Horto kole marne wan naxay kama naxin ferta luku feray lakin waxan ka naxay marki ku dhahay 5 sano matukun yacni datkalo kawaday lakin marku dhahay salada wa muhim wan ku farxay ilahey haso hanuniyo wan uso docena wayo qalbiku nadif ka yahay
Aad bay u qaldanyihiin markay Somalia waydiiyasn ma gasl baatahay waayo muslim baynu Wada nahay marka laga reebo xabad xabad stress ku dhacay oo mar na tidhaa waan ka baxay diinta mar na tidhaa waan soo lasbtay laakiin in ay su aalahaa la shir yimasdaan waa in ay ku xad gud been bulsho muslim ah wasakh makarafoon helay
Wa maxay marki hore waa naxay marku yiri shan sano man tukan ee u ku feedhay hadana mar kale waxa u yiri hadal wacan oo salaadu waa mihim buu yiri waa runti illaahay diamanten xaqa hanigu sugo wilkana illaahay how fuduudeeyo salaada iyo quraanka aamiin aamiin yaa allaah
Waa muslim waliba aad buu ujecelyahay diintiisa islamska laakiin dhalinyaranimada ayaa uqurxisay ku dayashada dafkale mar haduu iimaankii haysto salaadana tukado wuu guulaysan ilaahay haxiftiyo walaahi ma aqaan ninkan maanta ka hor maan arak mana maqal laakiin waxa aad iisoo jiidayay sida uu uga xanaaqay gaal maatahay waayo waa nin gaalNimo ka dheertahay oo muslim ah
Isago kula salad wan tugada hadsn ad wayidinayisid ma Muslim bad tahay wa sualun batil adig khaladk lah wu khu naxaristay idhah ayaban asidh kaga shubi lah hadan anigu ahan lah.bila adab bad tahay view bad ku radasanayis macasi
Farqiga u dhexeeya Muslimiinta iyo Masiixiyiinta ayaa ah in la tukado isaga/iyada oo aan tukan kuwa aan s Islaamku dheerayn subxanaAllah
Walaal kusali nabiga swc❤❤
Scw
Horto kole marne wan naxay kama naxin ferta luku feray lakin waxan ka naxay marki ku dhahay 5 sano matukun yacni datkalo kawaday lakin marku dhahay salada wa muhim wan ku farxay ilahey haso hanuniyo wan uso docena wayo qalbiku nadif ka yahay
Aad bay u qaldanyihiin markay Somalia waydiiyasn ma gasl baatahay waayo muslim baynu Wada nahay marka laga reebo xabad xabad stress ku dhacay oo mar na tidhaa waan ka baxay diinta mar na tidhaa waan soo lasbtay laakiin in ay su aalahaa la shir yimasdaan waa in ay ku xad gud been bulsho muslim ah wasakh makarafoon helay
Salada waa muhiim ilahay hore u yiri qofka aan salad tukan waa gaal ilahay hasoo hadeyo Xiriirka labada ka dhaxeeya ilahay iyo qofka waa salada
Qofkule. Waantugadaa. Oo. Ale. Ku. Xiran. Waa. Qalad. Inaad. Dhahdo. Muslim. Maatahay. Mise. Gaal. Subxaanallaha
aay xafdeeyadii Yaaqshiid♥️🙌🏽🙌🏽🙌🏽🥰🥰🥰
Kan wuu lunsanyahay qof walba qoomku matalo ayu lasoo xaadira maalinta qiyaame qof saan u labisan ma garanin allaha soo hadeeyo
Wa maxay marki hore waa naxay marku yiri shan sano man tukan ee u ku feedhay hadana mar kale waxa u yiri hadal wacan oo salaadu waa mihim buu yiri waa runti illaahay diamanten xaqa hanigu sugo wilkana illaahay how fuduudeeyo salaada iyo quraanka aamiin aamiin yaa allaah
Clipka ayay jarjareen biloowga hore.
