Madexweyne Ahmed Mahamed Islaam maanta waxaa weeyi Bad qabka somalia 🇸🇴 tan Maamulka JL haddaba Shacabka JL waa in ay Kala Doortaan!!!! 1. Xisbiga Nabada & Hor JL ee Mw Ahmed Islaaam 2. Xisbiga Burburka & La dagaalanka JL ee Xasan & Xamze Haddaba dookha doorasho waxaaa iska leh Shacabka JL Iyo Golaha Parlamanka JL waa inaad maanta Axmed madoobe soo saartaan Insha Allah Mahadsanidiiin
Geesi baad tahaye Guulayso Ina Adeer Guul iyo Gobanimo Allah Yaabaarik Jubbaland.
Asc Viva7up waaaaaa sax waaaaaaa tagger sanahay dorashada jubba land
Xildhibaan Xasan firinbi guul
Masha Allah
Waa Maalin Tarikh ah 21/11/2024❤❤❤❤❤❤❤
Guul iyo Gobanimo Jubaland ❤❤❤
Good
Meesha inuu farmsjo joogo maad mosey firimbi meesha xasan sheekh baa jooga ciyaar ha moodin madaxa inka garaacayaa
Madexweyne Ahmed Mahamed Islaam maanta waxaa weeyi Bad qabka somalia 🇸🇴 tan Maamulka JL haddaba Shacabka JL waa in ay Kala Doortaan!!!!
1. Xisbiga Nabada & Hor JL ee Mw Ahmed Islaaam
2. Xisbiga Burburka & La dagaalanka JL ee Xasan & Xamze
Haddaba dookha doorasho waxaaa iska leh Shacabka JL
Iyo Golaha Parlamanka JL waa inaad maanta Axmed madoobe soo saartaan Insha Allah Mahadsanidiiin
masha Allah
one love
Asc viva7up shallay aniga xasan shiikh xamsa xilldhibane firibi aniga iyo xilldhibaaaaaan firribi wali isku mamda ayaaaaaan nahay
Waxaaaaaa
Ballanta noga baxay xasan iyo xamsa aniga iyo adiga saxan
Mudane waxba maadan ixtiraamin extension kii parlamanka shaqadiisi ku darida Oo aad i dhaarateen waa gees marteen
Xasan firinbi xasan makala tagteen siyasada waa sidaa
Xasnxan firinbi garleh xasan shiiq na garleh
Xidhibaan firimbi waad ku qaldantahay inaad rajiim labaatan jirsaday hadana aad shan kale ugu darto mana matashid jubalaan iyo soomaliya in😂 taba
Dad Qori gadaal looga hayo balse wixii loo doirtay madaxweynaha ayuu fulinayaa wixii loo dhaartay
Xidhibaan fashilmay
Been beentii hore waa dhamaatay Ahmed madowe iyo inta taageero u ah hawada ayaa lagu cunaa viva hamza iyo dalxureeye
xill xasan firibi dawlada iyo barlamanka mahan paltok qolkii adoo shabab ah ka qeylin jirtay ahmed madobe dawladnimo kuma racin musan aheyn weligiis waxaad ahayd ilaaldisa wejiga u duubna
Xàmar kasabar
Sabab ninkan markii uu firimbiga ku yeerinayay madaxweynihii hore waa sacbinaysay hadeerna waxaad ledahay xamar ka sabar
اذن انتم السحراء حسن فرنب