Itoobiya oo ka hadashay hubkii Caabudwaaq | VOA Somali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay hubkii dhowaan la soo geliyey Soomaaliya ee la sheegay inuu dalkaas ka yimid. Xog gaar ah waxaa noo haya Haaruun Macruuf.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Комментарии • 88

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j Месяц назад +3

    Illahow u gargaar dadkayga Somali oo qalbigoda midee ya Allah. Your brother from Djibouti 🇩🇯

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Месяц назад +10

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @SadaambarresadaamHogaamiyesada
    @SadaambarresadaamHogaamiyesada Месяц назад +14

    Itoobiya anaa wazo 😂😂

    • @FIGSPrivé
      @FIGSPrivé Месяц назад

      Kii ku dhalaay sowkaan ka cabanaya

    • @MubYus
      @MubYus Месяц назад +1

      Ethiopia iyaada ku wasta.

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +9

    made Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 HAJABO CADOWGA SOOMALIYEED HAJABO CADOWGA SOMALIA 🇸🇴 WARIYE DOBA DHILIF YAAAL LASHA QEEYA CADOWGA SHISHEEYE WARIYE

  • @abdinaasir6238
    @abdinaasir6238 Месяц назад +14

    itoobiya waa yahuuda Africa waan dal been ku dhisan

  • @AbdullahiOmarUrur
    @AbdullahiOmarUrur Месяц назад +4

    Idacada voa qaybteda somalia mudo dher ma dhagaysanin waxan unacay wa qabyaada iyo dhaxdhaxad la,anta waxanbo kala garanwayay inaytahay idacad afqabil ku hadasho iyo idacad caalami ah waxanse ogaday inay shaqaluhu iyo maamuleyashu ka dhigen mel qabyalad logo hadlo, hada hubka la boobay dawladu waxay shegtay in ganacsato si sharci darro kusogaliyen wadanka aaway gancsatadi? Maxayse uso qaban wayday dowladu oo sharciga u horkeni wayday halka ay dad shacab ah xasuuqayso away danbileyashi kenay dhibatada. waxaa iska cad inay ayadu iyo qowlaysatadu wada shaqaysanhayen taa wa mid midakale adinka shaqalaha voada ah waxad u qiil bixinaysan dolada waxad ledihin ma dowladi hore aya dalbatay mase!!!! Waxad donaysan inad dowladi hore kadabatuurtan eeda ama ogu yaran shaki galisan!! adinkoo ceebta ka leexinayo dowlada hada jogta e dhacdada masuliyadeda iyo ceebtedabo leh. Waxan shaki iiga jirin inad ogtihiin adika shaqalaha voada cidii iska lahayd dayday shaqsiyad tahay iyo haday dowlad tahaybo

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 Месяц назад +6

    Fiicnaan laheydaa in qof walba oo soomaaliya u arko dalkiisii hooyadiis waana sidaas , kana ilaaliyo wax yeelada iyo wixii dib u celin kara,ogow qof walbow waxa tahay somali,dalkuna waa somaaliya

  • @alinaste895
    @alinaste895 Месяц назад +4

    Ethiopia waa cadawga koobad ee Somalia 🇸🇴 hubka waxay usoo galisay iney isku hubeyso qabaa'ilka Somalida kadibna ay aduunka tusiso ineysan mudneyn Somalia 🇸🇴 inlaga qaado cuno qabateen ka hubka

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Месяц назад +1

      Soomaaliga yeelaya walaalkaa soo dil ayaa 100 jeer kacadawsan

    • @MubYus
      @MubYus Месяц назад

      Zomalia waa cadowga 1aad ee Somaliland.

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 Месяц назад

      @@MubYus war iyo dhamaantiis aqoosi ma heli doontaan mcnto

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r Месяц назад +3

    Xasan baa leh

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Месяц назад

    Guul Dowlada Dhexe e Somaliya hora lo socon insha Allah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Месяц назад

    Mahadsant walaalkey haruun maruuf ❤❤❤

  • @mojama1234
    @mojama1234 Месяц назад +2

    Qarax walbo oo somali kadhaco ethiopia ayaa kadanbeysay hadana cid kahadasho malahan somali waxey ubahantahay marlabaad oo afgambi lagu qabsado wax walbo weey hagagi lahaayen

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz Месяц назад +2

    Qeybi oo Xukun, ARRINTAAS WAA CAD DAHAY. in la fashilo kaliya ayay rabeen ethopia iyo rag soomaaliyeed

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Месяц назад +2

    Markii hore ayeey aheed in ay Dowladu soo saarto Sharciga ay hada soo saareeyso.

