Dumarka hoos ka qalala xajiga isku tagaayaan/Cafimat Fican

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 638

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 6 лет назад +4

    Mahadsanid abaayo yasmin
    Ilaahay hakuu barakeeyo reerkaaga quruxda badan mashaa Allah, Aamiin Aamiin yaa Rabbi

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 года назад

    Masha Allah xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha wax fican baad noo faaideysay qaaliyeey waxa no sheegtay oo dhan waa very important weeye I believe you 100% xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work qaaliyeey.

  • @sahramaye4833
    @sahramaye4833 6 лет назад +5

    Asalamucaleykum waraxmatullahi wabarakaatu abaay Yasmin, waa ku salaamay abaay adiga, familkaaga iyo walaalaha golahaan sharafta badan ku jiro, kheyr badanna waan idiin wada rejeeyey inshaa Allaah. Believe me abaay you talked about something that helped a lot so Jazakallahu kheyr abaay👍

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 6 лет назад +3

    Ilaahay khayr ha ku siiyo laakiin dumarka soomaliyeed waxaa ugu wacan walbahaarka waa ragooda soomaaliyeed

  • @siradodowa1732
    @siradodowa1732 6 лет назад +3

    Abaayo cafimat fican illaahay khery aan dhamaanin ha ku siiyo aduun iyo Akhiraba Aamiin yaa rabi

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 6 лет назад +1

    jazaakalaahu kheyr walaashay waxad ka hadashay arin cajiib ah oo loo baahnaa. Ilaahay xaqa kama xishoodo. caafimaadka in la ogaado waa xaq.

  • @foziamohamamud3725
    @foziamohamamud3725 6 лет назад +2

    Abaay yaasmiin alle dartiis baan ku jeclahay masha allah alle ha idiin barakeyo adi iyo familygaaga hadaladaada aad bee u macyihiin

  • @YaxyeBajmas
    @YaxyeBajmas 6 лет назад +3

    Ilaahay amarkiis xaaskayga markaa utagaayo bahalkeeda wuuba ixag xagtaa mahadsanid abaayo hada ayaan usoo gadayaa

  • @ayaanitawaaaye3797
    @ayaanitawaaaye3797 6 лет назад +40

    Almond wan heleyna avocado wan heleyna qumbahane wan heleyna Somali alhamdulillah waxkasta hada wan heysana alhamdulillah 💖

  • @alfiyashariifadam9952
    @alfiyashariifadam9952 6 лет назад +3

    بارك الله فيك حبيبتي الغاليه,
    aad ayaad ugu mhdsn tahay , waanadaada quruxda badan , waana kaa gudoonay , iigu salaan carruuteyda , sabiriina , iyo suleymaan iyo abaayo fartuun. iyo walaalkey saalix. zowjkaada . duhur wngsn . wsc wrt wbrk.

  • @drsbisharochannel7084
    @drsbisharochannel7084 6 лет назад +20

    MashAllah walal noosoo duceeya gaar ahaan dalka u sooduceeya

    • @maryamakiin1460
      @maryamakiin1460 6 лет назад +1

      Warunta abayo markasta allah inan ubarino allaha naga hanun allah nabad warta hanasiyo daladalkaga ehen wa darenkujog

    • @maryanishwaq535
      @maryanishwaq535 6 лет назад

      abayo yasmiin waan kaga mahad celi nayaa sida quruxda badaan aad noga xaqab tirto bahida cafimad ka name kaan ugu dhawaq dahabka

  • @saynabaxmed7872
    @saynabaxmed7872 Год назад

    Mashallah mhdsnid xbbti alle haku sharfo wllhi qalaylka waaka idhibay

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 6 лет назад +10

    Asc abayo Yasmin illahay ha idin xifdiyo adiga iyo xajigag iyo ciyalkaba dhamantiin

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 Год назад +1

    Masha Allaah abaayo yaasmiin shukran

  • @luula2342
    @luula2342 Год назад

    Masha Allah Maama yasmin jazaka Allah khayr hooyo mcn

  • @calidaahir7137
    @calidaahir7137 6 лет назад

    maasha alah habaryar aad aad baad walaahi uu mahadsantahayii waxyaabo badan baan ka faaidanyai ilahayii ajar iyo xasan haka siiyo diinteena islaamka waa sax waykasta wYII QURxisayii sida inoogu wad walaahi nolosho coch maasha alah barayar hore uu soco

