Sadex Arin Oo Dagaalkii Gobolka sanaag Maanta Baajiyey iyo Dhacdo Naxdin badan Hargeisa ka dhacday.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 дек 2024

Комментарии • 51

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil Час назад +4

    Munaafaqiin Allah ha inga qabto cadawga meel walba isaga qayshaday GUUL GUUL soomaaliland ciidanka qaranka GUUL SSB GUUL ❤❤❤❤

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Час назад +2

    SIXIRKA QURAAN KA AKHRIYA JIMCAHANA DAGAALKA WA SOO QAADANE HABEEN IYO MAALIN DIGTOINADA

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 2 часа назад +3

    Yaasiinka akhrista aayatalkursiga akhrista baqara akhrista ooweysaqabka badsada sixirkoodu wuugubandoonaa insha allah

  • @MustafeBacaluul
    @MustafeBacaluul Час назад +1

    Soomaaland guuul guuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Час назад +1

    Waa arin layaable maanta waxa dhacaya 400 00 nin ayaa mudo sanad ka badan laascaanood lagu haystaa maanta GOBAL dhan oo reer Sheekh ISAAQ 80km dhinac walba ka xigaan ayay doonayaan xoog inay ku qabsadan!!!!😮😮😮😮 siday ku dhacday? Ceerigaabo hadaan ISAAQ lahayn HARGEISANA bari ayaa rag sheegan doonaan .

  • @-mrrayan
    @-mrrayan Час назад +1

    Cadowga Somalian ha jabo insha Allah

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 Час назад +1

    I dhegayso hadaba wiilkan yarow ciidamadu waa umad islaama, dagaalka markay gelayaan, hayiraahdaan bismillaahi allaahu akbar, ama hayiraahdaan bismillaah ,laa,xawla walaa quwata illaa, billaah, kalaamka ilaahay ayaa kaweyn waxwalba,wuu burayaa, daaquudka iyo wuxuu samaystey,, waa maxay sixir bay sitaan ,kalahortaga kalaamka allaah, gaadhsii ciidamada kaladuwan ninwaliba adkaarta ha aqristo,daalimka ilaahay macaawiyo

  • @deeqaiman1105
    @deeqaiman1105 2 часа назад +1

    DIGNIIN waxaan dhegeysanayey qol huwan leedahay waxay lahaayeen loogada iyo midabka baabuurta somaliland iyo dirayska ayaan isu ekeeysiinayna oo ku weerareynaa u gudbi ciidanka fadlan

  • @saidmohamedahmed2203
    @saidmohamedahmed2203 Час назад +2

    Inshallah eebe ha isku diro oo midh yaanay huwantu isku reebin

  • @Qalanbawi
    @Qalanbawi 3 часа назад +3

    Wa maxay calankasi

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 2 часа назад +1

    Maansha Allah Ilaahay haysku salido

  • @awm221
    @awm221 46 минут назад +1

    Bisnka ka qabsada

  • @rtuqsiile7836
    @rtuqsiile7836 2 часа назад +2

    Heegan heegan hala galo waa socodan somalilane😮😮

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Час назад +1

    Maa falax saaxiru xayth ataa

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 2 часа назад +4

    Alxamdu lillaahi rabil caalamiin guuldarada kudhacay daalimiinta

  • @awm221
    @awm221 47 минут назад +1

    Sax

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 2 часа назад +1

    Waa.markay.waxdamac.sanyihiin..
    Hala.digtoonado

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 28 минут назад

    Ha jabaanhuwantu alle idin qabay

  • @ayaansiciid3819
    @ayaansiciid3819 2 часа назад +1

    Ma degaan aanay lahayn bay sixir u soo samaysan

  • @siciidmaxamed7081
    @siciidmaxamed7081 Час назад

    Calanka dameerka naga qaad

  • @ZeynabArab-vz5ky
    @ZeynabArab-vz5ky 3 часа назад +1

    🌹🌹🌹🌹🌹

  • @haydar378
    @haydar378 2 часа назад

    Huwanta bisha dhamaadkeeda ayay soo qadayaan lacagtaa ku yar ragaa

  • @yasinarale9656
    @yasinarale9656 2 часа назад

    Fadlan kadaa beenta wax fal ah ama sixir ah xiliga dagaalka ma shaqeeyo oo dhiiga boni aadamka ayaan ka power wayn mida kale hadii fal ama sixir shaqaynayo xiliga dagaalka cidiba nukleyeerka ma samaysateen oo waxaasoo hub ee lagu dagaalamo lama samaysteen waana biyo lama dhibcaan anaa kuu sheegaya qof kasta oo aqoon leh waydii ma shaqeeyo xiliga dagaalka wanna kama taro markaa bilaahi calaykum dadka ka daaya oo wax akhriya

