HEES 2021 MASEER JAAJUMOW & AMAARA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

Комментарии • 190

  • @amaalaidarus1612
    @amaalaidarus1612 2 года назад +5

    Mindidaada adlee isku mudee yaala murmee ninyahow maskaxda aa dab karabtaa iyo musmaaree mana koobiyaa lagu mootihaa 👏👏🥰🥰🥰

  • @kowsarhassanmuse7030
    @kowsarhassanmuse7030 3 года назад +15

    Yes caw anaa ugu horeyo wan ka helay jilnka hestan❤

  • @naajuu5462
    @naajuu5462 3 года назад +16

    Jecliyaa heesaha xamariga❤❤ ha isku kaymiqiiqin meel kle radso

  • @imkeyyare3631
    @imkeyyare3631 3 года назад +5

    Ana uhuru 👌👌👌👌👌👌👌 waan sugaye hestan

  • @kowsarhappeychanel4219
    @kowsarhappeychanel4219 3 года назад +3

    Ax ax heestaan waa itaabataa abuukar allow cimrigaaga hakuu dheereyo

  • @abdulkhadirosman1738
    @abdulkhadirosman1738 3 года назад +3

    Jajuma saas waaye baashaal sxb

  • @abdifataax4305
    @abdifataax4305 3 года назад +3

    Waaa abukar mahdey sxb waratah wadani somaliyed

  • @abdulkadiromar7730
    @abdulkadiromar7730 3 года назад +30

    20 jeer badan waan dhageestay, heestaan waxee noqotay heesaha aan ugu jeclahay.

  • @abdirizaakxuseinxasancrcan5464
    @abdirizaakxuseinxasancrcan5464 2 года назад +4

    Wwww m.a wn ka helay heestaan cod macan

  • @sulekaabdirazakhassan7142
    @sulekaabdirazakhassan7142 3 года назад +19

    Fanaaniintii hore wax citaar ku gaaro lama helaayo hada waliba jaajuumoow ciyaartiisa aad yeey u qurxantahay

  • @samiramohamed9502
    @samiramohamed9502 Год назад +2

    mansha allah jajuumow runti heysta waa jeclahay

  • @mustafcarab7327
    @mustafcarab7327 3 года назад +13

    Manta qofka ugu horeyo an noqday walipa hesta si dhaba u tabaneyso si e ugarto qof I xanujisay lake igu shuba

  • @fatouabdourahman1639
    @fatouabdourahman1639 3 года назад +14

    Machallah amara iyo jajumow heestan filinka markay ku jirtay ayabn jecladay long life team xujo😍😍big respect🙏🙏🙏

  • @zacki001
    @zacki001 3 года назад +1

    Via rome ayan hello idinka so leyahay 🇸🇴 viva xamarwayne

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 2 года назад +6

    4:55 meermeerto waaye adunyadane ninpa malinay martaa maalina waka farxisa malna waka murjisaaa Maalka aduun muuno maleh in la maceshto mahinee waa hadal dhaxl gal ah👏👏👏🎶🎧 21:50pm 5/aug/2022

  • @kadiri5805
    @kadiri5805 3 года назад +2

    Heesta music iyo dheesha waleslahelay Wax kale

  • @inanuur7284
    @inanuur7284 3 года назад +5

    Woow masha allah hees culus wlhi

  • @omaromarsaalah389
    @omaromarsaalah389 3 года назад +2

    waa in ahaataa asga jabkii ayadana farxadeeda

  • @MaxamedShariif-s3x
    @MaxamedShariif-s3x 8 месяцев назад

    Walaal jecel channal❤❤.Naasoboqo

  • @Walalxasan
    @Walalxasan 7 месяцев назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉ytreee iuuu

  • @ahmedjaama8867
    @ahmedjaama8867 3 года назад +3

    Wooow xasuus❤️❤️❤️😍😍😍

  • @dahabosaid1553
    @dahabosaid1553 3 года назад +5

    Abukar mahdi we love this xujo films❤❤❤❤❤❤👈

  • @theexplorer6088
    @theexplorer6088 2 года назад +4

    Codka macaan aad maqleysaan Waa Abwaan/fanaan siidoow Abuu shaarib iyo shukriina ninka channelkaan iska leh wlllhi waa xaasid heestuu isticmaalaa qofka qaadayna magaciisa xitaa ma xusaayo waqti ayey igu qaadatay inaan ogaado qofka qaaday heestaan

    • @updyrahmanaaran1790
      @updyrahmanaaran1790 2 года назад +1

      Wlhi wan ka shakiyay jajumow codkisa an aqanay wuxu isku badalay wa codki siidow abu sharib wa la dulsaray kuwan

