DEG-DEG: Shacabka Is-r`ll Oo Ka Walaacsan Xog Iyo Siro Laga Kashifay Ciidanka,Jab Xoogan Ayaa Dhacay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 дек 2024

Комментарии • 11

  • @IlmiIlmi-tu5rs
    @IlmiIlmi-tu5rs День назад +2

    Allahu akbar wooda ilaahay ayaa lajirta

  • @SacdiyaYuusuf-l7k
    @SacdiyaYuusuf-l7k День назад +1

    Maasha alaah alaahu akbar tilkal ayaam

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 День назад

    Allah ha u soo dedejiyo guushooda iyo xornimadooda walaalaha xaq u dirirka aamiin

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 День назад +2

    Falastiin guul ha noo tababaraan.wiilasha soomalia oo tahriibta io cararka ku jira wadankoodana ka cararay Falastiin guul insha Alaah

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ День назад

    Ilaaahayoow guul siiy reer falastiin ilaaahayoow kuxifdi aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid День назад

    Guul guul guul soomaaliya and falastiin iyo xulufadeeda ilaahow guulee falastiin iyo xulufadeeda

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw День назад

    Lagama yabo ine guul garto yahuud guusha hamas aya Leh inshllah

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille День назад +1

    sck wariye awalu waxaa mahad iyo shugri u sugnaatay oo ay mahadi u gaartahay alaah subxanahu wa tacaala intaa ka dib rabiga konka leh ee waxwaliba gacantiisa ku jirto ayaa noo balan qaaday in ay kufaarta yuhuudu ku jabayso jihadka gasa ee falastiin ka socda waxa uu rabigu balanqaaday in ay guulaysan muslimiintu gaar ahaan reer falastiin in ay baabi jabi guuldaro iyo khasaare la kulmi yuhuud iyo kufaarta taageerta balanta ale subxanahu wa tacaala ma baaqato mana dib dhacdo wayna imaan kufartuna way khasaari gasa iyo alaqsana way xorobi waana ku kalsoonahay ale iyo balantiisa ee rabi guulee reer falastiin rabi ka dulqad culayska iyo dulmiga reer falastiin waxaan sugaynaa nasriga ale subxanahu wa tacaalaa oo dagdag ah insha alaah

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 День назад

    Waa been hadii uu maxkamad ka baqaayo sirya ma haweeysten