ALHAMDULILAAH AM BLESSED TO BE PRESENT ON THIS FRIDAY QUTBA, IS THE 1ST TIME I SAW HIM FACE2FACE, HE IS OVER 60 YEARS OLD, HE IS GOOD LOOKING AND HANDSOME MASHAALLAH TABARAKAALLAH, THIS KIND OF PEOPLE WHO ARE NEEDED TO BE OUR SOMALI LEADERS INSHA ALLAH. ❤💙💜💖
I was there too and it was amazing seeing him in person, living in UK this Khutbah touched me personally and I felt like he was directly talking to me regarding to what is happening to our children in the west. May Allah bless the sheikh
Sheekheena msh Allah Alle Haku barakeeyo wuu na anfacay wacdiga iyo waanada sacdiyo samatar baa weli parlamanka dhex jogta dhanka qaniisiinta u dooda qof wliba naagtaa ha taageerin oo Alle ka baqa sheekheena wxn odhan lhaa beryahan Wan arkaa dameer lab ahi dameer lab kale wax ka raadinaya wliba eryanaya Kan kale isaguna diidaya
U NEED TO TAKE 1ST STEP, IF YOU WANT TO MIGRATE THEN TRY EGYPT🇪🇬, I HAVE MET MANY BLACK AMERICANS AND SOMALI FROM USA WHO ARE IN EGYPT, IF U NEED ANY HELP I CAN GIVE MY SISTERS NUMBER, THE HOUSE RENT IS BETWEEN $300 TO $500 , 3 BEDROOMS N 1 BIG SITTING ROOMS N 2 TOILETS, IS VERY SAFE IN EGYPT.
Sis run and don't look back. I ran from UK and don't ever want to take my children back. If u put ur faith in Allah and make duah walahi he will not forsake u.
@@som1 MashaAllah tabarakallah. I am in the UK and planning to leave asap inshaallah. Where did you go walaal? The motherland looks so appealing to me right now. I love seeing fellow Diaspora leave the West, Hijrah is such a beautiful and rewarding journey. May Allah keep us steadfast.
@@redman6790 may allah write it for you to make hijrah, i wanted to go Somalia in particular xamr but i now live in uae as my husband works here. I do still want to go to Somalia and previously lived in Egypt
@@som1 Ameen. Alhamdullilah you are in a land of Khayr, they often say UK is undoubtedly the best of the West and even here it is rotten, disfigured and harmful so genuinely I can only imagine the severity of the situation in US or mainland Europe. May Allah bless you and your husband for your efforts, my heart sinks seeing families here who are heedlessly about the difficulty of going against the tide in the West today, there is a conspiracy against us. Wallahi from my limited knowledge, I can safely say that it is far worse than merely teaching of Qawmul Lut it is a plan to make us all secular at best or Kufr at worst. I peruse through reddit and a sub called XSomalian which is a group of originally Somali diaspora who Allah SWT has removed Islam from talk about their experiences and I keep thinking this can be me or my family, we are all quite literally & figuratively playing with fire wallahi being here. We take our Tawhid for granted. Last thing walaal, there is an amazing compound area called Darussalam City in Xamar where diaspora go and it is safe and has the feel of the UAE/Saudi expat compounds. I would definitely say look into that maybe for medium/long term planning, Somalia is like Bitcoin right now Alx, the earlier we invest and dive into it the greater the outcome and we can be the driver of where it goes (remains traditional, Islamic but still economically prosperous and politically stable inshaaAllah).
Masha allah Tabaaraka raxman Allaahuma baarik Aaamiin Sheikh Umal jasaakaallah qeeyr Cfmd io cimridher rabii ha ku siiyo Kuwo kubadala, booskaga ino buuxiya Rabii ha badiyo dadka ahlu diinka ah Kuwi qaata ku camal fala allah ha inaga dhigo diintena macan dinu islaam
💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليكم شيخنا الفاضل 💝 💝🌴 الله يعزاك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجلٱ 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً لموضوع مهم جداً و جزاكم الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@@PapaMous1 somali Govt cant build everything now and you are aware of their financial capabilities… it’s you and I who needs to give back and create projects in Somalia.