  • @nathra7351
    @nathra7351 Месяц назад +2

    Cadowga somaliland ilaahay hajabiyo ishalah

    • @MubYus
      @MubYus Месяц назад

      Aamiin.

  • @maxamedaxmed563
    @maxamedaxmed563 Месяц назад +3

    Musuqmasuuq itobiya lagama helayo lkn ta bila dawlada ah ee isdhexfadhida iyada iyo Ashabab waa somaliya 🇪🇹🙏🇪🇹🙏🇪🇹🙏🇪🇹🙏🇪🇹🙏🇪🇹🙏🇪🇹

    • @mbbsmbbs-ez1qq
      @mbbsmbbs-ez1qq Месяц назад +1

      Waa liigu cariiriyay matiri afka nodhig qolesatayahey

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 Месяц назад +1

    MAGACAYGA WAA MA AHAN, WAXAA TIRAAHDAA, MAGACAYGU WAA HEBEL IWM.

  • @rashiid187
    @rashiid187 Месяц назад +3

    Somali ayaa isku ah cadow ofcourse ethiopian will say that

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Месяц назад

      SOMALI BAA IS CUNAYSA, IS NA RABIN!!!!!.MA BEEN BAA TAASI?????.ANAA UGU HOREEYOO, MA RABO SOMSLI, CADAAWAD IYO XUMAAN MOOYEE, WAX KALE WALIGAY KAMAAN ARAG!!!!!!!.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Месяц назад

    Cadowga.somalia.waa.qaaqlayaasha.shisheeyaha.ushakheeya

  • @Xaq-raace
    @Xaq-raace Месяц назад

    VOA iyo Ethiopia waa labbo Cadaw oo ay leeyihiin Muslimiinta Geeska Africa.

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w Месяц назад +1

    sanbaahane baa hubkaa leh neefkaa xabaalaha qodanaya iimaanka alle kaaqaad

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Месяц назад

    Itobiya wa Munafaqinta ogu xun wana Cadawga umada somaliyed lakin way jaben wana si jabayan insha Allah

  • @MubYus
    @MubYus Месяц назад

    Ethiopia qofkii lacag haysta hubka way ka gadaysaa, Dawladaha aduunka oo dhan hubka way iibiyaan.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад

    Mooryan dhiigyocab ah Haaruun Macaruuf dadkii aad ku laysey tarabuunka 1991 USC

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +1

    ABIYE DOBADA U DHIGOO WARIYE ZXB HA KU WASOO AXMAAAARKA HAAD WARAY SANASID HA KU WASOO ZXB FAKIN

  • @imthehero76
    @imthehero76 Месяц назад

    Wadan oo dowladaa ka dhisan la lee yahay hadane intaas oo hub bilaa sharci kusoo galeen. Soomaaliya oo dhan aa leysaga ci-ciyaarayaa!

  • @adanabdulkadir9237
    @adanabdulkadir9237 Месяц назад

    Allhamdulilih walli hidigena a tahay

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u Месяц назад

    Somaliya ilahey ha ilaaliyo cadawged wuu badan yahay yuhuda Afrika sikaste somaliya dhibato ugu maleegto mahan marki ugu horesay lkn markaste dhibaateso ayadee ku labanee manta wehesata Ethiopia dhibatade Somalia ku heso

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Месяц назад

    👋Weriye Haaruun Macruuf .

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +1

    VIOE VIOE WAXAAD TAA GEER TIHIIIN CADOWGA ITOOBYA QUSHAAASH QUSHAAASH ADIGA IYO AXMAARO KA HAD WAR SANAY SABO AXMAARO HA KU WASOO ZXB

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +1

    VIOE VIOE DABO DHILIF GAAAL BEEENAAALE BEEENAAALE BEENTA ABIYE HA KU GU WASOOOOOO ZXB WARIYE

  • @Mmsheikh-TV
    @Mmsheikh-TV Месяц назад

    Su'aasha saxda ah waa sidaa balse waxaa is horjooga kuwa dhega la' iyo kuwa dhuun la'?

