SILSILADDII BAD IYO BIRRI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2025

Комментарии • 41

  • @mahamudahmedtallman9004
    @mahamudahmedtallman9004 Год назад +3

    Adeerkay Cabdiqqadir Salaad Faarax aqoonyahan badda ku takhasusay

  • @abdullaahimohamedfarahguur909
    @abdullaahimohamedfarahguur909 5 месяцев назад

    Gabayga labaad ee Abwaaan suufi aw cali been anon shegayn walee waa cajiib balse waa dhif iyo naadir abwaan hada jooga oo gabayga marinkara ama mid la mida maskax maal weyeh alle maskaxda how barakeeyo 😮😮❤❤❤❤

  • @xayrdaac123
    @xayrdaac123 6 лет назад +5

    Masha allah abwan Jamac Nuh waxa uu hido u leeyahay suuganta, wana abwan sare

  • @ibrahimabdulahi4492
    @ibrahimabdulahi4492 4 года назад +20

    Ala maxaan raadiyay anigu waxan ahay reer dhagaxbuur babuur waraad ah ayan wadan jiray ano rar la iiga diyarinayo bosaso aan qabridahare u qadi laha ayu iga yara dahay kadib gabdho aya igu yidhi gadhiga naga kiree kadib waxan rarki ugu qaday meel la dhoho kabaal iyo meel kale oo la dhoho maraya iyo meel kale oo la dhoho dhanaraqas wa 3 tuulo oo bada xafuun iyo ayl u dhexaysa ku teetsan wagi danbe mar walba rarki ayan u qadi jiray dhalinyaro bes aya joogay oo bada ka shaqaysta asxabti aan is baranay aya cajaladan i dhageesin jiray balse mar danbe ma anan arkin waxay ahayd 2006 ila 2008 horay wan u wayay lkn mansha alah murti qiimo leh wan helay manta wana murti midi igu horaysay waga en dhagayso horay gabay iyo murti umanan aqoon tan ayan ku fahmay inay murti jirto sababto ah wan yara waxan jiray 16 aduunyo mantana gadhmadoobe ayan ahay 28 ilahow cimriga iyo cafimaadka noo siyaadi kharana jano nogu deeq anaga iyo walidkayo iyo dhamaan muslimiinta amiin yaa rabi

    • @abdikaafihussienisse8132
      @abdikaafihussienisse8132 4 года назад

      M.a boowe ilaahay caafimadka ha kuu siyaadsho

    • @mohamudhassan1229
      @mohamudhassan1229 2 года назад +1

      sxb dhalinyarada aniga ka mid aua wiliba reer maraya kabaal gabac iyo ladega rag wa ragi hore

    • @blackii988
      @blackii988 Год назад +1

      Nio haa aniga reer maraya iyo dhariinraqas ah

  • @damaashaad5483
    @damaashaad5483 11 месяцев назад +1

    Gabayga sufi oocali waxba kamaqan marku marayo
    miroowga doobki cuna miiqma caatada
    Maxabada lagaclkiyo jacyl waysku kaymarin (Maaraha cabaysani saqdhexe waa kumirayaa)
    Aniga maqsud kaga dhigin saan ma maalaniye
    Inta bisha kujirta waa kabooday abwanku maka afgonadsaday😂 23:10 marku marayo weeye

    • @abdullaahimohamedfarahguur909
      @abdullaahimohamedfarahguur909 5 месяцев назад

      Abwaan suufi oo aan mar la joogay ban waydiiyey balse wuxu ishegay in gabdho mesha jogeen meerisyadaasna laga jaray balse isagu uu mariyey layskuna raacay in laga jaro xigmadaa wa haysaa legend baa tahay😂😂😂😂