@@ismailaden7 very good excuse for 30+ years. You will say the same thing 30 years from now if you don't ask for better. Somalia is rich thanks to its resources.
Sheek umaloow inaadeertaa Ilham u sheeg iyadaa u doodee waadigii inantii khadiija surwaalka ku eryanayay een xitaa hoos ugu nasteexee garan waayay adigoo kuwiina aan juuq u odhan, mama malyuun, Iham cumar, Ayaan xirsi iyo qaar kaloo badan diinta eexda iyo qabyaalada waa inay ka madhnaato
@@axmedcumar5630 Asthma is a disease that affects your lungs. It is one of the most common long-term diseases of children, but adults can have asthma, too. Asthma causes wheezing, breathlessness, chest tightness, and coughing at night or early in the morning.
Xafada donholm daganahay cunug america laga keenay oo11jir ah saa ku raad raaad sanaayo ani wan iska ilaliyaa ilaahey ha iga qabteee malaha america ee kuso tawabartay
President Robert Mugabe ayaa ku yiri President Obama aniga iyo adiga aan iska bilowno labadeena , haysta macaawinadiina isagoo alle inkirey ! Maxaa Soomaali Siyaasigeeda ku dhacay oo aysan ilaahaay uga baqaynin.
Umaloow waxan Ilhan Cumar oo aad misaajidka dhexdiisa hore uga ammaantay ayaa u ololaysa dhaqankan xun. sidaa darteed iyada ka hadal mise waa reerkiina weeyi oo waad ka qalaynaysaa
Qabyaaladu iyo cudurka Aides waa isku mid wyo 2 daawo malaha. Ka warran NM SCW haddi la oran lahaa Diinta Adeeradaa ka dhaadhici horta haddi kale ha noo sheegin. Qudbadu qof kasta Muslim ah bey Ku socotaa oo Ilhan Omar Ku jirto. Adiga xujo raadis ha noqonin. Hal cadho leh geed ay Ku xoqqato ma weydo.
Allaha inoo xafido shiikheena sh maxamad cabdi umal
Amiin ya Rabi
Amiin Amiin
Sheikh cimri dheer iyo cfimaad taam ah Allah haku siiyo insha-allah maalinkaad dhimato cilmi baa dhintay wlhi lkn Allah baa baryeynaa inuu waayo badan ku daayo amiin yaa Rabi🤲
rabi swt abaalkaaga jano haka yeelo shiikha umadda somaaliyeed sh.maxamed cabdi umal
Alow shartan adunka anaga iyo awladeen iyo damaan islamka naga xijaab ya rabi 😭🤲🤲🤲
ALHAMDULILAAH AM BLESSED TO BE PRESENT ON THIS FRIDAY QUTBA, IS THE 1ST TIME I SAW HIM FACE2FACE, HE IS OVER 60 YEARS OLD, HE IS GOOD LOOKING AND HANDSOME MASHAALLAH TABARAKAALLAH, THIS KIND OF PEOPLE WHO ARE NEEDED TO BE OUR SOMALI LEADERS INSHA ALLAH. ❤💙💜💖
May Allah SW guide and bless him ... He's just 56yrs
how do you know hes over 60years old? seriously somalis you guys are obsessed with age.
@@cfitahah9536 IS NOT ABOUT AGE, MY POINT HAS THAT HE LOOKS YOUNG AND HANDSOME MASHAALLAH TABARAKAALLAH ALAHUMA BARIK, .
