Heestii Dheeman Ayaan Halgan 2014

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024

Комментарии • 350

  • @Nuuriye_channel
    @Nuuriye_channel Год назад +34

    5 /5/2023 ayan dawanayaaa intii iga dambayso like dhac Ku siiya 🎉

  • @iqrocumar4892
    @iqrocumar4892 Год назад +14

    Heestan markan dhageysan jiray oo mobelka wllkey ku arki jiray 2017 ano joogo maxaaas hiiraan ayay aheyd ano walipa ciyaal ah hadana 2022 /10/20 wye from cadaado xasus wye wlhi waqtigas abhey waa inola hadana alle ha unaxaristo 🥺😭 xasus

  • @mohameddeeq4871
    @mohameddeeq4871 7 лет назад +38

    Heeesta hada Dhageestay ilin baa iga imaaaday Ruuntii The best Song forever 🎼😭🖤❤️

  • @user-kf8je2ip4z
    @user-kf8je2ip4z 11 месяцев назад +11

    May 16th in las’anod Hassan qalas memorable day black day 😢

    • @alihosh8058
      @alihosh8058 8 месяцев назад

      Allah yarxama raximiin ilahow u naxariiso 😢 ameen

  • @abdowali463
    @abdowali463 4 года назад +20

    Walahay heestan markaan dhagaysanayo waxaan dareemaa shucuur iyo dareen wadanimo. Illahaw hal maalin i tus 5tii saancadaha reer Yurub u kala qaybiyeen Somali oo midooba🇸🇴☝️

  • @user-ke9qg4my4w
    @user-ke9qg4my4w 8 месяцев назад +7

    Heesta cawa dhagaysanaya waa hamayn soomalia murug u ah saylac ayaa itoobiya lagu wareejiyay cawa ka dib yaa dhagaysanaya waa waxay ka hadlayso ✊️🥺

    • @ZamzamHassan-e2b
      @ZamzamHassan-e2b 6 месяцев назад

      😭😭😭 runti qaranki wax u harey maleh

  • @cabdiqaadirmaxamed4446
    @cabdiqaadirmaxamed4446 7 лет назад +20

    dhaxalkii awawgeen dhurwaa hauga tagina thanks ayaan halgan

  • @maxamedtawaad326
    @maxamedtawaad326 7 лет назад +3

    Dowlo halyey qaran intii wiil ama gabadh somaliyed ifka saaranyahay waan dagaalameenaa somalia wey xuroobee waxana soo labaneysa qadiyadi somaliweyn waxan ahan jirney libaaxyada africa waana kuso laaban dona Insha'alla
    somalia Ha midowdo

  • @libanhassan8809
    @libanhassan8809 5 лет назад +19

    28.4.2019,Axad ayaan daawanaya, waa jecelahay, 100% Somalia guul

  • @mahamedabdiaziz1844
    @mahamedabdiaziz1844 5 лет назад +16

    Heestan kama dhargo ilahaw dalkakayga io dadkayga oo xorora itus ogaadenia ❤😥🤲👏

  • @abdullahimahamud8351
    @abdullahimahamud8351 8 лет назад +26

    wexeey kujirtaa waqti adag lkn waa kabixi doontaa hanoolato 🙆 🙆 ❤

  • @shaafiyare9112
    @shaafiyare9112 8 лет назад +10

    waaaaaaaaw guuuul ogadenia from somaliweyn we love you hadan nahey dhalimta reer khatumo state

  • @KaafiyoMaxamed-b2n
    @KaafiyoMaxamed-b2n 5 месяцев назад +2

    Alla waan yaraa markaan dhageysan jirey anoo jooga dds. 😢xasuus. Dhul looxiisey🇬🇶🇬🇶🥰🥰from 🇨🇦🇨🇦🇨🇦

  • @sadaamxusen8125
    @sadaamxusen8125 4 года назад +25

    This song touched my heart

    • @nicolasjaziel3610
      @nicolasjaziel3610 3 года назад +1

      Pro tip : watch series at flixzone. Me and my gf have been using it for watching all kinds of movies these days.