  • @maryaanmacaliin1303
    @maryaanmacaliin1303 5 лет назад

    Abaayo yaasmiin thank you timaha iga jajaba waana ku mahadsan tahy taladaada fcn

  • @Abdifatah101
    @Abdifatah101 6 лет назад

    Mahadsanid wlshey qli arimaha ragga soobadi tnks macalimadeena qeer allaha siiyo

  • @ayaanmaxamud3343
    @ayaanmaxamud3343 5 лет назад +3

    Maasha allah abayo ilahay haa ku hiftiyo qaali xagen kahelikara alabten

  • @shushalula1073
    @shushalula1073 5 лет назад +2

    Jazakallah Abaayo Yasmin ❤️❤️

  • @v3nus__xx879
    @v3nus__xx879 6 лет назад +2

    Masha Allah tabaraka raxman Allah yaxfidak abayo Yasmin jazaka Allah alfi kheer

  • @cosobyuusuf2979
    @cosobyuusuf2979 6 лет назад +22

    Anigu waa yaabaye dadkani ma qurbaha ayey kuwada dhasheen? Soomaaliya laga helimaayo kuleeyihiin Soomaaliya wax walba waa kabaxaan iyagoo dabiici ah (natural ah)

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow 5 лет назад +2

      Waa runta walaashay wax kadta waa la helaa hadda anigu markaan maraykan kasoo guuray ee aan somalia imid waan yaabay sidii aan u haystay maaha waliba qof aabeheed iyo hooyadeed qurbe ku dhasheen ayaan ahay oo cabsi badan ayaa iga haysay sonalia inaan u guuro n alhamdulilah.

    • @safkaxaaji8132
      @safkaxaaji8132 3 года назад

      ❤️

  • @faatmaabuubakaradoontiiall4384
    @faatmaabuubakaradoontiiall4384 6 лет назад

    Abaayo yasmiin mahadsanit in badan Alle haku xifdiyo shukran shukran

  • @jamilaawes9319
    @jamilaawes9319 6 лет назад +1

    Asc abayo yasmin masha allah wadku mahadsan tahay sida aad nogo faa.daysid waxan qabaa cirib xanun marka aan socod sameyo subaxdii sarirta kama so.dagan karo xanundartis mar.marna way dikamaysa sida cirbad lagu mudayo oo.kale mcnt siden yelaa shukran

    • @somaliplatform
      @somaliplatform 6 лет назад

      alla abaayo sidaasan ahay wallahi ma aqaan waxa igu dhacay cirbad cml inlagu mudayaa moodaysaa

  • @lecker-m7m
    @lecker-m7m 8 месяцев назад +1

    Horta maman waxaan ay ka sheekayso yaa dhiiga anagu yabanaye

  • @xiinkaxassan1593
    @xiinkaxassan1593 6 лет назад

    Asc kher allah ku siiyo waxbad ayan ka faidney plz qofka qoyanka badan leh maxa u dawa ah adigo rali ah?

  • @haniomar4884
    @haniomar4884 6 лет назад

    Masha alaah adi dadkaas iska dada warkooda ee noo soo sheeg lee kheer alaa kusiiyo waana kumahadsan tahay

  • @shukrimahamud6309
    @shukrimahamud6309 6 лет назад

    Mashaallaah macaanto shukran illaah haku caawiyo waad nacaawisay allhumaa aaamin

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 6 лет назад

    Masha alaah xabiibtii jzklq wax fiican ban ka faaideysanay Baracka fick xabiibtii.

  • @maryamakiin1460
    @maryamakiin1460 6 лет назад +1

    Abayo Yasmin ajar allaha kasiyo quyanka ama mode inuxunyahe intaka ogade allaha nagu anfaco shukran macnto

  • @saidaabdulahi8256
    @saidaabdulahi8256 6 лет назад +1

    abaayo waxaan kaaraabaa arintaas waan leeyahey ani qaleelka hoos ee waxaa sameeyo ayaan lahey

  • @karimaabiib2857
    @karimaabiib2857 6 лет назад +2

    Asc habo qaali wan kusalamay masha allaha waa barnmij aan ubahnayne wali
    Waxan kushegay somaliya melkasata ahato
    Waxa kasta waa laga helaa afokadho iyo losokana walga hela benta iska daya dadowo dumarka soomaliyede iyagan Rabin in hosotodu qiyanto
    Waaba laisku cayaa hoso qoyan. Lakiin waa badwotinimi. Waxasi haduu kaqalalo canbrku wuu katagi ninku OK dumarowo isqoya