I was there too and it was amazing seeing him in person, living in UK this Khutbah touched me personally and I felt like he was directly talking to me regarding to what is happening to our children in the west. May Allah bless the sheikh
@@cfitahah9536 ciyaarta daa waryaa
Ilaahayoow Sheekh Mohamed Abdi Umal noobadi oo cimriga usiyaadi oo barakee
From Somaliland 💚🤍❤️
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi
Allaahuma Aaamiin Yaarabiii Yaaraxman
Umokhalid asc,khiikh mahamed jisakulah fil,adunya,walaqira Jana,fardowsa,alpha,kuu,bishareeryo,tafsiirka,qor,kariimka,shiikh,maxamed,akhii Adiga,ma,aha,kuu,maquurno,Caro,qor,aanka,cadadiisa raalinoqo asc
Dadkii argagaxisanimada umada u horseeday oo isqarxintu waa banaantahay yiri oo dadkaas ineey qaxaan oo wadamo gaalo magansadaan sababta u ahaay ayuu ugu horeeyaa
@@saof5676 waxaa halkaa iiga muuqata inaad tahay dadka reer galbeedku caqliga kagumaystaan adeer Shaanbadan Aragagixiso waa shaanbad uu Maryakanku ciduu doono u adeegsado waxani waa mashruuc isagaana maal galiya Maraykanku adigaagan ila hadlaya Islaam ayaad tahay Argagixiso ayaanu kuuyaqaanaa Maraykan
FG. Sxp culimada hilibkoodu waa sumaysan yahay laguma dagdago waa dadkii dhaxlay anbiyada Rabigaa unoqo walaal qabiilna kuma dufaacayo Sheekha anigu Isaaq ayaan ahay isna waa Ogaadeen lkn waa sheekh ilaahay cilmi siiyay oo Caalima ilaahay habarakeeyee Thanks
Sheikh Cumal walahi waa qof cabsanin oo ii dhirigaliyay inan gaalo caruurteyda kala soo cararo. He is a lion of the Sunnah
Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..
Waxaad Jeceshahay oo kuu qeyr ah allaha ku siiyo aamiin yaa alaah waa maalin Jicmo Murugta allaha kaa qaado Aamiin Yaa Allaah.
Saliga nabiga scw baadi illahay Wu kuarurin arimahada adunyo iyo aqirabo 🤲💯💯
Alle muradkaaga ha ku sahlo si dagdag ah wll
@@rumaanaahmed5574 amiin qali jazakalaahu khayr
@@fowziaschannel1202 amiin qali jazaakaluhu khayr
Allamdullahi khutbadaan koob jog ayan ahay illhayow nacafi.
Everything the sheikh said is true. May allah protect us all and our children. Aamiin
Amiin
Shiikh Umal cimri dheer iyo cafimaad iyo cibaado suuban Allah siiyo, Allah SWT baan ka baryaynaa inuu xifdiyo, Wllhi culimada wax badan Bay hayaan
Sheekheena msh Allah Alle Haku barakeeyo wuu na anfacay wacdiga iyo waanada sacdiyo samatar baa weli parlamanka dhex jogta dhanka qaniisiinta u dooda qof wliba naagtaa ha taageerin oo Alle ka baqa sheekheena wxn odhan lhaa beryahan Wan arkaa dameer lab ahi dameer lab kale wax ka raadinaya wliba eryanaya Kan kale isaguna diidaya
Jazakallahu khayran Akhi Barakallahu feekum Akhi sheikh Mohamed umul
Manshaallh jazzakallah sheikh ilahow culima na wacditho oo nawaaniso hanooweynin Amiin Amiin ya rabii
Ilaahow noo xifdi sheekheena iyo culimadda soomaaliyeed oo dhanba.
Xasan sheekh iyo Ilhaan cumar baa ugu wayn cida u olalaysa arimahan.
Jasaaka Allah Sheikh Maxamed Cabdi Umal
Manshallah allow ino daa sheikh Mohammed Abdi umal dar Allah ayan ujeclhy
جزاك الله خيرا
Masha Allah 💗 jazaka Allah 💗 sheikh mohamed abdi umal 🥰💗
Alle hanaga amaan sado qomaluud iyo intii la halmaasha😢😢😢
Barakallaah fiik sheikh Mohammed abdi umal ❤
صل الله عليه وسلم
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Jizakallahu Qer Allaha ku Barakeyo Insha Allah Allaha Idin Xafido dhamantiina
Allah haku xafido sheikh Mohammed Abdi umal
All way thank you, sir, ❤ameen 🥰
Allaha ku barakeeyo sheeq Umal Allaha ku xafido.