Masha Allah Ujaali Wn ku wataa guulayso
Sida naagihii gaalada naasaha so
Qaawisaday dhaqan raac weeye kani
Subxanallaah
Waxaan xabad waaye mcney 😂
Sunadii nabi maxamad kudayo wll
Kulahaa
Style Iyo qurux baad kasii qaadi
Xaar xaar dhallay Allah muxuu fiinta foolxumo kala baxay
Bismilaahi raxmani raxiim
Saxiib sow ma fiicneynoo heesihiisa inaad mid soo qaadato wareysiga dhexdiisa uu ku faanaayo mahadsanid
Illaahay ha ku soo hanuuniyo masago Nairobi jooga miyu kibarayaa oo dinta ka xanaaqayan jeelka dhiga
Walaalkey salaada waa muhiim please
Walalaal salada Munim waa❤
Walal ilahay kabaq adunyada wa wax yar wlhi waxaa kusugaayo mel laga duqobeynin laga dhimaneynin
Diintada kudadaal saan wax kabadal
Team Ujaali Marnaba no hoos 👍👑🦁
Waa wiil qalbi fiican lkn alle ku xidhnaashahaa kaxun xariirka alle xooji wll mcn
Salada wa mihimda uguween
Qof ku dhahy salada wa tukada muslim miya tahy kuledahy 😂😂😂
No he said he prayed 5 years ago so and you know salat is the only difference Islam and Christian
@@shushuprince9149 muqalka dawo fudeydka iska dhaafe
No he's not talking about himself he's talking about one of his colleagues don't follow the introduction of the clip watch deeply the video.
Masha.allaah walal celibka tiktok qalad ayan kafahmey
Marka aadan gaareyn ruuxa aad kudayaneyso somalidana iskalaweyntahy dance-na aad aqoon waa shekokle😂😂😂😂😂
JAREERKAN DIINTA AYAA KU YAR EEHALA KARBAASHO WAX KALE MA FAHMAYO
Gaalka iyo muslimka waxa lagugarto waa saalada
Ninkasto ninkuu jecel yahay ayuu aaqiro lala soo saaraa hayeey iska jir
Masha Allah
War Calnka siib Dada sharaf leh aya leh og Calnkoda Reer Abtigayga udhig Calnka Rabi haaa ku so hdyayayo ujali 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
Subxana Allah
magaca Ujaali. magac fiican maaha. Iska badal.
wuxuu u egyahay magaca ujaali ama uu shabahaa. Dajaali. Acudu bilaah
ILAAHAAY HAKU SOO HADEEYO UJAALI ADUUN GOOR LAGA TEGAAYO LAMA OGA EE SHEYDAANKU HA U HOGAANSAMIN .
Sudxaanallh alahuakbar
6:52 somali always fan
Sxb ojalia waan kutagera sxb😊
ma Qofkaan Baad Tsgeertaa Subxanallah
ILAAHEEY HANAGA KAA QABTO ADIGA IYO FIDNADAADA
Yaah! Waa maxay ninkaan cleavageka bananka soo dhigtay Reer blue make up miyaa! Sxb cagta dhulka dhig you look funky
Kan waalumey turiyae aakhiro suaad badin aakutaalo😂
Masha allah hore u soco ❤❤❤❤
Subxanallah
Wax garad soomali fan malaha heesna mayaqaanaan yarka wuufansayahay
Dameeeer waa dameeero xishood car kaaly xamaar
muslim noocaan intee laga diiwaan giliyaa
Hadeba hoyada San kula dawaneso tas ayada kumadalin hoyadod radso sxb😮
Kan hooyo mo qawa istaresii u dhimanesaa
Kan waxa uu la boodboodayo timir lafaa kujirta
Ninka tukaan wa gaal tukashada gaal iyo Muslim farqiga udhaxeya waye
Wlee heestii adinka
who IS goat CR7 ans messi🎉🎉🎉
Ujaale funny waaye
Ojaale.rabi.ha.ku.hanuuniyo.aami
Subaxanall
SIDA DADKA WAALAN AYAAD U EG TAHAY DHAQAN IYO AQLAAQ IYO WAX DAMIIRA KAAMA MUUQDAAN
Qaabka aad ujarjartay codkiisa hordhaca ah waa wax laga noxo hoooy kabixi muqaalka
Hana caanin lamakudhashee xaanuucaanee soomaali xaa udhahee micnaha lama kudhashee
Qofka muslimadisa sidaynu filayno waxa cadeysa salada saladana hadukatago madhamaystirna muslinamadisu kolay waxbakadhiman mana odhankaro wagal mana dhihikaro wamuslin allh inagaog
way iska cadahy inuu diinka ka fogyahy Allha soo Hanuuniyo
Hhhhhhhhh 6:27 huuujuiiuiiij 6:33
Something
Is missing
Hooyadaa ka carer nio ixsaan makuu sameynin 😂😂😂😂😂😂😂
Salada balwad miya ar kanaaaaa😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅 هههههههههههه
𝗔𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗼𝗴𝘂 𝘅𝘂𝗻 𝗻𝗶𝗻 𝗸𝘂𝗹𝗮 𝗾𝗮𝘆𝗿 𝗮𝗵 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗴
Qof haduu salaad dukaneynin waa gaal.