    • @deckerjadiel5836
      @deckerjadiel5836 3 года назад

      @Nicolas Jaziel Yea, I have been using flixzone for years myself :D

    • @sethreese3641
      @sethreese3641 3 года назад

      @Nicolas Jaziel Definitely, been using flixzone for since december myself =)

    • @bashirbudul1623
      @bashirbudul1623 7 месяцев назад

      Long live my jwxo .my heart beat

  • @yonisali3529
    @yonisali3529 6 лет назад +15

    Viva all ogaadeenland one love💝🎈💝

  • @mahamedadensigale1721
    @mahamedadensigale1721 5 лет назад +7

    walahay waaa hees macna wayn xambarsan alaaah ha na mideeyo guumaystahana ha naga dul qaado ayaan halgan well done sister

  • @top50fuct
    @top50fuct Месяц назад +3

    Kwrn manta hadey itopia badena qadan rabtoo 😢😢😢😢

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness 11 месяцев назад +2

    I can't tired this song 😢
    Ilahow somalia 🇸🇴 ♥️ oo dowlad is raacsan leh 😢

  • @43jr57
    @43jr57 10 месяцев назад +7

    😢😢 heestan waxan dhagaysanaya maanty taariikhdu tahay khamiis 16/11/2023 goobtu waa buqdharkayn iyo yeyle dhexdooda😢😢 waxa i dhalaya dhulbahante hdna iyagaan qoriga usitaa wxan dareemaya inaan xuduud beeneed isu haysano oon labadayaduba khaldanahay😢 in abtigay baan mardhawyd la hadlayey waana ciidanka aan is hor fadhino in aan soodhka isdarno wxa nooga hdhay hal siidhi oo la afuufo😢😢 dhulku wuu nagu filanyhy waxan isu dilayno garanmayno kaliya siyaasiyin caruurtooda dibada gaystay uunbaa isu kaayo diray 😢.
    Hadaad qoraalkayga akhrisato soomaali wa soomaali wana walalo lkn waxan taa ogaananaa maalinta oromo ina gumaysato ee layna rarto🔪🥩

    • @drmohfar301
      @drmohfar301 19 дней назад

      Caqli caafimaad qabaa kaamuuqdee rabbi xaqa hayna garansiiyo.
      Siyaasiyiintana Alle haynoo hagaajiyo.

  • @nawalabdisalan2501
    @nawalabdisalan2501 7 лет назад +12

    insha Allah somali mid bey noqine Markey Ogadenia free noqoto vivaa somali weyn

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 6 лет назад +7

    Waa Dheeman Calankuye
    ilaa aydun dhidibtaan
    dhimashada, hadiidina

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 7 лет назад +4

    waa dheeman
    Calankuye ila
    Aadka dhidibtan
    Dhimashada ha diidina
    Ax😢😢😢😢

  • @moustassamatar5140
    @moustassamatar5140 7 лет назад +5

    i love so much heestan wlh waa best wadani song ever ayaan cadey cod macaan god bless u huno ..greeting from dj

  • @siradm
    @siradm Год назад +3

    Heestan like ayan saaray, waana tii iigu horraysay ban u malayn, umadda Soomaaliyeed dhegahooda iyo dhugtooduba maalaa yacni iyo cay iyo hadal music la saaray walaalo iyo xabiibti, wax aad ka yaq yaqsanayso muddo yar bay 1 malyan ku gaarsiiyaan laakiin tan oo kale cid soo qaadanaysa iyo cid ka hadlaysa ma leh, waana guubaabo,.haddii adiga aysan wax saas ah kaa maqnayn walow ay kaa maqan yihiin oo bar ku maqan yahay hadaad tahay Soomaali damiir leh hadana waxaa jira kuwo calan shisheeye hoos jooga, carruurtaada waa inad bartaa, dhul inuu ina maqan yahay, dl dadkeenna ah inuu shiisheeye hoos joogo, xil baa kaa saaran waalidow, kuwa la haystana inad bartaa carruurtaada " hooyo, aabbe annagu Itoobiyan ma nihin, Kenyati ma nihin Soomaali ban nahay, damiirku yuu dhiman khayr bayna ku dambayn doontaa.