Aamiin
Msha allaaah sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaah
Ilahay haa ajaar siiyoo sheekh amin
Maansha Allaah sheequnal faadhil Allah yaxfaduka
Allah haina badbaadiyo badweyn baan kujirnaye. Shekheena Allah haino xifdiyo aduun iyo aqiro
Jizaka Laah shiikh.. Allow wada toosan nagu hadee Aamiin.. waqtiga waa seef dadka hilmaamay ayaan ka mid ahay, allow imaanka noo siyaadi Aamiin
Adkaatay -illlahow sahal umuuraha umadeena
Jasakallaahu khayr sheikh
May Allah Almaighty protect us i live in Nederland its a nightmare!
Nederland ma halis baa? Allah idin badbaadiyo.
Move away from it
@@shcyb1584 waa caalamkoo dhan xattaa wadamada carabta iyo pakistan afgaanistaan kuli
اللهم أنصر ديننا الحنيف
Sheeq noosoo ducee in alaah naga soo uruuriyo anaga iyo ubadkanaga from USA
U NEED TO TAKE 1ST STEP, IF YOU WANT TO MIGRATE THEN TRY EGYPT🇪🇬, I HAVE MET MANY BLACK AMERICANS AND SOMALI FROM USA WHO ARE IN EGYPT, IF U NEED ANY HELP I CAN GIVE MY SISTERS NUMBER, THE HOUSE RENT IS BETWEEN $300 TO $500 , 3 BEDROOMS N 1 BIG SITTING ROOMS N 2 TOILETS, IS VERY SAFE IN EGYPT.
Sis run and don't look back. I ran from UK and don't ever want to take my children back. If u put ur faith in Allah and make duah walahi he will not forsake u.
@@som1 MashaAllah tabarakallah. I am in the UK and planning to leave asap inshaallah. Where did you go walaal? The motherland looks so appealing to me right now. I love seeing fellow Diaspora leave the West, Hijrah is such a beautiful and rewarding journey. May Allah keep us steadfast.
@@redman6790 may allah write it for you to make hijrah, i wanted to go Somalia in particular xamr but i now live in uae as my husband works here. I do still want to go to Somalia and previously lived in Egypt
@@som1 Ameen. Alhamdullilah you are in a land of Khayr, they often say UK is undoubtedly the best of the West and even here it is rotten, disfigured and harmful so genuinely I can only imagine the severity of the situation in US or mainland Europe.
May Allah bless you and your husband for your efforts, my heart sinks seeing families here who are heedlessly about the difficulty of going against the tide in the West today, there is a conspiracy against us. Wallahi from my limited knowledge, I can safely say that it is far worse than merely teaching of Qawmul Lut it is a plan to make us all secular at best or Kufr at worst. I peruse through reddit and a sub called XSomalian which is a group of originally Somali diaspora who Allah SWT has removed Islam from talk about their experiences and I keep thinking this can be me or my family, we are all quite literally & figuratively playing with fire wallahi being here. We take our Tawhid for granted.
Last thing walaal, there is an amazing compound area called Darussalam City in Xamar where diaspora go and it is safe and has the feel of the UAE/Saudi expat compounds. I would definitely say look into that maybe for medium/long term planning, Somalia is like Bitcoin right now Alx, the earlier we invest and dive into it the greater the outcome and we can be the driver of where it goes (remains traditional, Islamic but still economically prosperous and politically stable inshaaAllah).