  • @fatimadarajochannel306
    @fatimadarajochannel306 6 лет назад

    Masha allah masha allah abaayo.mcn wana kugu cusbahay wananka helay shukraan walalshay mcn alle haku dharfo waaba laga qajilay cafimaadka waxa laga qajilo maha

  • @s.m.5330
    @s.m.5330 6 лет назад

    Maashaa Allaah jazaakallahu qeyran ilaah haiku xifdiyo adiga iyo familkada uqtiyeey 😗

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 6 лет назад +14

    Masha allah aad ayaan u jeclahay sida aad wax usoo tabisid allaha ku xafido 🇸🇴💕

    • @farhiyoabdi2651
      @farhiyoabdi2651 6 лет назад +1

      Aaamin aamiin yaarabbi 💋💖💖💖👀👑

  • @fjriams
    @fjriams 6 лет назад

    Masha Allah macaanto waadnoo faaidesay Allaha kubarakeeyo Amiin.

  • @anabilmi8275
    @anabilmi8275 5 лет назад

    Abayo hadaa shiido Afakadhada maka heli karaa qoyaan thanks

  • @ubaxmohamed7746
    @ubaxmohamed7746 6 лет назад

    Masha Allaha sis Allaha ku xafedo aqiro iyo aduunba amiin yarabe waxa fiican baad noo shagtay mala ig ta ha ku shagto qayr abaayo macaan waan ku salamay salan sare adiga iyo familkaaga

  • @biresuhuur4809
    @biresuhuur4809 5 лет назад +1

    Asc yaska telkada ubaahanahy inaa toos kula xiriirno

  • @munaaayaad1385
    @munaaayaad1385 5 лет назад +1

    Yasmiin abaayo faruryaha afka aad ii qalala oo dil dilaac maxan marshaa

  • @fartunabdikadir9342
    @fartunabdikadir9342 4 года назад

    Shukran walaal wax badan baan ka faaide

  • @maryanahmed3953
    @maryanahmed3953 2 года назад

    Masha allah alle ha ku dhowro

  • @xidigtaxaradhere9543
    @xidigtaxaradhere9543 5 лет назад +1

    Abayo wax qalajiyo majiran dhaqtar xata wan tegay cafimad waya qoyanka ayu idhahay talo isi plz

  • @haboonqalanjo9274
    @haboonqalanjo9274 6 лет назад

    abaayo subag saafiya maxad ka wada ma subaga sixinta ladhoho mise mid kale qunbuhuse saliid miyaa

  • @raxmaisma459
    @raxmaisma459 6 лет назад +1

    Walalo yasmin gabar yar ayaan ahay dhibkaana wuu i haystaa iyo infectionka maxaan ka yeelaa ku daaweeya adoo mahadsan

  • @sadiomohamedali8638
    @sadiomohamedali8638 6 лет назад

    Maasha allah abaayo yaasmiin jizaakallaahu qeer sharafey aad ban kuu jeclahay walhi

  • @fatmaqalbi9957
    @fatmaqalbi9957 6 лет назад +5

    Masha Allah habo Allah haku xifdiyo mahadsanid wan ku fa idey channel ka cafimat fican thanks

  • @f.n6491
    @f.n6491 6 лет назад +1

    MashaAllah Jazakallah kheyr sister

  • @abdullahiali6834
    @abdullahiali6834 4 года назад +1

    Mash Allah a mother of Muslims

  • @faisalomar2750
    @faisalomar2750 6 лет назад +1

    Mahadsanid abaayo Cambar waaa magac qurxoon 😁😁😁😁😁😁😁
    Mahadsanid abaayo jazaaakalllaahu khair

  • @diyaoro9561
    @diyaoro9561 6 лет назад

    Asc abaayo Dr Yasmin Xayati Qali waxan rawa inat ii shekato sokorata Maxa u Roon Xayati Qali

