxba Kuma leh
Suqa dhexdisa lagufulo aa walal dinta ha sawir xumeyn adonsiga sikale ufahantay dumarkoda yaraba yahuda sodas sameysa muslimka Waka xaram
20:01 Sheydaan wuxu jannada ugu quursaday ilaah inu ku caasiyey, Netanyahuna wuxu og yahay waxa u muslimiintu kusameynayo gaar ahan rer gaza, marna inan ladeyneyn wu ogyahay maxaa yelay nabad wa u kaquustay waxa uu sameynayo darted, marka waxa uu geystay uyu ogyahay axmed sharac u aamini waayo.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Nadaaro kuwan khayr ma so wdaan waxaad arki sidiii qadaafi iyo saadan in la yidhaaa asad dhaamay
Suurya oo lawasa qaatay arki
Siād u bōbsīso mūqālka tāwo shāshada kadib rīx calāmada setting ē shāshada gēskēda >kadib rīx play spēd, waxād arkeysā hērar bōbsīs iyo tartībin dōro hērka ād rabto waxā ugu bōbsīs badan hērka 2x
Abo wa filliin, israel io ragaan wa xulufo
Waxas waa gaym islla ogyihiin m
Cabsi augeysay yuhudka urayo ofulayga
Asc waxey somalida ku mahmahda dhagar qabe dhulka u dhaqdhaqaqa nataniyaho wuxu og yahay dhul uusan lahen inu ku tagan yahay ninkasna ey isa segen marka wuu og yahay inu sii jogen marka wuu cabsi hadley.😅
WCS
✍️📝🔴Nadaara TV
✍️📕 Ma Run
Mise
BEENTA KHIYAALIGA
🇸🇾 Syria vs israel
Goor dhow
Waa Ay is
FARA SAARAYAAN
🧏♂️ Calaashan
Goordhow
colaad filo
🧏♂️🇮🇱 Bariga dhexe
Nabadeeda
Nabad fariisan
Doonta
Waayadaan
Maaha
✍️🇮🇱Israel AAG KALE
ku furmay
✍️🇮🇱❎️Waana Aag ka
Khatarsan
Aagyada kale
ee ku FURAA
Nabadiidka Israel
🔴🟡🟣🌎🟣🟡🔴
😊😅😮😢🎉😂❤
Abasinya iyo Israa, midkoodna aammin malaga waa beenaalayaal.