  • @Abshirjm
    @Abshirjm Месяц назад

    Dowlada hassan sh mohamud maxay itopia u cambaaren la yihin?

  • @DrRooble-i6b
    @DrRooble-i6b Месяц назад

    War oleen waa jareer

  • @MubYus
    @MubYus Месяц назад

    Dawalada aad sheegyso waa magac u yaaal wax jira ma aha ma xukunto xuduudaha ay sheeganayso.

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Месяц назад

    Gadh sii daa please thanks.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад

    VOA waagii aad waxaad dontan somalida inta usheegtan ay iska aqbali jireen in la dhafey horta ma ogtihiin
    Hhhhhh iska baandheeya dee

  • @SaynabMaxamed-my4lg
    @SaynabMaxamed-my4lg Месяц назад +1

    Asc weriye

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад +1

    Itoobiya Ma xishooto waxay Sheegtana Ma weyso😮

    • @MubYus
      @MubYus Месяц назад

      Adiga ayaan xishoon oo been sheegaya leh dawlad baan ahay.

    • @M00199
      @M00199 Месяц назад

      ​​@@MubYus
      - war bal itoobiyaanku af somalina maku hadlaan 😂😂

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +2

    VIOE VIOE 📣 FAQASH VIOE VIOE FAQASH TO

  • @HuseenMahamed-qd8jy
    @HuseenMahamed-qd8jy Месяц назад

    War taasi waaa danbi
    Ethiopiya hubkan mabahaysatee
    Dakadaha soomaaliya unbaa lagakeenay

  • @SayidIsse
    @SayidIsse Месяц назад

    Itobiya waa yahuuda afrika

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c Месяц назад

    Waxaa la yaableh isku ekaanshaha madaxda Itoobiya & Soomaaliya, ee ku saabsan "qarinta" halka loowaday & garabka dalbaday hubkan. Meesha laga keenay way cadahaye, yaa dalbaday oo loowaday?! Villada farbaa ku godan

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +1

    WARIYE DOBA DA U DHI GOOO ABIYE ZXB VIOE FAQASH TO QOXOOTI FAKIN FAKIN FAKIN

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Месяц назад +1

    SOMALI BAA RABTA INAY IS XASUUQDO, IS GUMAYSO!!!!!!.BEEN YAAN LA ISKU SHEEGIN!!!!!.

  • @danjire7605
    @danjire7605 Месяц назад

    Dawlada Ethiopia waxay si cad u sheegtay in masuuliyada ilaalinta iyo qaybinta inay DFS leedahay.
    Taasi macneheedu waxa weeyi in hubka Ethiopiaay ka iibisay dawladaasi Soomaaliya.
    Balse VOA waxay dooratay inay dadka majare habaabiso ooay u sawirto in hubka Ethiopia qawlaysato kasoo iibisay si amniga waxyeelo loogu gaysto.
    Idaacad dhinac ka raran!!!

  • @rajowanaagsan9409
    @rajowanaagsan9409 Месяц назад +1

    1

  • @hanaharyen9522
    @hanaharyen9522 Месяц назад +1

    Waxatahay xazid morayana yahuhanacunin qadadwen kkkkjhfyjry

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Месяц назад

    Horayna walosogalinjiray hadana wabilayga kuwohorleh wayo walakalashakiyay markalafirsho sida xukumada xasan shiq udhaqmayso qabilwalibana meshukahelikaru hubudonanaya xasan shiqna macawisley beled hubka dawlada hakasimo udanofog kaleyahay

  • @bigfamily44
    @bigfamily44 Месяц назад

    Waxaas wax la is waydiiyo maaha waala fahmi karaa

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +1

    WERIYE FAKIN FAKIN 🐏

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar Месяц назад

    Abiya and muuse hi halpis taroris malashiye qabiil alshabab sirdoonis abiya alshabab hi is wan homis lugis jubalandis hi kilin 106 boy somali

  • @adanabdulkadir9237
    @adanabdulkadir9237 Месяц назад

    Wa mad sente 0:25

  • @xamseaden-z4x
    @xamseaden-z4x Месяц назад

    Wax uu iska dhahay weyo wasirka xun

  • @falatoking1761
    @falatoking1761 Месяц назад

    Warbixinta waa kaa qaldan tahay adiga ayaa su,al iswaydiinaya isagana jawaabaya ,Iskana daa malaha ee waxa aad shaygayso maskadaada haka keenin ee xaqiiqda raadi.