Kheyre allah ha ku siiyo
Mashallah Shukran sh umal ❤❤❤
Masha allah Tabaaraka raxman Allaahuma baarik Aaamiin
Sheikh Umal jasaakaallah qeeyr
Cfmd io cimridher rabii ha ku siiyo
Kuwo kubadala, booskaga ino buuxiya
Rabii ha badiyo dadka ahlu diinka ah
Kuwi qaata ku camal fala allah ha inaga dhigo diintena macan dinu islaam
💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليكم شيخنا الفاضل 💝
💝🌴 الله يعزاك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجلٱ 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
شكراً جزيلاً لموضوع مهم جداً و جزاكم الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
Mashaallah, jasakallahu khayr sheekh, xaga aadeg sheegtid ayaan kugu jecelahay barakallah fiika
Sheekheena allah ha inoo xafido
Mashaallaah tabarakallaah jisakallaahu kheyr Aamiin yaarabii
Subxanallah
Wallahi madaxaa naga weynaade waa yaab yaabkiis
Soomaliyeey hala laayo khaniisyada meel kasta eey joogaan ajir baad heleeysaan waana lagu jana tagi
Alle hakurogo iyo muslimiinta hakabadbaadiyo
Ya Allah protect us 😭😭😭😭😭😭
Maasha alllah xafidulaah sh umul
Shekhena Allah hainoxifdhiyo
Alaha hakubarakeeyo
Jaza Lahu kheyr
mashalah mashalah mashalah walhi ruun ayuu ka sheegey
Amin amin
Mashal Alahl sh.Umal
SallAllahu 3alehi Wasalam
Baarakallaahufiik
ALLAHU Akbar ALLOW NA badbadi
Everything you said is true, 🤔laakin guryahaga qiima diimis nosaame saa uusogurno adiga naah ajaar baa kahelesa uumadaan oo madaaxa kuubaadbaadsatey caarurtoda aajaar baa kahelee waan ku duceenenaa 😊
Subxaana Allah 😮
Salaalahu caleyhi wasalam
Gaaladu waxan dhaqaalo ayey kubixisaa waxan heesaayo dhan waa qowmu- luud. Qurbaha waxa musika iyo munkarka tumo gidigood waa qowmu-luudh. Waa qaniis iyo qaniisad. Nacallatulah weyku fasahaaden mesha.
Wa run melahas bay kasogalan umuda
Allahuma najina
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
WE NEED SOMALIA TO BE PEACEFUL AND BUILD SCHOOLS AND HOSPITALS FOR DIASPORA TO COME BACK. WE WANT TO COME BACK.
You need to start yourself first
@@ismailaden7 I am not the government. It's for the corrupt leaders to do that
@@PapaMous1 somali Govt cant build everything now and you are aware of their financial capabilities… it’s you and I who needs to give back and create projects in Somalia.
@@ismailaden7 very good excuse for 30+ years. You will say the same thing 30 years from now if you don't ask for better. Somalia is rich thanks to its resources.
@@PapaMous1 absolutely 💯 that's how many Somali people think
الحمدلله
mashaa allah
Illhow nabadbaadi
❤
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم
Ameen Yaa Rabb
Allow kuwaas halaaga kudadaji
Anigu saaas darteed ayaana Wali reer ugu sameysan qurbaha war Intee Iskaabulo wali ah dalkiii Ha aado
اللهم نجنا
Shiikhow khudbada badi wayahan wacdigada ma aragno
❤ bj
M.a
Waxkale ayaa lasheegayaa baarlamaankii isbeeyn wuxuu ansixiyay xayawaan inloo galmoonkaro reergalbeena qaara layaaban subxaanallaah dadka joogo gaalada shexdeeda dadkiina iyo diinkiina iyo caruurtiina la carara warhooy diinkiina lacarara
Jihaad wallan looga furan doonin fasahaadkan waxan jihaad aheyn oo joojin karo majiro.
Wadamada islaamku inay talaabo kaqaadaan ayaa muhiim ah
Sheekh umal sxb u sheeg inantiina ilhaan ee u ololaysa qoomal luudka
wuu ka hadlay 12:00 ee qabyaalada madaxa yee kaa marin
Shiikha haku dagdagin
Sheek umaloow inaadeertaa Ilham u sheeg iyadaa u doodee waadigii inantii khadiija surwaalka ku eryanayay een xitaa hoos ugu nasteexee garan waayay adigoo kuwiina aan juuq u odhan, mama malyuun, Iham cumar, Ayaan xirsi iyo qaar kaloo badan diinta eexda iyo qabyaalada waa inay ka madhnaato
Sheekadaas sh.umal sheegay waa dhab oo waxa kuu cadaynaysa markii c.maalik coldoon ka hadlay dugsiga khaniisiinta ee abaarso waa kii muuse jaahil xidhay
Jasaakulaah khar sheekh lk dagaalka laascasnood maxaad ugawada aamisaysii adi 1 mar uunbaad kahadashee sheekh yadooo dhan inaykawada hadlaan baaa fiican jasaakulaah khar
Al -xaq
War sheekha Asthma miyaa haysta neefta hufhuf buu kuhayaa maantoo dhan
Kolay khaniis baad tahay
@@axmedcumar5630 Asthma is a disease that affects your lungs. It is one of the most common long-term diseases of children, but adults can have asthma, too. Asthma causes wheezing, breathlessness, chest tightness, and coughing at night or early in the morning.