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 Год назад +3

    2023 Ayaan Dib usoo Booqday heestan Dareenkeda Wadato Thank you very much XUSSEN AFLAANTA 🙏🙏

  • @khadiijocadey5554
    @khadiijocadey5554 Год назад +3

    Walahi dhiiga igu kicisay aloow nabad nas

  • @Ogadenonline
    @Ogadenonline 10 лет назад +6

    Waa hees qiiro badan...Waxaan kayd ku hayaa heestan oo aan Music la saarin oo Ilaahay ha u naxariistee u ku luuqayenayo Tima Jilic, isaga oo jooga ciida Ogadeniya.

  • @safiyojowxo5808
    @safiyojowxo5808 5 лет назад +9

    jamhad wadniga xoreynta ogadeniay wey guuleysty maxan l oyay ciiil heestan inta dhageysty lkn cawy ano faraxsan ba daremaya. waxa yar ba no haary guul insha allh

  • @aaranlaaye2339
    @aaranlaaye2339 9 лет назад +11

    nice song dhiigay ku dhaqaajinaysaa runtii heestani

  • @somalidhalad6918
    @somalidhalad6918 6 лет назад +4

    Nimaan Dhiig u soo shubin
    Amaan Dhidid usoo Qubin
    Amaan dhamac usoo Marin.
    Gobanimo ma Dheefsado ax ax
    Aloow Dalkeena Xoree Guul ONLF ❤❤

  • @mohamedirran7390
    @mohamedirran7390 6 лет назад +3

    Mnsha Allah Ayaan halgan kuul iyo gobonimo runtii heestan marwalbo wan dhagaysta wayo macno ad uway bay xanbarsanthy

  • @yuusufbarsane9972
    @yuusufbarsane9972 8 лет назад +10

    Aniga Waxaan Ahay Rear Muqdisho Waan Taageersanahay Halganka Olnf 2007 Wayaanlaha Wuunagu Sodulay Waan Iskasoyuraynay Markala Ayuu Nagusolabtay Asigoo Shalaynayo Ayuu Jabidoonaa Shacabka Somali Galbeed Markaad Geeri Diidaan Duliga Wuu Idinku Dhiiran Marka Uudhinto kan Aad Ugu Jeceshihiin Ragina Cadowgana Farqihiisa Dhiig Ayaa Buuxinayo Israaca Gumeysiga Cunayo Geesiyadiisa Hilbahooda Gacmaha Ha Utaagina Insha Allah Jabka Guryahooda Uhoyandoona Kaca Kaca

    • @raqad4642
      @raqad4642 6 лет назад

      Yuusuf Barsane waligood gumeysi kama baxayan beelaha hawiye iyo dir ee daga kilinka shanaad ama somaali galbeed waxa jabiyay wa jaajuusiinta ogaadeen aabe malis ma dhiman laha waliba taalada uga dhisay jig jiga axmed madoobe ama aqli madoobe wa kaas kenyaatiga so kaxeestay ee gumaadayo beelaha jubooyinka waliba ogaadenkii xeryaha qaxootiga dagana waa isaga dajinaya dhulkii dadka laha sheekh isku sheegii wahaabiga ahaa sheydan umal waa kas dhulkii dhisanaya wa cadow ogadeen siday xawaadle ama reer hiiraan baladweyne uga sifeyeen isaaqna hargaysa jig jigs yar meeshay ula baxeen dhaqankii amxaarada kula dhaqmeysay bay kuula dhaqmayaan wa in la iska celiyaa cawaanta

  • @bashiirbashiir3634
    @bashiirbashiir3634 7 лет назад +4

    nimaan dhiig usoo shubin, amaan dhidid usoo qubin, amaan dhamac usoo marin gobanimo ma dheefsado💯💯❤💖 Afkaaga caano lagu qabey abaye, Ayaan. Dembigaagana Alle ajar hakuugu bedelo