    • @cabdowbuni3016
      @cabdowbuni3016 Год назад

      Wuu ku xusay lkn adigaa arkin indho yeelo dadka ha iska xukumi

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 6 месяцев назад

    Waaw waaw 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @ismaciilt
    @ismaciilt 3 года назад +1

    inaba caadi ma ahaan thanks

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 3 года назад +1

    wwwwwww caadi maaha waa sax

  • @Mariam-pn5es
    @Mariam-pn5es 3 года назад +18

    Wwwww nice song beautiful dance cawuuuuw ❤️❤️❤️👏👏👏

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 8 месяцев назад +1

    ❤saas❤waye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiramohamed9502
    @samiramohamed9502 Год назад +1

    xasan saxib runti waan jeclahay hesstn marbadan waan radiy marka dabe waan helay

  • @Kulmiyefoods
    @Kulmiyefoods 3 года назад +1

    Ciyaalki hore waye oo cadiya

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 3 года назад +6

    Hees iyo bar

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 3 года назад +4

    Heestn mrkn filmka kadawady is dhahy yaaa noso jara lkn cwa wy iskenty tnxs abukr💯

  • @umiilin8408
    @umiilin8408 2 года назад +20

    I’m here for this song alway from TikTok..🥰🥰🥰

  • @nahamsi5049
    @nahamsi5049 3 года назад +7

    Xax filimki umaLeynyay sidn filiMkan uu jclhy wala yaapY🥺❤️😒

  • @abdiaziizmaahi5964
    @abdiaziizmaahi5964 3 года назад +3

    Halaga qariyo hablaha an maslaxada ogalen

  • @abdisalamabdule899
    @abdisalamabdule899 3 года назад +7

    Best music Xasan shariif

  • @FaadumoJeylaani-zb4jm
    @FaadumoJeylaani-zb4jm Год назад

    M alaah sii sii sii

  • @MOROZAY100
    @MOROZAY100 3 года назад +5

    Jugtaan Dhaceysay ma joogti caadi mahan 🔊

  • @kaafizainamacalin1460
    @kaafizainamacalin1460 3 года назад +5

    M.a jajumow iyo amara dhaman Tem Gurmad wan Tagera hormar wcn wll qaaliya ❤🔥🌹⚘

  • @shamsosaciid1965
    @shamsosaciid1965 3 года назад +3

    Heestan wanka helay amara io jajumow fanny waye❤

  • @مريضة24
    @مريضة24 2 месяца назад

    Rer maxarkan saxda ah wakuwan maser said waa

  • @sacdiyoladan6995
    @sacdiyoladan6995 3 года назад +1

    Waaw hes iga dheh

  • @maryannuur8962
    @maryannuur8962 3 года назад +1

    Midabkey waa qayirtee maimareysid haaheey iska celi amaaraa

  • @ybgamechannelsahmed7962
    @ybgamechannelsahmed7962 3 года назад

    Wallah is best Somail song listen to

  • @Jamaalmw22
    @Jamaalmw22 3 года назад +3

    legend jaajuumow

  • @DaahirCabduqaadir-vr7tu
    @DaahirCabduqaadir-vr7tu 8 месяцев назад

    masha allh❤❤❤ beysti jajuumow

  • @SeynbaCalisebow
    @SeynbaCalisebow 26 дней назад

    Wow❤❤❤❤❤❤❤

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 Год назад +1

    Hesaha banadiriga wa hesta ugu jeclhay manta xasustay in commentiga xasus inoqon dono
    15/01//2023

  • @maxameddaahir-m4k
    @maxameddaahir-m4k 4 месяца назад

    waaw
    ❤❤❤❤abujar

  • @zeinabtahlil5457
    @zeinabtahlil5457 3 года назад +1

    I like song ist best love

  • @MuqtaarNuur-mu8py
    @MuqtaarNuur-mu8py 3 месяца назад

    Heer sare waaye

  • @MoliddaudAbdule-ek8vh
    @MoliddaudAbdule-ek8vh Год назад

    Wiil

  • @somaliboy4958
    @somaliboy4958 3 года назад +1

    Dhac dhac abuukar mahdi adeer

  • @Tooxcade
    @Tooxcade 3 года назад +4

    Amaara dhexda inay xirato ayey aheyd laakiin waa naag maseyr haayo hahahahahah Nice song

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 3 года назад +2

    She is beautiful mixed race somEgpty aa iska dhalay amaara.

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 года назад +1

    Qofta Caadi ma aha, Walaahi waa Fax 4:04 Ninkaan Meherka muu Iska dhiibo.
    👍 Dhanaceeda beey heesta ka daaran tahay.

  • @mohamedabdalla8217
    @mohamedabdalla8217 2 года назад

    woow best xamari song

  • @roodoabdirisaaq7300
    @roodoabdirisaaq7300 3 года назад +4

    Inta filimka ku dawaty leeg saar

  • @shamisshafici0fficial839
    @shamisshafici0fficial839 3 года назад +1

    Dheeshaa warkeedaa dhaf

  • @sumyocabdiaadan1112
    @sumyocabdiaadan1112 Год назад +1

    Xawewa shiraari

  • @FeysalDeeq
    @FeysalDeeq 4 месяца назад

    Asaqe❤❤❤❤❤

  • @hassanalio387
    @hassanalio387 Месяц назад

    Hestii hamary

  • @MuxudiinYusuf-vd9cd
    @MuxudiinYusuf-vd9cd Год назад

    Heestn xasan ok jo❤❤❤❤❤

  • @Englishfudud777
    @Englishfudud777 3 года назад +14

    Heestan caadi ma aha. Abukar you are genius sxb

  • @AbbasAl-Jasmi
    @AbbasAl-Jasmi 2 года назад

    صلي على النبي

  • @adascekmohamedabdi6480
    @adascekmohamedabdi6480 3 года назад +2

    Amara! Bella!

