Xasan Sheekh Muxuu Aby Ahmed Uga Warwareegayaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #SubcribeHashi

Комментарии • 150

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 23 дня назад +15

    Mw Farmajo
    Allah noo soo celiyo Madaxweynehii Wadaniga ahaa ❤🇸🇴

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l 23 дня назад +3

      😂😂😂😂 Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🇸🇴👍🤣😀

    • @Ssomalii7
      @Ssomalii7 23 дня назад

      Grüezi und ich werde es vergessen Benutzer unbekannt ist die niedrigste Zahl der in der Nähe des Kantons Zürich für Musik und Theater in der Schweiz und der Schweiz und der andere mit dem Auto nach den allgemeinen und den Rest der Woche Zeit für die schnelle Bearbeitung und den Betrag der Schweiz neusten Stand der Arbeiten ​@@user-om9wu9nc7l

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 23 дня назад +13

    Waa xaqiiqada dhabta ah in Xasan Sheikh uusan laheyn shaqsiyad .

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 24 дня назад +12

    Soo isagii dhahayey, Somali Ethiolian iyo Somali Kenyan maa aha Somali.

  • @AbdinasirEbrahims
    @AbdinasirEbrahims 23 дня назад +8

    Adeer anaga ethiopia kudhalanay kuna kor DDS mana yeeli doono in somalida xorta ah lagu xad gudbo waanu difaaci doona insha allh midnimadu hawaarto

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 23 дня назад +7

    Ilahay ha ina dhaafiyo xasan sheikh

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 23 дня назад +2

    Abiya Ahmed wa alcolo man,boqol fronts aya ku furan,3moth insha allah Abiya wa carary insha allah ,
    Xasan sheikh allah dalka haka qabto wbt

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 23 дня назад +5

    Lacag hadi lasiyo xasan shakh bada wuu saxexi dona

  • @mahamuodjoof7090
    @mahamuodjoof7090 23 дня назад +4

    Farxaanka uu xassan shiikh lahaa dhiiqo baa cagaha laguu galinayaa wakhtigaa. Asagaa shirqoolay oo dilay Farxaan markuu kursiga fuulay

  • @ibrahimmohamed9255
    @ibrahimmohamed9255 23 дня назад +3

    XASSAN Sheikh Tuug eey mesha tuugokale kuheesa waye😢

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 23 дня назад +1

    Former president MD Farmaajo his time is not difficult but now Please look Ethiopia want take over Somalia so all Somalialy peoples must united

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 22 дня назад

    Farmaajo xafidullah Allah noo soo celiyo asagoo nabad qabo Inshaa Allah Amiin Amiin yaa Allah ❤️🇸🇴😭

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 23 дня назад

    Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia wuu hirgalayaa viva Somaliland ❤z

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 22 дня назад

    Qabiileyste duleeyste Allah naga qabto, xaraash qaran iyo alsheydaan group iyo wixii lahalmaalo xasbunallaahu wa nicmawakiil 💔 🇸🇴 😭

  • @axmedDayib-u3h
    @axmedDayib-u3h 23 дня назад +1

    Afkiisa iyo dhagahiisuba ismamaqlayan
    Waxase kadaran kuwaa usabtumaya
    Xasan Sheekh waxn waydinayna
    Kiiskii gabadhii ikraan lagu ee deyay fahad yahiin
    makamaqasheen marqudha

  • @user-yh3ye6vx9x
    @user-yh3ye6vx9x 23 дня назад +2

    Xasan munaafad waa niin walaalkiisa u xiniinyo weeyn
    Cadowgiisana kabaqayo,
    Qabyaaladiina biyo dhigtay,
    Xamarna anaa unugaa iskaleh oo dadban ama toos ah ayuu M.farmaajo u weerarayeey.

