Boorama waxa gaarka u ah oo shanta soomaali ay kaga fiican tahay waa nabada iyo ixriraamka ay dadka reer boorama uhayaan soomaalida kale ee iyaga lanool,walaahi waxaan dhihilahaa ruuxii nabad iyo cadaalad iyo ixtiraam rabo ha usoo guuro dhulka samaroonka waayo ruuxa samaroonka ah iyo ruuxa soomaalida kale ah waa isku xuquuq,midakale dadka samaroonka ama dugabiirsiga waay ka xishoodaan inaay kugu dhahaan qolomaa tahay ama yaad u dhalatay majirto waxaas,markaa xuuxii raba in naftiisa iyo maalikiisa ay u nabad galaan ha usoo guuro dhulka samaroonka.
Oo somalidu jaahilsana ma 1974 bay far samaysteen😂😂 halka anagu 1930 samaysanay, dhamaan samaronku waa inay fartodii asalki dib ugu noqdan oo schoolada lagu dhigtaa luuqadana aan iska bedelna
canbaborka asalkiso waa rer Djibouti
Mnsh Allah wlllo keep going ❤🎉🎉
🫡
تحيا فلسطين 🇵🇸
Far gadabuursi waa in ay qaramada midoobay aqoonsataa in bulsho soomaali ah xili aad u fog ay lahayd far u gaara.
Video qurux badan weeyan Mansha Allah horay u socona bro
🫡
Berbera markaad soo gaadho iso qabo walaal. Oday Geedi Sahan aad baan u salamaya waa nin qiimo badan.
🫡
Wow❤
🫡
Safari hotel tag
Keep going taliye
🫡
Welcom to boorama hoygii xadaarada iyo cilimiga❤❤
🫡
Cambaaburku waxay khaas u tahayay 2da ciidood. Far gadabuursi may dhaafin borama area only nasiib daro
Waa in la ilaaliyaa, tarikhda & wax yabaha ay umad gaarka u leedahay, thanks
❤
B❤RAMA
Nabad ahaw marwalba bro
Amin, Mahad sanid brother
Ku soco
Safari hotel soo duub
🫡
Cambaabur la,aanbaa ihaysa
Salaam dini
🫡
Asc wll wa inanki jibiska ad kaconten ee qayb taydi away
Nio canbaburka ciyarta kada oo cadi usheg ama iska da kanlagu dara iyo kana ukhasa nagada arye
Canbabur kii baad isoo xasuusisay.
Cambaaburka waxaa quraac loo siiyaa caruuska iyo caruusada badanaa sababtoo ah aad buu u Nafaqo badan yahay
Hargaysi bajaaj malaha waa sida new York waa caasimada geeska
Bosaso xtaa malaha
Dhammn vedioyooyadii waan wada daawady bilow ilaa dhamaad LKN
Waxaa Ku gula talin lahaa shp magaaloiyinku siday isku xig xigaan Umar tusaale markaa kalabaydh joogtay inaa Boorama soo marto ahyd intaanad Gabilay Io Hargeisa iman
Ok thanks brother
Boorama waxa gaarka u ah oo shanta soomaali ay kaga fiican tahay waa nabada iyo ixriraamka ay dadka reer boorama uhayaan soomaalida kale ee iyaga lanool,walaahi waxaan dhihilahaa ruuxii nabad iyo cadaalad iyo ixtiraam rabo ha usoo guuro dhulka samaroonka waayo ruuxa samaroonka ah iyo ruuxa soomaalida kale ah waa isku xuquuq,midakale dadka samaroonka ama dugabiirsiga waay ka xishoodaan inaay kugu dhahaan qolomaa tahay ama yaad u dhalatay majirto waxaas,markaa xuuxii raba in naftiisa iyo maalikiisa ay u nabad galaan ha usoo guuro dhulka samaroonka.
Aad iyo aad 🫡
Awdal waaa meel ay hagradeen dawladihii Somaliya ka jiray oo hal dariiq umay dhisin.
Waxan lagu sheego Somaliland waa iska muufaysi.
Waxaan salamaya rer borama ano joga Puntland gaar ahaan gobolka bari noolada walalyaal
Waan kaa qaadnay walaal
Oo somalidu jaahilsana ma 1974 bay far samaysteen😂😂 halka anagu 1930 samaysanay, dhamaan samaronku waa inay fartodii asalki dib ugu noqdan oo schoolada lagu dhigtaa luuqadana aan iska bedelna
Waxba maad sheegin
Asc wll Kusoo Dhaowoow Somalailand . Suaal aan kuweydiiyo full tank ga Mootadu waa imisa litter imisa Killometer na waa kuwadi karaaa ?
Thanks, full tank 12lt hakii litter 35 - 40km
@@diinyjunbox thanks brother
Diiny junbox Hargeysa Bajaaj ma leh waxa jirtey wakhti ay lahayd bajaaj weliba nooca force'da ah ee jooga jig jiga ee isteerinka leh Hargeysa in yar bay ka joogi jirtey Kaantaroolka galbeedka ilaa jig jiga yar sidaan filaayo magaaloyinka somalida ee aan Bajaaj lahayn waxa ka mida Hargyesa
Berbera
Bosaaso
Berbera waxay lahayn jirtey Bajaaj 2009 kii ilaa 2014 intii u dhaxeysay iminka waxa bedelay Dukhaaan ama Vits Taxi
Thanks wll, macluumaad kaas ma ogeyn 🫡
Wax baro lagaama karo bosaaso xtaa malaha bajaaj kama shaqayso wax baro damiinyahow😂
Ma ogeyn casharkas
Borama aqoonta iyo canbaaburka ayaa ugaar ah
🫡