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад

    ANAGA HANOOGA SHEEKAN WER YAAA CADOWGA AXMAAARO QUSHAASH 1960 1977 2O24 ITOOBIYA WAA CADOWGA SOMALIA WAA ITOOBIYA SOOMALIYEED ZXB VIOE,, FAKIN FAKIN

  • @ZeroSumgame-vo4uh
    @ZeroSumgame-vo4uh Месяц назад

    Kan wa cadoowga ummada. Tug tuug dhalan jajoos ah

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Месяц назад

    Hubkan waxa la dalbey oo ay diyarsaden farmajo iyo fahad yasiin oo sidey wax u raben wax ugu dhicin iney wadanka ku qabsadan gar ahan muqdisho wa hubkodii ciidamadii 10.500 lo diyarinayo eriteriya markey ka so noqdan lagu qalabeyo itobiya lacagtodiina horey lo siiyey hubkii raggii laha ba damcen in lacagtii ka gashey in ay so ceshadan si dorashada galmudug iyo dorashada somaliya so socoto logu galo waxana masul ka aha oo ay u xilsarten farmajo iyo fahad yasiin xildhiban kulanjiis marexan asagana wuxu ka gadey rag reer galmudug ah oo isticmali laha ama ka sii faiidi laha iyo qar shabab lo wadey ragas waxa la shegey xildhiban kulanjiis marexan liiban shuluq hg dalal iyo xildhiban cabdiraxman aw cabdrisaq cali mire marexan cabdi nasir cali adoon waceysle oo ku shabadeysan mareykan qawariij dhamantod waxey kula shiren ku heshiyen dalka turkiya ka dib hubka meshas lagu kala gatey warar intas ka badan la xiriir xalane oo loga yerey intarfayu la yeshen garubka ka shaqeyo qulqulka hubka sharci darada ilaliya xalane degen

  • @adanabdulkadir9237
    @adanabdulkadir9237 Месяц назад

    Aff engrice

  • @SaidHeerQaran
    @SaidHeerQaran Месяц назад

    Ilaa haa somalia ma isweydisey sababta hubka loo so galiyey
    Iska daaya cida lahyd iyo cid sogalisey
    Hhhh dad walaan

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Месяц назад +1

    Hubka hassan sheikh ayaa iska lahaa iyo raga la shaqeeysto waay iska cadahay

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад

    WARIYE ABIYE DUBA U DHIGOO HA KUWA SOO AXAAAARKA AAAD WARAY SANSID ZXB WARIYE DABO DHILIF GAAAL LASHA QEEYA CADOWGA SHISHEEYE WARIYE DAMEEER MURA YAD WAYN FAKIN FAKIN 😂

  • @user-wk2ql6ui6w
    @user-wk2ql6ui6w Месяц назад

    ሀሩን ማሩፍ ጥሩ ጋዜጠኛ ነህ ግን አንዳአንዴ ለሶማሊያ አታዳላ

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Месяц назад

    HAWIYE,DAROOD IYO ISAAQ ILLAH HANAGA QABTO SADEXDAAS REER
    AAAMIIIN

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Месяц назад +1

      ISAAQ WAA IDINKA BAXAY IDIN MA RABO!!!!!!.BALAAYADAAD WALAAQANAYSAAN ALAHA KA NABAD GELIYO!!!!!!.

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g Месяц назад

      @@mustafahassan2555 DAROOD QEEB ka mid ah aya IDINKA DAGTO ee ma ilowday GOOJA cade

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Месяц назад

      @@Commentkudhigle-s1g HOONKA AYAA IDINKAGA DHAGAY LAASCAANOOD!!!!!!!.WAA HABARTII ODAYGEEDA LAGADAY HABEEN!!!!!!.MIYAAD ILOWDAY HABEEN KII!!!!!!.DHAQAALIHII NAGA GELI JIREY WAA NOO BADBAADAY!!!!!.

    • @safiyoahmed5864
      @safiyoahmed5864 Месяц назад +1

      ISAAQ miyaa idinku jiro mar hore ayuu kaa baxay Qudad I SAAQ ayaa idin hor cararay

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g Месяц назад

      @@safiyoahmed5864 Somali Le weli ka mid tihin