  • @Ahmedkacabchannel
    @Ahmedkacabchannel 2 года назад +1

    Hees maseyr weyan oo jajumow & Amara cali Shobare 😂😂😁

  • @AbbasAl-Jasmi
    @AbbasAl-Jasmi 2 года назад

    قووووه قووووه هههههههه

  • @NasroMaxamedNuur
    @NasroMaxamedNuur 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @caashocalicisman3950
    @caashocalicisman3950 3 года назад +2

    Filim Ayn umaley nayay

  • @ZamzamIbrahimXanafi
    @ZamzamIbrahimXanafi 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hooyomacaan1367
    @hooyomacaan1367 3 года назад +1

    Wow wow wow 👏

  • @user-mx6sl2uv3c
    @user-mx6sl2uv3c 3 года назад +5

    ♥♥♥

  • @omaromarsaalah389
    @omaromarsaalah389 3 года назад +3

    Heestan akshankeda waa qaølad nin la diidaayo soo u dheelaa

  • @fardowsaaabdi1569
    @fardowsaaabdi1569 3 года назад +6

    😍😍😍😍😍❤️❤️❤️ WOW 🥀

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 3 года назад +4

    Waxaan ahay waqooyiga galbeedka somaliland,heestan waxaan ka fahmay boqolkiba laba 2% ma badana, dhinaca gabadha hadalkeeda waxba ka ma garanayo laakinse waxaan ka heelay sida ay wiilku iyo gabadhu ay uu ciyaarayan qoobka ciyaarka iyo muusikada

  • @MariyoXasan-x3b
    @MariyoXasan-x3b 28 дней назад

    Cajacid❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😮😮😮

  • @NasroIbraahim-kc7ih
    @NasroIbraahim-kc7ih Год назад +1

    😊😊😊

  • @FAAD21
    @FAAD21 Год назад

    Miirba lahaw adaa muraadkeyga ehe

  • @IsroABarkhad
    @IsroABarkhad Год назад

    Wr hbrt waa dilye ninkaa 😢😅

  • @xasannuurmaxamed
    @xasannuurmaxamed 7 месяцев назад

    Cajacib ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 2 года назад +1

    Ar tiktok Heesaha suuq ayuu yeelay Heesaha dhan tiktok ayaa laga soo raacaa

  • @zakiyakhalif8739
    @zakiyakhalif8739 3 года назад +2

    Riwayadi awaya wan sugaynaya

  • @AliAli-zb9ir
    @AliAli-zb9ir 3 года назад +1

    Akukar westman medley kusocotaa ee sheq

  • @nasifoahmedey
    @nasifoahmedey Год назад

    masha allah ❤❤❤

  • @omarabdulle6044
    @omarabdulle6044 3 года назад +2

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nawalshidane3824
    @nawalshidane3824 11 месяцев назад

    10 jeer wab kuso ceshtaa hestan

  • @wllzomaru-uc1lz
    @wllzomaru-uc1lz Год назад +2

    😇😇🥰

  • @atrobeast3616
    @atrobeast3616 2 года назад

    hees iga dhèx her aba baye

  • @yaserking4878
    @yaserking4878 2 года назад +1

    💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @batuulohaji642
    @batuulohaji642 2 года назад

    An midabkeey wa qayirtee ma ii macaaheesid mugoo

  • @mohamedsaad-l2n
    @mohamedsaad-l2n 9 месяцев назад

    Waw

  • @fatumamahad4081
    @fatumamahad4081 6 месяцев назад

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Год назад

    Leyla Fiid Aala Dhahaa Reer Koraad Maxee Ka Yaqanaan, Reer Boondheere Ugu Imoow.

  • @halimasacdia6038
    @halimasacdia6038 3 года назад +1

    Abukar mahdi halyeeyga somaliyeed noolow intee noolal jirto

  • @bashirmohamed383
    @bashirmohamed383 2 года назад

    Codkaan lkn mala amaara maaha heesta ma aayag tooz uqaadaya mise way jilayaan lee o filmka lagalay taloow

  • @ismaildek8165
    @ismaildek8165 3 года назад

    taasa la leeyah hays raacdo

  • @hamdimohamad1251
    @hamdimohamad1251 3 года назад +3

    Amara bosfican ayey umataley ruwayada

  • @sahrawali6800
    @sahrawali6800 3 года назад

    Wow beautiful song

  • @ahmedmohamudadawa9396
    @ahmedmohamudadawa9396 3 года назад

    Asc asxabteyda gurmad away filinkii xujo