@@axmedcumar5630 ASTHMA WAA CUDUR KUDHACA SAMBABADA. DADKA UU KUDHACO XANUUNKAAN WAXAY DAREEMAAN NEEFTUUR IYO XIIQXIIQ XAGA SAMBABADA AH.
@@axmedcumar5630 war waa xannuun SAMBABADA kudhaca
Qurbaha waa wada qaniis iyo qaniisad iyo munkar iyo futo laruxaayo inti musik lashito. Nacalatullah
😂😂😂😂maxaa kugeeyey adiga. Kasoo carar diintaada badbaadso
Sukela❤🎉❤
Dagaal waa waajib hadal way dhaaftay halka wax marayaan
Xafada donholm daganahay cunug america laga keenay oo11jir ah saa ku raad raaad sanaayo ani wan iska ilaliyaa ilaahey ha iga qabteee malaha america ee kuso tawabartay
Wllo iska ilaali lkn raga waaweyn buu jecelyahay miyaa
Donholm ma stockholm baa?
@@ahmedyaasiin5881 haa waa wiil yar qof ka weyn bu rabaa bas
@@faridfarid6561 maya waa nirobi islii ayey wax yar u jirtaa
@@maxamedcabdiraxmaan6398 Markaa ma futo weyn bu leyahay? wllo bal iska ilaali
President Robert Mugabe ayaa ku yiri President Obama aniga iyo adiga aan iska bilowno labadeena , haysta macaawinadiina isagoo alle inkirey ! Maxaa Soomaali Siyaasigeeda ku dhacay oo aysan ilaahaay uga baqaynin.
Mugabe masiixi buu ahaa aan waxaas ogalayn
Wasaq yahuuda iyo sheydaanka ayaa aduunka keeney hahuudu waa shayaadiin sheydaanka iyo yahuud waa isku mid waa sheydaanka dadka ah Wasaq khaniis iyo qoomuluud ayagaa keeney sheydaanka ayey caabudaan kuwaas waxaa ka mid ah yahuuda ingriiska mareykanka khaliijka kulugood sheydaanka ayey caabudaan kuwaas ayaad talo kaqaadaneysaa
war afsoomali noo dhigga, "fangarayneysa" maxa la daha
Lacag lagu bixiyo ama lacaawiyo oo la difaaco qanisnimada
Iftimiye ninka la baxay shikha afka hakutaagin. Mise waxaad tahay Somalida gaaladaa oo inkaartu ku dhacday.
Umaloow waxan Ilhan Cumar oo aad misaajidka dhexdiisa hore uga ammaantay ayaa u ololaysa dhaqankan xun. sidaa darteed iyada ka hadal mise waa reerkiina weeyi oo waad ka qalaynaysaa
Wuukahadalay khudbadan dhaxdeeda mise waxaad rabtay in uu magaceeda sheego
Qabyaaladu iyo cudurka Aides waa isku mid wyo 2 daawo malaha. Ka warran NM SCW haddi la oran lahaa Diinta Adeeradaa ka dhaadhici horta haddi kale ha noo sheegin. Qudbadu qof kasta Muslim ah bey Ku socotaa oo Ilhan Omar Ku jirto. Adiga xujo raadis ha noqonin. Hal cadho leh geed ay Ku xoqqato ma weydo.
Maybe you are one of them ee sheikha kalexo you idiot
Evils family yahuud ingriiska mareykanka khaliijka kulugood sheydaanka ayey caabudaan kuwaas ayaad talo kaqaadaneysaa
Haa waa wahaapiyo sheekhu sacuudiga soo tababaray isaga ayaa waxaas kadambeeya
Alhamdulillaaah for our sheikh
SallAllahu 3alehi Wasalam