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 6 лет назад +1

    Barakallah sister jizzakallahu Khayr

  • @l_gllgg780
    @l_gllgg780 6 лет назад

    Masha allah walashey mcn thanks 🙏 sida aad nagu faiidayso

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 6 лет назад +5

    Masha allah habo mcn thanks for sharing

  • @shamsoiloveuallh822
    @shamsoiloveuallh822 6 лет назад +3

    Thanks abyo yaas jisaakalaah ❤️❤️💋

  • @dalmaryare4671
    @dalmaryare4671 6 лет назад

    Oo ya ka macaan qof khalalan wax qoyan aniga ma jecli inta ilamida ama igu fikirka ah like-ta ha ila dhaafina

    • @sadiaabdinur5394
      @sadiaabdinur5394 6 лет назад +1

      wllo inta dhiban allah ka dul qaado dhibka inta kalana allah kahaayo lkn su.aale maxay ku taraysaa haday xaaskada dareemayso xanuun xitaa waxa dhici karto inay niyad jab ku yimaado

    • @dalmaryare4671
      @dalmaryare4671 6 лет назад

      @@sadiaabdinur5394 waxaas ma jiraan xanuunka aad sheeygeso maxaa waaye ilaah ma kala abuurin mid qalalan iyo mid qoyan balse waxbee is dheer yahiin lkn waa run inta ee qalalantahay hadii xoog lo istecmaalo balse dumarka qalalan waa ka mac yahiin kuwa kale markaad heysato lee dareemesa in naag heysatid xaasna hada malihi igu doceey qaf qalalan so i like dumar qalalan very very good

    • @safiyamohamed7625
      @safiyamohamed7625 Год назад

      Raga Soomaalidu waa wada badaw marka laga reebo raga caafimaad ka barty

  • @yasminjaceylka8727
    @yasminjaceylka8727 6 лет назад +1

    M.a waaaaw. Yasmin. Wllo allha ku xifdiyo. Allha. Janada. Hanagu kulmiyo qli

  • @nasraali41
    @nasraali41 6 лет назад

    Masha Allah mama yasmis ilahey haku xafido

  • @sacdiyomohamedrooble2132
    @sacdiyomohamedrooble2132 4 года назад

    Mahadsanid Abaayo yasmin

  • @abdirahimgeedowhussein296
    @abdirahimgeedowhussein296 6 лет назад +3

    abayo qoyanka saaid ayoo igu yahay anigane dhib aya kuqabaa nin keyga hado iimado waidhibsada markasto waxo igu hanjaba anigo qoyankan marabi hada iska qalaji waysid nag kale aya gursana ohos kaqalalan blz hoyo waku barya igu cawi w gabar ad uda yar aya ahay madonayi sacada il lela guursado 23 sano aya jira

    • @mabsudabdi3108
      @mabsudabdi3108 6 лет назад

      Kkkkkkkk

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 6 лет назад +4

      kaas nin ma ahan raaxana ma yaqaan nin naag aan kula guursanaa kuugu booteenaayo iska fur waa nin kugu dan gaaraayo kaliya intuu mid kale ka helaayo uu kula siii joogi rabaa

    • @lovemom559
      @lovemom559 6 лет назад +1

      Abdirahim Geedow Hussein Bisinka soo tan adiga magac nin wato ma ninaa tahay mase naag

    • @kamareyrowixikusomarayhayo2198
      @kamareyrowixikusomarayhayo2198 6 лет назад

      Abayo nag dhagmada ku jirto micnaha dhig ku dhacayo on qoyaan lahey maa jirta markey ninka uyimado markasto waa qoyaan waana wax ilahey ugu talagalay

    • @khadraabdille6991
      @khadraabdille6991 6 лет назад

      Jkkkkkkkkk

  • @Nur676767
    @Nur676767 6 лет назад

    SALAM WALASHAY TELL US ADVANTAGE OF THE WATERMELON AND PINNACLE FOR WOMAN WHO WANTS TO GET PREGNANT, SOME PEOPLE INFORMED US THAT WATERMELON WILL CAUSE PORTION . PLS GIVE US YOUR IDEA.

  • @hudaelmi7695
    @hudaelmi7695 3 года назад

    Masha Allah. Thank you. Mamo.