  • @GibilGacal77
    @GibilGacal77 9 месяцев назад +1

    Heeskaan xasuus gaar ah oo shakhsiyadeed ayey igu leedahay aad ayaana umurugoodaan markaan dhagaysto. 2019kiii bilihii 5 iyo 6aad ayaan aniga oo baadiye fasaxaygii Form class 2ga ku jooga aad u dhagaysan jirey, lkn nasiib daro markaan soo laabtay oo lagaaray Nov 1deedii ayaa abahay dhintay😢 aniga oo aana dhawr bilood arag, marka heeskaan wuxuu isoo xasuusiyaa xilligii udanbeeyey oo aan aabbe isla joognay, xasuustii Aabbe oo jooga, meeshii , dababdeed quus iyo welwel ayaa iisawirma. Aabbe ilahay hakuu naxariisto.

  • @xanafixaaji3138
    @xanafixaaji3138 8 лет назад +74

    aniga waxan kasojeda kofur I don't care qabiil waxan jeclahay somaliwayn ilaha igu og tankala gabadhu runti heesta ay qaday wlh qiiro aya igashay wayo micnaha ay xinbarsantahay ayan fahmaya lkn insha allah ilahay umada ha baxsha not only ogadeen somali kofur waqooyi bari dhaman wlh wa lahaysta ayaan ilahay hakudhowro ..waxa igasidaran qirada kamuqata ilahay hanagaqabta kuwa dulaysan ithopia dulaysatay waliba maxay kadhibta galada wa waynka haday kugumaysata kuwa baqti african ah waliba kuwi uguliitay ilahaw nagasar......

  • @nasriinahmed8319
    @nasriinahmed8319 10 лет назад +2

    waa hees wadani ah love ya huuno Ayaan Ogadenia wayxoroobi huuno

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 6 лет назад +4

    Dhashaa so koraysiyo dhaxalkii awoowayga dhurwa ha uga tagininaa ❤️❤️

  • @bisharobootaan9790
    @bisharobootaan9790 6 лет назад +24

    guul ugadeniya ano jooga casumada puntland waan idin tageera reer toolkay inolada

    • @gurayabdalla5828
      @gurayabdalla5828 5 лет назад

      Bisharo Bootaan Somali o dhan waa Reeee Tolkaaa walal
      Gacal Iyo Sukeeye Cidi ku Abtirsata Somali waa Gacaltooyada

  • @ayaanahmed8359
    @ayaanahmed8359 7 лет назад +1

    insha alah waakabaxeenaa dhibta xorna waa noqoneenaa kuli somali oo idil Ayaan halgan noolow aloow arka macnaha heesta raalina alaha kaa noqdo walaal

  • @AidrossMuhammad
    @AidrossMuhammad 8 лет назад +26

    ILaahayoow 5ta Soomaali mideey oo gumeeysiga ka dulqaad iyo goboleysiga

  • @user-ln5rl4df1m
    @user-ln5rl4df1m 7 лет назад +4

    Walalahega xabashida gumesato allaha kadul qaado gunta xun qarmuunka badan somali meelkasta guul idiin rajenaya

  • @TheSamale
    @TheSamale 6 лет назад +8

    Peace and love legends of the Horn of Africa my people peace.

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 3 года назад +1

    Weey kabaxsatay fanaada waana dardaaran dhab ah.

  • @arabmulla2330
    @arabmulla2330 7 лет назад +2

    ilahay shanta somali ha isku keen oo qalbiyadood ha isku xaadho insh Allah

  • @shukriabdirizaaq6582
    @shukriabdirizaaq6582 4 года назад +1

    😭😭😭😭😭😭 wlhi waan qiroday Allow dalkayga nabad iga dhig waan idin jacelahy ugadeeniya from lascaano