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 23 дня назад +1

    bismillah asc horta waxaba kaliida xasan aboor ama kaxun kuwa u sacaba tumaa lkn waxa xaqiiqaa in xasan aboor dhagax nafta looga qaado ma mw hore m c farmajo miyuu meeshuu sikin maro uu maalmo marikaraa xataa wllhi cimrigiisa inta ka dhiman mana ahan s xashiyow inaa adiga hadalkaaga hayiraac u ahay ee waa r'ayiga aan anigu aamin sanahay

  • @barrefarah4856
    @barrefarah4856 23 дня назад +1

    Xassan waa RUclipsr hadal madaxweyne maleh

  • @ibrahimmohamed9255
    @ibrahimmohamed9255 23 дня назад +1

    XASSAN sheikh iyo Muse Bixi wey islaogayeen iin Badaa lasiiyo sbbto tahy waxan haya filal sirdon oo lagukalawarejistay Djibouti Mar eey halkas ku kulmeen

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 23 дня назад +1

    SOMALIYA NAFSIGI FARMAJOO AYAA KU DHACAY SUBXANALLAH

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 23 дня назад

    Ceeboo dhan ayaa ku dhan MW HASSAN SHEIKH.ETOBIYA ETOBYA ETC...AYUU KU CELCELINAYA.ABADAAN MW HASSAN SHEIKH TIMIR AYAA KU LAABAN.

  • @abdirashidjamac5973
    @abdirashidjamac5973 23 дня назад

    Wuxuu ugu war wareegsanayaa ummada kale ayuu u shaqeeyaa sida imaaraadka

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 22 дня назад

    Madaxweyne farmaajo allaha noo soo celiyo markale ❤

  • @barrefarah4856
    @barrefarah4856 23 дня назад +1

    Dadka Xassan sheikh kamaqan Yaa waye, soo asagii boqday asago leh Ethiopia tagay

  • @abdullahialasow1265
    @abdullahialasow1265 22 дня назад

    Cadowga 1aad ee dalka waa Xasan sheekh marka hore waa in asaga laga qabtaa kadib Somaliya way hagaagi doontaa, 2026 Nabad iyo Nolol insha Allah

  • @AbdinasirEbrahims
    @AbdinasirEbrahims 23 дня назад

    M.xasan sheekh warkiisa igada aniga horey ayaan ugadnaa hadana intii hadhay xasan sheekh ayaa gaday mana socondoonto insha allh ethiopia na waan isnaqaana

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 23 дня назад +2

    Waxaas sidaas u hadlaayo ayaan madaxwene ku sheegenaa👍Maxaa naga Qaldan😠😭💔 Xafidullah madaxwene farmaajo Waa Nin wax garad ah 🤣🤣 ❤️👍😂❤🇸🇴🇸🇴❤😂

  • @abdidahirali7484
    @abdidahirali7484 23 дня назад +1

    Ugu horeyn waxaad haka hadashay fikirkaaga hooseeya hadalada aad soo qaadatay waa ereyo waqtigooda joogay hadii aad rabto wax ethopia ka hooseeya in uu madaxweynuhu dhaho waa kuu daciifnimo abiya ethopia ayuu wax u rabaa wax ethopia ka hooseeya ma jiraan hadii xushmad daro qofku kacday waa ninka sida tahliisha aad u aaminsantahay oo ah kii wiilashii somaliyeed kabahoodii ku aasay madaxdii ka horeysay weeraray inay dhoofaan u diiday kiwa hadeer ethopia durbaanka u tumaa waa ina adeeradaa butland madaxweynaha afkaaga amaan iyo dhaliil uma baahna waxa uu qantana waa cadyihiin ee duliga aad u dhalatay ku soco

  • @abuukaralikoofi7448
    @abuukaralikoofi7448 23 дня назад +1

    Mar walba xasan ka hadlayso maxaaa uso qaadataaa sawirada ama maqalada aamusane

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 23 дня назад

    DEE WAXBUU OGYAHAY MW HASSAN SHEIKH

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 23 дня назад

    Asc mudane waa saxiix walaahi

  • @user-ft1gv6vu2u
    @user-ft1gv6vu2u 23 дня назад

    Abiy Axmed ma aaminayo mana aaminsana saxeexa madaxwayne xasan sh maxamud sikasta oo uu heshiis iskaashi nabadeed. oo dhexmara labada dal ee deriska ah somalia iyo ETHIOPIA