Ujaali Masha allah
Adi xoolo ma thy nin dhahayo ma tukadi ma dhehee m.a
Ma caafimaad qabta wll🙄
Waalan😢😂😂
Waa muslim waliba aad buu ujecelyahay diintiisa islamska laakiin dhalinyaranimada ayaa uqurxisay ku dayashada dafkale mar haduu iimaankii haysto salaadana tukado wuu guulaysan ilaahay haxiftiyo walaahi ma aqaan ninkan maanta ka hor maan arak mana maqal laakiin waxa aad iisoo jiidayay sida uu uga xanaaqay gaal maatahay waayo waa nin gaalNimo ka dheertahay oo muslim ah
ma ninka kule 5sano salad ma tukanin hadey halsalad bilaa sabab kugu dhaafto baa waxalagu maurmaya ma muslin baa mise gaal qofkan 5sano tukanine subxanallah calaakul xaal asagana allha soohanuuniyo anagana allaha nasoo hanuu niyo dhamaan musliminta allha soo hanuuniyo
Qofkaan salaada tukan waa gaaal
ADAABA ISKU CADEEYE WAXAA TAHEE OO 5SANO MA TUKADO
Shafka nakaxiro lkn waxyabaxa dinta kaxisabsan inta kahadashin mxa
Marku dad matalayo uu shaqsi ku dayanayo aqli male
Kanwaligaymaarki nmantaiguhoraysay
Yaa kuyaqaano caanmaatahay
Kirshtaanwaaa haduusan tukan
Su,aashuw aasax oowaayo matukan ayuu yidhi 5sano dehadaba waaye ma gaalbaa tahay markaa ileen salaadu wa xariga udhaxeeya muslimka iyo gaalka
Muslim miya tahy kulaha😂😂😂😂😂
Wiilkan asagaa qaldan xamar san lagama ogolo kulaha waad ku sugty ciiji😒
Masha Allah ❤❤❤❤
In xabad oo kugu dhufto ay aheyd adiga yuu nani ah iyo ridwan iqas hadaanan social media leydinka qaban Wali matoosaayo waxkale idinkuma heesto kaliya dhaqan xumada waayoo reero badan Ayaad bur buriseen saan dareemayo hadaad sidaan kudhimataan naar ayaa idin sugeyso ogaada
Been badna kan 😂kulaha jakadan diamond ayaa ii 😂😂gadey 😅😅
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Taasi waa khayaali sababta oo aha suashaa cml waa lawaysiye waa hore sidagen buu uga jawaabay muu sana dagalamina
Muslinimda sidan adiga aa tahy mahn qof aan salaad dukan Maxa Lago tilmama e shik😂😂
Allaha kuso hadeeyo dhemanaba u ektahay
😂😂😂😂😂
Kkkkkk
ojalia
S,😂😂😂😂😂😂😂
Isago kula salad wan tugada hadsn ad wayidinayisid ma Muslim bad tahay wa sualun batil adig khaladk lah wu khu naxaristay idhah ayaban asidh kaga shubi lah hadan anigu ahan lah.bila adab bad tahay view bad ku radasanayis macasi
FUDUDAA NINKA. FOODHA. XUN.
SUBXASNALAAH
Hhhhhb
Kkkk
😂😂
Sunadii nabi maxamad kudayo wll
Subxanaallah
Wax garad soomali fan malaha heesna mayaqaanaan yarka wuufansayahay
Subxanallah
😂😂😂😂
Sunadii nabi maxamad kudayo wll
Scw
❤Allaahu❤Akbar❤Csw❤Csw❤Csw❤sax
😂😂😂😂😂
Sunadii nabi maxamad kudayo wll
Sunadii nabi maxamad kudayo wll