  • @saleimsaska5940
    @saleimsaska5940 5 лет назад +4

    Abwaan suufi aw cali anigu gacan utagay gabay yaqaan weeye

  • @frxbdi5065
    @frxbdi5065 2 года назад

    Cabdu Qaadir saalaad caaqil cabqari ah Weeye allaha daayo

  • @wadanigadhabta4372
    @wadanigadhabta4372 3 года назад

    Maasha allh abwan c/qadir salad farax

  • @suldaancasaawemaxamud2356
    @suldaancasaawemaxamud2356 4 года назад +3

    masha allah ❤️

  • @MaxamedNune-y9b
    @MaxamedNune-y9b Год назад

    𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡

  • @gelinhore5182
    @gelinhore5182 Год назад

    Ayadoo halnin aqriyaan arkijirey magaicisa halaishego ninkii qoraalki gabayadaan iskumar meerinjiray❤

  • @MahamudApwaanyuxda
    @MahamudApwaanyuxda 8 месяцев назад

    Maryo dhigasho waa ceeb adoon maanku kaa tagin hhhh madax qubo intaa cunilahyd adhiga maa maashid

  • @geelleabdi6726
    @geelleabdi6726 6 лет назад +3

    Masha allaah
    Runtii waa gabay aad u qiimo badan
    Waxana oranlahaa jaamacadaha
    Halugu dhigo

  • @shugrixuseen9361
    @shugrixuseen9361 7 месяцев назад

    Masha alha ❤

  • @cabdiqanicali7366
    @cabdiqanicali7366 5 лет назад +2

    Cajiib

  • @crixmaanmaxamed5562
    @crixmaanmaxamed5562 Год назад

    Suufi aw ali abwaan soomaaliyeed

  • @ahmedisse5616
    @ahmedisse5616 5 лет назад +3

    Awowgey iyo aderkey jamac nuux iyo labada abwaan kale waxay yihiin dad wax ku ool ah oo tusaalayaal badan leh

    • @qadanhirsi9170
      @qadanhirsi9170 3 года назад

      Gtfffþhstkoo
      M
      M
      8dfàĺlfxxxxxqaAaaa2èyjiphjjutgfgaa8

  • @faytaanyusuf4264
    @faytaanyusuf4264 3 года назад

    Abwaanka maansada garsoorka ah tirinaya rabbi xigmad buu ku dhameeyey

    • @xiirmastuur5249
      @xiirmastuur5249 2 года назад

      Waaba laga gabayo badan yahee maxad ku taageertey ma qabyaalad car xayawaanka bada ay abwaanadu tirinayaan iyo murtida kabuuxda hal wax ka sheeg waa adiga xaqirayee qabyaalaystaa tahaye mj nacayb hayo

    • @AxmedABDIALI-qw4jb
      @AxmedABDIALI-qw4jb 9 месяцев назад

      Maxaa xigmada suufi aw cali buu u eexdey 😂

  • @hamzahafid4493
    @hamzahafid4493 5 лет назад +3

    Si fiican looma maqlo codkooda

  • @MaxamedshiiqCali-yt1kc
    @MaxamedshiiqCali-yt1kc 5 месяцев назад

    🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdikey6255
    @abdikey6255 5 лет назад +1

    Suufi ararta waa badiyey.

  • @shaaficimaxamuud8767
    @shaaficimaxamuud8767 5 лет назад +1

    waa dhaxal

  • @BisharoBashiir-w6q
    @BisharoBashiir-w6q 11 месяцев назад

  • @abshiraadan2841
    @abshiraadan2841 4 года назад +1

    Gu

  • @abdullahiabdi3303
    @abdullahiabdi3303 6 лет назад +3

    Waagabay aan waxbadan raadunayay

  • @ahmedbile9252
    @ahmedbile9252 5 лет назад +2

    cajilad ayadoo lagu duubay aan dhagaysan jiray gabaygan cadi mahan😀

  • @maxamedhersi1325
    @maxamedhersi1325 3 года назад

    Suufi kuu qiray abwaan gabyaah

  • @gaaninuurgaani300
    @gaaninuurgaani300 3 года назад

    Gaani nuur gaani

  • @MaxamedNune-y9b
    @MaxamedNune-y9b Год назад

    𝐠

  • @xarfotvxarfotv2027
    @xarfotvxarfotv2027 4 года назад +1

    9

  • @abdiqadirmohamed6194
    @abdiqadirmohamed6194 4 года назад

    Àa