  • @medhayanmed4883
    @medhayanmed4883 23 дня назад +1

    Somaliland dalkeeda iyo dadkeeda iyo baddeedaba way u talisay una talinaysaa una talindoontaa

  • @abdifahabdi2758
    @abdifahabdi2758 23 дня назад

    Wa nasiibtaro wayn oo soomaali kudhacday 😢😢😢😢😢

  • @CumarXasan-p3l
    @CumarXasan-p3l 23 дня назад

    Xasan shiikh m/muud waxan ku tilmaamo ma garanayo

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 23 дня назад +1

    baal kawarama mantaay xasan sheikh siidi eeygii ayuu umada xolohada dhacaya

  • @abuukaralikoofi7448
    @abuukaralikoofi7448 23 дня назад

    Farmaajo ninkii xiiso uqabo wuu uqabi karaaa lkn reer muqdisho waaa nafiseen illhy ayaaa ka waday kuna so celin maayo mar kale insha allh

  • @muxuboahmed1796
    @muxuboahmed1796 23 дня назад

    Ascwrwb walaal qalbigaa najabay markaad nasoo xasuusisay is farxada aandareemaynay xiligii ehelu sharaf farmaajo iyo godka madaw oo soomaaliya kudhacday sharaf teedii allaha naga kaafiyo xasan maamulkiisa aamiin

  • @Ganaaneprimaryandsecondaryscho
    @Ganaaneprimaryandsecondaryscho 23 дня назад

    Xasan miskiin siyaasi maaha ganacsade lagu qaldmay weeye
    Shirkada diyaaradaha asaga ayaba share ku ah

  • @ragbadanayaakamaqancaawasu8145
    @ragbadanayaakamaqancaawasu8145 23 дня назад +1

    Kkkkkk idaacaddaada ma farmaajo ayaa gatey xayeesiiskaasi caadi amaahane
    Badda waa laga difaacayaa Ethopia ee dulqaado inshaa

  • @user-ew2zf6pm8o
    @user-ew2zf6pm8o 23 дня назад

    Xasan dameeeeeeeeeeeeeeeeeer

  • @asiamahmud4328
    @asiamahmud4328 23 дня назад +1

    Mr Suleebaan Xaashiyoow ma og tahay Farmaajo in ow Abii ku dhahay afar Dekadood aan idin siineynaa mana sheegtid sababta mexeey tahay?

  • @abdulfatahmohamed7393
    @abdulfatahmohamed7393 23 дня назад

    Waamaxweyna wareray oowaxgabta laa.a waaisugyehin asakaa iyo aabee axhmed

  • @MaxamadDahir-w8k
    @MaxamadDahir-w8k 23 дня назад

    Maya

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 23 дня назад +2

    INUU. DAALIN YAHAY BAA CAD

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 23 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @KhadarDayib-v4s
    @KhadarDayib-v4s 23 дня назад

    From hargaysa farmaajo wuxuuaha waslad dheymana balse soomalida koonfurtu ilashanwayday ootuugo shisheye iyo tuugo sokeeye isukashaden sidana kagariteen dalkii maantayse garanayaan

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p 23 дня назад

    Xasan shiikh hada waa uu ka tanaasuley dhulkii iyo dadkii soomaaliyeed wuxu yiri 1960 ilaa 1990 ayaanu dad iyo dhul ku sheegananey wixii intaa ka dan deysey waan ka tanaasuley sow maaha

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 23 дня назад +1

    Farmaajo ayuu ahaa nika itoobiya bada u saxeexay abi axmedna nagu af baray

  • @idrissaidarous-hi3mf
    @idrissaidarous-hi3mf 23 дня назад +1

    Qof ka leeto soomali kama dhalan xasan shekh runti anigu somali galbeed ayan ka soo jeeda ma dhegaysan karo xasan sheekh weliba waxa iidhaw qabiil ahaan xaan sheekh