  • @aishaabdullahi9699
    @aishaabdullahi9699 4 года назад +3

    Masha allh codmacaaan❤❤❤❤ waxasa kawadaniyah

    • @soomaaliweyn215
      @soomaaliweyn215 4 года назад

      codka mcn waxaan ugu wacan heesta ay qaadeyso qiimaheeeda 😍😍

  • @abdifatahhashi405
    @abdifatahhashi405 3 года назад +2

    Walaahi waxaan ku ceshaday in ka badan
    10 jeer
    Waligay ma arag Hees aan sidas uga qiirooday

  • @kingmohaofficial8240
    @kingmohaofficial8240 5 лет назад +1

    Mashlh alow 5ta somalia alow midey amin yarabi

  • @abdihakiin6743
    @abdihakiin6743 7 лет назад +2

    guulayso ayaan halgan wan Ku tagera wlhi onlf guul iyo gobo nimo Ku nolada ciyalkan xatadu dhashay ha iska nef sadane viva somaliwayn

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda
    @Zakariaxaajijanikedajanikeda 8 лет назад +4

    wlh way heestay gabdhan waliba si ay kujirto qiiro iyo wadaninimo masha allah ayahaan halgan

  • @KhadarwaleeD5
    @KhadarwaleeD5 Год назад +1

    Who is listening 29/07/2023 Walee halganii waan sii wadi doona jiil ka jiil 🧎🏾‍♀️ dhaxalkii awoowgen dhurwaa hauga tagina jiilka iga dambeeya

  • @SalahAliAbdi
    @SalahAliAbdi 8 лет назад +3

    Wlhi waa heesta aan la qiiroodey Somali weyn ALLAH ha isku soo dumo Cadowga soo jiraanka aha ee Ethiopia iyo kuwa la mid ahna ALLAH ka qabto Salaana sare #Ayaan# runtii qiiro badan aya ka muuqato gabadhu

  • @boodaayeboy4987
    @boodaayeboy4987 Год назад +3

    Hees dareen waano iyo waxsheeg ah🔥🔥

  • @user-vg9eg4is8c
    @user-vg9eg4is8c 10 месяцев назад +1

    wllhi heestan hadii somalidu si fiican u fahmi la haayen wax un bay utari lahed allow soamali qalbogooda midee

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 3 месяца назад

    Halgankii Xoreynta Somali Galbeed Waxaan ku waynay Ciidan aad u fara badan Ee Xooga Dalka Somalia Waxaan Maalmo Gudahood ku soo afjarnay Ciidankii Ethiopia oo Waagas ahaa Ciidanka afrikada madow ugu awooda badan. 1977 Allaha u naxariisto Galgamayaashi C X D Siiba Ciidanka Jugta Culus

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 3 года назад +3

    2021 maanta gayiga somaliyeed waala wada haystaa xamar xalane iyo amisom ayaa haysato jabuuti fransiis garisa kenyati hargeisa itoobiyaan Dhalinyarada waa ineey ciidan somaliyeed ku wada biiraan bilaa sharuud 🇸🇴

  • @MukhtarMJama
    @MukhtarMJama 5 лет назад +1

    Waa dheeman calankuye
    Ilaa aaydin dhidibtaan
    Dhimashada ha diidina

  • @bukharijesso2171
    @bukharijesso2171 7 лет назад

    ayaan halgan wan ooyay markan dhagystay heestada wxan qalbiga ka iri haddan somalia jogilaha qorigan qadanlaha aad ban u dareemaya dareenka wllahyga ogadenia insha allah bi idnilahi tacala waad xoroobysan illahy dhagarqabayasha ha duliyee
    fiiro gara anigu dhulkas kuman dhalan illahy haku sharfo hesahana ma dhagysto tanise wa xaq

  • @yahyeziyad4700
    @yahyeziyad4700 2 года назад +1

    2022 love saara aniga baa joogaa xiligaan

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Год назад +1

    Waxan dhagaysan jiray marki onlf 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-nr9mu9od5f
    @user-nr9mu9od5f 3 года назад +1

    Somalia manta iyo shalay isku mid MaHan illaahow dlka nabad Nokia yeel🥰🥰🥰❤❤❤❤🤗👏👏👏👏👏

