Maxamed Saleebaan Tubeec|| Hooyooy La'aantaa|| Kaban Version|| Carwo Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии •

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 7 месяцев назад +10

    Waa heesta kaliya aan ugu jeclahay heesaha somalida waan xifdiyay hees aan xifdiyay ma jirto marka laga reebo heestaan heesta kale aan dhagaysto waa heesta Abdinasir macalin saciid naftu doqon sanaa damac walanaa dhahdo

  • @khadarhogad5835
    @khadarhogad5835 8 месяцев назад +7

    Heestan qofkasta oo garanaya af soomaaliga waa khasab in uu u khushuuco. Alle janneeyo dhammaan hooyooyinka Muslimiinta ah inta noolna naxariis adduun iyo wanaag danbe ayaan eebbe u waydiinayaa. Hooyaday Hinda Awhaybe Xaaji Maxamuud ayaa isu kay sawiraysa wallaahay.

    • @Jiniyojaan
      @Jiniyojaan 6 месяцев назад +2

      Wallaahi, waa runtaa. Waa in uu khushuucaa, weliba khudduucaa oo xasilaa haddana! Alla, maxaa meesha isku wada helay erayo, laxan, iyo luuq!

  • @shiilalle
    @shiilalle 3 месяца назад +1

    Heestaan inta ugu dambaysa runtii dareen gooni ah ayay xambaarsan tahay qof dhagaystay oo aan illin kusoo istaagginna in ay jirto u malayn maayon 😢😢😢.
    Allow hooyooyinkeen u wada naxariiso inta iyo dhimatay iyo inta noolba

  • @MascuudYarre-l9u
    @MascuudYarre-l9u 6 месяцев назад +3

    Ilahow unaxaristo inta hoyo dhimatay hoyo mcn allaha ika xafido wan ku leclahay❤❤❤

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle Год назад +5

    Cajiib! Kabankii Xasan Gareyt ahaa. Alle ha u naxariisto Hadraawi iyo Tubeec.

  • @MustafeKabayare
    @MustafeKabayare 5 месяцев назад +1

    Dhaman hooyoyinka cidi unooshahay allaha xafido intan haysana samir allaha kasiiyo i.m very love mama

  • @Khadarofficial1
    @Khadarofficial1 5 месяцев назад +3

    Ereyada: Maxamed Warsame Ibraahin Hadraawi
    Laxanka iyo muusiga: Xasan Garayt
    Codka: M.S. Tubeec

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Год назад +1

    Aun inta hooyadood dhimatay inta ay u nooshahayna alle waayo ha udaayo.
    Aun Hadraawi iyo tubeec iyagana

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 10 месяцев назад +2

    Hees xusuus gaar ah mudan ❤

  • @AlihurreDirir
    @AlihurreDirir 6 месяцев назад +1

    Hees maxamed s tubeec
    .curinta hadraawi

  • @djkaafi5616
    @djkaafi5616 Год назад +3

    Hooyaday iyadoo aduunka ku nool ayay nakala fogeeyeen waayaha aduunku waana u xiisay mudo 14 sano ayan hooyaday inan la noolaado duruufuhu ii diideen

    • @husseincaatoofficial4321
      @husseincaatoofficial4321 Год назад +1

      Wlhi waa xanuun walalkey😢😢😢
      Illah ha idin kulansiiyo insha allah bro 😢😢😢😢

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample 6 месяцев назад +2

    Of.ilaahoow.idiinnaxariiso.erayadii.hadraawi.laxanka.xasan.gireed.samrye.raadiye.jabuuti.baykasogali.jirtay.anooyar.hooyoy.uunban.fahmaayey.markaa

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 Год назад +1

    Kabankii Jiim Sheekh Muumin

    • @rashidhassan572
      @rashidhassan572 9 месяцев назад +1

      Adeer kabanka macallinka tumayo ma ahan macallimuu Jiim ee macallimuu Xasan Great laakin isla heestan wey jirtaa iyada uu tumayo Jiim Sheekh Muumin laakin gacantan waa Xasan Great

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Год назад +1

    Lala laa laa lala laa laa

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 месяца назад

    Laxanka wxaa saaray aun Xasan garayt isagaa ka sheekeeyay.