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 23 дня назад

    YIXIR YIXIR XASAN YIXIRI YIXIR XABASHI AF SOMAALI BARTAY HALA QABTO

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 23 дня назад

    Wuu kabaqayaa aby ahmed xasan sheikh waa baqaa ma xishoodo

  • @hudhudmedia1446
    @hudhudmedia1446 23 дня назад

    Dhawr barnaamij baan kaga hadlay in xasan sheekh uu yahay fulay sokeeya riix ah shisheeye kalkaal wana fulay ajaanibta ukili

  • @abdirashidjamac5973
    @abdirashidjamac5973 23 дня назад

    Asc xaanshi aad baad u mahadsan tahay.

  • @abdullahiomarali926
    @abdullahiomarali926 23 дня назад

    Guul Guul Guul Madaxweynaha Xasan Shiikh .Farmaajo waxaa ku taageereysaa qabiil waxaana qabiiliisti waa joleysaan Mrs.S.Xaashi adiga oyo Farmaajo ayaa taageersan cadowga Soomaaliya ee Itoobiya .

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 23 дня назад

    Hdaba hassn waa loo soo dhiibayey eraydaa kow UK Americana Kenya imaraad intaadhan ayaa lahaa dheh wax kastoo aad power uga touring kartid farmaajo hadana xormahan

  • @homeh3455
    @homeh3455 23 дня назад

    Xasan sh waa nin bilaa akhlaap ah

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 23 дня назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 23 дня назад +1

    ❤❤❤sax

  • @hanaddada74
    @hanaddada74 23 дня назад

    KAN ILAAHEY HANEEBSIYO UMADA WAA DHIBAY AMIIN DHAHA

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed 23 дня назад +1

    isaguba musse amxar waxba madhamo musse iyo xassan sheikh wey is ogyihin dalku wuxu u bahan yahey hogamiye sidi farmajo okale xassan dhigo villa somalia haka baxo

  • @abdibashiir3748
    @abdibashiir3748 23 дня назад

    Kan mid kaxun umalaynmaayo inuu ku jiro kuwaan siyaasiyiinta isku sheega ah waa Kan ugu liita shaqsiyan iyo wadaniyad xumo intaba

  • @WayoHoreOfficial
    @WayoHoreOfficial 22 дня назад

    Xasan dhiqo waa fulay ka Baqa Abi ahmed

  • @user-ee2yt9ss7u
    @user-ee2yt9ss7u 22 дня назад +1

    Walhrtkya dabca itomiya

  • @cabdulahikalsoni9125
    @cabdulahikalsoni9125 23 дня назад

    Aabo farmajo welcome back

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 22 дня назад

    Abi Axmad (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 23 дня назад

    Xasan siduu farmaajo ula hadli jiray abiy Ahmed ula ma hadli karo don't know why

  • @MaxamadDahir-w8k
    @MaxamadDahir-w8k 23 дня назад

    Xasan wa dameer

  • @user-yq5dg9mv6n
    @user-yq5dg9mv6n 23 дня назад +1

    Dhulkeena Lagu xadirabay dheh

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l 23 дня назад

    Alow nadhaafsii Hassan sheikh oo mit ka qeer badan noo keen

  • @user-uc5mn5oh1w
    @user-uc5mn5oh1w 23 дня назад

    Ninkaan abiyay ah asaga ayaa Gabi Ka ladlaada. Marka maba ahanba in soomaali ay lahadasho abiyay hal lug ayuu ku taagan yahay dowladna meesha kuma hayo bada soomaaliya wuxuu ku maaweelinayaa shacabka itobia eeciidanka jooga soomaalia ee itiibiyaanka ah halaga saaro soomaalia waaintaas un waa soo af jarmaysaa sheekadan bada xagiisa ayay uwateegsysaa sheekada adisababa ayay ka bilaaban doontaa inlala xaajoodo itoobia maba taalo meesha gorgortan jiro dhulka anagaa leh

  • @burhanhussein3135
    @burhanhussein3135 23 дня назад

    Xssan sheekh dad yaqana waxey cadeeyen inuu yahay HINDI, waxana dhalay nin dukaan ku laha magaalada BUULEBURTI oo hindi ah,xassan asaga cdeeyay inuu kusoo koray xeryaha kacaanka oo lagu korin jiray caruurta aabe la'aanta dhasha.