  • @nasiribrahim6699
    @nasiribrahim6699 10 лет назад +4

    exactly huuno no gain without pain.......... free ogaden

  • @AhmedHassan-tc9gu
    @AhmedHassan-tc9gu 8 лет назад +2

    Ayaan halgan
    gobgob dhashay
    ayaa tahay huno
    allaw yaa 100 halaad kaabaxshao
    ileen waad u qalantaye

  • @queenofsomalia6504
    @queenofsomalia6504 9 лет назад +2

    Niman dhiig usoshubin niman dhidid usoqobin ama dhamac usomarin gobanimo madheefsado
    Waa dheyman calankuye ilaaa aad kadhidibtan nimashada hadiidina
    Hadii aan ladhiidhin dhaba qura aan lamarin dhayelsaday magaarine .... Best erayo damiirka iyo dhiiga dhaqajiyo Wadani iga dheh nice song

  • @nasralinaabdull5270
    @nasralinaabdull5270 8 лет назад +3

    wow..... she is best singer in our singer

  • @kifahmohamed4126
    @kifahmohamed4126 10 лет назад +1

    woooooooooow waa dheeman calankuye ilaa aad dhidib taan dhimashada ha diidina

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 года назад +2

    Wlhi ilmo ayaa iga timid hees wadani ah markaan Dhagaystay😰❤

  • @yacmalmedia3677
    @yacmalmedia3677 2 года назад +3

    Please let us protect our country God bless our country

  • @sumayojaynani6060
    @sumayojaynani6060 6 лет назад +1

    I love u ayanhalgan nolow isha alaah guul cadowgu ha jabo dhulkeenii haysta gaalo xaarwayn alah ha jabiyo

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 7 лет назад +19

    Who's watching 2017
    Waxaan arkaa dabaqoodhi meesha ka nacamleunaya

  • @IbrahimMohamed-by8mi
    @IbrahimMohamed-by8mi 2 месяца назад

    hees kuu beegan dhacdooyinka malmaha gaar ahaan 2024.

  • @apshiriprahim6898
    @apshiriprahim6898 Год назад +1

    Waxaan dib usoboqday 2023 heestan

  • @ifrahinacabdi8403
    @ifrahinacabdi8403 3 месяца назад

    Xiligan tigno ka dhageeso jire ma dhaween walhi😢

  • @saidabdille2414
    @saidabdille2414 2 года назад +1

    MashaAllah INSHALLAH we will stand forever as long as we A life INSHAALLAH

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 9 лет назад +5

    Waa hees dareen xanbaarsan runtii

  • @AhmedHassan-tc9gu
    @AhmedHassan-tc9gu 8 лет назад +8

    wlhi heestan markaan dhagaysto jiririco iyo murugo ayan dareema axsan hees weeye

  • @asmowadani1834
    @asmowadani1834 2 месяца назад

    Ayaney mxa dhabo lawada mara heer waxaan jogna qarkeen dhaho amxara walaladeen ah dhulkii nagala haystayna aan bad ugu darno halkii an soo ceshan lahayn 😢

  • @SidiiqhazzanJounair
    @SidiiqhazzanJounair 7 дней назад

    6/9/2024.....wa hees aan jeclahay ❤

  • @hamdaali1970
    @hamdaali1970 10 лет назад +2

    Mansha Allah Huuni xoornimo insha Allah:)

  • @user-ek2vm8ti7n
    @user-ek2vm8ti7n 4 месяца назад

    Wan Qiiroodey walahey Ayan Halgan sharf kunolow dunida

  • @karimbr7090
    @karimbr7090 9 лет назад +4

    wooooooooooooooow nice song Ayaan Halgan ,,,,,,,,,,,,,,,, well done

  • @abduwaliabdalla7490
    @abduwaliabdalla7490 Месяц назад

    Markasta waxan dhagaysta markan damco inan tahriibo waxan xaususta nima dhamac uso marina gobanimo madhefsado 😢😢😢😢😢😢😢😢😊

