Wiilka xidha dharka dumarka ee qurxiyo dumarka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Malaga yaabaa adoon is ogayn inaad Wax Allaah cadha galinayo taageerto. Wiilka dharka dumarka xidhaa ee dumarka qurxiyo muxuu naga mudan yahay? Khatarta ay leedahay hadii maanta xumaanta la taageero. Ma jeclaan lahayd wiilkaaga/ walaalkaa inuu saas oo kale noqdo?

Комментарии • 23

  • @nuuraxaashi9823
    @nuuraxaashi9823 7 лет назад

    Jazakalahu khyr alle hakaa abaal mariyo wanaga aad no soo gudbinayso isagana alle hasoo hanuuniyo waa in loo duceeyo

  • @sahraabdi9002
    @sahraabdi9002 6 лет назад

    masha allaah

  • @hanaaabdullahi6287
    @hanaaabdullahi6287 7 лет назад +4

    Subxanallah allahyow so hade nafteena iyo tiisaba

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 7 лет назад +2

    Jazakala Khayr walaalkay Naasir cadceed wanaaga aad naso gaadhsiiso Alle haka Abaal mariyo

  • @UmmuAyoush26
    @UmmuAyoush26 7 лет назад

    Jazaka Allah kheyr walaal se wanaagsan ayaad ugu jawaabtay somalida kle ne waxn dhihi lhy waxuu walaalgeyna naasir dahay

  • @haniasad807
    @haniasad807 7 лет назад

    jazakallaha kheyr allah ka abaalmariyo wll asagane allah sohanuniyo

  • @adoontiaallefadumoaadenisl4256
    @adoontiaallefadumoaadenisl4256 7 лет назад

    aalle haa soo haanuuniyo dhamaan teenah aalle haanuuniyo jazakallaah qaayr wll

  • @zahraahmed1406
    @zahraahmed1406 7 лет назад +2

    Subxanalaah ilahayaw so hanuuni

  • @munaabukar2469
    @munaabukar2469 7 лет назад

    jazakallah kheyr

  • @user-pk5jh9xt2r
    @user-pk5jh9xt2r 7 лет назад

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @fazaaziyare6722
    @fazaaziyare6722 7 лет назад +2

    سبحان الله

  • @fatimadheeman339
    @fatimadheeman339 7 лет назад +1

    sx wye sheekh hadalkaga isna allha soo hanuuniyo

  • @siradm
    @siradm 7 лет назад +1

    Asc walaal waxan kaa codsanayaa inaad la xiriirto wiilkaas ood u dheegto camalkan uu sameynayao halka uu geynayo haddii sida uu sheegay wax ka qaldan yihiinna uu dhaqanka xun ka haro oo uu sidiisa dharka iyo dhaqanka ragga muslimiinta ah ku qaatto xiriir la samee walaal waqti gali u sheeg inuu ilahay waajibaad saaray xudduudna uu u sameeyay isaga iyo qofkasta oo muslim ah madaama uu leeyahay hormoonka dumaraka baa igu badan oo abuur ilahay ee ma abuurka ilahay baad igu nacaysaan marka qofku marka uusan diintiisa aqoon oo waxa uu u noolyahayba ogeyn waxa ka xaraam ah iyo wax u xalaal ahba ogeyn hadanq uu ku nool yahay meel qofku wuxuu doono noqon karo wuxuu doonana guursan karo marka u sharqx diintiis waxaa dhici karta inuu ilahay dartaa kusoo hanuuniyo ilahay hasoo hanuuniyo isaga iyo inta la midka ah annagana toosnaan allaha nagu nooleeyo hana nagu dilo Asc

  • @filsanchannel3487
    @filsanchannel3487 7 лет назад

    subxaana allaah

  • @foosmahamed1363
    @foosmahamed1363 7 лет назад

    illaah hasohadeeyo anagana hanasohadeeyo dhamaan intiqalocan alahasohadeeyo

  • @rhmhrhmh2405
    @rhmhrhmh2405 6 лет назад

    allaah hasodeeyo

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali9468 7 лет назад

    Warkaas waa labeeb imanka laga qaadka

  • @Hejhej_hej
    @Hejhej_hej 7 лет назад

    Diintu May oogashahay ina la dilo qof sidan o kalaa o dhiigisa la qubo?
    Jawaab walakey Mahadsanid

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 7 лет назад

      Hanna Persson

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 7 лет назад

      Wanoo ayuu wax kuleeyahay wll

    • @Hejhej_hej
      @Hejhej_hej 7 лет назад

      Kamal Abdullahi ku Mahadsanid jawaabtada.oo hadda dad ban ka maqley Haddi uu Somalia joogi laha Waa la dilo laha.Arrinkaasi waxba kama Jiraan maa?

    • @suleqasiman1401
      @suleqasiman1401 7 лет назад

      Masha allaah walal jazakallaahu kheyr