  • @fatumanoor3261
    @fatumanoor3261 23 дня назад

    Xasan sheekh waa yaab shisheeyahana ka cabso walaallkaana daba taagnoow aakhas 😡

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 23 дня назад

    BISINKA WAXAA SYY WAA CEEB.BEENAALE.MAANTA ADAA SIDI SAMEYEY MISKIIN.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 23 дня назад +1

    Xasan dal xaraashe tuug dabadhilif ah oo ilaahay kafurtay dalka walaga badbaadin

  • @XabiiboAxmadey
    @XabiiboAxmadey 23 дня назад

    Madaxweynaha warkiisa waxaan ufahmey wadiyad laheyn aqoonta uusheeganayo waxey tahay malahan itoobiyaanka uu kalaxishoonayo abii aimed inuu magac Dhabo waxbaa kadhaxeeyey uu diidan yahay iney bananka yimaadan timir lafbaa kujirta waxaan Lee yahay soomaalida go,aan hakaqaadato waad mahadsan tihiin

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 23 дня назад

    😂😂😂😂😂 Sulayman wuu u fiirsaday walhi maba soo qaadayo ! anigu wxn u arkaa inay wax isku ogyhn labadoodu shacabka soomaaliyeed'na flim loo jilayo waa hadaan Xasan aqoon u leeyhy

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 23 дня назад

    Comments kayga waxaan ku darsanayaa waxa uu uga war wareegay sanayaa waa dad quraafadka aaminsan in ay wax kasto ay ku helayaan oo ay shayaadiinta u shaqeeyo wax kastana ay isku dayaan in ay ka dhamaysan karaan qofka ay rabaan Aabahoodna waa Yantayahoo oo aad og tihiin in ay aduunka kala wadaan. Marka Muuse Biixi daqiiqada gudahooda loogu yeertay oo looga saxiixday bada Soomaaliyeed waa mufaajao aan la filanaynin iyo sida uu amxaaro u necbaa in uu wax siiyo waa kaaf iyo kala dheeri. Waa un waxa uu Fanaanka Soomaaliyeed ee Oomaar uu ka cararaayey dadka maskax dooda ayaa daqiiqado gudahooda lagu bedelayaa wixii la rabo laga dhamay sanayaa waa taas oo kale waxa la rabo uu ku waashay mar lee hal nar ma arki karaa madaxwayne Xasan Sheekh waad iska wada fahanteen.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 23 дня назад

    Xasan.sheekh.farmaajo.&..Ethopia.etopiya.ay.jecelyahay.xasan.cuqdadqabiil.aya.kabuuxda

  • @djamahassan8366
    @djamahassan8366 23 дня назад

    Isaga mahin doqonimadu waa dadka usacab tumaya ee aan fikirayn naftisa ayu ubaqayaa 😮😮😮Ethiopia somali way la joogta

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 23 дня назад

    Kuwa isacbihaaya ayaa ka daray
    Farxan kii idiga ayaa cunay dar yar kii Geesiga ahaa farxan

  • @madoobecumar1601
    @madoobecumar1601 23 дня назад

    kkk xaqiiqada dhabta ah ogow kuwa ba kugu aflgadeyn donan

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 23 дня назад

    Dhab kama ahan

  • @user-xe8kf3hw8w
    @user-xe8kf3hw8w 23 дня назад +1

    faqash marka ay guul dareysato wa lagu yaqaanaa in ay is cayaan iyago halmansan beetii hore e ay isku mawelin jiren wa faqash cadadeed in ay been iskugu sheekheyan iyo is edeyen kkkk somaliland iyo itopiya guuul guuul guul