  • @sadamsomali970
    @sadamsomali970 8 лет назад +5

    Allow garabkooda gal mujaahidinta onlf geesiyaal dhimashada hadiidina marana wadada xaqa ah kufaarkana luqunta ka garaaca

  • @farduzmahmud29
    @farduzmahmud29 4 года назад +1

    Niman dhiig usoo shubin ama dhidid usoo qubin ama dhamac usoo marin gobanimo madheefsado waad iga oohisay walaahi

  • @sarahqueen5078
    @sarahqueen5078 8 лет назад +3

    mash allah

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 3 месяца назад

    Allaha u naxariisto Ciidanka Xooga Dalka Somaliyeed Ee Ka Qeyb qaatay Halgankii Xoreyntii Somali Galbeed 1977… Siiba Ciidankii Jugta Culus Ee madaafiicda. Kuwaas oo udhigay Cashar lama ilooban Ciidankii Ethopia iyo Ciidankii kuba oo ahaa 15 kun .. Ciidamadii Somalia Runtii Waxay Muujiyeen Karti adkaysi Kaarto Uu xitaa ay la yaabeen Generaladii Midowgii Sovieti

  • @gullwaddeofficial5639
    @gullwaddeofficial5639 11 месяцев назад

    ALLAH how naxriisto indrky xasan qalas

  • @khadraabdi7819
    @khadraabdi7819 6 лет назад +1

    Maash allah 😘😘😘😘😘😘bis macaaan alow kudaaa

  • @daudabdiwahid7955
    @daudabdiwahid7955 7 лет назад

    Maanshaa Allah runley ayaan waan kuugu faanaa
    Ogadenya haxorowda hanoolaato
    Hatanaado walaahi hagaadhe maruun ayaan
    Gacan idiin siini

  • @abdiasiis-xl7yr
    @abdiasiis-xl7yr Год назад

    2014 dawan jiray

  • @samitalovelyarsenl8935
    @samitalovelyarsenl8935 7 лет назад +1

    😭😭😭😭 ina halagumesto ina qabil haisku layaan ina haqaxdo somaliyay sida aan kujirno idinka heshin wayay

  • @showman8570
    @showman8570 8 дней назад

    Dahir alasow livekisa hadad kadageystay hestan love isaar😂😂

  • @garyaqaansomali1880
    @garyaqaansomali1880 8 лет назад +5

    heestan way I damaqday runtii axxxxx

  • @ferdose100
    @ferdose100 6 лет назад +5

    who is watching 2018 April 18 :(

    • @relivehdline5065
      @relivehdline5065 5 лет назад

      Same day but one year later

    • @ahmedsamater2413
      @ahmedsamater2413 4 года назад

      Ayaan waxaa tahay gabar wadani ah waan jeclahay sida aad ugu ifido tooshka kuwa dalka iyo dadka ogata sida joogtada ah waxaa kale oo aan kula talinayaa in aamuustica kareebto Heesaha saligaa ha is qaawin

  • @jamaljay6095
    @jamaljay6095 7 лет назад +1

    cnt get enough of this song 😍

  • @dulmidiidKeynaan
    @dulmidiidKeynaan 4 года назад +1

    Waa erayo qiiro iyo dhiiga tabnaya runtii somlia hanolato

  • @gobolka2477
    @gobolka2477 6 лет назад

    Ayaan halgan kuma waayo masha allh taariikhda wey Ku xusee markii xurnimo lahelo ogadenia dadkeyga inolada waligiin

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 6 лет назад +1

    Dhasha soo koraysiyo dhaxalkii awawgeen dhurwaa ha uga tagina nin aan dhiig usoo hurin Nin aan dhidid usoo qubin Gobanimo ma dheefsado.....wlhi waa runteed

  • @abdiwalimahamuud4865
    @abdiwalimahamuud4865 5 месяцев назад

    ala ayaaneey qeebtaada waan kaa heynaa

  • @haykalqiiro5192
    @haykalqiiro5192 28 дней назад +1

    I greeted you if you Wache 2024/8/15❤