  • @ayaanidiris9265
    @ayaanidiris9265 5 лет назад +1

    masha allh thank you mamo love you

  • @istarelmi2997
    @istarelmi2997 6 лет назад

    Thank you my sister I love you're topic

  • @rodaabdisalan7460
    @rodaabdisalan7460 6 лет назад

    Alle ajar hakaa ziiiiyo hooyo yasmiin

  • @deeqoali6350
    @deeqoali6350 6 лет назад +1

    Mash allah abayo tanks ❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @shushuinaxaajiumuusaame1774
    @shushuinaxaajiumuusaame1774 6 лет назад

    Asc abaayo qeer ale ha ku siiyo aniga Cadada igama so baxdo o halmalin oqura ee iga timadaa maxa sameya abaayo wax uroon iisheg

    • @waayelkajaqafsada7214
      @waayelkajaqafsada7214 5 лет назад

      shu shu ina xaaji umu usaame hormone problem ba ku heysto sido kale uniray tract infectionnku haayo isbitaal aad

  • @xaragocilmi5938
    @xaragocilmi5938 6 лет назад

    Thanks abayo yasmin runti wan ka cabanayey arintaas lkn hada xal ayan helay shukran

  • @maxamedmacalim1229
    @maxamedmacalim1229 6 лет назад +1

    Walaasha Adigoo aad U Mahadsan Fadlan ii Soo Sheeg Meel Kale Oo Aan Kaala Soo Xiriiro Arimo Badan Oo Wax Yaabaha Aad Soo Baratey Ah Baan Wax Kaa Weydiin Lahaa

  • @mi6443
    @mi6443 6 лет назад +7

    Asc abaayo yaasmiin hadalka wanaagsan waa sadaqo niyada amba qalbiga ayaan kaaga duceeyaaye ilaahay jannadiisa ha nagu kulmiyo insha Allah

  • @ayanali4939
    @ayanali4939 Год назад +1

    Mahadsaniid abayo😇❤👌

  • @abdullahiabdullahi4940
    @abdullahiabdullahi4940 5 лет назад +5

    abayo yasmin unsiga hoosta hadilagu qijiyoh dibaato cafimada maledahaya pls isojawaab wagabar

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 6 лет назад +2

    Masha Allah my sister🙏👌👌👏👍👍🌷😘😍

  • @farhiyaqaayo6646
    @farhiyaqaayo6646 6 лет назад +3

    Masha Allah shukran qali

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 6 лет назад +1

    Masha Allah shugran xabibti 💞💞💞💞💞👌👌👌👌👌💞💞💞💞💞

  • @ayishaahirsi9199
    @ayishaahirsi9199 6 лет назад +1

    جزاك اللهُ‎ الجنة😍
    حبيبتي😍

  • @lulahabdi9196
    @lulahabdi9196 6 лет назад +4

    Maamo yasmiin where can I text u I want ask something

  • @aishaahmed7791
    @aishaahmed7791 6 лет назад

    Shukran wll qeyr badan alle hakaasiiyo

  • @ikranmohamed5415
    @ikranmohamed5415 6 лет назад

    Asc wlshy aad bd umhdsanthy wxn ku waydiyey mcnto cunbaha waa noce ma kan canaha ka samesana mise midkle

  • @nimcoahmed5050
    @nimcoahmed5050 6 лет назад +1

    Thnks abayo jasakalah khayr

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 6 лет назад +1

    subhana Allah inta mama malyuun lags mashquuulay tanna halkay ku qarsoonayd

    • @hamda114aweys6
      @hamda114aweys6 6 лет назад

      qoftan wa qof alle iyo rasuul taqano o cilmi barataye waxbeyna ku faaiideyneysa cilmi ku saleysane maxad islaantas ula bar bar dhigeysa? wad u bahan tahaye cilmiga ka baro gabadha walasha ah

  • @ruqiyomaxamd8618
    @ruqiyomaxamd8618 6 лет назад +1

    Masha Alla Allah kubarakeeeyo

  • @ubahofficial3580
    @ubahofficial3580 5 лет назад

    Maan sha alaah jasakalaha khayr abaayo ilahay haku xifdiyo

  • @jamaalsu9837
    @jamaalsu9837 6 лет назад

    Asc abaayo waxaan kuweydiisana waxaan qabaa wijika oo ikulul marqalba please please isoojawaab waxa uroon ilahay hakubarakeeyo