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 23 дня назад

    Fata dhahle afku xoglayal war itobiya konfurta somaliya 6 gobol ayey xukunta oo ay canshurta ka qada ee intaydan somaliland afka ku tagin waxad rabtan inad dhulka wadanka somaliland ad siisan itobiya Lakin tasi dhici mayso ee ha riyonina ee marka hore seexda

  • @abdirashidjamac5973
    @abdirashidjamac5973 23 дня назад

    Iyo sandareeto uu qaato

  • @YussufSomali
    @YussufSomali 23 дня назад

    Shaqsiyad daro baa haysa xasan

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 23 дня назад

    Dee Ethiopianku tasi maraban oo dhulkena heystan wayo masexanayan intay dhibic dhiga ku jiro

  • @mahamedwarsame1214
    @mahamedwarsame1214 14 дней назад

    Xasan sheeq ha moodin sidii farmaajo faaruq

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 23 дня назад +1

    Waa mooryaann unkaa leh
    Sharf mayaqnaan bililiquu
    Kukorey iyo xaaran baarlamaanka xaaranta ah
    Ayaadoortey tuuga bada
    Isgaa xaraashaya sidii gabdhihii UU sucuudiga kagadey cadow xasan tuugo 😱😱☠️💀

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 23 дня назад

    MAALINTUU SIDAA LAHAA DHIIQADA HAGALIN WAAN DHAGAYSANAYEY MAALINTUU SOO LAABTAYNA XASAN OO ADEEGSANAYA MASUULKII SIDOONKA NISA MAHAD SALAAD OO AL SHABAAB U SHAQEEYA AYAA SHIRQOOL MIINO LOODHIGAY KUDILAY, MARKUU MUCAARADKA AHAA NINKII BADHADHAQDIISA LAGA SEEXAN WAAYEY AYAA MAANTANA GARAN WAAYEY SOMALIA INAANAY AQOONSI ITOOBIYA UGA BAAHNAYN BALSE XADGUDUB IYO DAMAC FOOLXUN OO BADHEEDH AH AY TAHAY WAXASE LAGA YAABAA INUU ISAGA LAFTIISU KUJIRO BOOBKA NINKA SAXEEXAYNA UU YAHAY SIDII DEKADII BERBERA.

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 23 дня назад

    Gurguurte siyasi mah Wa Adoow gafury ga booby khain run uray Adoon

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 23 дня назад

    ABI AHMED WAXBAA MAHAYO.MARKAAS WAA INUU KU DHAQAAQA BADA SOMALIYA.WAYOO MASIUMIYIIN JILICSAN IYO MADAXWEYNE AAN ISKA CEELIN KAREEN AYUU ABI AHMED OGAADEY WAANA KU DHAQAAJI BAAD.

  • @khaderabdi575
    @khaderabdi575 23 дня назад

    Xasan xajiimale ayan anu ninkan Ubixiyay😂

  • @axmedabdi9705
    @axmedabdi9705 23 дня назад

    Wadani baanu ahayn
    Waxba kuma
    Wanaagasana wlhi

  • @ibrahimali6609
    @ibrahimali6609 23 дня назад

    DAGAALKA DHAB KAMA AHAN

  • @AthmadeyJogow-vf2gw
    @AthmadeyJogow-vf2gw 23 дня назад

    XASAN MA RABO HAWIYE IYO ETHIOPIA INAY IS DILAAN SIDA 2006 TIGRAY

  • @abdiosman8364
    @abdiosman8364 23 дня назад

    Hassan dhiiqo

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 23 дня назад

    Xasan waa af kanoolee

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 23 дня назад

    NINKANI WAXBAA KU LAABAN.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 23 дня назад

    Ninkaan.maba.istahilo.madaxwryne