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 2 часа назад

    Absame Arabka iyo Garxajiska
    Ceerigaabo ka dagaalamaya ,
    Ayay galbeed ka soo buufinayaan.

  • @AbdiAbdilahi-n4n
    @AbdiAbdilahi-n4n 2 часа назад

    Jamac siyaadka horta miyay iska laayaan ma qaar jilicsan baa

  • @ZeynabArab-vz5ky
    @ZeynabArab-vz5ky 3 часа назад +1

    💚💚💚💚

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Час назад

    CALANKA DAMEERKA NAGA QARI

  • @ZeynabArab-vz5ky
    @ZeynabArab-vz5ky 3 часа назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jamafarahhersiqolqol3049
    @jamafarahhersiqolqol3049 2 часа назад

    Arab oo dhan ma aha ee waa jifi hoose oo samane ah ee dega dacawaley tasoo la doonayo in la bara kiciyo oo dhulkoodii oo horena la soo dejiyey dad aanay ood wadaag lahayn looga qaado iyadoo loo dawladeynayo.

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 2 часа назад

    falku maanta ayaguu iskurogayaa waanay jabayaan insha allah

  • @MustafaAbdirahman-oo9eu
    @MustafaAbdirahman-oo9eu 2 часа назад

    Xalay miyaanay dilin nin jaamac iidoor ah

  • @AyaanCumarxiid
    @AyaanCumarxiid 3 часа назад +4

    Aad baad u mahadsanthy abwaan

  • @AbdiAbdilahi-n4n
    @AbdiAbdilahi-n4n 2 часа назад

    War china ayaa ku garabtaagan
    Iyo xasan shiikh

  • @Kinsixasan-y1k
    @Kinsixasan-y1k 2 часа назад +1

    Jeclayaa jabka huwanta

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan Час назад

    Garawe maxaa loo qorshan waayey la wareero. S.landers.

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 2 часа назад

    Wafilin wafilin laynojilayo e guys be careful runhamodina wa waxodi xilkalaha

  • @istaahilcaydiid-j1o
    @istaahilcaydiid-j1o Час назад

  • @SaalaxSiciid-h6p
    @SaalaxSiciid-h6p 2 часа назад

    waar naga tag xigmad yare hadii sixir wax taro yuhuuda aduunyada ku qabsanlahyd

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 2 часа назад

    ❤❤❤❤

  • @Kitaab-somali
    @Kitaab-somali Час назад

    Earphone fiican gado adeero

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 2 часа назад +2

    Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 2 часа назад

    Dhaqankiinii ayaad ka sheekaynaysaa .

  • @FarhanFuaad
    @FarhanFuaad 2 часа назад

    Lata aaminu
    Huwan

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 2 часа назад

    marka jamac siyad wasadqo

  • @FaadumoMaxamed-m1h
    @FaadumoMaxamed-m1h 2 часа назад

    😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝

  • @NimcoCumargeedi
    @NimcoCumargeedi 3 часа назад +1

    Ilaahay ha isku jebiyo

  • @HiboyasinMoh
    @HiboyasinMoh 2 часа назад

    Beenti Oo dadah

  • @MaxamedAbdi-if2ui
    @MaxamedAbdi-if2ui 2 часа назад

    𝑱𝒊𝒎𝒄𝒂𝒉𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒚 𝒒𝒂𝒂𝒅𝒂𝒚𝒂𝒂𝒏𝒆𝒆 𝒊𝒔 𝒋𝒊𝒓𝒂

  • @kaahalive3505
    @kaahalive3505 2 часа назад

    ❤❤❤

  • @WarisCali-h4m
    @WarisCali-h4m Час назад

    ❤❤❤❤❤