Banaanbaxii Ugu Weynaa Abid Uguna Qurux Badnaa oo Lagu Xusayo Suubanaha ayaa Muqdisho Lagu Qabtay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Banaanbaxii Ugu Weynaa Abid Uguna Qurux Badnaa oo Lagu Xusayo Suubanaha ayaa Muqdisho Lagu Qabtay.
    Banaanbaxa Ayaa Waxaa Soo Agaasimay Jamaacada Faca Weyn Ee Shiikh Daauud Culusow.
    Banaanbaxayaasha Oo Ku Labisanaa intooda Badan Dhar Cadcad sidoo Kalana sitay calamo Iyo Boorar aay ku Xardhanyihiin Erayo Ka tarjumaya Suubanaha Scw ayaa Socod Dheer Kusoo Mary Qeyba Ka mid ah Wadooyinka Waaweyn Ee Magaalada Muqdisho, sida Isgoysyada Siinaay, Towfiiq , Afarta Jardiino, Maanabooliyo, Boondheere iyagoo ugu dambeyntii Kusoo ururay Fagaaraha Daljirka Dahsoon Waxaana goobta Kalimaad qiira Leh Ka jeediyay oo ku Qotomay Ujeedka Banaanbaxa Culimadii Hogaamineysay Banaanbaxayaasha
    Hadaba Warbixitaan Ayaa Dhammaan Waxaa Ku dhameystiran socdaalka Banaanbaxayaasha iyo Khudbadihii Laga jeediyay Banaanbaxa
    #siraaju_diin_tv

Комментарии • 10

  • @fanaxreally5002
    @fanaxreally5002 Год назад +2

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @mohamedahmedadamoficial
    @mohamedahmedadamoficial Год назад +2

    SCW scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw SCW❤❤❤

  • @mohamedahmedadamoficial
    @mohamedahmedadamoficial Год назад +2

    Masha allah❤❤❤

  • @ShukriCabdullahi-pv2gx
    @ShukriCabdullahi-pv2gx Месяц назад

    M.a Qaasidada waxa Qoray Shiikhenna Sh ismaan Xidig Alle ha u Naxariistee.

  • @omarhassan5164
    @omarhassan5164 Год назад

    اللهم صلى على نبينا محمد صلى الله وسلم عليه وسلم

  • @kafakir
    @kafakir Год назад

    allahuma sallai wassalim wabaarik aliehi

  • @cabdilaahioodweyne2734
    @cabdilaahioodweyne2734 Год назад

    Maashaah
    اللهم اعز الاسلام والمومنين واخدل
    والمارقينالمشركين

  • @nasradahir8485
    @nasradahir8485 Год назад

    Asc walal waxaan ka codsanayaa sida ilmaha salaada loo baro shanta waqti inoo soo gali caruurta aan baree waa codsi walalnimo