  • @luuleyhaaji7668
    @luuleyhaaji7668 6 лет назад +1

    Masha-Allah sister yasmin

  • @munirababychannelmbc4494
    @munirababychannelmbc4494 6 лет назад +1

    MashaAllah shukran abayo

  • @wardamohamed6739
    @wardamohamed6739 4 года назад

    asc hooyo waxan rab in waxa ku wediyo halken kahel

  • @mariamabdi6084
    @mariamabdi6084 4 года назад

    Yasmin wad mahadsantahy chanalkaga ku xiranahay

  • @naciimahusseincuntomacaan7387
    @naciimahusseincuntomacaan7387 6 лет назад

    Asc Walaashey yasmiin markaad hadashida mcnto waxaa ii celisaaa xamar ween iyo waabari iyo holwadaaga iyo xamar qaali

  • @xamdijamac2088
    @xamdijamac2088 3 года назад

    Thank mamo. Yasmiin. Please walalah muslimiintah meelkasto aad joogtan igu soducaya ilahy awlaad baari inuu isiiyo sida kugu dhaqsah badan

  • @hanaansaid114
    @hanaansaid114 6 лет назад +15

    Habaryar aniga dhibaato qabaaa waxa jiro waye wax laga xishoodana maha aniga ninkeyga markaan rabo inaan shaqada bilawno anagoo waxbadn sameen asagana ii bahanyahey ayaan iska biya bixi pls icaawi hbo dawo waan isku daye natiijo kama haayo

    • @yahyeahmed5057
      @yahyeahmed5057 6 лет назад +7

      Ee wll waa caadi hadii uusan asagu biya bixin howshiisa hayska wato xata hadi ay noqoto inad marar badan aad Biyo baxdid 2 ama 3. Maro yar hays ag dhigo markastay kayimadan biyuhu hayska tiro howshisana hasiiwato waba OK ragu wey kahelaan balse adi hadiidin wadadka

    • @yahyeahmed5057
      @yahyeahmed5057 6 лет назад +5

      Waba OK canbarkaba uqoyey ha walwalin. Lkn Plz howsha horted bisinka kubilaaba allaahna uxamdiya.

    • @mjama7664
      @mjama7664 6 лет назад +7

      Yaxye wll wa dhib hadey ka hor marto masi wadi karto dhib iyo xanun bey daremaysaa isku mar bey ku fcnthy abayo qudaarta badso iyo iron drug qado bil hadi u stress ku hayana baayo utag dhakhterka therapy ah wayo wa xanun keeni karo waxad ka cabaneyso

    • @yahyeahmed5057
      @yahyeahmed5057 6 лет назад +2

      @@mjama7664 adigu mad soo guursatay wll ado raaliya midda kale Mahan xanun WA dareenkeeda oo ay wada fasaxayso wax kasta WA niyadda niyadda hadi aad wada siisid way imanayan biyuhu rag iyo dumarba. Talo ahan WA inu qofku is racin howshu gudanayo isna kantorala. Waxan arkay naago cadaana inta howshu socoto sadex ama labo jeer Biyo kayimadan

    • @mjama7664
      @mjama7664 6 лет назад +1

      @@yahyeahmed5057 wll haa alx wan gursadey ma daremi kartid adi wll waayo nin ba tahy dareenka o ka dhamada ama ka hor tisa walhi wa warer iyo xanun lkn dulqaad ba lagu dhameya un

  • @aishaibrahim680
    @aishaibrahim680 6 лет назад

    masha allah abayo yasmiin shugran waa talo wanaagsan jazaakalaah

  • @abdullahiali6834
    @abdullahiali6834 4 года назад +1

    A mother of guidelines

  • @ayanahmed299
    @ayanahmed299 6 лет назад

    Asc mamo Yasmin waxaa ii sheegta caanah naaska mxaa badiya khayr alh ha ku siiyo

  • @sahraadam7510
    @sahraadam7510 6 лет назад

    Masha Allaah. Allaah ha ku barakeeyo

  • @mariamabdi6084
    @mariamabdi6084 4 года назад +1

    Aadba u xiiseeyaa barnamijyadaad wadku mahadsantahy

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 6 лет назад

    Maasha Allah abaayo jazakallah u kheyran habiibit

  • @abdulfarhia3364
    @abdulfarhia3364 6 лет назад

    Jazakallah khair dia sister.big love

  • @umubilalumubaraaumubilalum6852
    @umubilalumubaraaumubilalum6852 6 лет назад

    Shukran abyo ajar allaha kasiyo

  • @elliegames3632
    @elliegames3632 6 лет назад +1

    Mahadsanid walaashay yasmin❤❤