Hambalyo Faisal Maxamed Matan. Masha Allah waa nin dhilinyara ah oo xambaarsan fikir sare oo u baahan in laga faa’iidasato ummada Soomaalyeed. It is about time we give the opportunity to the Somali youth. Masha Allah. Dhalinyaro. Dhalinyaro. Youth Empowerment 🎉❤
Kuligood hal qabiil ah Madagas juba land leh kinya anti Gu intuu joogo bay jooga yaan 30 daqiiqo kama danbayn Ayaan haday baxaan qabiilka ay ka baqayaan baa qabaa naya Sheekadu na waa is badalaysaa
Mw ahmed madoobe mooyee 3 kale waa qurxin kuwa so qoraya hebal hala doorto dadka somaliyeed wali mayna fahmin jambalada dhagarta somalia ka jirta ahmed madoobe miyaa ogolba inuu qofkale uuna ogalayn isagu inu isaso sharaxayo anyway mw rasmiga ah ee jubaland 25/11/2024 la dooran doono waa ahmed mohamed islam
Yaap iyo amakaak. Ma ilaahey ba la qadli karaa. What election. That is why somaliland will prosper and jubaland ahmed is and will fail strategically. My two cents
War mahadu jubalnd amini kamaqanyahay axmad dacaad ayu uhanyabay dalkas jubalnd Guul insallh iyo ahmad dacad🎉❤❤
Hambalyo Faisal Maxamed Matan. Masha Allah waa nin dhilinyara ah oo xambaarsan fikir sare oo u baahan in laga faa’iidasato ummada Soomaalyeed. It is about time we give the opportunity to the Somali youth.
Masha Allah.
Dhalinyaro. Dhalinyaro. Youth Empowerment 🎉❤
GUUL BAAN URAJEENAYAA // DADKA AAN KASOOJOODA OO REER JUBALAAN// MID DALKA IYO DADKA UFIICAN// ALAAH KU AADIYA XILIBAANADA // KASOOJOODA ISTEEDKA// JUBALAAN// CODKOODA// MIDDALKA IYO DADKA SICADAALAD AH// UGU ADEEGA // ILAAHAY HAKU AADIYO AAMIN //
D.r cabdi xajiin waxamudantahay inlagudoorto guul guul
Masha Allah
Xiligii kacaan waxay ahed mid fiican oo aa qabi ka hufan iyo midnimo iyo nabad gelyo.
You are Hereo.
Waxaad tahay Geesi geesi dhalay.❤❤❤❤❤❤❤
Kacaanki iyo afweyn way bakhtiyeen
Inta meesha fadhisaa waa shaydaan iyo caruurtiis
Ilahey kuwan waa u jeeda Ciqaabtoodna wey heli doonaan insha'Allah
Masha allah guleyso
Masha Allah
Hope you will win❤❤❤❤❤
Guul ban u rajinyah reer jubalana
ماشاء الله
ماشاء الله 0:33
Inta doorosho qof iyo cod ka dhacayso dalka oo dadkana cadaalad la helayaan axmed meshii ha iska joogo
Odaygu hanasto isteersada Waalidana haku wareejiyo dhalinyarada
Mudane waad mahadsani waxaad mudantahay in lagugu daydo❤❤❤❤ you had been incorage the Yang peaple.
❤❤😂❤❤❤
Guul guul
Masha Allah
Guul guul Jubaland❤❤❤😂❤❤❤.
Kini soo bax wa la shaqaynenaa.
Go ahead
Kenya markay ba do dad badan baa kismaanyo ka guuro doona guuro badan a waa la dumin
Guuleyso.asaid.axmed.madoobe
Asha’s cadans shubkaan nagalm taga
Yes.axmed.madoobe
Axmed waxaan ka Sugayay sidii Muuse Suudi inuu dhoho ya Waad itaqaanaane idoorta ama hay dooranina
Kuligood hal qabiil ah Madagas juba land leh kinya anti Gu intuu joogo bay jooga yaan 30 daqiiqo kama danbayn Ayaan haday baxaan qabiilka ay ka baqayaan baa qabaa naya Sheekadu na waa is badalaysaa
Maxaa musharaxa kuyaacay Kaneeco mise Daqsi
Kinya Antigua intuu joogo isku Caaba shiva hal in iska dhexdoorta kan ku xagee ka Auna ashy ha soo xusho waqti Gu wuu is gurayaa Waa waan idinka maqan
Dadka caqligooda hala ixtiraamo
Dorasgadan nika ku gulesan rabo walisi ogyahay wa dorashadii ugu horeysay ninka madaxweyne ka noqon Dono lasi ogyahay
Dorta axmed madoobe
Mw ahmed madoobe mooyee
3 kale waa qurxin kuwa so qoraya hebal hala doorto dadka somaliyeed wali mayna fahmin jambalada dhagarta somalia ka jirta ahmed madoobe miyaa ogolba inuu qofkale uuna ogalayn isagu inu isaso sharaxayo anyway mw rasmiga ah ee jubaland 25/11/2024 la dooran doono waa ahmed mohamed islam
AXMED IYO SEDEX MALXIIS MIYAA HOOLKA LEH MAANTA
Sedexda musharax affordable kumahadlahayaan
Khiyaali
Ronaldo 6
Ciidamada kinya in Tay joogaan qabiilka an baa isku caano shubaya 2 dagmay dagaan kinya markay ba do war aa Ayala
Hadaad mucaaradtahay axmed maidan amaanteen
Ok
U tanaka sidii batig ii hore hal ja reer a kee Sadat oo u tanaasulay
Wara musharxintan kuwa laso qasbay ayan umaleyna
Guyl
Kansarka siyasada soomalia halaga qabto soomalia kan umada af duubka kuhaysta from putland iska qabta waxa
Axmedmadoobe baakaadanshay😂kkk
Wxaa tagera mudan musharaxa Faysal maxamed matan HALA dorto isaga mudan xildhibanoow ku dorta aqontisa iyo waxa u qaban dono wa wada run
War dadka munaafaqnimada iyo beenta kadaaya waaad ogtihiin Ahmed Madoobe in uu soo baxayo inta kalan waa manxiisyaal
QOFWALBA MARKUU RABO KURSI// BEEN LEEY UMIISIYAA// DADKA HORFADHIYA//
Kkkkkkk 😄 😄 😄 reerbaadiyo walba wuxuu ku dhashay xamar aduun beenaale kuligoot waa (baahana yaal garguute ayaa soo adeegsaday kkk)😂😂😂
Qofwalboo kursi rabo sidaan ayuu been usheegaa
Yaap iyo amakaak. Ma ilaahey ba la qadli karaa. What election. That is why somaliland will prosper and jubaland ahmed is and will fail strategically.
My two cents
Been baad sheegeesaan
AXMED MIDAAYE ALLAAH HA KU GUULAYO MADAXWEYNAHA JUBA LAND MAANTA IYO MARKALEBA
Beenlow 3 gobol buu magaalo ka haystaa meeday gado meeday ku badii dhexe
Guuleyso.asaid.axmed.madoobe
Kinya Antigua intuu joogo isku Caaba shiva hal in iska dhexdoorta kan ku xagee ka Auna ashy ha soo xusho waqti Gu wuu is gurayaa Waa waan idinka maqan
Kenya markay ba do dad badan baa kismaanyo ka guuro doona guuro badan a waa la dumin