Taariikh Nololeedkii Sh Cabdalla Muxamad ibnu Cabdiwahaab || Sh Xassaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 19

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 4 месяца назад +1

    Waa runtaa Sheekh.
    Jazakumu Allahu kheyra

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 4 месяца назад

    Baaraka Allahu Fiykum

  • @AhmedMohamed-xd9ii
    @AhmedMohamed-xd9ii Год назад +1

    Shukran shekh xassanow

  • @halheys123
    @halheys123 Год назад +1

    masha allah walaakey sh.xasaan xuseen aadam abu salmaan Allaha ku barakeeyo if iyo tu danbe

  • @AbdirahmanMulac-jk9hu
    @AbdirahmanMulac-jk9hu Год назад +1

    Shiikh xasaan ninka ugu runta badan culimada

  • @wadanihuubaysan1142
    @wadanihuubaysan1142 Год назад +1

    Shekhan shekh xasan xusen Allah ku xiifdiyo

  • @omersuleiman04
    @omersuleiman04 Год назад +2

    Shiikh maxaa muhimad h oo ku jira qof taariikhdiis

    • @abdihassan9239
      @abdihassan9239 Год назад

      DHIIG BADAN YAA KU MAQAN XASSAAN.......

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 4 месяца назад

      Waa caalim Ummada Anfacay, in Ummada lagu baraarujiyo tarikhdiisa waa muhiim

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 Год назад +1

    SUBXAANA LLAAH....................Xassaan maxaa dhiig kugu maqan....

    • @abdiasisali
      @abdiasisali Год назад

      Jawaab ku socota Abdi Hassan:
      Subxan Allah adigana maxaa been kugu maqan.
      Waxaa ku dhibaaya tariikhda Shaykh Muhammad bin Abdelwahab Raximullah .
      Sh xasaan waxaad ku haysatana garan mayno adaa lagaa doonaya inaad cadeyso taas.
      Hadii aad tahay qubuuriya iyo Ahlu bidcona dee kulaba yaabi maayo madaama aad Ahlu Tawxiidka dhibsataan.
      Warkiiyo kooban culumadu ha kaa amaan helaan hadaad tahay Qof Muslima.
      Asc Allah caafimaad ha ku siiyo waad buktaaye 🤲

    • @abdihassan9239
      @abdihassan9239 Год назад

      @@abdiasisali ASC YAA AQII,,,WALAAHI SH XASSAAN WAA JECLAHAY 99%,,,,waa nin qaali ah,,,ilaahay ha xifdiyo........

    • @abdiasisali
      @abdiasisali Год назад

      Wcs akhi Masha Allah waa hagaag akhi waxaaban ka baqaayay inaad ila dagaalantu 🤣🤣Waan degay markaan arkey qaabkad iigu jawaabtay😁
      Jazakullahi khayr akhi Allah ha ku xifdiyo 🤲

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 Год назад +2

    adiga iyo suufiyiinta maxaad is dhaantiin,,,,,,,,,,,,waxaad ku dhagantahay {{{{ CABDI WAHAAB }}}}}...

  • @kamalibrahim2025
    @kamalibrahim2025 Год назад +3

    War beetan meeqa lagugu siiya

    • @abdihassan9239
      @abdihassan9239 Год назад

      karbaash,,,,,,RUNTA U SHEEG..........

    • @kamalibrahim2025
      @kamalibrahim2025 Год назад

      @@abdihassan9239Kan wa basaas wahaabi ah

    • @AhmedMohamed-xd9ii
      @AhmedMohamed-xd9ii Год назад +1

      Inadh waxad qorayso kaforsato lagagama wacno culimada faraha kaqad

    • @abdihassan9239
      @abdihassan9239 Год назад

      @@AhmedMohamed-xd9ii 👌👌🙏🙏👌👌